bro kaftankaada wuu fiican yahay.. balse kala saar ducada iyo masjidka iyo cibaadada intaas ka reeb kaftankaada.. laga yaabo in aad isleedahay kaftanka ku tuusiso balse kuma haboona in aad ku soo qaadato wax yaabo diini ah oo aad kaga danleedahay in aad ku toosisato kaftankaada. wixii sheeko sheeko ah so qaado lakin ha u isticmaalin masjid aan ku jiraa dad iga ag dhowaa noocaa iyo noocaa u duceysanaayeen . hadey duceytaan ilaahbaa ka aqbali kara lakin ducadooda haka dhigin q/qosol. thanks bro BK
is aright
johnyare1 4 months ago
Hala riyoodo hala jiifto maka horeysoo. Midasaa ugu qosol badan
Abdihkim BR waa the funniest somali comedian ever
vloret1 4 months ago
Muusikada caadi maaha ugu horeeya heestii ''Laaleeys'' ee Hibo Nuura hadii aanan qaldaneeyn ,, waa kaftan aad u xirfadeeysan ; runtii waad buuxisay booskii majaajiliiste inkastoo loo baahan yahay kuwo kale in aad masrax keentid Mahadsanid BR.
micnamalahan 4 months ago in playlist More videos from bartamaha
Comment removed
micnamalahan 4 months ago in playlist More videos from bartamaha
bro kaftankaada wuu fiican yahay.. balse kala saar ducada iyo masjidka iyo cibaadada intaas ka reeb kaftankaada.. laga yaabo in aad isleedahay kaftanka ku tuusiso balse kuma haboona in aad ku soo qaadato wax yaabo diini ah oo aad kaga danleedahay in aad ku toosisato kaftankaada. wixii sheeko sheeko ah so qaado lakin ha u isticmaalin masjid aan ku jiraa dad iga ag dhowaa noocaa iyo noocaa u duceysanaayeen . hadey duceytaan ilaahbaa ka aqbali kara lakin ducadooda haka dhigin q/qosol. thanks bro BK
calakasomalia 5 months ago
loooooool very funny brother keep up, try to come to the u.k thers loads of somali community here
rashiid187 5 months ago
This has been flagged as spam show
Waxaan Maqley ninka la yiraahdo C/xakiin Br inuu Neceb yahay ninka Bashka la yiraahdo maxaa yeeley qabiilka uu kasoo jeedo awgiis...warkaas maxaa ka jiro
liibaan007 1 year ago
wara reer xamar maxa karabta farabuuto waaxid
cnaasir 1 year ago
Comment removed
cnaasir 1 year ago
Comment removed
cnaasir 1 year ago
Keep it up bro.... From ur biggest fan in Toronto Canada
oelmil 1 year ago
Funny guy is he coming to london
abdi22 1 year ago
where is this ........ USA? cos i wana go there ....there are only asian where i live dAYM
hijaabiforlife 1 year ago
this is some good stuff keep it up man
hijaabiforlife 1 year ago
caadi ma tihid sxb wlhi waad iga qoslisiiya thankz hoowshaada meesha ka sii wado
cimraan12 1 year ago
very funny guy keep up the good work man
killa1136 1 year ago
he also funny caadi ma ahaan show noo soo badiye
yakiin 1 year ago