qolooyinkan sheegtaa iney dibadda dalka ku nool yihiin waa xoolo iyo eeyo aan waxba kala ogeyn, maantana waa la arkey silica ay ku joogaan yurub oo iyagii qaxootiga ahaa ayaaba dib ugu hanqaltaagaya Soomaaliya maadaama lagu balanfurey oo xabsiyada laga buuxiyey oo ay cabsi ku joogaan. waxay ka xun yihiin in cadow shisheeye dalka laga sifeeyo, waana xaasidiintii dalka ku xaarey ee qabyaaladdu ka buuxdey
Waxaa yaab ah, oo yaabka yaabkiis ah, in ninkii gar gaaban uusan marqaati galin. wax diin ah kuma saleynsna ee ma dhaqan magaalada aad ku dhalatay looga dhaqmaa.
SH. Fuad Shongalo iyo Aadan xaashi Ceyroow waa Al-shabaab garna malahanee ma rag iyo dumar bey u dhaxeeyaan. waa hadaal Al-shabaab taageerto. Hadaad dar alle iska aheydna bal ka waran Sh Mustafe X. Cilmo ma gar ween buu qabaa. Isku noqo
sheegaye Dawladdii meeday. islaamku waxa uu leeyahay taariikhe muu runta ka sheego.Midda layaabka leh dunida islaamka waa uu ka hadlaye muu dhibaatada haysate wax ka yiraahdo mawaxa uu ka baqay in basabork laga qaato.Tan ka sii yaabka baday NINKAAD KABO KA TOLONAYSID KA BIHIISAA LA'EEGAAYE GARKII MAXAA SHIEKHA KAGA DHACAY MISE WAA CAAD
MI YUUSAN OGAYN QOFKII GARKA JARA IN UUSAN MARKHAATI GALIN,QAALI NOQON KARIN
the sheikh is totaly right, we need to speak against these terrorist minded people who are giving our religion and our people a bad name. al shabab ruined their own reputation now they've ruined the entire country and brought negativity to the name of islam. they dont reprisent our people and are exactly the same as the moryan thugs or perhaps even worse.
baraka allahu ajar iyo xanad allah kasiiyo
Hawiil1 3 months ago
amaanta yahuuda iyo kuwa lacagta ku siiyo aad ka qaadato .... amaantooda muxaadarane waan kaa sugaynaa ,.... ninkaan umadyahay halabaaro waa basaas ayan u malaynaa walahi daciiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiif duli ah.
mohamed63863 1 year ago
ninkaan waa nin daciif ah oo fulay ah camiirne u eg lacagsoo qaatay.... waaana al-ictisaam.... alaw naga qabo
mohamed63863 1 year ago
nin kanoo kale lama dhageysto
qaadiriyah 1 year ago
adoo kale waa lagu yaqaan waxaa tahay raga masaajida yurub mashruucyada ka dhigtay oo dadkii muslimka waalay aduunka waxaa ugu daran markay habarwalba ay diin kahadasho ninyahaw adi somali waxba uma ogid oo waa kasoo qaxday hadii la qabsado iyo hadii kalaba adiga ceyr un baad dhuuqi ee bal maa ceyrtaada iyo meelaha aad mashruucyada ka dhigatay iska ekaatid
macaanjecel1 1 year ago
jaajuus fawqal jaajuus haduu culimo xushmaynayo oo rabo in ay culumo wax sheegto maxaa asaga meesha soo taagay. markaa iska dhigaysid caqli loow ma somali oo dhan baad ka caqli badantahay. inta aadan dad wax u sheegina adi horta hakaa muuqato sunnada garka ayaa ugu yar oo waataa aad marba dhinac kasoo gashay. mida kale ciidamadii somalia oo isku dili jiray xabashida iyo falastiiniyiinta yuhuuda isku qarxisa maxaad ka leedahay. ragii saxaabada lagu tuuray qalcadii gaalada si ay irida wayn
macaanjecel1 1 year ago
shiiqu caqli badanaa toloow ma ummad dhan buu ka caqli badanyahay laakiin caqligiisa dadka ugama faaiideeyo aan ka aheen inuu ceyr qurbaha ku dhuuqo. ninkaan nimankii ruusha iska saaray buu dagaalkaa ka baqayaa inuu jihaad ku sheego. war ninyahaw meel iska fadhiiso ceyrtaada iska dhuuq
macaanjecel1 1 year ago
qolooyinkan sheegtaa iney dibadda dalka ku nool yihiin waa xoolo iyo eeyo aan waxba kala ogeyn, maantana waa la arkey silica ay ku joogaan yurub oo iyagii qaxootiga ahaa ayaaba dib ugu hanqaltaagaya Soomaaliya maadaama lagu balanfurey oo xabsiyada laga buuxiyey oo ay cabsi ku joogaan. waxay ka xun yihiin in cadow shisheeye dalka laga sifeeyo, waana xaasidiintii dalka ku xaarey ee qabyaaladdu ka buuxdey
XHKSoomaaliyeed 1 year ago
Allah kabbah booh kidlajeghe Youhéé.. What the fuck are you talking about?
Skoda130 1 year ago
maasha allaah eebe ha kuu danbi dhaafo janadiisana ha kaa warasho
riyaam7 1 year ago
al shabaab soomaali maahan waadoqomo iibsaday dalkooda iyo dad kooda oo xalaashaday dhiiga dadkooda itoobiyayna u shaqeeyaan sidaan daacad kama aha waayo maalin walba dhiig bay faraha kula jiraan ooy ruux muslim ah oo walaalkood ah dilaan waana badow aan diin iyo cilmi maadi ah miodna gara nayn waxaana ingiriiska looga yaqaanaa alshar iyo xisbul shadaan
Cabiira1 2 years ago
Ilaahow diinta musiibo ha inaga galin
Amqina 2 years ago
Darwiishoow.
Waxaa yaab ah, oo yaabka yaabkiis ah, in ninkii gar gaaban uusan marqaati galin. wax diin ah kuma saleynsna ee ma dhaqan magaalada aad ku dhalatay looga dhaqmaa.
SH. Fuad Shongalo iyo Aadan xaashi Ceyroow waa Al-shabaab garna malahanee ma rag iyo dumar bey u dhaxeeyaan. waa hadaal Al-shabaab taageerto. Hadaad dar alle iska aheydna bal ka waran Sh Mustafe X. Cilmo ma gar ween buu qabaa. Isku noqo
juxaaa 2 years ago
ilaahay ka cabso...
maliik77 2 years ago
maashallah
sheeqeena nooloow!
aabdulle 2 years ago
Comment removed
SomaliNasty 2 years ago
ilaah subxaana watacalaa xaqa hana tuso amiiiiiiin somalia waa babasan tahay maanta waxaa loo ciqabayana waa dinti islaamka oo ladayacay ee allaah haloo noqdo iyo diinta islaamka waan hagaagi doonaye insha allaah shkh waa mahad san yahay ee aaaaaaaaaaaaaaallaaha xafido amiiiiiiiin
xtermix3 2 years ago 3
10/10 walahi waa culamadii lasheegay " Laa taloomuhum felaahi lowmata laa`em"
runta lagama beyro,,,,,,,,,well done sheikh
lolkom 2 years ago 3
Sheekhan waa geesi runsheegay aad ayaan ula dhacay sida uu diinteena suubaan noogu sheegay. Somaliya kooxaha ka diriraya ee dowladda shareecada qaadatay la dagalamaya maaha kuwa wado toosan ku socda dulmi ayay wadaan ilahayna dulmi ma ogolaanayo jihaad ayay sheegtaan jihaadku ma muslim ,muslim dilayaa mayee waa ehlunaarnimo ciyaalka yaryar ayay ugu sheekeeyaan waxaas Diinteena islaamku way xarintay in si sharcidaro lagu dilo qof muslim ah.Kooxahaas ilahay hanaga qabto diinta ayay ka beensheegeen
qaranradiye 2 years ago
Maasha allaah allaha ku xafido shiikh. Geesi, culumo iyo caaqil soomaaliyeed oo dhab ah ayaad tahay! adigoo kale bulshada hogaankeeda ayaad u qalantaa laakiin, yeeli meesid oo dadka fiic fiican ma yeelayaan in xilka dalka qabtaan kuwii xum-xumaay ayaa maaro looga la'yahay iyo eeyihii naarta.. Allaw naga qabo eeyaha naarta iyo calmaaniyiinta gaalo raaca ah.. aamiin... aamiiin.. aaamiinnnn....
wadaadyare7 2 years ago
masha alaah waxaan rabnaa shaikh sidaanoo kale runta u sheega dadka somali alshaab iyo xisbul islaam waa in eey cadeeyaan shaikh somali ilaahey ka cabsada meel welbo aad jogtaan been yaan laga sheegin diinta islaam salaam caleykum
yakiin 2 years ago
One of da best Khudba i've ever listen!! Shiikh Jasaakallah hadii aan awoode waxaan ku gudooon siin lahaa KHUDBA OF THE YEAR !!!!
muyuhu 2 years ago 6
Sheikhu alshabaab iyo xisbul islam waa
sheegaye Dawladdii meeday. islaamku waxa uu leeyahay taariikhe muu runta ka sheego.Midda layaabka leh dunida islaamka waa uu ka hadlaye muu dhibaatada haysate wax ka yiraahdo mawaxa uu ka baqay in basabork laga qaato.Tan ka sii yaabka baday NINKAAD KABO KA TOLONAYSID KA BIHIISAA LA'EEGAAYE GARKII MAXAA SHIEKHA KAGA DHACAY MISE WAA CAAD
MI YUUSAN OGAYN QOFKII GARKA JARA IN UUSAN MARKHAATI GALIN,QAALI NOQON KARIN
LUMAAN.
darwiish222 2 years ago
Comment removed
halgen10 2 years ago
wow, I wish my brother would read history, he has a point, but he has been misinform about the strugle in Afghanistan
farxaanj 2 years ago
mashaAllah, good video.
the sheikh is totaly right, we need to speak against these terrorist minded people who are giving our religion and our people a bad name. al shabab ruined their own reputation now they've ruined the entire country and brought negativity to the name of islam. they dont reprisent our people and are exactly the same as the moryan thugs or perhaps even worse.
ilahayow nacawi.
RedSeaCoral 2 years ago