Waa dad wanaagsan dadkaani naftoodana edeb iyo akhlaaq u yeelay kuna mashquulsan Alle Subxaanahu maxabaddiisa iyo Rasuulkiisa Scw maxabadiisa, jecelna dadkii Culamadda ahaa ee Diinta Umadda Muslimiinta ah Soo gaarsiiyey.
this is when the things get worst.... before i continue lecturing my comments i wan to thanks for those who.... interest the digri in addition... as a Muslim we pray five times a day.. and ask Allah forgiveness. for those who comments this clips and saying "huwa huwaa ayay uga dhagtay war ha iska huweeyaane m" what do you know about Muslim. ... you don't have to talk people about the reaction was well as their traditional...... there are several way to ask Allah (SWT) help.... if you only know
@always001, brother HUWA in the arabic language is a pronoun and it takes the place of the noun. I can say HUWA, and it can take the place a human. Do I read the QURAN? yes. Have I seen HUWA ALLAHU in the QURAN? Yes, in surat AL-HASHR and other places in the QURAN, but does HUWA mean ALLAH? No. it refers back to ALLAH, but it is not one of his names. If I say in the Arabic language "HUWA DALIBUN", he is a student. Does it have to do anything with the name of ALLAH?
this is not "CiBAADO" this is just a dance. @Guhaad if R NOT MUSLIM and YOU R SPeak Somali, i invite islam, becuase it is the only salvation way from hellfire!!!
huwaayaa huwaayaaa . aaheey waxaan waa lagu shaqaystaa hadii kale wax badan ayaa soo xirmaayo hadii kale, ha iska wadeen huuwaayaa inkastoo dadka meesha huwaaya hayso ay baahi ayaa u gaysay maanta soomaalida inteeda badan ilaahay xaqa waa tusay waxaan ilaahay ka baryeenaa in ilaahay xaqa tuso inta dhiman
bibasra midhaa naceebka iyo xaasidnimada baa iyo dad iska dhiciska baa wuxuu ku gaarsiisyay in nin gaal sheeganaya guhaad aad ka jeclaatid nin muslim ah oo waliba u riyaaqdid. laakiin ceeb idiinma ahan gaalnimo jaceelka oo hadaba xabash gaalo baa dad muslimiin ka jeceshihiin waxaadna xabashta ku magacawdeen ansaarul muminiin
wallahi saan u qoslaayay ayay ilin iga timid ...war waxay diin ka dhigayaan bal eeeega ....walhi rasuulku waxaa uu noo sheegi jiray ayaa soo cadaaday .... waaana arki dooonnaa ahlul qabuurtaan meel ay ku dambeeyaan
@abdallacali wa adiga dhahaya sidaan u qoslayay ayay ilin iga timid ee horta su aal aan ku waydiiye ..yaa kuu baneeyay in aad qososho illaah ilin kaa imaato? mawaadan xusuusnayn aakhiro? ..ma waxaadse ku qolaysa xuska allaah SW?
way iska cadahay in aysan cibaado ahayn waxan, maxaa wakhtiga la iskaga lumin, nabiga scw asxaabta ,taabiciin,taabicitaabiciin, ma samayn jireen waa maya markaa maxaad u samaynaysaan,ilmi aysan lahayn baa leedihiin miyaa,wax la dhaho Bidca fiican na majirto,kulu bidca thalaala,thalaalakastana fi naar waciyaadu bilaah..
huuwaayeey huuwaa hooyo majoogto kabax kabax aaday malaha ilmay seexinayaan runtii waa funny. cadaanka tuuristaha ah in ay sarsawirtaan bay ku roonyihiin. ALLAHA HANUUNIYO
always001, (1)"Huwaya" is not one of allah's names and by saying that u don't get any rewards. (2) our prophet s.a.w says he who does an act which is not (in agreemen) with our matter will have it rejected. so it is u who have to have prove from the sunnah in order to do zikr this way, and if u don't have it, it will simply be rejected like it is mentioned in the above hadith (which is the 5th hadith from an-nawawi).
English would be nice so i can reply, this is beautiful; zikr and it is not against the sunnah to do this and can you please show me evidence where it says doing zikr like this is haram, O Wahhabis
Salaamu caleykum, waryaa "huwaayaa huwaa" maxaa lagawadaa subxaanalaahiye. brothers this is not based on any given prove. u want get close to Allah swt do as his prophet did. Allah says to his prophet "say (oh mohamed) if u love Allah follow me and Allah will love u"
please tell me what is wrong with this Zikr-e-Shadiliiyyah, you wahhabis need to go to hell and get a life, as you dont know watyour talking about, look at these SUfis, waering tubans and have beards and are following the sunnah
Huwaa Ya huwa, if you read the Holt QUr'an you would have found that ALlah says, 'HO'wallah ullazi la illlaha illahoo.' HUWa means Him referring to Allah who is above ALl, so I think you need to educate yourself upon Arabic and Zikr the Qur'an nor the Sunnah states any particular method of zikr unless the Prophet stated that Zikr can only be done in a certain way
@sahiih waa runta dhamanteen caqidada allana noo toosiyo waxaase ka daran dambi kaga aya kugu filan qofkale dambigisa ma xambari kartid wa iga nasteexo
@Guhaad74 oo ma isla fiicantahy meel aala soo istaagee aniga muslim ma ahi war wax isku fal oo ilaaha ga u noqo kufaaryahoow araga xun murtad aatahay in qoorta lagaa jaro aad is taahishaa
Walahi Somaliya gaal ma yimaadaan sidan badalkeeda hadii safafka jihaadka loo buuxin lahaa laakiin waa nasiib darro in wax aan daliil adag lahayn in sidaan loogu xoomo Jihaadkii oo waajib ah Gaalnimo lagu sheego. Yaa allah adigaa hanuun haya na hanuuni oo qalnigeena shikriga ka ilaali.
huwa huwaa ayay uga dhagtay war ha iska huweeyaane maxey la niikinayaan sidii juhaladii? walee kuwaan qoom Illaah daba dhigay ayaa diinu ka idlaatay.
Waxaan shiicada ayay ka keeneen shiicada ugu xun ayaa sidan u niikiya.
wax diinta asal ku leh ma aha qof siirada bartay waxaani laguma qaldi karo joongleboy waxaad wax ku fahantay waa barashada xaqa bro kuwaan Allaha soo hadeeyo. diinta wixii la rabo laguma soo daro meesha laga keenay ayaala weydiinayaa?
@somalianfriend haddii aad fahmi lahayd manaha huwa , ma adan dhehden hadalkas, kan kale dambi kaga aya kugu filan midkalena ma xambari kartid, ma is ledahay hadalkas inuu dambi kaaga yimid wa iga nasteexo
idiot, you need to respect coz they know more than you know and u still saying bad things about then, are jealous coz they love their religion and respecting the people who spread the religion evrywhere in somalia. lol night club haday yaqaanan ba wax bay ahaan lahayd lakin ma ba yaqaanan, qaniisiinta dhahdo lee taqaan. dhariiqaada qaad dantooda iska dhaaf.
As Allah has commanded us in his Quraan: ''Fa in tanaazactum fii shay in faruduuhu ilalaah wa rasuulihi'' - 'If you debate on a religious matter, refer it back to tAllah (the holy Quraan) and the Prophet of Allah (Sunnah). Sadaqalaahu cadhiim.
To judge on such matters, one has to follow Allah's protocols PERIOD.
if you don't want to say and move to the names of Allah(swt) and his greatest love prophet(pbuh) THEN LEAVE PEOPLE WHO LOVE AND WANT TO EXPRESS THAT LOVE ALONE!
stop being ignorant and LEARN WHAT ISLAM IS ABOUT!!
Intaas O Muslimiin ah oo goob isugu timid Allihii abuurtayna xusee wax ka fican ma jiraaan. Qofka wax afkisa ka so bax waxa ugu qeer badan kalimada laaa ilaaha ilalaahu. Culimadaana waa Macalimniti Dugsi quraanka an ka so dhiganay . Maashalaaah
Ahlu sunnah wal jamaaca inay dariiqii saxdahaa ku taagen yihiin madow kuma jiro................Nin caruurta u diray indad masaakiin inay isku soo qarxiyaa DIIN ma haysto... SAGRSOMAL hadii aad aaminsatahy dad masaakiin in la laayaa way banaantahy diin kale sheego muslim ka dheerida
WE MUSLIMS ALL OVER THE WORLD SHARE COMMON CONNECTION WHICH IS LILAHA ILLALAH MUHAMMADU RASULULLAH. DO NOT LISTEN THE ENEMIES NO MATTER WHO THEY ARE PHYSICALLY OR APPEARENCE WE WILL OVERCOME ALWAYS THE ONE WHO AGAINST THESE GOOD PEOPLE LIKE THIS EXAMPLE MAY AALAH BLESS THEM AMIIN.
saxaabadii nabiga sallalaahu calaychi wasalam ayaga ayaa ummadah muslimka ugu khayr badan nabigiina ugu jecel. marka ciyaarta ay nimankaan ciyaarayaan xagee bay ku tiirinayaan
digri ayaan X factor ka qaadaa soon insha'allah......ii soo duceeyaa aduunka waxan raba in aan tuso in digriga uu yahay very imprtant xusuus ee allah sbw iyo rasuulka swa.......
Only Wahabis call "Huwa Ya Huwa" bidah and call blowing up in a populated market a martyrdom. We put the name of Allah before any thing and we call him in secret and public, in lone and in group, while sitting or standing. You put violence before any thing. Join the Daakiriin in purifying Allah and His name or at least leave them alone until Allah makes His virdict among you.
marka marka hore nabikaa kusali hadioi aad diidantahay laa ilaah ila laaahu sidee ku noqoneysaa ii sheeg islaaam marka hore soo baro ashahaatinta kadib wax sheeg somali waxay ku heshiin la,dahay yaa ah nin ashahaadanayo in lagu shego wax uusan aheyn marka sxb waxaan ku dhihi lahaa soo baro diinta islaamka kadib dadka wax kasheeg sheeg
kiniini wa kee shacabkee alshabaab leenaayaan ma shacab qarsoonaa amo waa ku amaankooda sugaayaan ee cadawga tigree ka xureeyeen amo waa tigree aa ula jeeda shacabka
وَمَا آتَاكُمُ الرَّسُولُ فَخُذُوهُ وَمَا نَهَاكُمْ عَنْهُ فَانْتَهُوا إنه من يَعِشْ منكم فسيرى اختلافا كثيرا، فعليكم بسنتي وسنة الخلفاء الراشدين المهديين من بعدي، تمسكوا بها، وعضوا عليها بالنواجذ؛ فإن كل محدثة بدعة .
This is Bidca. They need to spend this time on praying and reading the Quran.
Gutsyndicate 6 months ago
qofkan dhahayo aniga muslim maahi waxaan dhihilahey madamo asaga aheeynin muslim ka dhehbax ayaa leyahay aniga waxbo hakahadlin ninmankan oo digrinayaan waa dad ilaah rumeysan iyo rasuulkiisa
faduma577 8 months ago
asc qofkaan dhahaayo digriga ilaah waa niiko waxaan dhihilahey waxoo galay dambi waayo hadii oo aqoon ulayahay ma dhihilaheynin waa niiko waxaan leyahay ilaah kacabso hadhihin waligaa wax aadan aqoon u laheynin
faduma577 8 months ago
sssdccvz<
faduma577 8 months ago
yryrtu5h
faduma577 8 months ago
Waa dad wanaagsan dadkaani naftoodana edeb iyo akhlaaq u yeelay kuna mashquulsan Alle Subxaanahu maxabaddiisa iyo Rasuulkiisa Scw maxabadiisa, jecelna dadkii Culamadda ahaa ee Diinta Umadda Muslimiinta ah Soo gaarsiiyey.
MrFaaid 8 months ago
This has been flagged as spam show
Masha-allah, make sure you see my videos.
binbaaznajdi 9 months ago
MAASHAA ALAAH ILAAHAY AYAA KARAAMEEYAY CULUMADA AHLU SUNNA WALJAMEECA ILAAHAY IDINKIISNA KHAWAARIJTA WAAN XORAYNDOONAA DHAWAAN
indhayar1 9 months ago
this is when the things get worst.... before i continue lecturing my comments i wan to thanks for those who.... interest the digri in addition... as a Muslim we pray five times a day.. and ask Allah forgiveness. for those who comments this clips and saying "huwa huwaa ayay uga dhagtay war ha iska huweeyaane m" what do you know about Muslim. ... you don't have to talk people about the reaction was well as their traditional...... there are several way to ask Allah (SWT) help.... if you only know
nabadatv 1 year ago
huu waaya huuya huuwaya baboons
goblayful 1 year ago
@always001, brother HUWA in the arabic language is a pronoun and it takes the place of the noun. I can say HUWA, and it can take the place a human. Do I read the QURAN? yes. Have I seen HUWA ALLAHU in the QURAN? Yes, in surat AL-HASHR and other places in the QURAN, but does HUWA mean ALLAH? No. it refers back to ALLAH, but it is not one of his names. If I say in the Arabic language "HUWA DALIBUN", he is a student. Does it have to do anything with the name of ALLAH?
waryaa06 1 year ago
r they praying?
Mashallah1full 1 year ago
hoobaalA hoobalaa ku lahaa miyay buraanburayaan?
goblayful 1 year ago
is this how they pray
sidan miyay u tukadaan
goblayful 1 year ago
Viva Ahlu Sunna
Viva Somalia
Somali waa dad Sufiyaal ah oo nabad jecel.
al shabaab waa gaalo oo umada Somalia dhib dhac iyo dil ula timid waa in wahabiga la iska qabto walaalayaal.
Guul Ahlu Sunna.
Guul Somalia.
moOmar100 1 year ago
@moOmar100
Guul Ahle sunnah wal jama'a
TheSufisomali 1 year ago
walale yaan lacaa budin ilaah moyee qofkale.. Qof dhinteyna aduun iyo akhiraba wax nooma tari karo..Labeyka ALLAH
AbuYahyaAlIslam 1 year ago
@AbuYahyaAlIslam
War mr abu , yey caabudayaan oon Alle s.w eheen culumadani muslimiinta ah?
TheSufisomali 1 year ago
@TheSufisomali anigu waligey mushrikk uma jawaabin.. balse hadaan kuu jawaabayaa ee safiican u akhri wax aan iri hadey qalad yihiin....WAXAAN IRI ------------------->walale yaan lacaa budin ilaah moyee qofkale.. Qof dhinteyna aduun iyo akhiraba wax nooma tari karo..Labeyka ALLAH..
MA QALAD BAA waxaan iri mr mushrik?
AbuYahyaAlIslam 1 year ago
@AbuYahyaAlIslam
Mr Abu, MUSHRIK markaad illedahey , ma waxyi baa kugu soo dagey ad ku ogaato in aan MUSHRIK ahe?
Mida kale, anigana waxan kahadlayo , Videogan ayaad timi, waxaadna tidhi.. YAN LACABUDIN ILAH MOYE QOFKALE...! (MARKA YAAD ARAGTEY OO CAABUDAYA ILAAH ADOONKIS. )
MUSHRIK IIGU YEER DHIB MALEH, GAALADUBA RASUULKA S.A.W AYAY CAAYI JIDHEN , SUU UDULQAADAN JIDHEY AYAAN RABAA KU DAYDU. MARKA DHIB MALEH MUSHRIK IDHEH HADA RABTID..
TheSufisomali 1 year ago
this is not "CiBAADO" this is just a dance. @Guhaad if R NOT MUSLIM and YOU R SPeak Somali, i invite islam, becuase it is the only salvation way from hellfire!!!
TheMaska77 1 year ago
huwaayaa huwaayaaa . aaheey waxaan waa lagu shaqaystaa hadii kale wax badan ayaa soo xirmaayo hadii kale, ha iska wadeen huuwaayaa inkastoo dadka meesha huwaaya hayso ay baahi ayaa u gaysay maanta soomaalida inteeda badan ilaahay xaqa waa tusay waxaan ilaahay ka baryeenaa in ilaahay xaqa tuso inta dhiman
zayd555 1 year ago
Waraa jimicsi aan caadi aheyn ee ku jiraan leenkaan waaba aalamiito
DuraanDj 1 year ago
GO AWAY WAHABIS
Faiza22221 1 year ago
somalianfreind bidcay xun baa tahay ee getta life huwaa yuxyi wayumuut miyaa niiko noqotay imaan kaadada baad gadatay ee edab yeelo jaahilyohow munaafiqa ah.
quriya7 1 year ago
Huwa al awwal wal akhir!
TheSufisomali 1 year ago
Allahu akbar! mashaa'Allah!
fck off u wahabi bastards!
keep ur dumb comments in u!
TheSufisomali 1 year ago
heee ax hee ax soo deg waan u xiisay digri ax ax ax ax ax
MrGeele50 1 year ago
WAHAABI: Wahaabiga ola asaasay dagaalki aduunka e labaad kadib boqortooyadda ilmo sacuud u ingiriska iyo yahuuda udhiibatay Xijaas. Wahaabigu waxu aaminsanyahay inusan qofka Cabiidka/Africankan ah usan isxukumi Karin, sidaa darted waxay u magacaween nin sacuudi ah o 24jir ah inu Soomaalida xukumo. Marka layaab maleh inay wahaabiyiintu aybaabiiyan dhaqanka, hidaha, diinta, aqliga, waxbarashada, culumada iyo asaaska qoyska (dumarka). Dhamaan Soomaali o idilna waxay rabaan inay u noqdan CABIID.
runidba99 1 year ago
This has been flagged as spam show
somali rap, nice , ciyaartan magaceed , waraa suufiyada caadi maahan waa bashaalayaane ,
alshabaab ayaga quraanka iyo xadiithta leey akhriyaan
laakiin ragaan bashaal ay sii raaciyeen,
caadimahan xagee lagu dhigay cayaartan
qaadiriyah 1 year ago
huwaaya ,,,, waa ciyaar qatar ah waa u bogay xagee laga cayaaraa
qaadiriyah 1 year ago
haliiska hadlo walaga ficanyahay ee culumadan afkina ka daystay
waxay samaynayaan daliil iyo cilma ayay uleeyihin. hanun cidna kama rabaan
ee aflaga joojiya
quriya7 1 year ago
bibasra midhaa naceebka iyo xaasidnimada baa iyo dad iska dhiciska baa wuxuu ku gaarsiisyay in nin gaal sheeganaya guhaad aad ka jeclaatid nin muslim ah oo waliba u riyaaqdid. laakiin ceeb idiinma ahan gaalnimo jaceelka oo hadaba xabash gaalo baa dad muslimiin ka jeceshihiin waxaadna xabashta ku magacawdeen ansaarul muminiin
macaanjecel1 1 year ago
walaal ilaahey ajar hakaa siiyo hadii ad saxantahay, waxaanse qofkasta oo diia amaanta nabiga csw iyo tan alaah sxw in uu layimaado dalli cad meeshu nabigu kureebay xadiith cad ama aayad qur aan ah oo sitoos ah utilmaayse ineysan banaaneeyn jkq
jiiryare 2 years ago
abdala adiga ilaahay hakuso hanuuniyo culumadan hanuun cidna uguma bahna wadada saxda ah ayay hayaan wax lasameeyo shayga ugu wanagsan ayay samanayaan marka dadka dhunsan ilahay haso hanuuniyo.
quriya7 2 years ago
masha allaah
quriya7 2 years ago
nimanbaa masaakiinta khiyaamay oo culumadooda isku sheegaya oo waxaan diin aheeyn diin uga dhigay si ay danahooda aduunyada uga eegtaan waa sidii culumadii kirishtaanka aheeyd ee bedelay diiintii nabi ciise danahooda qaaska ah daraadeed ..masaakiinta way khiyaman yihiin ..lknse jahilgaas wax ilaahay agtiisa uga cudur daaraya majiro
ALLAH HA IDIIN SOO HANUUNYO
abdallacali 2 years ago
@abdallacali Jaahil waxaa ugu daran midka asagu is mooda caalim dadkana ugu liita...allxamdulillaah culimadeenu maha sida dadka caqli iyo cilmi kale aan lahay illaa usama warkiisa mahane...mana ku dhaqmaan wax aan diinta islaamka ka mid ahayn allxamdulillah...jaahilka aan cududaarka lahay wa midka xaqa asagoo arkaya iska indhatira sida adiga oo kale ee Allaah SW ha ka qabto umada adiga iyo wixii kula mid ahba ..aamin.
Samatariyah 1 year ago 3
@Samatariyah waryaa waxaan ku dhahay diinta soo baro waxaani diin maahane niman culumo isku sheegaya (qaarkood) ayaa khiyaameeya suufiyada oo danahooda dunawiga ah ku eeegta markaa sxb is daji diintana soo baro yoowmul qiyaaamo wallahi jahlinmo iyo maanan ogayn inaan laguugu cudur daareeyn ee si isku dhaan abti
abdallacali 1 year ago

kkkkkkkkkkkkkkkkk.looooooooool .......
wallahi saan u qoslaayay ayay ilin iga timid ...war waxay diin ka dhigayaan bal eeeega ....walhi rasuulku waxaa uu noo sheegi jiray ayaa soo cadaaday .... waaana arki dooonnaa ahlul qabuurtaan meel ay ku dambeeyaan
abdallacali 2 years ago
@abdallacali wa adiga dhahaya sidaan u qoslayay ayay ilin iga timid ee horta su aal aan ku waydiiye ..yaa kuu baneeyay in aad qososho illaah ilin kaa imaato? mawaadan xusuusnayn aakhiro? ..ma waxaadse ku qolaysa xuska allaah SW?
Samatariyah 1 year ago 2
huwayaa diin miyaa tolow wax aan waliay maqalnay ma,aha ilaahow soo hanuuni kuwaan this bidca
anigamiyaa2 2 years ago
@anigamiyaa2 laailaha ilaaha illaahuwa hadii aadan maqlin waxa diinta islaamka kamid ah oo ad maqashay maxay yihiin? bidco iyo bidco la'aanse maxaad ka taqaan? adiga ayaaba xaga diinta ka dhibaataysane horta dib isugu noqo waa iga talo.
Samatariyah 1 year ago 4
@Samatariyah niyow diin wax makataqanid waxaan ku su,aalaya waxaan ad shegaysid ee aad diin ka dhiganaysid rasuulkii ilaahya asxaatiisa maa samayn jeriin? tankale dalil ma uhaysaan waxan niyow jaahil waynaaday ayaa tahay diinta barao horta inata aadana wax caayin
anigamiyaa2 1 year ago
@anigamiyaa2 subaxaanallah aniga hadii aan jahil ahay mawaxa cilmi leh ninka dhahaya daliil ii ken in nabiga csw iyo saxaabadiisu ashahaadan jiren?
laailaha= ilaah majiro ilaa huwa= asaga mahane yani allaah sw mahane ..intaas hadii aadan fahmi karin maxaa mucaarad nimo kuu geeyay cilmigeedba ma lihide?
Samatariyah 1 year ago
They have idea what they are saying.
Hayaay111 2 years ago
this is one of the reason we dont need alshabab i realy missed digri
PureBliss01 2 years ago 2
maxeey is ku daaliyaan wax nabi scw ka soo arooray maba ahan ee dadkan
jacqob12 2 years ago
Rumaysa dadkaan waa dadka sunnada saxda ah ku taagan, ee caqligaaga yarka ah diinta ha ku cabirin. ficilkaan waxa uu ka soo arooray axaadiithta xabiibka (saw)
ihsansville 2 years ago
way iska cadahay in aysan cibaado ahayn waxan, maxaa wakhtiga la iskaga lumin, nabiga scw asxaabta ,taabiciin,taabicitaabiciin, ma samayn jireen waa maya markaa maxaad u samaynaysaan,ilmi aysan lahayn baa leedihiin miyaa,wax la dhaho Bidca fiican na majirto,kulu bidca thalaala,thalaalakastana fi naar waciyaadu bilaah..
Laakiin jimicsi fiican(nothing alse)
Rumaysa144 2 years ago
huuwaayeey huuwaa hooyo majoogto kabax kabax aaday malaha ilmay seexinayaan runtii waa funny. cadaanka tuuristaha ah in ay sarsawirtaan bay ku roonyihiin. ALLAHA HANUUNIYO
macaanjecel1 2 years ago
dis is butiful love it !!!!!!!!!!!!
akadrogba11 2 years ago
i like dis, thax fo postin it, waaba xaafad shidan, kuwaan kale ee jaahilnimo darteed muran maahine faa iido kale ma lihidiin,
diinta idinka maa keenay, ilaah aa keenay, so let these ppl do watever they want, hadii eey qalad leeyihin ilaah aa la xisaab tamaayo
bersanji 2 years ago
always001, (1)"Huwaya" is not one of allah's names and by saying that u don't get any rewards. (2) our prophet s.a.w says he who does an act which is not (in agreemen) with our matter will have it rejected. so it is u who have to have prove from the sunnah in order to do zikr this way, and if u don't have it, it will simply be rejected like it is mentioned in the above hadith (which is the 5th hadith from an-nawawi).
waryaa06 2 years ago
English would be nice so i can reply, this is beautiful; zikr and it is not against the sunnah to do this and can you please show me evidence where it says doing zikr like this is haram, O Wahhabis
always001 2 years ago
Salaamu caleykum, waryaa "huwaayaa huwaa" maxaa lagawadaa subxaanalaahiye. brothers this is not based on any given prove. u want get close to Allah swt do as his prophet did. Allah says to his prophet "say (oh mohamed) if u love Allah follow me and Allah will love u"
waryaa06 2 years ago
@waryaa06 hadan aqon u lahayn waxaa ka fiicnan badan inaad carabka dulmiga ka ilaiso waa iga nasteexo dambi kaga ayaa kugu filan qofkale dambigisa ma xambarikartid
bibasra 2 years ago
please tell me what is wrong with this Zikr-e-Shadiliiyyah, you wahhabis need to go to hell and get a life, as you dont know watyour talking about, look at these SUfis, waering tubans and have beards and are following the sunnah
always001 2 years ago
Huwaa Ya huwa, if you read the Holt QUr'an you would have found that ALlah says, 'HO'wallah ullazi la illlaha illahoo.' HUWa means Him referring to Allah who is above ALl, so I think you need to educate yourself upon Arabic and Zikr the Qur'an nor the Sunnah states any particular method of zikr unless the Prophet stated that Zikr can only be done in a certain way
always001 2 years ago
war ninman kaan dadkii waa dhumiyee
xagay waxaan kala yimadeen xadiis iyo aayad sheegaysaa majirtee. illahow caqiidada utoosi oo xaqa tus saxda ah .
xasaxxk 2 years ago
Acuudu billah inaalillah saan islam miyaa nIlaahey hanuuniyo
sahiih 2 years ago
@sahiih waa runta dhamanteen caqidada allana noo toosiyo waxaase ka daran dambi kaga aya kugu filan qofkale dambigisa ma xambari kartid wa iga nasteexo
bibasra 2 years ago
Mansha Allah Bibasra waa runtaa lakiin meelay kutaalo Rasuulkii(CSW) inuu dikrinjirey iisoo cadee plz inwax lays fahansiiyo maxumee..
sahiih 2 years ago
@sahiih haa sxb iman cumar rc waxaa lagawariyay inuu rasuulka maalinkusoo baxay dad xabashi ah oo amaanaya isaga luqadoodnana, nabiga wuxuu asxaabat wediiyay maxay dhayaan markaas ayaa loo sheegay inay amaanay markaas ayuu nabiga iska dhaafay ooy sii wanteen nabigu mareebin, siaad ayay amaanta nabiga iyo mida eebe labadaba ku banaayhiin ee waxaan nabiga reebin hareebin adigu
jiiryare 2 years ago
SCW walaal waxaan ku weydiiyey Rasuulkenii(SCW) inuu asagu dikriyey meelay kutaalo taas malaha mansha Allah maanta ani shakhsi ahaan dikriga waa kasoo horjeedaa Ilaaheyna hayna wada hanuuniyo insha Allah
sahiih 2 years ago
Walaal anigu imaam ma ahi waxna ma xaraam gareeykaro waxna maxaalinkaro oo cilmi badan malahi waxii Ilaahey iyo Rasuulkiisu(SCW) nafareen waa inaan raacnaa insha Allah
sahiih 2 years ago
Anigu Muslim maahi lakiin ninmankaan waa ka dhaqan fiicanyihiin Muslinka dagaalka diinta mooday waana dad isku kalsoon kuwaan lakiin waxaan layabaa Muslinka dagalka diinta mooday oo cid walbo caynayo
Guhaad74 2 years ago 2
@Guhaad74 wa runta dambi waxaa ugu weyn qofka muslinka sheganaya inuu gacantiisa iyo carabkiisa ka nabadgelyo muslinka ama ummada kale kaas ayaa ah muslinka saxda ah, balse hadaa waxaa sii dheratay ashahado wan ku dilayaa dinta mesha ay ugu jirta manaqaan
bibasra 2 years ago
ninku gaaal waaye basra maxaaad kala hadli guhaad wada siduu sheegay muslim ma ihi uu leeyhay
luckyman143 1 year ago
Ee muslimba matihidi maxaa Muslimiinta waxay ku murmaan kusoo dhexgaliyey waa yaabe shaqo yeelo nin ama naag waxaa tahaybo
sahiih 2 years ago
@Guhaad74 muslim hadaadan ahayn dadka ka dhexbax maxaa yeelay najaaso yaad tahay ...qalbiga yaad ka indha beeshay maalinta qiyaamahana waxyaabo aadan filayn baad la kulmi doontaa !!!
inaguluyux 1 year ago
@Guhaad74 oo ma isla fiicantahy meel aala soo istaagee aniga muslim ma ahi war wax isku fal oo ilaaha ga u noqo kufaaryahoow araga xun murtad aatahay in qoorta lagaa jaro aad is taahishaa
qalanjo2011 1 year ago
mashallah nice dhikr, go away wahhabist
always001 2 years ago 2
@always001 thinks
bibasra 2 years ago
Asc. Bismillah
Walahi Somaliya gaal ma yimaadaan sidan badalkeeda hadii safafka jihaadka loo buuxin lahaa laakiin waa nasiib darro in wax aan daliil adag lahayn in sidaan loogu xoomo Jihaadkii oo waajib ah Gaalnimo lagu sheego. Yaa allah adigaa hanuun haya na hanuuni oo qalnigeena shikriga ka ilaali.
inasanweyne 2 years ago
inasanweyne mawaxaa kawadaa kuwaan waa khaldanyihiin?
salaad12 2 years ago
huwa huwaa ayay uga dhagtay war ha iska huweeyaane maxey la niikinayaan sidii juhaladii? walee kuwaan qoom Illaah daba dhigay ayaa diinu ka idlaatay.
Waxaan shiicada ayay ka keeneen shiicada ugu xun ayaa sidan u niikiya.
wax diinta asal ku leh ma aha qof siirada bartay waxaani laguma qaldi karo joongleboy waxaad wax ku fahantay waa barashada xaqa bro kuwaan Allaha soo hadeeyo. diinta wixii la rabo laguma soo daro meesha laga keenay ayaala weydiinayaa?
somalianfriend 2 years ago
@somalianfriend haddii aad fahmi lahayd manaha huwa , ma adan dhehden hadalkas, kan kale dambi kaga aya kugu filan midkalena ma xambari kartid, ma is ledahay hadalkas inuu dambi kaaga yimid wa iga nasteexo
bibasra 2 years ago
@somalianfriend waa runtaa saxb kuwani iyo shiicadu waxyaala badan ayay wadaagaan xadrada,qubuuraha laga barkaysto,ilaahay cid aan ahayn oo madad laga dalbado,markaa waa iska shiica.
farsameeye 1 year ago
19sheikh midkaan la soo baxay adaa asxaabta rasuulka csw waxba ka aqoon duf ku baxee noo sheeg asxaab saan sameen jirtay mise asxaabta ayaa adinka Rasuulka csw ka jeceshihiin ma ABUUBAKAR SADIIQ RC ayaa Nabiga csw ka jeceshihiin bal aayad iyo Xadiith noo keena iyo asxbaa xataaa Taabiciyyinta sameen jiray HUUWAAYA HUWAA ha ku heenina HUUWAAYA HUWAA intay diinta ugu taalaa Caruurta ayaa lagu seexiyaa Huuwaaya Huwaa
juungalboy 2 years ago
duldul aatahay xadiith iyo aayad iskaga kaa khasaasimeyno duf adi kubax.
19sheikh 2 years ago
Jungalboy: Jungalka ku dhumee wiilka afka ka sii jeede. Culumadan xadraaynayso maxaa lagaa siiyaa. Orad sheeydhaan yaho wax soo baro, xaraan iyo xalaasha kala aqoon.
MsRumaan 2 years ago
War Night Club in ad aadiin ayaa idiin dhaanto sidaan ajarna kama helaysaan waadna daasheen dabcan iska soo baashaala huuwaya huuwaya ma ahanee
juungalboy 2 years ago
idiot, you need to respect coz they know more than you know and u still saying bad things about then, are jealous coz they love their religion and respecting the people who spread the religion evrywhere in somalia. lol night club haday yaqaanan ba wax bay ahaan lahayd lakin ma ba yaqaanan, qaniisiinta dhahdo lee taqaan. dhariiqaada qaad dantooda iska dhaaf.
aabdulle 2 years ago
Huuwaaya Huuwaaya Cunug yar oo la seexinaayo miyaa Diinta intay ugu taalaa Huuwaaya Huuway duf ku baxa kuwan ayaa diin ku dheelay waadse hadii la idinka yeelo
juungalboy 2 years ago
mashalaaaaaaaaaaah waaa dad wanaagsan oo diinta na soo baray
nuradin22 2 years ago
ilaahow soo haday umadaan adaa abuurtay jidtoos mahaystaan
anigamiyaa2 2 years ago
look at 8.0 minutis xadiiska uu soo dalii shanaayo yaa wariyay haddii la way diiyo garn mayo ayn amin sanhay
dadka uu martida u yahy ayuuna wax uga qadny waa gaaaaadaaaaay way naaday kan xoolo masa kiin waaa ku maqan yihiin
abdiyare121 2 years ago
dadka tuulada dagan aa meesha xoolo looga dila mahane qof saan oo kaleeto isku daalinayo majiro
abdiyare121 2 years ago
Digi xadro caadi maahan
Abaadir18 2 years ago
They are saying Huwa yaa Huwa. Huwa= Isaga( Allah) sw.
Shaarkeey100 2 years ago
It seems like they;re putting a baby to sleep. huwa lmao
angrywinds 2 years ago
As Allah has commanded us in his Quraan: ''Fa in tanaazactum fii shay in faruduuhu ilalaah wa rasuulihi'' - 'If you debate on a religious matter, refer it back to tAllah (the holy Quraan) and the Prophet of Allah (Sunnah). Sadaqalaahu cadhiim.
To judge on such matters, one has to follow Allah's protocols PERIOD.
Moggeh03 2 years ago
waraa ku waan waa AHLU SAB WAL-JALAAFA. maaxaa yeelay waxaan ay samaynayaa SUNADI RASUULKA MA AHAN .
kadiri101 2 years ago
you coudn't be more wrong....
if you don't want to say and move to the names of Allah(swt) and his greatest love prophet(pbuh) THEN LEAVE PEOPLE WHO LOVE AND WANT TO EXPRESS THAT LOVE ALONE!
stop being ignorant and LEARN WHAT ISLAM IS ABOUT!!
MzMuslima 2 years ago
Intaas O Muslimiin ah oo goob isugu timid Allihii abuurtayna xusee wax ka fican ma jiraaan. Qofka wax afkisa ka so bax waxa ugu qeer badan kalimada laaa ilaaha ilalaahu. Culimadaana waa Macalimniti Dugsi quraanka an ka so dhiganay . Maashalaaah
Shaarkeey100 2 years ago 2
MASHALLAH JUST BEAUTIFUL
Walhamdulilah101 2 years ago 5
Ahlu sunnah wal jamaaca inay dariiqii saxdahaa ku taagen yihiin madow kuma jiro................Nin caruurta u diray indad masaakiin inay isku soo qarxiyaa DIIN ma haysto... SAGRSOMAL hadii aad aaminsatahy dad masaakiin in la laayaa way banaantahy diin kale sheego muslim ka dheerida
God bless Ahlusuna
hashaji 2 years ago 2
WE MUSLIMS ALL OVER THE WORLD SHARE COMMON CONNECTION WHICH IS LILAHA ILLALAH MUHAMMADU RASULULLAH. DO NOT LISTEN THE ENEMIES NO MATTER WHO THEY ARE PHYSICALLY OR APPEARENCE WE WILL OVERCOME ALWAYS THE ONE WHO AGAINST THESE GOOD PEOPLE LIKE THIS EXAMPLE MAY AALAH BLESS THEM AMIIN.
Thank you for posting this vidio.
Mahadsanid walal.
Birlibaax 2 years ago 6
Comment removed
Birlibaax 2 years ago
saxaabadii nabiga sallalaahu calaychi wasalam ayaga ayaa ummadah muslimka ugu khayr badan nabigiina ugu jecel. marka ciyaarta ay nimankaan ciyaarayaan xagee bay ku tiirinayaan
macaanjecel1 2 years ago
aamus saxaabo iyo nabiga scw xabad kama taqaanidee duldul aatahaye haku til maamin digriga ciyaar
19sheikh 2 years ago
digri ayaan X factor ka qaadaa soon insha'allah......ii soo duceeyaa aduunka waxan raba in aan tuso in digriga uu yahay very imprtant xusuus ee allah sbw iyo rasuulka swa.......
Kuuloo 2 years ago
salaam
BEAUTIFUL MASHA'ALLAH
true MUSLIMS N SOMALIS
Allah(swt) bless them n give them jannah insha'allah
love them!1
n jazakallah for posting this, and alhamdulilah for guiding us to his remembrance and yaa ka fiican! mash'allah
Allah(swt) unite us to do this in jannah ameeeeeeeeeeeen insha'allah
MzMuslima 2 years ago
This is wonderful. Shabab and dahir Aways want to wipe our identity away and replace it with what?
bootaan 2 years ago
this is bidah. and the prophet pbuh said who ever does a deed which we didn't order him to as religious then he will be thrown back at.
abshir200009 2 years ago
Only Wahabis call "Huwa Ya Huwa" bidah and call blowing up in a populated market a martyrdom. We put the name of Allah before any thing and we call him in secret and public, in lone and in group, while sitting or standing. You put violence before any thing. Join the Daakiriin in purifying Allah and His name or at least leave them alone until Allah makes His virdict among you.
gacal202 2 years ago
luckyman ma ii taqaan sida waxa diinta ka aqaan uu xukumtit
sxb soomaali oo dhan wa l muslimiin ahlu sunnah wal jamaaca
odayaasha isbarada uu taal guriceel oo muslimiinti laanaayo oo dumarki xijaabka ka dhiga oo dadki soomaaliyeed uu arko gaalo gaaladineh tigree uu arko ahlu sunnah wa dad nijaas eh wa inaa la iska dhoora
sagrsomal 2 years ago
alshabaab wa dad soomaaliyeed oo eh muslimiin ahlu sunnah wal jammaaca oo cadawga tigree la dagaalamay oo dadkanah soogin sida isbaaroleeyda isko magacaabtey ahlu sunnah wal jammaaca oo dadka kale uu arkto gaalo oo tigreegineh hoosta ku wadato
sagrsomal 2 years ago
beutiful jaza kallah
quuqle23 2 years ago
nimaankaan sufiyaad iska dhigaayo waa tigree tusbax iyo goa huwan ee ha liska ilaaliya ilaahay shardtooda iyo isbaaradooda hanaga wado
sagrsomal 2 years ago
marka marka hore nabikaa kusali hadioi aad diidantahay laa ilaah ila laaahu sidee ku noqoneysaa ii sheeg islaaam marka hore soo baro ashahaatinta kadib wax sheeg somali waxay ku heshiin la,dahay yaa ah nin ashahaadanayo in lagu shego wax uusan aheyn marka sxb waxaan ku dhihi lahaa soo baro diinta islaamka kadib dadka wax kasheeg sheeg
luckyman143 2 years ago
kiniini wa kee shacabkee alshabaab leenaayaan ma shacab qarsoonaa amo waa ku amaankooda sugaayaan ee cadawga tigree ka xureeyeen amo waa tigree aa ula jeeda shacabka
horta adinka isbarooleey baad ehdeen ee xaa niga dhigay suufiyaa tusbax xabashii wadata
sagrsomal 2 years ago
قال رسول الله -صلى الله عليه وسلم-: من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد رواه البخاري ومسلم.
sagrsomal 2 years ago
وَمَا آتَاكُمُ الرَّسُولُ فَخُذُوهُ وَمَا نَهَاكُمْ عَنْهُ فَانْتَهُوا إنه من يَعِشْ منكم فسيرى اختلافا كثيرا، فعليكم بسنتي وسنة الخلفاء الراشدين المهديين من بعدي، تمسكوا بها، وعضوا عليها بالنواجذ؛ فإن كل محدثة بدعة .
sagrsomal 2 years ago 3
ahlu bidca wa al khawaarij
sagrsomal 2 years ago
This has been flagged as spam show
illaahow ahlusuna kor kayeel.
Nimankaa sharufkaa soo xirtee shabaab lagu sheegay
ee shacabkii laynaaye shayb iyo caruurba
Shanigooda waa balo inay nagu sha uumaan
Waa shaydaan indho xamiil iyo shar la soo dirye
Sharicigay ka been sheegayaan iyo sharafta diineede
Kii hooyadii shiilabay shahiid ku sheegaane
Sharci daro islaam lagu diley sharaf ku raadshaane
Sharcigaaga u gargaar allow shaahid baa tahaye
kiniini13 2 years ago

Glory to You, Allah! Yahowa!
gacal202 3 years ago
soooooooo beautiful
qadiriya 3 years ago
ROFL! Disturbing yet hilarious!
Xalimotologist 3 years ago
how long ago was this ?
xxblack101 3 years ago