Added: 3 years ago
From: XasanBurhaan
Views: 65,143
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (48)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • alle uma naxariiste naarta alle ha ku fogeeyo

    ninka aayad quraan ah badalay naxariis ka dheer

    alle naarta jaxiima kugu fogee

  • As u all know Siyaad Barre Passed wearing only daiper in Nigeria oo xaarka isku siidaynaya, maskaxdana isku darsan tay, waxa waxaas oo dhan ugu dhaceen waa dhibaatidaa iyo xaqdaradii uu dadka somaliyeed ka galay,,,,,,,,,,,,,,,, if u ask me he is burning in hell now,,,,,,,,,,,,,,,,, i am glad that dictator died slow death.Those of u who are dreaming there would be one united somalia near future, u just dreaming & u have right to dream.

  • @Geelljireqoqay Magac been ma sheego. Intaas baan jawaab kuugu filan. About dreams...the World was build by dreamers. So we shall continue dreaming.

  • Uma jawaabi karo nin sida Ilaaahay u caabudaya qof la mid ah. Oon ogalayn in runta laga sheego. Maxaan ku nacaa Siyaad qabiil. Walaaahi waxaan aaaminsanahay inaanu Marexaan ahayn, oon Daarood ahayn, oonu Soomaali ahayn. Laaji buu ahaa Ilaaahay Soomaali u soo diray. Inaad nacdasho bay ahayd hadaad damiir leedahay.

  • @Jaalediid sxb adey kulatahay in lacaabudo midhaa ninkaan waa dhintay wuxuu kasbadayba, laakiin waxba ha xaqirin. waxaa larabaa inaa daacadtahay. ina adeerkaa oo asaga ka dadnimo xun ka wadaninimo xun ka xaaran badan baad hoosta gashanaysaa oo amanaysaa kuna raacsantahay in ummada somaliyed kala tagto. mida kale caadifad meesha ay kaa gaadhay bal magacaaga fiiri jaalediid. mida kale ogoow qofna qofkale danbigiis ma qaadayo.

  • @Jaalediid waxbana ha is qarqarine waxaa qurun qalbigaaga ka buuxa soo dhig banaanka. hadii ina adeerka aa hoosta gashanaysid ood rabin inaa sheegtid inuu ka xunyahay siyaad barrena aa ku sheegaysid fircoon dee daacadnimo lagama sugayo ogowna aakhiro labaduba ina adeerkaa iyo siyaad barreba waxay hor istaagi ALLAHA caadilka ah. mida kale ma fiicna in mawtida sidadban loo caayo siyaad barre wacal maahan wuxuu ahaa Madexweynihii ummada somaliyeed wuxuuna ilaah ka dhaliyay marexan somali ah

  • @Jaalediid hate and qabiil mentality is illness that kills mens heart. I am sure your qabaliste I would say you cannot cover the sun with your arms. siyaad barre did mistakes and I appreciate clean heart somali pple to cretisize him because he was their president but I do not like pple like you that hate him because ALLAH made him marehan. I am marehan and my parents were poor under the rule of mohamad siyaad barre but if you hate marehan talk to me than I will knock you down bustard

  • Nin Xaaraan ku nool ahaaa wuu tebayaa Siyaad Barre, nin xalaal ku nool ahaaanaa wuu habaari doonaa magaciisa. Siyaad Barre, wuxuu gooyay maalinba xidid gooyay geedkii Soomaaaliyeed. Markiu u dhacay geedkiina wuxuu eedeeyay kuwii riixay. Waar dadka yaa baray in la iska dilo?. Yaa baray dadka in la is xasuuqo.? Yaa baray dadka in xukunka la boobo.? Wuxuu jideeyay xumaantii. Ilaahay uma naxariisto. Waxaa uu ahaaa Fircoon Ilaaahay u soo diray Soomali. Dal buu qabsaday dhisan, Muxuu ka tagay.?

  • @Jaalediid ninyahaw nimankiinaan quuqland isku magacaabay ee ummadii somaliyeed is jecel si kasta ay isku galeenba runtana ogaaday kuhaya maxbuusnimada iyo inay amxaar hoos geeyaan ummada somaliyeed ee waqooyi. heer waxay gaareen sirdoonka xabashi ee idin xukuma ay dhahaan wiilka hargaysa wuxaa uga dhaw wiilka xamar wiilka ethopia jooga. marka waxaa oo dhan wuu ka fiicanyahay siyaadbarre ee ogoow hadaa qabiil ku necebtahay dee carradaa ku dhimo meelahana ka nacnaclee sida naagihii ama xabashka

  • Nin Xaaraan ku nool ahaaa wuu tebayaa Siyaad Barre, nin xalaal ku nool ahaaanaa wuu habaari doonaa magaciisa. Siyaad Barre, wuxuu gooyay maalinba xidid gooyay geedkii Soomaaaliyeed. Markiu u dhacay geedkiina wuxuu eedeeyay kuwii riixay. Waar dadka yaa baray in la iska dilo?. Yaa baray dadka in la is xasuuqo.? Yaa baray dadka in xukunka la boobo.? Wuxuu jideeyay xumaantii. Ilaahay uma naxariisto. Waxaa uu ahaaa Fircoon Ilaaahay u soo diray Soomali. Dal buu qabsaday dhisan, Muxuu ka tagay. ?

  • love this

  • le peuple somalian et djiboutien sont lieee a jamais

  • Ilaahay ha u Naxariisto aabe Maxamed Siyaad Barre (Aamiin)

  • waaa booqashadii siyaad bare ee d jabouti

  • mahamed siyad bare  liibax afrika illahay uu naxariisto asagay iyo umaada nibe muhamed somalia siyad ukale maa soo maarayo walahi waaka dhaagila ila hada somalia illahow sii maada mahamed siyad uunaagad mar laabad dadka reer djibouti wayay jeecalyahin dad wayneh somaliawayn

  • How can a beautiful and powerful country turn into a zoo?

  • wow kel bel souvenir de mon oncle omar indhayare vivre adeer que dieu te garde une long vie

  • alow unaxariso abe siyad barre mid isagoo kalena nasii!

  • le genie omar indayareh

  • Comment removed

  • aniga somaliland ayaan ka soo jeedaa lakin siyaad bare oo kale somali kama dhalan doono

  • @toosane44 kuguma raacsani arrinka ah inuu siyaad barre oo kale uusan somali ka dhalan doonin, insha ALLAH kuwo asaga ka fiican baa somali ka dhalan laakiin waxaa tahay qof aan qabyaladiste aheen

  • That WAAAAAAAAAAAAS

    Really Somalia !

  • The soilder in the begining was so handsome mashallah

  • wow Omar Indhayare was so young that time.

  • qaranka somaliyed dadbadan ba qabriga u galay

    Ragba qaadan wayay

    gumeysiga qursigiis

    rag ba ka qawafay asaagaa qabaan u noqo

    Maxamed siyaad Barre baa soo qaday calankena qaaliga

    maxamed siyaad baa taarikhda

    qalin dahaba loogu qorey

  • halakan waxaa ku jira adeerkay sakeriya sheekh ibraahin,iyo saaxib kay cumar indhayare oo inoo heesaya,,

    iyo ala ha u naxariistee aabihii naga xoreeyay Gumasigii faransiiska ee noo sameeyay dal maanta dunida dhan laga yaqaano alla ha u naxariistee (xaaji xassan guuleed abti doon) sidoo kale alle ha u naxariisto maxamed siyaad bare oo isna hiil iyo hooba nala garabtaagnaa wakhtigii gumaysiga aan la dagaalaynay iyo ka diba.

  • aabe siyaad alle ha u naxariisto waa loo déyrsadey walee

  • Allah Yarxamak president Siyad Bare, we missed you very much.

  • Allaah yaa Arxamu Mohamed siyaad Barre

  • @PuntlandGurl4Ever fuck you and siyaad and all you daroud

  • masha.allahu

  • taariikhda soomaaliya marka dib loo raaco waligeen carabta waan yasi jirney wixii lagu yasi jireyna waxaa ka mid ahaa caaruurta oo ay u galmoodaan, naagta inta aan la guursan oo saf laga mari jirey, gabdhaha oo ay iska aasi jireen, iyo in aan la isku haleyn karin oo ay munaafaqiin yihiin. soomaalidu dhaqankaas ayey ka aaminsan tahay carab waana sababta quraanka afka carabiga loogu qoray si carab digniin loogu diro ee kama macno dhigeyso carab ayaa dadka ugu wanaagsan, soomaalina carab ma aha

  • Geeral; ma taqaan sida ay ku soo degtay aayada qur'aan ee odhanaysa naagaha ha ldado-hala qariyo-?Waxay ku soo degtay kolkii muxamed uu uga guuray jabad inantii yarayd ee caa'isha oo nikii helay subaxii uu arkay wejigeda deedna sidaas muxamed uu ku masayray oo uu soo dajiyey aayada odhanaysa darbaal ha lagu rogo dumarka.Taasi maxy kaaga sheegaysa qur'aanka aan aaminasnahay Illah samadaa sare fadhiyaa uu noo soo diray?.Haduu qur'aanku Ilaah ka yimi maxaa kol qur'ah loo soo dajinwaayey...waa yaab.

  • maya

    Carab dhulka soomaaliyeed joogtaa ma jirto oo dagaaladii ayaa lagu laayey loomana ogola dhulka soomaaliyeed badankiis, hase-yeeshee waxay carabi ku dambeysaa Jibuuti, halkaasna waa laga sifeyn carabta sidaas ula-soco

  • Ninyahow, ama wiilyahow bal horta is deji, seeftana meel iska dhing. Carabta, waa walaalahayaga, waa deriskayaga, waa dadkayaga, si kasto ha ahaadaan, xumaan iyo wanaagba. Cidna kaama yeeleyso hadalkaas! Aniga kolley kaama yeelayo.

  • jibuuti waa dhul soomaaliyeed

  • GeneralWow, qeyb ka mid ah Jabuuti ayaa ah dhul Soomaaliyeed (Konfuurta). Qeybta kale waa Cafar (Woqooyi). Waxaa intaas dheer in Carabta Yemen ay degen yihiin, awood dhaqaalana ku leh, gaar ahaan ganaacsiga. Laakiin dhulka marti bay ku yihiin, haddii taariikhda la fiiriyo. Berri ka maalin, Cafarta (sida Soomaalida) way midoobi doonaan, taas oo cabsi ku hayso Jabuuti, Itoobiya iyo Eritreeya.

  • siyaad barre ,kuwii uu wax uqabtay wa hawiye iyo iidoor ayaguna wa is xasuuqeen oo kú kibreen siyad barre-

  • meesha shuqulkii naagaha ha la imanin, haddii aad siyaad bare ka fiican tahay, soo bandhig waxa aad ku faaneysid oo aan ka ahayn gus itoobiyaan oo aad u sujuudid?????

    Haddii kale sidii carabtii waxaad tiraahdaan "sidaas iyo sidaas waxaa masuul ka ah Israa'iil". war maxaad iskuul u dhisan weyday "israa'iil baa ii diiday", war aaway isbitaalkii "israa'iil baa ii diiday", sidii carabtii u hadla. ama aamus ama haddii kale wax dhis. ma garatay?????????????????

  • Walaal Generalwow qoraalkaaga waxaan meesha uga saarayaa ereyada xun aad qortay dartood. Waxaan hubaa in aragtidaada ama diidmadaada aad ku dhiiban kartid af qurxoon.

    Salaan diiran.

  • wallee djibouti wa Gob sida daarood ka.masha,allah viva ciise-

  • Historical Video, ayaad Mudane: XasanBurhaan nala qaybsatay waadna ku wacan tahay. Mahadsanid, Ilaahayna ha u Naxariisto Maxamed Siyaad Barre (Aamiin)

  • Siyaad kabtiisu ma gaartid ee maad ka hartid af-qurmiska!

  • waa duligii siyaad barre ilahay naarta kugu fagee.

  • Yur!

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more