ina lilaah wa ina ilehi raajicuun Ilahoow ku naxariiso oo na wda naxariiso .. bal waa ayee sidaan u noleed o u nux nuxsaneeysay .. hadana naf ee ku nuuxsato maleh ama ee ku heesto .. ya Alllah hade ogaan laheed ine maanta dhimaneyso miye sidaan u heesi laheed Allow u danbi dhaaf anagana no danbi dhaaf .. plzz inti fanaan ah fanka haka baxdo anagana an dayno dhagesiga hesaha Allow no naxariiso ammin :'(..
ilaahay hakuunaxaristo aamiin yaarabi
Akadirful 1 month ago
she was a great singer god bless her
Gadhka1 5 months ago
This has been flagged as spam show
Yaasalaam feynuustii fanka yaa ku gaarikaraa
StrictlyPirate 5 months ago
This song is the best in the world
StrictlyPirate 5 months ago
ina lilaah wa ina ilehi raajicuun Ilahoow ku naxariiso oo na wda naxariiso .. bal waa ayee sidaan u noleed o u nux nuxsaneeysay .. hadana naf ee ku nuuxsato maleh ama ee ku heesto .. ya Alllah hade ogaan laheed ine maanta dhimaneyso miye sidaan u heesi laheed Allow u danbi dhaaf anagana no danbi dhaaf .. plzz inti fanaan ah fanka haka baxdo anagana an dayno dhagesiga hesaha Allow no naxariiso ammin :'(..
87miSSmona 5 months ago
allaha u naxariisto fananadii weyneed faduma qasim allaah haka waraabiyo janatul fardooso amiin amiin
Hibaaq2010 5 months ago
ilahow u naxariiso
KAMANEFlSO 5 months ago
waaaaaaaaaw jir faadumo qasim waxa tahay fananad qaali ah oo qiimo ku leh shacabka somaliyeed iyo wadamo badan oo ayka mid tahay walalheena sudaan
garaadist 7 months ago
love you fadumo qassim
samana1fromsomalia 10 months ago
What a powerful song,
sweetsy101 1 year ago
eesh calaa hees waa hees macaa hadana codmacaan lagu soo gudbiyay
bcr551 1 year ago
wooow calooshaa ihurteey cml hees iga dheh nooloow
nuuneify 1 year ago
Yaasalaam feynuustii fanka yaa ku gaarikaraa
geeska 2 years ago 3
wow nice song:) thnks for sharing:)
cuterim 2 years ago