Added: 1 year ago
From: reeveslondon
Views: 37,000
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (30)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • BANKA Magaraneesaa ahahaha nin culus allah yaxfidka

  • aragtideyda Hadraawi ma aha wax kale ee waa iska Oday Somaliyeed, neither Somaliland nor seperation-seeker. no hub culus walaa snm

  • shaqsi wangsan alaa xafido

  • Abwaan Hadraawi jecliye sugaantada ilahayow cimrigaaga dheere denbigaagana dhaaf waxa uu kamid aha hubki culsa ee SNM ee lagu xoreeyey Somaliland waana hogaanka suuganta afka Somaliga

  • ILAHOOW U NAXARIISO HOOYADAY MACAAN

    OO AAN WAAYAY 2010 AT THE AGE OF 24

    I MISS YOU MUMMY SO MUCH YOU WILL ALWAYS

    BE IN MY HEART NO MATTER WHAT IF YOU HAVE A MUM

    TELL HER YOU LOVE HER EVERYDAY MOTHERS ARE SPECIAL

  • @Lagdow

    WAAD AGTAHAY INAANUU ABWAAAN HAADRAAWI MIDGAAN AHAYNE

    MALAA ADIGA AYAA MIDAAN AH OO AAN KU KALSOONAYN TAFTAADA IYO

    QABIIKA AAD KA DHALTAY EE KU MADAX MARAY BASTARD YOHOW URAYAA

  • waa runtaa anba hooyaday qaali aduunkaan ugu jecelay ilaahayaw hooyo dhan u naxariiso

  • Hooyo midgaan ah geesi ah waligay ma maqlin balse abwaanka wuxuu xayisiinayaa Qabiilka uu ka dhashay ee madhibaanka ah,Qofkii caqli leh wuu garanayaa in abwaanka Qadiyad Qabiil gashay loolz.

  • Comment removed

  • Comment removed

  • @LAGDOW koley reer koonfureed caqli xun oo isagoo waxba hubsan waxwalba ka hadla oo ka dooda sidan imika somali haysta. abwaanku waxuu ka dhashey qabiil ISAAQ

  • axxxxxxx aloow hooyo u naxariiso hooyo ciyaar maaha wale

  • masha lah

    

  • ninkan ridwaan layiraahdo waa naca doqon ah oo afaara qabiileyste weynaaday

    oo reer badiyo ah

  • abwaan  mohamed ibrahim haadrawi somalia abwaan laga danbayo waye

  • hooyo waa qaali qiimaha ayleedahayna doqoni waa ma og

  • Comment removed

  • Hooyooyin oo dhami waa qaali ilahayoow hooyooyinkayaga sharafta iyo cisada leh noo daa.

  • @SoldierGirlSsc dee ka  reeb ducda hooyooyinka isaaaq

  • nin waliba maalin buu dhintaa hadii ilaahay

    libaaxaa kaa baadiyay wixii nafta kuu hurayna

    islaantii dhulbahante ahayd

    ala hablahayagu qaalisanaa macha'allah

    ninkay dhalaana waa halyey.

  • kkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  • ilahow hooyinka no dayso cimri dher iyo cafimad nosi amiin amiin dambigoda ilahow dhaf

  • Murti aabaheed, oday soomaali oo xalaal ah kana madhan tahay qabyaalad iyo qurunka somali kala dilay oo kala qatalay

  • True.... Abwaaan hadraawi run baad sheegtey... hooyo cid lamid ahi machirto..... Hooyo la'aanteed waa dhib

  • ilaahow jano iyo raxmadaada janada ku geey hooyo oo dhanba

  • xooyo abalkeeda iyo waxay mudantahay waxaa garankara ninkii caqli leh oo kali ah ilaahay hooyooyinikeen ha unaxariisto

  • Hooyo waa lama huraan. la'aanteedna waa ma jiraan.

  • waa runtaa .hadraawi.

  • walahi waa runta abwan hadraawiyow,, hooyo xaqaade lama gudi karu..ilahow hooyoyyinka u naxariisu amin

  • Loading comment...
Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more