Added: 1 year ago
From: haldoOor
Views: 90,567
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (107)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • kkk qoftan say u hadlayo ayan ka gartay ama waa reer jigjiga ama Djubuuti wiliba eeg markay leedahay abo reer jigjiga yaa dhaha wax walba aabo kkkkk

  • kkkkkkkkkkk jaariyad jacayl galay jikaday ka heesta jiirkay nin mooda lol kaftan.com top song qoftaan wa xayi weye akhyaarta halaga wareejiyo

  • woow codkeeda caadi ma ahan

  • She is doing her thang her laundry and entertainin herself hehehe who hasn't done that...your voice is awesome sista..better than many many so called singers plus ur accent asal asal jaboutawi or slander...me biased----maybe

  • @xaalimo i have that accent and I'm not from any of those places- biased  of u I do think :)

  • @94Siam nagada dee Siam...lahjadani biyo isma marine its clear where its from

  • Mansha allah caasha is from Djibouti and lives in Holland SHE IS GOT AMAZING VOICE HALA SOO SAARO INANTAN SHE GOT LOOKS TOO NEXT SOMALI DIVA OF THE CENTURY.

  • woow waxaana cod lagaa dhahaa

  • yahuuuuu armidaan inta ka liidato waa ka fiican tahay

  • Codka sanadka waaaaaaaaaaaaaw qoftaan xagey ku nooshahay ha ley sheego

  • gabadhan halkay ku qarsoonayd maxay mar hore isku tijaabin wayday waba soo caan bixi lahayd

  • qoftan hadii ay masraxa soo fuusho dumar badan aya roor lagu wena wlhi

  • Caasha, baryahaan cid saas u cod furan waaba la waayay..... khatar.

  • Casha heestan adigaba oga macaan inaanta originalka leeh mako oo reer djibouti. Sweet voice casha.

  • Hafiirinine Codga bis ee Heesta fariin ba ku jirto '' ee baritan wanaagsan !!!

  • Niiice

  • love you caisha .....

  • walaalayaal ha waalina gabadha oo ha ugu yeedhina naarta ee ka daahay walaalashay caashana waxan ku leehay alle ka cabso oo hagelin fanka shaydana yuu balag ku lulin ilaahayna kama celin doonan ku wa maanta ku riyaaqay kuna akhriso codkaaga qu,aanka kariiimka ah ma alaahu cod macaan waad leedahay iyo quruxba laakiin ka daa halka kuma haboono waad aragtey fanaanintii ka horeey in ay qaarkood ka toobad kenen qaarna kudhintee iyago sidii u qalyeyo waana kii layidh ku waa musika jecel naarta loo

  • yasalaaam abaayo codkaaga aad ayu umacaanyahay, naagaha fanaanka isku shegaya adigaa 100 jeer ka cod macaan.

  • walaahi waxaad tahay qof add iyo aad u cod macaan lakin maxaad isku qarisay oo aad ugu so bixi weyday maslaxa waxaad tahay qof cod macaan walaahi fiska fiskadan la shegayo mel ayaad sari laheed runtii

  • woow fanaanada sanadka caasha/ muufo from gislaved sweden.

  • Runtiii fanaaniin badan ayey ka codmacaantahay !

  • 46 like and 2 unlike. like wins.

  • Waaaaaw Viva waaaw 10 boqorada codka ayaad noqon lahayd hadaa maslax soo istaagi lahayd kuwaan iga dabo dheh waa ka sidataaaa no 1

  • ilahey markis aay ku dhacday wax walbo mesha noo soo dhigeysan yaao

  • bakhad kastaa mesha ayay isoo dhigi

  • Ale aku daayo, fananad kasta o manta jogta koobka waan ka qaaday.

  • Can you plz tell me where to find this song

  • Comment removed

  • WAXAAN LAHADLAAYAA QOFKAN QUURI WAAYEY GABADHA CODKEEDA MACAAN UU ILAAHAY KUMANAYSTAY OO LABAXAY ANIGA 126 ISKADAA XAASIDNIMADA WAXAAN KULEEYAHAY QOFYAHAY CUD AANCAADI AHAYN BAAD LEEDAHAY EE RAADSO SIDII AAD DADKA UGU BANDHIGILAHAY MAANSHAA ALAA ANIGU FACEBOOK AYAANBA KUGELIYEY

  • waa goorki lixaat aan ku soo cesh ceshtay

  • wow

  • WAA SIDE EFFECT KA MIRQAANKA..... NAA YAAN LAGU LUG GOYNE AQALKAAGA ISKA XAADH XAADHO INAY BARADAADA KAA SOO SAARAAN BAY DOONAYAAAN QOLOOYINKAN HEESTA KU HAYAAYE..... NINKAAGA MAKHSINKA UGU HEES CARUURTAADANA KU SEEXI CODKA DHANAAN EE AAD MEESHA LA TIMID INABTI..... JAR BAY KAA TUURAYAAN KUWANIYE.... WELKAGA ISKA XALO...

  • caaadi ma tihid waad shidan fanaanad caanaha noqo ayaan ku leeyahay!!!!!!

  • walaahi aad ayaat u cot macdahay abti nolaaw runtii waan ka qeelshay waa codsi mitkale soo gali hadaat awoodo pleses cadey

  • she is so sweet ..God bless her...down to earth

  • maasha allah qoftaan caadi mahan cod macaan waxaan dhihi lahaaa in aysan kaharin in ay is ku daydo in ay heesto dhoor jeer baan intaan kaliya ku cel celshaa hees dhameeystiran qaad ee soo gali. yaaysan kaa naqonin funn kaliya waa taageersanahay qoftaa

  • o,mg im in luv with her

  • masha alah qofta cadi maha way jirtaa

  • heesta waxa iska leh fanaanad la idhaahdo mako deegan oo reer djibouti ah

  • plzzzzz ayaa ii sheegi kara heestaan ruuqa qaada ama mageec mise gabadhan ayaa iska qaaday oo alifatay caadise maahan gabadha qaadeeysa nooloow walaal la isma xasdee

  • gabadhan waxaan umalaynayaa gabar asha layiraahdo oo kuheesta luuqada englishka oo fanaanad wayn ka ah dalka noorway

  • looooooooooooooooooooooooooool @mufc4ever143................q­ofka so qoray maba aheen aniga .......odoor uu ahaa cml nooooh........

  • wats the name of this song?

  • alla heestaan wan jeclaaday ee ya yaqaan magaceeda?, wow she can sing ilaah ha u daysto....x

  • @filsanable shaqo yeelo adiga yareey hadii kale wan ku dacweeynaa heesahaan oo kale afaarahaaaga ma ahan ee ka carar meesha looooooooooooooooool

  • naaga badan oo fanaanada iska dhiga oo codkooga tune lagu hagaajiyo baday ku daraysaa walee.

  • woowowwowo mmm machallah 

  • Masha allah waa gabadh aad u codmanaac, wlh kuwan fanaaniinta isku sheegayo ayaa ka fiican tahay, wana gabadh qameed, not like kuwan gaalada iska doo doonaya.....masha allah walaal ilaahay ha ku deesto amiin...

  • qoftan heesa waa ay noqon karataa

  • WOOOW FANANADA CODKA MACAAN WALIBA BILAA MUUSIGA 2011 YAA KU HAYASTO AMA LA TAR TAMI KARO

  • she has a nice voice

  • woow woow caadi maahan yartaani codkeeda macaan baa isoo jiitey run ahaan tii waxaa ay uqalantaa fikrad deyda fanaanad hadii ay isku dayi laheyd in ay heesto codkeeda macaana waan kaheley yaa salaam!!!

  • wooooooooooow masha allah caadi ma aha qaftaan

  • oh maasha alaah , run ahaantii dad badan oo fanaaniin isku sheegaya , ayaaba kacod fiicantahay , hadii Musik loo saari lahaa ,

  • baraabur miyaa qadey saa mise hes wan yaabaye

  • kkkkkkkk waaw qurux  dabiici ah bay leedahay inantani wan ku tagersanahy go sis

  • Shes got amazing natural voice... however does she even know shes on youtube.. somebody tell her shes famous.

  • Hab inaan siiyo ayaa iheyso.

    Cod macaanaa.

  • @DamallaX You need to get laid. And learn to speak english.

  • not realy i just like her voice thats all

  • i love this song it is so beatiful btw i never saw some body like that before i hope i see her in real life she is good i think she will be singer i realy wnat to see her in real live where do she live if she lives in somali what cuty ps i m somali it just takes to much time to write somali so ani engirees aya fudaad qoridanka !!!!!!!!!!!!! thumps up if you like her song !!!!!!!!!!!!!

  • @cece3719 i love her so much

  • mash alah alah ilaah baa cod siiyey plz be singer damn ilove her voice walhi Alah please be fanaaanad we need to see u singing more

  • woooooooooooooooooow maansha allaah

    pls more of this amazing walaahi

  • naturel voice and naturel beauty .. this is gift ... mashalaha ... gabdhihii hore oo soomaalida iyadaa ka harta ..kuwa hada jiro .. kuli gaab gaab ,,,,,kkkkk

  • woooooooooooow gabadhaan mansha laah caadi mahan walaal ka sii wat mesha

  • waaaaaaaaaaaaaaaaaw waa heestii adiinka masha alaah gabadheeha caadi matihid inaba walaalo

  • one word for her masha-allah.

  • masha ALLAH SIS WAD COOD MACAANTAY PLZ MORE

  • masha alaah waa gabar cod macaan wana u qalantaa fanaanad kuwa qaar oo heesa eyada ayaa ka leh wlh masha alah

  • MASHA ALAAH WALAAHI WAA GABAR AAD U COD MACAAN ILAAG HA DEESTO

  • qoftaan halkee ku nooshay

  • omg...she is amazing.!...what is her name?...and is there other videos of her.?!!!!!!!!!!!

  • Comment removed

  • fananada sanadka 2011 ee Geeska Africa

  • caasha run ahaan ayadon kaftan eheyn aad iyo ayaad u codmacaan tahay waxaad karoon tahay fanaanii badan ooo maanta dunida caan ku ah hadii aad o haray usocoto waxaan hubaa in fankaa aad heer kagareysid good lucky

  • heestaan waxaa qaada gabar reer jabouti ah waana hees ay ku muujineyso inay diyaar u tahay duco waalidnimo iyo dhaganugeyl waayaha ma dhalan kuwo noocaas ah kuwo laga cuudibileysto oo shar socota ah aa soo baxay indhaha ka galaya waalidkood xishoodkii ka tagay

  • Comment removed

  • @TheWaiting22 dadka haysku wadaqaadin, say kaa noqotay! way jiraan kuwo waalidkooda indhaha ka galaya, OO CAAZIWAALIDAYN ah lkn dadka ilaahay isku mud kama wada dhigin! Ee taaana xisaabta ku darso,

  • plzzzzz heestan yaa qada noo soo gudbiya waan ka helay dhiiga i dhaq dhaqay

  • waaw mansha alah al cod macaanta ala yaa cisak

  • masha allah iyadaaba kaga cod macaan gabadha qaada heestan........ dadka doonaya inay dhagaystaan hestan oo dhamaystiran waxaa qaada inan mako la yidhaa mako deegaan halkasad ka heli kartaan

  • Casha ad ayad uu cod macantahay Huuno heesta so dhames tiir amaba wixi so galiyeey hesta ha no so dhamestiran wa hees macaan ee thxx

  • Hees taan oo dhamays tiran xagee ka helaa ? Plz isheeg hadii aad ogtihiin

    Labiska iyo raac da libin uma arkaayee Luunka iyo gaajada Lugta socodka waan bari lugta socoka waan bari Aabo amba laamo yeelay amba lumayee lay waa Amba laray naftaydoo kuliibaanay

  • wow wow wow codkeeda masha allah iyo heesta ay heesayso yaa qaday plz soo Haldoor soogali heestan oo dhamays tiran,, cod la mid ah ma arkin gabadhaan walal fanka kusoo biir tolow ma somaliya joogtaa

  • WWWWWWWWWWWW CASHA CODKEEDA WAA CAJEEB

    FANAANAD CAAN BAXDEY IN NOQOTO AAN U RAJEY NAAH

  • Qoftaan Jaariyad nimadeeda u daaya

    waxba yaan la waalinee,mise waxad rabtaan

    inuu wadnaha istaago sidii Suzan Boyl

  • @IDIRIS20 lmfaooooooooooooooo... allah beerka!!! but on a serious note, gabadho waay cod macantahaay

  • @IDIRIS20 adiga yaa ku sheegay inay jaariyad tahay mise expert ayaad ku tahay shaqadaas kkkkkk mideeda kale inay horey u socoto maxaad ugu diiday ar maxaad geedii xaasidnimo kugu ururtay cajiib

  • caasha wa top fananin badan oo imika isa haysa ayey ka cod wacan tahay bila music caasha waanu ku so ducayn i lesten more then 10 times this song wlhy it so nice voie

  • waaba top

  • WoooW..... Qaar badan o meelahan ka cabaada beerta ayaay galin lahaayd...

  • casha,,, plz ku soo biir fanka somalida walaahi masha laah cod ayaad ledahay wiliba ilaah heybad kuu siyey 

  • walalayal heesta ay Casha hesayso xageen ka helaa waa aan ka helay sinaba caadi ma aha , qofkii garanaya plz isoo sheeg. thanks

  • @ceyni1000 heestaan waxaa qaado mako mohamed gabar reer djbutian ah walal heestane waxan kugu soo diray inbox kaaga fiirso bye

  • wow aad bay u cod macan tahay, I hope inay fanka kusoo biirto she has unique voice. 

  • she is the queen of all somali singers,

  • mansha alaah gabar yahay waxaanab ku la talin lahaa in aad si dhaqsileh fanka aad u gashaa

    walhi inaba caadi matihid

  • waaw caadi ma ahan codkeeda waxey ka cod macaantahay fanaanin badan oo hada heeso

  • w000w codka maha waxaa laa iska keen keeno ee waa hayibaad eebo dadka siiya casha manshallah wlc 2 fank waan ku farxsanahaay inaad cod illahay ku siyeey

  • waaaaaaaaaaaaaaaaaaw music ayaa ka maqan asal asal asal khadra daahir yar weeyi

  • belle chanson et future chanteuse

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more