Added: 1 year ago
From: oodweyne
Views: 223,375
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (54)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • nice music

  • Absolutely AWESOME!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!­!

  • warba idinka hayee kkkkkk haye haye haye

  • codka dabac san wah wah wah kuhela nasib leh

  • nice song..

  • codka iyo midhaha iyo naaxiyada heestuba waa khatar cadiin cadiim waa hees aad u wacan joogle iyo nimco waad mahanadsantihiin saxiibayaaal

  • wooow caadi mahan heestan joogle iyo Nimco jira oo jooga

  • haye haye haye ku heeshaa nasiib leh haanaankaag sucodka

  • haye haye ok

  • hal yayg raga tahoo

  • waah waah waxasaa hees&cadaaaaaaaaaa

  • haye haye haye macanow  w0000w joqle and nimca sotal raxma manshallah oodweyne good job

  • Nimco Yasin Iyo CabdiShire Jooqle aad ayeey iskuugu fiican yihiiin xitaa u fiirso heesaha ay talantaaliga u soo qaadan u fiirso farxada iyo reynrenta ka muuqata Viva fankeena hooyo.

  • heesta caadi ma ah lakin nagtan is walaqeyso ma jecli ayeer isku rux duuf ku baxe

  • Hitler iyo nimco

  • bravo bravo,,,,,,,,,,,,,,,,,,,, bra gjorde

  • Ongelofelijke !!!

  • this song is no 1 i ever heard somali songs

  • nice romatic wow ilove this songs

  • waaw

  • haye haye haye woooooooooow jooqle caadi mahan big fannaan iyo nimco caadi mahan wad ka baxsateen

  • nimca yasiin waba ka yabee jadka mad cuntaa ala qaab daranidaa adi cml hadan ahan lahaa babuur ayan isku dhigi lahaa in an hesa iska dhafe Asshole

  • xaq udirir@ asc ninkaan fanaanada caayaya isu xishood bini'aadamka looma gafo waxaana laga soo qaadaa naftaada oo kale adigaba ma jeclaateen in lagu caayo marka ku raaxeyso heesta ama iska dhaaf bulshadana hakaa amaan hesho. (insha alaah)

  • macaan heestan caadi maha

  • labadan aad ay isgu soo baxan caleeeeeeeeek yaaqe

  • wwwwwwwwwwww nice waa hees macaan

  • waaaw nice song i like heesaha nimco yasiin

  • ku heshaaa nasiib leh hatani waxad u leehdaay dulaaq cide heliinin

  • nice song haye hay

  • heestaan waan ka helay aad baan u dhageestay mashaalaah axsan hees

  • Great song Mr jooqle !!!

  • nice song lolz

  • haye haye cajiiib

  • nimco qurux walee waku dhamatay nice song

  • well done juuqle  and nimco yaasiin . One of the best song loves. It touches me really, cuz i really love my wife.

  • caadi ma ahan jooqle fanan dheh noooooooooolooooooooooooooooow

  • Odayga la heesayaaba muu cibaadaysto, isagaaba ka wayn iyada ee. it hurts walahi when u ppl just judge women, but not men

  • @MsFarax kkkkkkk ma ogtahay in raggu wax dhali karaan ilaa ay ka dhimanayaan .... halka dumarku dhalamada joojiyaan 45  markay gaaraan....si kastaba aad baan ugu qoslay comments kaaga kkkkk

  • inaalilaaaaah waar islaantani mayska cibaadaysato ilaahow nastur ayrab yarab

  • woow heestu macanaa afkiina caano lagu qabay, lakin "haye haye" da waynagu yareeyeen wow anyway hees iyo badh

  • heestaan inama caadi mahan way kacsantahay.

  • waa hees macaan laakin aduunka kaliyah ayay macaantahay heestaan ama codadkaan macaan waa aduunka kaliyah nice song

  • wow sexyyy sonz love it nimco iyo jooqle nooladaaaaaaaaaa

  • wicked song... love the music

  • Waw..Waa Hees Aan Caadi ahayn..Jooqle and Nimco Yassin..

  • wawnwawncadi mahan markasta heesta ay isal keenaan waa heeso macaan wxaan ka helaa sida wanagsan ee ay iskula helaan cayarta iyoqaabka waaw waa isku fiicanyihin heesah javcayakka idinka lee soo qadaaaaaaaaaaaaaaa lplzzzzzzzzzzzzzz markan dhagsyo waxan dareema raxmad jacayl daganan shooda waaw i like walahi labadaan fana mr jooqle mssm nimco

  • wwwwwwwwwwwww nimco yasin caadi matihid wale wa kabaxsate

  • maxamed cilmi xasn heeestan cadaan uga danbeeyaa suhayb cabdi ducaale

  • Yaa zalaam labadani dadakabay ku qabaalayaan kalgacal

  • ***Best Collaboration of 2010***

    

  • Woooow, Sexy Song, kkkkk.

  • Comment removed

  • Woow,, this is the best song I have ever seen. Jooqle is one of the best great Somai singers, also Nima Yasin is adorable.. I love this new song.......

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more