Added: 1 year ago
From: bartamaha
Views: 125,710
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (93)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • islaantan wax ban ka faa iiday kuway sheegtay mid baan ahay lkin masheegaye inan iska jara,,kkkkkkk

  • Maama Aad iyo aad ayaa umahadsantahay

  • Masha Allah.... Mama Sahro gabadheeda waxaan ka bixin lahaa in ka badan 100 neef oo Geel ah.... Waliba geela kala Tayo fiicane, waxaan ka bixin lahaa 100 neef oo geeli BUUHOODLE ah.... Maxaa yeelay waxaa la yiri... Gabar lama guursadee waxaa la guursadaa hooyadeed (gabar waa hooyadeed) waxaa Kaloo la yiri geed Waliba dhacaankiisuu dhalaa.... Allah Haku dhowro....!!!!

  • ilaahoow DHAMMO ii sahal.

  • Allhamdulilaahi Rabbil 3alamiin...Allow dumarka islamka toosi o imankooda u kordhi...Allahumma Ameen

  • SubhanaALLAH....Waley runta waad shegtey Allah haka awaal mariyo eedo macaan

  • 4 aftaaga ayaa diiday

  • maaan sha alaah sahro ilaahoow ku dhoowor adiga iyo odagaaga iyo qooskaagaba ninkaagu waa nin aad u nasiib badan wlaaahay ilaahow sahrooy cisi iyo sharaf kusiih aduunka filnimco aakhiro fil jano aan kuugu duceeyey thanks wlaaal

  • maasha allah sahra ilaahey haku barabeeyo gabdhaha waxaad kasheegtay oo dhan waa run.gabdhaha soomaaliyeedow ku waano qaata.

  • Sahro ilaaheeeey hakuu gargaaro waligaaaa,walaahi runtaa ka hadashay ,intaa ka hadashay oo dhan waa xaqiiqo anaa kuu marqaatiya.

  • maashaa ALAAH

  • waligaa noolaaw hooyo adigaa ugu horeeyo qof runta u sheego dumarka somalia waligaa noolaaw mami

  • Gacantaag baa ugu qosol badan farjirjirka nash neefka jaban qash

  • <3 DHAMO-<3

  • Comment removed

  • Inkastoo ragguna ay u baahan yihiin in muxaadaradan oo kale loo galo, haddana xaqiiqdu waxay tahay oo Ilaahay aanu ku cadaabayn Sahra Xuseen, in intaa ay u qaybisayba ay jiraan. Nin walibana mid baa ku soo hagaagtay.

  • mash alah waa qof wax garad ah dadkii hore waaye

  • islaanta maxaa indhaheeda ka si ah ?

  • wad mahadsantahay

    

  • but im not in to somali womans anywaiz, i luv me eritrean gal

  • masha allah sar xasan

    

  • masha,alaah.....ilaahey ha ka dhigo...gabdhaha soomaaliyeed kuwa ku dhaqma...waanadaan wanaagsan...maama jazakallah kheyr...

  • jazakala kher marwo zahara....

  • So true

  • mashallah ! Ilaahoow dhama isii !! Good advice for somali women. This sister is a good teacher. We love our somali women. Somali men has to change too.

  • thats my sister i love you abaayo zahra

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkk i am admitted am gacantaag walee

  • Masha alah she is so rite, waa qaatey waanadada jzklh sister sahra 

  • mashaallah,,,i love it,,good advice to all somali women,

  • Masha Allah waa gabadh Soomaaliyeed oo codkor ah. Dumarkii Soomaaliyeed waa inay ku cibro qaataan haddii kale wallee dalqad baa dusha idiin ka dageysa. i hope she has daughters like her si aan wiilkayga ugu doono mid ka mid ah.

  • Sahra waxay ka hadlaysaa wax xaqiiqo oo jira. Many women may think that Sahra is offending them and she is not offending anybody. What she is telling us is very true and exist. Hope all woman may think how our sister Sahra thinks. Same as she have talked about men and that is true also.

  • tan lugta taagaysa ayuunba ugu daran

  • eedo run badnidaa maasha allah

  • reer dhan oo maqaaxid looga adeegaayo waa dhib ee aanku furo camal kkkkkkkkkk

  • Comment removed

  • walaahi waa gabadh waafi ah afka somaliga ee ay ku hadlayso iyo aqoonteeda ay adeegsanayso

  • Gabadh, waa gabadh caqli badan, role model ayay u tahay gabdhaha somalida walee.

  • looooooooooooooolsz wa runta edo ragedi ayad tahay ,,, been madan shegin walahay ,,,, illahay hablaha somaliyed haso hadeyo oo diriqa wacan haku tosiyo amiiiiiin mansha Allah

  • sahra run badanaa wa ku mahad santahay sheekada aad no qarxisay ee dumarka Somaliyeed jabane kabto iyo kabane jabiso lol

  • hooyo sahra ilaahay khayr ha ku siiyo, waxaan dumarka somaaliyeed ka codsanayaa in ay waanada hooyo sahra qaataan

  • Thank you Mama Sahro & Bartamaha. This is a video that deserve to be seen by our sisters before getting married.

  • subxanalah hooyo cadimatihi masha allah thank you so much

  • DRS Sahra waa ruux qaali ah , Alaah ha ku daayo, plz barnaamujyada haweenka ka qayb qaado , dumarka waxa u sheeg Allaah khayr ha kaa siiyee

  • Masha Allah. Dumarku waa ubucda familka, la'aantood nolol ma jirto. Qof caqli badan waaye Sahro. Haka daalin dadaalka aad wado wuxuu dhisayaa umaddan baaba'a ku dhacay. Waa rajeynaa in la helo gabdho kula mid ah oo u istaaga badbaadinta qoysaska soomaaliyeed. Mahadsanid

  • maamo sahro sifiican ayay u waanisay dumarka somaliyeed. sidoo kale qeybta ragana waan arki doonaa. murtida iyo wanada maamamo sahro waa in la aruuriyaa la keydiyaa waa murti ama hadal wax ku ool ah.

  • Comment removed

  • Very amazing waaw what truthful lady.

  • kkkkk

  • Waxyaabo badan waan kugu raacey sahra. waana dhab in dumar badani neceb yihiin sodohdood iyo dumaashiyahood. Sababo badan awgood. Waxa jira dumar wanaagsan oo la xumeeyo dhibaatana loo geysto. Sidoo kale waxa jira dumar belyaao ah oo iyagu markiiba ku bilaaba reerka ninku ka dhashay. Sidoo kale waxa jira rag neceb reerka xaaskoodu ka dhalatey, Sidii dadkaas loo kala hagaajin lahaa oo qof walba dawgiisa loo marin lahaa waa arin u baahan aqoon dheeraad ah.

  • Maasha Allah aad baan u jecl;ahay wiilkan Somaliga ah - Cabdisalan. Cabdisalan waa samawade. Waxa uu soo diyaariyey Program muhiim ah, waxa ka muuqda inuu yahay qof jecel somalinimada - mahasanid adiga oo na siiyey fursad aan ku falanqayno dhaqanka somaliga ah

  • kkkkkkkkkkkkk khatar lee ahaaa thanks mamo sahro and c'salaan

  • maansha alaah runtii aad ban uga helay bar naamishakaan gaba dhaan waxey ka hadashay runta waa qof wax garad ah

  • masha allah mamadan waa qatar lakin maxa indhaha kaheley miiskiinta ??

  • Maama Sahro khayr allaha siiyo maxaa yeelay xaqqiiqo jirto oo aan hilmaamsanayn ayay na xasuusisay

  • masha allaah Sahra iyo shaqalaha wargaliba we love this video..... 

  • @AaSiYaH100 kkkkkkkk waad iga qoslisay ka waran waa run oo qof dhameystiran ma jiro mar xoog baa tamar  loo hayaa mar marna waa la yara daalaa laakiin gabadhu waxay ka wadaa mar kasta waa inay awoodaadu u badataa kartida oo wa inaney u badan lazy kkkkkkkkkkkk tay ka hadlayso waa dayacaad xadka ka baxday kama hadleyso waxa yar-yarka ah dhamo waa gabadha aad u kartida badan aqoon iyo caqlina u saaxiiba........lol

  • Hayaaaaay! war Sahro qiima badanaa! Sahro ma dahab baa mase dheeman? ma lu'lu' baa, ma marjaan baa, mase waa yaaquut? Midna maaha, oo intaba ka qaalisan.

    Inkastoo aanan anigu aqoon u lahayn, haddana waxaan aaminsanahay in Sahro la qabo. Waayo qof sidaa u qiima badani ma dhul dhocdo! Ilaah ha u barakeeyo reerkeeda, aamin.

    War soomaaliyeey, Sahro i dhaaftaye, iyadoo kale ha layla doono :-)

  • walee waa rag ninka suduhdi guriga ka cershay fariid buu aha dumarna ilow badana lakin sahray tan dambe kuguma raacsani mida dhamo aha walalo qof ilaahay dhamaystray ma jiro wadna ku mahadsantay cashir fiican ayu aha

  • walee waa rag ninka suduhdi guriga ka cershay fariid buu aha dumarna ilow badana lakin sahray tan dambe kuguma raacsani mida dhamo aha walalo qof ilaahay dhamaystray ma jiro wadna ku mahadsantay cashir fiican ayu aha

  • masha allah bedank voor de informatie.

  • Maasha'allaah sahra xuseen mire ilaahay haku dhawro soomali haday adoo kale ahaan la haayeen yaaba xumaan lahaa hooyadaa habenkay ku dhashay gabadh bay dhashay allaah haku barakeeyo aamiin

  • WARGELIN SHOW aad baad ugu mahadsantihiin barnaamijyada cajiibka ah aad soo deysaan! caadi maaha.

  • I love the fact that this is very informative, and educational topic.... Hopefully, Our Ladies will take this informative speech and educational... May Allah Grant u to Janah Furdowsa......

    Thanks,,...

  • masha allah sahro jazakallahu Kheryan

    aad aya uu mahad san taahy ilahey kuwii ku dhaqmo allaha naga dhigo anaga iyo inti muslim ah

  • sahrow jasaaka laah waxa jiro yaaad ka hadashey allow mid adoo kale wax fahmeeso allow isiii amiin amiin

  • masha allaah waad u fiirsatay maama wana sax wax jira ayaad sheegtay ilahey haku deesto

  • sahro illahay ha ku daysto runta ayaad sheegtay gabdha somaliyeed way iska dhib badan yihiin ee illaahay ha soo hanuuniyo

    

  • very informative, and educational. all the 7 types of women she mentioned here I have seen them. masha allah. the majority of somali women are...riimo and lug taag. I hope all sisters including me will take this great information on board and use it to better themselfs. masha allah thanks hooyo. :)

  • fdama.... waxaaa foosha xun allaaah baa ku jecel. marka ka fiirso waxad ku hadleeso

  • Comment removed

  • masha allaah jazaakallaahu khayran walaal ....

  • What is this shit Somali women wear? Iska bixiya waxan foosha xun!

  • @fdama isku xishoo waxad ku hadashay wax lagu hadlo mahan, waxad foolxumada ku sheegtayna waa aayad alle. kana fiirso hadaladaada intaadan iska hadlin

  • Mansha allah waa hooyo wax garada

  • Lol. I'm watching this video again and it's funny wallahi. Funnies one is "Rhema" lol. she is pretends to be sick but when you bring up an interesting topic she is energetic.

  • @therightone08 I have known many rhemas!

  • This is going to be on my favorites list. Great VID

  • @therightone08 Mine too!

  • maasha'allah, hooyooy waa ku maadsantahay message kaan oo noo faah faahisay.

  • sahra waa gabar aad iyo aad cod kar u ah sahra noolow

    cabdi salaam adna wad mahadsan tahay

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkk

  • Naag fiican, oo caqli leh

  • maasha allaah waa hooyo ilaahey iskugu dhameestiray aqoon waaya aragnimo ,wax yaabahee sheegtayna hadii aanu qaadano waxaa ku gaari karnaa nolol farxad leh ...thnks kuwii qaado ilaahey ha naga dhigo adigana ilaahey ha kaa abaal mariyo thnks you very much ... inaa maalin kula kulmana waa jeclaan lahaa iam sure inaa wax badan kaa korarsan lahaa.

  • Masha Allah she 's amazing Allahu akbar so funny how she describes somali women! lol i hve to change some lol

  • woooooooooow maasha allaah waa hooyo aqoon leh iyo qibrad aad u balaraan ha ahaato diin iyo dhaqanba . thnks ilaahey ha naga dhigo kuwii qaato oo ku dhaqmo iam sure hadii aan qaadano wanaadadeeda inaa nolol farxad leh ku noolaan doono ...ilaahey ha kaa abaal mariyo.....thnk u

  • ManshaAllah i am so touched and impressed with this video and its contents. There is so much quality in every thing Sahra said, every word she uttered. I recognize much of what she described, of all the 7 different kinds of Somali women. Oh Allah help me, and all women, become one of the best, one of the members of the last category of women. This video inspired me, it made me see things from a different perspective. I hope i meet Sahra someday iA.

  • Very informative and educational

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more