Added: 2 years ago
From: MrXXKINGXX7
Views: 165,964
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (98)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Boqorada codka fiska nolow qali mac mac love u

  • boqorada codka ilaah ba codkugu manaystay

    nimco dareen iyo faniinta oo dhan hada jiraan iyo wixii jiri jiray

    farxiya fiska baa ka cod qurux badan

    qurux ilaah baa kusiyay

  • naa heesa raado xabiibo aan u doodaa waa boojeesya tuuga ayaa tahay maxkamad ayeey kula kore fanaanda beesha abgaaaaaaaaaaaaaaal tooxow shit fiska she is seri c

  • kkkkkkkkkkkkkkkk walaahi waa yaab naagtaan heesha xabiibo xassan tooxow maxeey arbtaa =naa heeso raadso waa waalanatahay ma garaysid walaahi

  • farhia fiska heeski xabibo xasan tooxow waad kuledahay boqolkiiba boqol 100 100 fiska boqorada codka

  • MAXUU KU QORTAY GACANTA I LOVE U AMAL MISKIINA,,NAAG SOMALI WAA TAA MARKII LA JECLADO OO LA XUSHMEYO CIRKEE ISKU SHAREERAAN SHIT

  • Really nice song I really like it a jab

  • Comment removed

  • Wow masha allah wa hees aad iyo aad u maacan

  • Hestaan Marnaba Caadi Ma'aha ee Bal Farxiyo ha lii weydiiyo sida aan wax ka dhihi lahaa naftaan

  • Ok fra mig

  • ilove u fiska

  • WAA ERAYADII ABWAAN CABDI DHUUX YUUSUF....WAANA SHEEKO DHAB OO KA DHACDEY XAMAR SIDEETANAADKII.

  • fiska

  • caaadi heestani

  • xxxx walahi this song touching my heart

  • goormuu walshay kan yaree ee soth Africa jooga ee gacantiisa waxaa ku qorayaa alla maxay walshee wiilshii yar yar ee somaaliyeed cajiib ilahayow sharkooda naga hayn ilahay wuu ino sheegay jaceylka in qof biladam aah kugu beerayo oo aad uu qadaaysoo lkn maxaay tahay jiidhka la qal.qalayoo waxan ba amiinsanahay waxas inuu san jaceyl ahayn subxanallah

  • mrxxking @ ok , miskiin ala maxuu dhib maray haduuba jidhkiisa jeexay ax

  • mmmmm what a nice song :) lakiin sawirka  ma wiil gacantiisa jeexaa jacayl dartiis ?

  • @Iskufilan93 haa jaceyl uu u qaaday gabar awgeed ayuu magaceeda ku qoray sakiin topaz

  • haaaaaaaaaaaaaah am in love nw at this moment walahi

  • @tunkayga love is a wonderful feeling

  • waxa ayaandaro ah inay hees aanay lahayn intaas oo comment ah oo amaan ah ku helayso.

    heesta waxa qaada oo originalkeeda iska leh khadra daahir cige ..taas baana ku amaanan ee inanta yaa yidha heeso kale raadso

  • waxa ayaandaro ah inay hees aanay lahayn intaas oo comment ah oo amaan ah ku helayso.

    heesta waxa qaada oo originalkeeda iska leh khadra daahir cige ....taas baana ku amaanan ee inanta yaa yidha heeso kale raadso

  • @MrQaybiye waxaas baa heeso kasheekaynayaa heestaan waxaa iska leh xabiibo xassan toxoow hadaad qadra la jeceshahay waa midkale

  • no way,heestan qoftii lahayd baa ku fiicneyd ee bal ila eega!!!

  • absutaly wa naagta ugu qurux badan somalida masha allah walashis, keep it up

  • waaaaaaaaaaaaaaaw lkn ilaahoow jeceelka qaarkiisa hanaa geeli lkn heesto waa jiirtaa

  • This is the story of my life "nafteydu nafbey rabtaa naftuna nafkaley rabtaa" :-(

  • @Ayeeyo1 i am very sorry abt that my sis,,Remember this is Life, and relationships are made and unmade every second,You can restart your life in the way that you want,,, there is one person who loves out there, who needs ur love,,,,, fall in love wit somone who loves u sis,,,,,,,, inshala next time be more caution, I can see u are very honest person. all the best for you.

  • @MrXXKINGXX7 farxia likes to copy almost all of her songs are copy why can't she not get her own songs. too bad

  • jacaylku waxjiraninka dhahay magadh somali aya lajeclada uku khaldan yahay fagrada balqao khaladkaganinyahow

  • ooh it's hot song w0000w FIsKA WE LOVE U XXXXXXXXXXX

  • akhara halkeyt athidonta walashey am realy crying for you.

  • Nasri baan eebahay ka sugi. Erayo aad u qaali ah iyo cod aad ugu haboon. laxankana iskaba daa hadalkiisa. Love Farxiyo.

  • fanaanada sanadka 2010 farxiya fiiska.........

  • War inantu cod macanaa alla maxaa dhibhaysata ninkaan fahmayn, they dont know what they are missing.

    Fiska noolow abaayo,huuno,walaalo

  • we miss you here in Stockholm........ welcome back and hope that u having a good time........

  • wooow fiska ahmed laguma coooryo qalanjo qaali ilaah cod wuu kugu maneestay wlahi iyo waliba qurux,keep going sisyour voice is woooooooow realy

  • Fiska waa fananaad uugu cod macan. Wan dhagestaa marwaliba lakin heesa cusub in loo sameya wanagsan. Fiska adigaa kusitaa.

  • ka daawo wadanistar news & music and money more

  • way oo way lakinse naftaydu nafbay rabtaa naftuna anigey i rabtaa, soryy farxiya

  • thatz wat i call a song and a voice after all u da best fiska ...forever fiska

  • lol jacaaylku waa qooq ee halaga hadho oo guurka hala badiyo

    hadi kale waxa loo galayaa hasaawana sii dheh baadilay oo

    hala dhaafo magacaa iyo waad qurux badan tahaye dhafi oo tiirada kasaar looool

  • * * * * * 

  • waan xiiseeya codkaaga iyo faruuryahaagaba abaayo macaan

  • waa waa jirtaa farxiyo fiska aabaha copyga

  • FARXIYA FANAANADA SANADAHA INABA CAADI MATAHID INAA ANIGA I QAADEE BAN MOODAA LOL I LOVEEEEEE U

  • lol MY GOD KAN BAA IGU DARAN GACANTA KU QORTAY JACEYLKA YAA RABI MA NAAG SOMALI BAA XADKAAS OO JECLADAA JAWAABTU?MAY

  • @KAMANEFIS0 ADI SOO QOF DUMAR SOMALIYEED AH MA TIHID?

  • aqyaareey heestaan macaan badanaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaa

  • heestu ma hees shaydaanbaa macaanaa hahahhaah waar jaceylku waa qooq ee halaga hadho oo guurka hala baddiyo waan ku rabaa ee ma i rabtaa da hala iska daayo oo ma is guursanaa hala isku shukaansado lol

  • I WANNA HER 2 B MY WIFE WELL IF SHE'S AVAILABE :) <3

  • @Gaalkacyoman kkkkkkkkkkkk walaalow xeer iyo dhaqan baanu laheen hadaa gabar jeclaato reerkooda ayaa loo tagaa kabacdina la weydiistaa....marka youtube Walaashey Farxiya Fiska lagama bixiyo........sxbow suunka dhuuqso nin rag iska dhig reerka u imoooow kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­k reer Galkacyo ha igu noqon

  • @MrXXKINGXX7 Qoftu caadi maahan

    i fall sleep when i ever i see her walahi bw luuqa ayaan ugalayaa sxb hadii 100 halaad labixinayo sidii araweelo iyo wax walbaba diyaar weeye

    mr king YA'R THE MAN SXB

  • nice song ....... cant stop listen wale,,,,,,,,i dedicate this song to myslef,just myself,,,,,,i love it.

  • farxiyo fiska ,masha alah wa codma cantahay lakiin sisr heeso ad dheleyso o xasuus adigo fanada quroona ah ayan rabna maxa ku diide plzz heesaha badi viva ceelbur deynile dibiley iyo wabxo dhulakas farxad u tahay lolz quruuuxleeeeey queen 4qle

  • How do u know if it is love or like?????

  • Mon God I Cant GET Enough Of This Song.LOVE,is not easy,love dont have age, color,size, culture,religion,and u dont know when is caming,and who is gonna be his victime,

  • @somalisistar i am the victim of what called LOVE

  • @MrXXKINGXX7 loooool mr king u cant be a victim,,,,,,,wit that name sheeko,,u must be killer haahhaha,,the way i can see love is ur victim .

  • @somalisistar iyo Love waa igu goobateen.....anoo victim love u ahaa....yaase idinkaga dacwoodaa labadiina.......magacana xx dhibka ii keentay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @MrXXKINGXX7 kkkkkkkkkk huuno king dont tell me.... me and love are abusing u,,,,,,,,horta loveka,u cant touch it ,, see it,only feel it,,,,,,speaking of somalisis naa,,,,,lagaro dee sheekada,,,,,,,,,,stop puting basbaas on ur eyes huuno,,,,,,open ur eyes dee,,,,,,,,kkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @somalisistar ;-)) way oo way

  • @somalisistar datz true walahi

  • the best song ever, Farxiya heesahaga wax garay maleh sis, keep up the good wrok

  • maansha allaah hesta caadima ahan aad ayaan ujeclahay wlhi aad ayaan utagwrsanahay fiska

  • raaliya woooooow caadi mahan wa hees cjiib ah raliya ka sheekay xaladah ama jacaylak ma ku ahyaa

  • Comment removed

  • woow caaalek fariya sis,,,,i love this song so much walahi,omg,i tasted love at very very young age back my country djb,Still I Dont Know if Is was crush or love.

  • @somalisistar you just answered ur question.......and u said it was love kkkkkkkkkkkkkkkk

  • Do you sure it was love???/ LOL...@somalisistar 

  • @MrMoussabade LOOL walalo i dont know,,,, if it was love, like , crush,,,,,,,but i know for sure i was dying for that person ,,,,kkkkkkk adiga ii sheek baal,,,,,???/maa ashaaq digag baa tolow?wat i was dealing wit kkkkkkk.

  • runtii taageerihu  iska ma yimaado waa lakeensadaa farxiya waa naga keensatay taageeraha farxiya thanks walaasheey wax la dha geeysan karo ayaad keentay waana kula dha geeysan doonaa

  • dhalinyara soomaaliyeed in eey wax jeclaadaan waa wax loo baahan yahay

    jaceykuna waa wax jira

    qof walbana jaceykiisa alla ha u sahlo

    anigaba aan ka koow ahaadee.

  • hees macaan waxaa heestaan lahaa xabiibo xasan  tooxoow laakin fiska waakeentay codka tooxoow iibashaal macaan

  • heestan bay u  macan tahay waana ka helay runtii.

  • Woow woow ,Codka iyo miraha heestaba waa Tip top . Heestaan waa Mid qiimo badan taabanaysana meelo badan .Qof jecel haayo waa dhibanyahay Mama mio

    fanaanadaan Farxiyo waxaa looma haayo fanaadan saa u shidan kacabso iyaaah.

    walaasheey markale habalyo habalyo ayaan ku leeyahay

  • Wa hees macaan

  • WAAW WAAW CAJIIB WAA FAANAANADII CODKA DAHABAIGA LAHAYD EE FARXIYO FISKA ,WAXAAN LEEYHAY MEESHAADA KASII ANBA QAAD WALAASHEEY MACAAN

    WAXAAD HEYSATAA COD HALAASI AH IYO QURUX BADAN MARKA HABALYO

    XABIIBTII. KASII WAD HALKAA .BALSE SEE LOO HEIi KARAA CD GEEDA ?

  • axyaa hees jidhidhicaaba igu dhacday markaan farxiya fiska dhegeysto

  • waaaaaw

  • woow waxaan a hees ah masha allah jaceyl a iloowday 10sano ka hor a so xasuusanesa runtii ... boqorada cotka farxiya fiska

  • Ala heestan anay iga hadleysa hmmm

  • alla cod macaanaa alle haku daayo aamiin aamiin amiin

  • fananada sanadka cadi mahan codka macan aya kuluqanayso wa wax qalbika tabanaya meshada kasiwad codkaka macan ayan ku oranlaha

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more