Added: 4 years ago
From: hooBariiska
Views: 339,797
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (57)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • i used to live in rochester minnesota and it was populated with somalians but i never spoke to one before

  • i can swear on sum point in the video the girl had purple or grayish hair...lool

  • bisinka war heedhahaya meel kasta aad timadan qabil bad wadatin, iska daaya qabilka iyo cayda aad caynasin dadka faqash iyo idoor ma kala fiicna. inaga daaya walaalayal ee heesta macaankeeda dhageysta fadlan--

    cafis dhamaantin hadi aan wax qalad dhahay. bye walaashin HODAN DK.

  • cool it looks like one of those english tracks that is awesom.

  • very beautiful woman! mashallah

  • Cute lady.

  • she's beautiful

  • the trinba's are well educated my girl we will meet each others contact to my mail bow im me

  • riyaayale sndka wuu dhacayaa ee taa ogaada siilaanyo ayaa xukumaya soomaalila100

  • tani wanjecladaba...she has nice voice..

  • tani caadi ma aha fahmo walaashiis allaha kuu siyaadiyo

  • ubah fahmo waxay markhaadti ka noqonaysaaaaaaa nabada iyo huru marka s/land ay gaadhay. gabadhaha dadeeda ah ee koonfurta somaaliya ma haystaan fursad ay ku soo bandhigaan codka ilaah hibada u siiyey

    long live s/land waa wax lagu faano

  • sthe best of somali music ubax fahmo

  • SHE's the hottest? o_o

    sucks to be you! lol

  • SOMALI GIRLS ARE BEATUIFULLLL

  • She sounds like the CAQAARTA (Kinsi Haji Adan). She sounds good; much better then the average Kabacad/Moorayaan singers. What's up with her hair though? Blue? She lost some points there...

  • wow qurux+ cod bay isku darsatay masha allaah lakin iyadoo is asturtaa wacnaan lahayd

  • long live all of somalia. nice song.

  • Nice song, and she's pretty

  • she is cool and there is nothing to do with danm qabiil with this cool song . boyz stop talking about qabiil and south and north are same brothers muslims oky enjoy the song

  • haha

  • Southern Somalia.

  • Masha Allah beautiful, i am from the South, but she is a good singer and pretty lady, good for you my siter...love from Mogadishu.

  • talktlak, you idiot Somalia is the same, north and south, east or west we're all brothers and sisters.

  • ilaahoow ummada soo hadee oo inta qudhanka ka dhex wada ka saar, anigu waxaan ahay nin reer muqdisho ah waxaana iga xanaajiyay dadka isku sheegaya reer xamarka ee reer woqooyiga daawlada dhistay ee isa saamaxay ku sheegay dad cuqdadi dhaansantay walaahi ani waxaa oran lahaa iska dhaafa nooh .oo ku dayda sida aay sameeyeen takale waxaan aad uga xummay inaanay cidi idiin ,waabinragiinii halkaa wax ku soo qoaray

  • ENJOY THA MUSIC.

  • oof caleeeeeeeeeeeeeek yaa ubax inaadeer afkaaga malab lagu qabay.

  • destinydeoxyspokemon Markaad caayaysid Qabiil Soomaaliyeed waxaa wacan inaad is sheegtid cida aad tahay adigu marka hore hadaad nin rata tahay. inkastoo aa filayo inaadan nin raga ahayn, sabatoo ah hadaad ninraga tahay aflagaado waa iska ilaalinlahayd.

  • nice style and voice

  • caleeeeek yaa ubax dahir,waar gabadhu waa sodohe kaxishooda waa laqabaa

    takale fanaaniiintu qabiil malaha waayo dadka ayey u dhaxeeyaan,please dhageysta heesta ,raaxaysta ,qabyaaladana jeebabka kuhaysta oo naga joojiya,

    waynu ognahay qabiilo faqiira ,jahli aafeeyey inaanay nina waxba u tarayn inaga dhaafa please,intaa qabiilka kufaanaysaan waxay ahayd inaa u ducaysaan si ay aduunka usoo gaadhaan

  • it is shit people talking politics and tribal glories at everywhere, I think Somalia would be a great lunatic assylum.

    Dont hurt yourself by hating others. study shows that 97.3% of those who hate others suffer from some sort of pain later in their life.

    Just listen to the Music - Advice only, sorry

  • waxaan la yaabanahay dadkan ku faanaya naag fanaanad ah..aniga naagtu haday noqoto fananad waxay ila tahay dhilo ...caan ah

  • Akhyaarka!

    anigu kulama arag cid gabadha ku faantay kaliyase waxan arkaa, Cid sheegaysa gabadha qabiilka ay gabadhu ka dhalatay. And as far as i'm concerned there aint anything wrong with that. Hadiise ay adiga ku dhibayso go and comit a suicide!!!!1

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkk

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • ubax dahir noloow ,laguma cawryo oo laguma cunoo,fananadi ugu qurux badnayd somaliya

  • Who cares if she is born in china. She is a just a singer, she is pretty, she this is she is that. WHAT IS WRONG WITH YOU IDIOTS.

    Grow up.........

  • ok come down!!!!!!! don't hate them like that wat did they do to u????!

  • ppl she is not from hargeisa, but from Borama, Just wanna let you know

  • she's somalian thats alll!!!!!!!!! forget about qabiil!

  • maxmuud08 waad na amaantay ..waayo waxaano dhaana kuwa aan lahay ba ba caqli iyo caaqil ee 2007 wali is dilaya

  • Qurux badanaa. I wonna come to Hargeesa.

  • isku xishooda iska dhafa cayda just watch the video. mesha maha shirki nairobi.

  • hot.a nubian queen.

  • woooow

  • naga dhafa qabilka meshu paltalk mahaa

  • msha laah ubax walaalo aad baad uga baxsatay afkaaga caano lagu qabay waxaad tahay fanaanad sharaf leh somaliland ha noolaato hargeeysa ha noolaato

  • she got nice cod iyo hips...

  • sorry xagayga kama socoto, Majirto.comm

  • she is a good girl and nice song but she wearing indian dress plz waxa hasoo xidhan mar danbe drop out plz

  • waaaaaaaaaaaaaaw,yaaaaaaaa ubaaaaaaaaaaaaaaaax

  • she can be reall singer she has good voice she is hott cool

  • beatiful lady nice song thanks

  • you can download the song for this video from somalioz. com --- the mp3 that is. this lady is killing it, she got sweet voice and style.

  • ubax fahmi waa hibonuuradii 2aad waaw cod iyo qurux bay is ku darsatay

  • wat a song nice vido too

    love it

  • thanks nice song

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more