president siyad of somalia, was like just colonial kadafi of Libiya. means a country without institutions, with no law and one man operation, the result is the turn over of the mean equals the end of the country.
WALAALAYAAL QABIILKA IYO SIYASADA KALAREEBA TARIIKHDAN SOOMAALI DHAN AYAA ISKALEH NIN KALIGIIS IYO QABIILKIIS WAX MA DHISIKARAAN>WAA TA HADA NA HEYSATO ANIGA WAX MA NOQONAYO ADIGANA WAX MA NOQONEESID GACMO WADA JIR AH AYAA HORUMAR LAGU GARA>HADII AAN GACMAHA IS QABSANO GEESKA AFRIKA OO DHAN AYAAN LA WAREGIKARNA DIRI DHABE KABILOOW ILLAAAAA GARISSA NFD=WAA HADII AAN GACMAHA IS QABSANO HADII KALE SIDAAN AYAAN KU JIREEYNA
Soomaalaay J. Siyaad eedeeya ama faqash ku caytama, walee in ayna taariikhda ka dhicin kana dhici doonin nin la mid ah ama ku soo dhawaada J. M. Siyaad Barre [sida uu dalka u dhisay, xag wax soo saar iyo xag militariba] Alle ha u naxariistee.
Raga waraabaha Soomaaliya u dabray iyo raga wadnaha ka dooxay ee qaxoontinimada nabaday maxay ka hadlayaan maanta, sow damiirla'aaweyaal ma aha.
siad bare ilaahoow u naxariiso muxuuu balaayo hayay odaygu markuu dalkii ka baxay sawtaa wada dadqalato isuugu baxeen subhanallah ilaahay dalku siduu ahaan jiray & si ka sii wanaagsan wuu ku soo celin karaa.
Abaayo, Duurjoog Soomaalida oo is garmaameynaya Ilaahey, baa u maqan. baynu agarno markay daalaa. hada koley maal aan la garneyn bey isku miidaaminayaane. Allow sahal amuuraha. Soomaalaay toosa. meeshaad rabtaan ku tiisada e.
Ethiopia maxay cashar u dhigaan kuwaan. Ethiopia feared from these commandos. Mashallah. One question, where did all these commandos go? where are they, they need to be back and defend the nation from the foriegn christians invading our nation all the time.
@MuqdishoMan1 siyaad bare kuwaas ayuu meel ku carbin jiray ooay kuqasbanaayeen in ay axmaarada soomalida kadifaacan inta B T J X KH D R S SH....... ay caruur iyo cirooleba baranayeen ee infinitive mass exodus soomali kuma ay jiriin hadaad rabto wax culimo iyo caamo xasuuqo oo buruundi iyo uganda usookaxaysay soomalia ay hada xaadhir kuyihiin can you ask yourself who brought foreign christans invading somalia and why? then yoll understand who was the defender of the nation and who is xasuuqe
SOMALIA = SIYAAD BARE. inti ku lug laheyd ridistii kacaanka maanta 99% waaa ooynayaan waana ka shaleynayaan muduloodka aan ka dhashayba allaha kadhigee ... aad iyo aad ayaan uga xunahay shacabkeena dega xamar. ooyin maxeey tari. sacabadaan kor u taageynaa in ilaahey keeno wax ina xukumo oo dib dowlad wadanka maamusha hirgeliya. i prefer in ruux reer xamar ah ama Jareer weyne ah inuu dalka Hoggaansho intu uu hawiye ama daarood wadanka hogaamin lahaa.
we as somalian never though of our country or people as a hole. we jus think of fuckin qabil thats why we fuck everyhtingh we had and now we js refuss
Siyad bare was the one who build up Somalia and finally destroyed with his hand ..what a shame!..because he worked his personal interest never give a chance for next generation to live peace,, if he left this country for us ..we will not emigrate to foreign countries
Soomaaliya a.k.a Land of PUNT/PUNTland Somalia, was a self=reliant and prosperous nation back then, because we didnt want and we didnt need anything from former colonial europeans and arabs...
but rather us Somalians, where self-reliant... and this is a Prime example of how any black nation or country in the world can be succesfull = by beeing self-reliant and that way blacks worldwide can become prosperous... just like the prosperity you'll see in this video about Somalia...
yea i agree with you... and about Puntland, word of correction its not on th eastern part its on the north-eastern part... a.k.a the very tip of the Horn of Africa, and since its just a region within Somalia, just like other Somalian regions such as the Ogaden and Hiiraan and ect... i should know because i am from that region/state within Somalia... Somalia/Puntland..
Machallah ! Somalia was a big nation and republic with organized political administration and powerful army !
sajokal20 3 months ago
What was Siad Barre's relationship with Josip Tito and yugoslavia like? Unlike the Soviet Union, they had a policy of non-intervention
CommunistWarrior1917 4 months ago
@CommunistWarrior1917 they were very good friends the Yugoslavs were very loyal unlike the Soviets who betrayed Somalis
HerroHerrar 1 month ago
president siyad of somalia, was like just colonial kadafi of Libiya. means a country without institutions, with no law and one man operation, the result is the turn over of the mean equals the end of the country.
Samatar85 10 months ago
WALAALAYAAL QABIILKA IYO SIYASADA KALAREEBA TARIIKHDAN SOOMAALI DHAN AYAA ISKALEH NIN KALIGIIS IYO QABIILKIIS WAX MA DHISIKARAAN>WAA TA HADA NA HEYSATO ANIGA WAX MA NOQONAYO ADIGANA WAX MA NOQONEESID GACMO WADA JIR AH AYAA HORUMAR LAGU GARA>HADII AAN GACMAHA IS QABSANO GEESKA AFRIKA OO DHAN AYAAN LA WAREGIKARNA DIRI DHABE KABILOOW ILLAAAAA GARISSA NFD=WAA HADII AAN GACMAHA IS QABSANO HADII KALE SIDAAN AYAAN KU JIREEYNA
shipshipdhe 10 months ago 3
Soomaalaay J. Siyaad eedeeya ama faqash ku caytama, walee in ayna taariikhda ka dhicin kana dhici doonin nin la mid ah ama ku soo dhawaada J. M. Siyaad Barre [sida uu dalka u dhisay, xag wax soo saar iyo xag militariba] Alle ha u naxariistee.
Raga waraabaha Soomaaliya u dabray iyo raga wadnaha ka dooxay ee qaxoontinimada nabaday maxay ka hadlayaan maanta, sow damiirla'aaweyaal ma aha.
gurmad911 10 months ago
ragii waxaasi cuney SIIL SAADO CALI BIYO MA U KABANAYAAAN TALOW
dhuungal 1 year ago
mashallllllllh muqdishooo<3<3<3<3
shadiya161 1 year ago
siad bare ilaahoow u naxariiso muxuuu balaayo hayay odaygu markuu dalkii ka baxay sawtaa wada dadqalato isuugu baxeen subhanallah ilaahay dalku siduu ahaan jiray & si ka sii wanaagsan wuu ku soo celin karaa.
Samiira87 1 year ago
@Samiira87
Abaayo, Duurjoog Soomaalida oo is garmaameynaya Ilaahey, baa u maqan. baynu agarno markay daalaa. hada koley maal aan la garneyn bey isku miidaaminayaane. Allow sahal amuuraha. Soomaalaay toosa. meeshaad rabtaan ku tiisada e.
darwiishland1 1 year ago
Eeg nolosha dadka maamulada carabta ee africa degan. Soomaaliya maanta kama liidateen, hadii si qorshe leh, Maamulkii Jaale Siyaad loo badeli lahaa. Dulqaal iyo garasho xeel dheer.
darwiishland1 1 year ago
FAQASH FAQASH DHASHAY INAAD OOYDAAN WEEYE HADA. MAXAAD TIHIIN HADA MAXAA IDIN HELAY. CAQLIGIINII MEEYAY FAQASHEEY. ILAA QIYAAMAHANA SIDAAS AYAAD XAARKA U CUNAYSAAN.
guutaale 1 year ago
Qarankii Soomaaliyeed waa kaas, oo dadku wadashaqayn, horumar iyo midnimo.
darwiishland1 1 year ago 2
@darwiishland1 lools waa runtaa inaadeer laakiin maxaa ka danbeeyay ilaahay baa u maqan dalkii waayo dawlada xumi dawlad la'aan ayay dhaantaa hadii dawladii la dumiyay maxaa inoo dana oo iska keen badalaya dawladaynu saluugaynay dhacdaye lama odhan khalad uun baa khalad lagu sii saxay.
Samiira87 1 year ago
guulwade aabe maxamed siyaad barre allahi ha ku naxaristo
manchester2064 1 year ago 10
Ethiopia maxay cashar u dhigaan kuwaan. Ethiopia feared from these commandos. Mashallah. One question, where did all these commandos go? where are they, they need to be back and defend the nation from the foriegn christians invading our nation all the time.
MuqdishoMan1 1 year ago
@MuqdishoMan1 hadaad rabto in aad ogaato comandoskii waxay isugu jireen soomali oo dhan nin walbana qabiilkiisi buu ku noqday qaar riyadoodi baa urumowday oo gobal bay lakaceen qaar cimaamad iyo camouflage bay qaateen oo dadkey xasuuqaan qaar marfishyada europe ayey injir kugashay qaarna waa kuwaa baarlaman baan nahay ku haya oo hal qodob oo sharci ah oo soomalia back on track kadhigta soo saari la oo kalahadla nabad baan rabna dagaakuna yuu joogsan kuhaya intii dhimateyna ilaah haunaxariisto
bureeqa6666 1 year ago
alaha u naxariistee aabihii umada
f49218 1 year ago
@f49218. Siyaad Barre waxuu ahaa qaa'in diinta Islamka u gefay. Yuu u ahaa aabe qaran. Dad Muslimiin ah ayuu xasuuqay, culumo badana wuu xasuuqay. Hadii aad adiga taageertid in Muslimiinta la xasuuqo marka taa macneeheeda waa lagaranaayaa. Ninkaa dambiigiisa wuxuu mudan yahay ayuu helaayaa, ileen wuu dhintaye.
MuqdishoMan1 1 year ago
@MuqdishoMan1 siyaad bare kuwaas ayuu meel ku carbin jiray ooay kuqasbanaayeen in ay axmaarada soomalida kadifaacan inta B T J X KH D R S SH....... ay caruur iyo cirooleba baranayeen ee infinitive mass exodus soomali kuma ay jiriin hadaad rabto wax culimo iyo caamo xasuuqo oo buruundi iyo uganda usookaxaysay soomalia ay hada xaadhir kuyihiin can you ask yourself who brought foreign christans invading somalia and why? then yoll understand who was the defender of the nation and who is xasuuqe
bureeqa6666 1 year ago
ilaahoow somalia sharafteedii usoo celi
mrbuuhoodle 1 year ago
Ya Sumaal, we miss the old days.
MrMubarak84 1 year ago
SOMALIA = SIYAAD BARE. inti ku lug laheyd ridistii kacaanka maanta 99% waaa ooynayaan waana ka shaleynayaan muduloodka aan ka dhashayba allaha kadhigee ... aad iyo aad ayaan uga xunahay shacabkeena dega xamar. ooyin maxeey tari. sacabadaan kor u taageynaa in ilaahey keeno wax ina xukumo oo dib dowlad wadanka maamusha hirgeliya. i prefer in ruux reer xamar ah ama Jareer weyne ah inuu dalka Hoggaansho intu uu hawiye ama daarood wadanka hogaamin lahaa.
abshir9 1 year ago
we as somalian never though of our country or people as a hole. we jus think of fuckin qabil thats why we fuck everyhtingh we had and now we js refuss
hassan100soma 1 year ago
I love somali and may Allah sw save it from the evils.
MissIslamisbeautiful 2 years ago 2
COSMINICENA. We have camels and goats. What is your point.
Hayaay111 2 years ago
my point is:a buddy of mine showed some photos and I didnt see many streets
sorry if my question seemed stupid or childish,but I cant make a good point of view of this country
over ytube there are various videos of "failed" states and somalia is top 3
Regards
COSMINICENA 2 years ago 2
do u have cars or computers in there?
COSMINICENA 2 years ago
@COSMINICENA
Yes we do just b/c we dont have functioning govenment doesnt mean we dont have material things u have...
MissIslamisbeautiful 2 years ago
Siyad bare was the one who build up Somalia and finally destroyed with his hand ..what a shame!..because he worked his personal interest never give a chance for next generation to live peace,, if he left this country for us ..we will not emigrate to foreign countries
buurbarkade2009 2 years ago
waaayo waayo. waagaaa joogay oo indhahayga ku arkay geesiga weynaa allaha u naxariistee Max'ed Siyaad Barre... Al-shabaab (al-cayaal) fiirsada beri sifay sooomaaliya ahaan jidhay.... thnks for vedeo
SASBOY1 2 years ago 2
somalia had paratroopers?!?!?
barabile 2 years ago 4
In the days of the revolution, we had everything.
angrywinds 2 years ago 2
Best airforce in Africa and second most powerful after Egypt.
Reqrezentin 2 years ago 2
@barabile
somalia had almost everything! that's why they called a paradise destroyed..
zipviruss 1 year ago
@barabile paratroopers? we had every branch of the armed forces
warero 1 year ago
Soomaaliya a.k.a Land of PUNT/PUNTland Somalia, was a self=reliant and prosperous nation back then, because we didnt want and we didnt need anything from former colonial europeans and arabs...
but rather us Somalians, where self-reliant... and this is a Prime example of how any black nation or country in the world can be succesfull = by beeing self-reliant and that way blacks worldwide can become prosperous... just like the prosperity you'll see in this video about Somalia...
HOTEP
CushiticSomalianMale 2 years ago 13
Land of Punt is the Eastern most point, not the whole of Somalia.
And yeah, we did rely on the Italians during the occupation, how do you think we became strong?
If we had stuck to our nomad years it would have looked different.
Reqrezentin 2 years ago
yea i agree with you... and about Puntland, word of correction its not on th eastern part its on the north-eastern part... a.k.a the very tip of the Horn of Africa, and since its just a region within Somalia, just like other Somalian regions such as the Ogaden and Hiiraan and ect... i should know because i am from that region/state within Somalia... Somalia/Puntland..
Peace
CushiticSomalianMale 2 years ago
@CushiticSomalianMale save it nobody is intrested to know which qabil/region u come from...
waranish 1 year ago
I speak French very well,and I understand every word the narrator said.
May helps my fellow Somalian bro/sis help themselves .
The world is very beautiful with loves...
Peace
mars3400 2 years ago 2