Added: 2 years ago
From: Qoraan123
Views: 31,830
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (20)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Style North America aan ku arkay oo Aroos la muxaadareenaayo, aniga waxaan is iri LACAG la,aan ayaa haysata qolooyinkaas Muxaadarada ku gambanaya.

    Ileen waa la inoo sheegayoo, waa in la farxaa, ma,aha in layska NIXIYO oo layska oohiyo...

  • Mansha Allah

  • Mansha allah allaha idin xifdiyo culumadeena jazakalah khairak waa su'aalo aad u muhiim ah mansha allah

  • fas'aluu ahla dikri in kuntum laa taclamuun.....ninkan ma wuxuu ka xunyahay qubuurihii lagasoo faagay waa kan meel walba wadaadada ku caynaye sh umalna asagoo caynayaan arkaye war af ku yuusan ku qaloocan bidcoole yahow

  • SUUFIYA ADIGA suufi aaba ahayde cilmiga aa wax ku duraysid intee ka keentay orod oo qabuuraha soo barakayso ehlu bidac waaxid shuyuukhdana allah ishiina hanooga duwo yac

  • Assalaamu calaykum wa raxmatullaahi tacaala wa barakaatuhu.

    ittaqillaah!! walaalayaal

    dadka kahadloosiin waa culumo

    ilaaheey wuxoo yiri:

    ''Yarfacillaahu ladiina aamanuu minkum waladiina uutul cilma darajaat '' [ayaat]

    Aroos oo niman iyo naaga iskujiraan maba banaano sida diinta sheegeeso

    hadii naagaha gooni yihiin oo ayaka kiligood baraambur tumanayaan waa ok laakin naagihi iyo nimanki aa iskujiraan niigis iyo heeso may maashi fitnada kabilaabaneesay waatan.

  • wallaahu aclam ani caalim ama mufti mi ihi ani xaa ahay cabdun daciif oo rabbigiis u baahan!

    wa salaamu calaykum wa raxmatullaahi tacaala wa barakaatuhu,

    Akhuukum fillaah

  • Subxan allah, sheekhani xaguu ka keenay in aanan la iska cabsiin karin marka la joogo aroosyada?? oo anan laga hadli karin waxyaabaha dadka ka cabsiiya. Ma lihi sheekhan in uu qaldan yahay, laakiin naskaad aad baan u jeclaan lahaa in naloo waadixiyo. Yacni in arinta la dhaha sidaas baa la qaatay, iyo "maba banaana" way kala duwan tahay.

  • walahay wadaad kani waa funny kulahaa naaska waxaaba isku haystay ninkii iyo ilmihii kkkkkkk armaxuu wax fahan san yahay

  • wadad sida uu hadalka u wado saas maha xun .

    Heesa maha  music mid leh waa sida buraanburka ama gabayga .

    Sidii asxaabiyadii CAatika ay ninkeeda ugu heesi jirtay !

    saas u fahma maha heeso wax maanta jira waa music ,

  • istaq furulaahul cadiim.. diinta ma sheegin hees. waee sheegtay hadii naago meel iskugu tagaan gurbaan weey tuman karaan lakiin ma heesi karaan amaano fiican oo qabiil ama qof laku caayn weey sheegi karaan,... waxi iga qaldan ilaah ha ii cafiyo sheeqana ilaah ha cafiyo.... idinkana haku daba deysanina bcoz asaga ayaa aniga iga saxan idinkana maybe in uu niga diin badan yahay any way qofki qaldan ilaah ha saxo.

    AAMIIN

  • alla kan bal dhagaystagabadhu THADYIGEEDA ma duri kataa oo maxaa kuu diiday in aad NAAS tiraahdo mise luqada kale ayad barakaysanaysaa caami ibnu caami baad tahay waxas oo kale  ayaa na rogay

  • climudug kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    arag uu dadka waxugu sheegaayo nala fiirsha.

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more