Added: 4 years ago
From: leavancliff
Views: 95,974
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (52)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • xasan wado gobanimo mahad sanid inaad boosaaso u heesto waan kaaga mahad celinay naa hadaanu nahay shacabka reer boosaasood

  • Ninkani waa fanaan aad u codmacaan oo hees macaan qaadaya. Walaahi ma garanayo wuxuu yahay. Waxaan ogay in uu yahay fanaan reer Djibouti ah oo kaliya....laakiin waa fanaan aan aad u jeclahay codkiisa

  • Boosaaso geeyo baxan bixi,dalxiiskeeno goobta ku dagana baabuurka Godey ka saaro baxan bixi,Baladweyn ha gaadheen baxan bixi,Beydhabo u gogoloo baxan bixi,Xamarweyn ha boqorte gudoonsi

  • SAASA HARGAYSA DARUURAHA BILICDII WACANAYDIYO DALXIISKII WACANAYO MA GARAN HUUNO WAA 121

  • boosaaso iga dheh shax shaxloow biyo qabow maa kugu qabtaa mise shaax kulul... caleeek afkaaga nacnac dhakab <3

  • kkkkkk abayo kan aa kahelesaa emailkan abaas143@live.come 24 our is online hatikale msg reeb iyo tel lakaa helo mahandsanid

  • caadi waa hees aad u funny ah....lol.... baxa dheh...

  • LOL!!!! What a RIP OFF of ETHIOPIAN/HABESHA music!!!!!!!!

  • bosaso geeeyo baxan bixi wooooooow wht a nice song i like it keep it up well done hasan xxxxxxxxxx

  • hassan wado sxb nice song wlhi hees ayaa ka so dhacday kkkkkkk sxb ilahay ah ku dayo waayo

  • noooloow hassanooww. t'es un grand chanteur

  • boqor

  • woooow

  • waan ku salamayaa

  • Hassan Wado

    GOOD SINGER

    REALLY SINGER !

  • hadaad jeceshahay isagu kuma jeclo lool

    wuu ka leeyhay

  • walahi hadad irumaysanaysiin xasan waan jeclahay meel aan kala xiriirana mahayi marka cidii garanaysa meel laga helo telkiisa ila soo xiriira

  • yeah yeah, xalimo cadey kula yaabi mayno xasan wax lajecladu wuu yahay, wananu kula hawl galaynaa intii karaan kayaga ah

  • alaayaa cisak waa fanaan buuxa afkaaga caano lagu qabay fananka qarniga

  • waa hees cajiib ah aniga hadan iska hadlo heestan aadbaan uga yabay boosasa geey caadi mahan

  • xasan wado waa fanaaniinta caanka jabuuti waxaan layaabanahay xasan wado badanaa heesaha uu qaado wuxuu ku soo daraa bosao maxaya tahay hada wuxuu yiri dalxiiskeeni bosaso geeyo baxaanbixi

    laakiin hada waxaan idiin sheegayaa in riyadii xasan wado rumawday jeclaantiisii bosaso waa yimi bishan desember 10 ayuu yimi isaga iyio fanaaniin kale iyo abwaano uu hogaamainayo abwaanka weyn ee sangub waxayna xalay bandhig faneed ka dhigeen magaalada bosaso

  • yaqshiit4life waxa laga halaya heests oo dhamystir yaqshiit stdow ok bro

  • great, awesome!! hassan wado is a real artist

  • WADO waanka helaa, wagii aan jaadka barbaranayay ayaan dhagaysanjiray oo uu alban kiisiihore soobaxay.

  • j'aime cette chanson parce que, je suis une bénédiction pour de longue date par la manière dont il est très mignon gars. yep keep up your head guys he is the one and most popular artist and he raised in borama in the late of 80s so i hope he is doing well now ...lol

  • dalxiiskeeni bosaso geeyo waaaw xasan bosaso waad uxiistay aboowe markale waa inaad timaado

  • kkkkkkkkkk camirashada jooji xasan waligii bosaaso ma iman ahahahaha

  • hi hassan waxan heysa  coda wagansan

  • hassn wadoo idhuuq

  • ahaah hasan dariiq waar magac xumaa wado........

  • i love this song where can i get heesta oo dhan plzz

  • somalidu waxay hor umar u gari waysay qabyalad intey wadaan walee anay kab calen leh ka soo dur durineen

    gor muu fanan qabil noqday war isla yaba dadaw intad qabiil hebel iyo midkanaa caynkan ah ka sheekeenaysaan waa la idiin dhamaa wax hala isku falo

  • war xasan wado waa fanaan lakin wadanka dhamaan lagamayaqaan waa in uu yimaado puntland iyo muqdisho madaxdana uu hees uqaadaa markaas baan aqoonsankarnaa

  • jigjiga dagaan ahaan waxaa uleh HAWLE IYO BARTIDE NO MORE WAYDIICIDWALBA.

  • jigjigaay waan kuuxiisay iyo dadkeedii iyo mirqaankeedii

  • Viva Jig-jiga,Harar Baabile iyo Fiiltu I love these cities. Viva all Soomaaligalbeed.

  • star & style

  • jabutiyaankane ma is qabiilsadan somali magac kastay la baxdaba qabiil waa daba sucda

  • has has has wadoooooooo,that's my prefect star

  • beutifull song walaahi ilike this singer any way he is somali singer go forward xasan wado

  • hi or asalamu calaykum runtii ma jecli in aan faalo aad u bdan aan ka bixiyo star kayaga qaaliga ah xasan wado runtii xasan wado aad ayaan u taageeraa dhinaca fanka aniga oo fankiisa uun jecel ayuu hadana gabar ina adeertay ah oo samroon ah uu guursaday alle ha iska kaa daayo xasanw wado fanka jabuutina isakaga ayaba hogaanka u haaaya

  • hassan waa star djboutienne waxan rabna faka djibouti iinu gadho halki kii somaliya uu gadho ohhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • merci notre chanteur djiboutian

  • hassan wado U R de only one. best damn thing djiboutien anyway i like when u say BOON Bcouse i'm from BOON........AKAKKAKAKAKA

  • JIJIGA  CASIMADA OGADENYA

  • Hehe, jigjiga waxaa iska leh, Bartire, Ákishe iyo Gadabiirsi,

  • JIJIGA WEEYE BILICDEDA

  • NICE SING

  • hassan wado wow best djibotian singer i like the song dekhay doonustene dameer joog wat it

  • oh what a song nice and beautifull feuture

  • hassan dariiq is the best

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more