Allah yarab inoo soo celi halgamayaashaan oo kale way ku jiraan umaddanee. Halgamaa cabdullahi ciisana allah janadii fardowso haka waraabiyo waxaa uu ahaa nin kuweyn umadda somaliyeed:)
wooow ... Che vero somalo, controllo Hajj Sokorow lui l'uomo vecchio con la Hat@26.36 (21 sparo del cannone). Orgoglioso di vedere hajj sokorow dicendo giusto bene per il suo migliore amico Cabdullahi Ciise Maxamuud. Che Allah benedica la sua anima e ogni vero somali.
Thank you, Keydmedia for posting this amazing video. We very much appreciate it, and you gave us an opportunity to see how life was back then and the loved ones that we have lost. Lets hope inshallah, that someday Somalia returns to it's former state and also better than that. Thank you once again.
yaa ii fasiri kara calaamada christaanka ah oo tan islaamka dhax taala tasoo calaamad u aha the SYL. aniga wadani ayaan ahay laakin waxaa la yaab leh in ay the christian cross ay calaamad ka dhigteen xisbigaan
WAXKASTA OO KALE ILLOOW.WAXAA HALKAN IIGA MUUQDA DAL IYO DAD MIDEEYSAN OO KUWA NOOL AY NABAD KU DHEX SOCDAAN, KOODA GEERIYOODANA AY SHARAF KU AASAYAAN.
Keydmedia jidkaan wanaagsan haya, yaan loo noqon wax berya horre aan u jeeday oo dulduleel iila muuqday, jidkaan idinku bartay ee meel sarre wax ka aragga ahaa ayaad u soo noqoteen
Walaal hadalkaaga qiimaha badan maxaad isaga badhaxday? yacni maxaad inta hore ugu dayn weyday? inaad sheegto in walaalo la yahay waan u riyaaqay. Inta dambase waa laga yaabaa in dadka qaar ku qoslaan balse anigu kama helin waxaana ku leeyahay walaal "Hadal intuu uurkaaga ku jiro ayuu ammaan yahay". Ta kale haddaan Hawiye iyo daarood oo dhami ma wada xuma idhi, waa inaan sidoo kale dhahaa Majeeteen oo dhan ma wada xuma. Dhibkeennu waa wax shaqsiyaad faleen inaynu qabiil u aaneyno.
Walaal "haddaan la kala roonaan roob ma da'o" Sideedaba qabiilka inaga daaya. Dhib kasta oo qabiil loo aaneeyo shaqsiyaad baa ka dambeeyay adeegsanaya qabiil. Tusaale: Caydiid (USC), C/laahi Yuusuf IWM (SSDF).Marka haddaan idhi war yaan Hawiye loo gafin, ma habboona inaan ka aamuso markii Daarood wuxuuna ahayn laga sheego (Ajinabi). Somali ajinabi ah majiro. DAD WALAALO AH BAYNU NAHAY DHAMMAANTEEN. Yaynaan ku mashquulin kala duwannaanshaheenna yar ee MIDNIMADEENNA aynu eegno.
Walaal waxaa la yidhi "Gaalka dil gartiisana sii", Markii Taariikhdanoo kale laga hadlayo, ma habbona in qabiil la eedeeyo. Soomaali qabiil dadkiisu wada fiicanyihiin ma jiro. Nimanka USC iyo dagaalkii Xamar ka qayb qaatay wax ka sheeg balse Hawiye waddiniyad maleh kaama yeelayo aniga oo waliba aanan Hawiye ka tirsanayn qaar badan oo eheljayga ahna ay USC laayeen. Marka walaal Dhexdeenna waan islaynaye, waddiniyiin badan ayay leeyihiin,Tusaale Hawiye Somali kama gataan Xabashida.
Walaal ama sidaad jeceshahay adeer wali waxaan taagnahay in qabiil dhan wax laga wada sheego waa xadaarad xumo. Natiijadeedu waa ta aan maanta hayno. Dambi kasta qof baa mas'uul ka ah, iyo inta yar ee ku taageerta. Isku kalax taggu ma habboona. "Caano daatayba dabadoodaa la qabtaa". Wa kukaa.
wooow...What a True somali's, check Hajj Sokorow himself the Old man with the Hat @26.36 (21 gun salute). Proud to see hajj sokorow saying fair well to his best friend Cabdullahi Ciise Maxamuud. May Allah bless his soul and every true somali.
Qof waliba waxa uu kasbaday ama Aduun - amaba Adduun iyo Aakhiro ayuu ka helayaa.
Waxa aan hubaa in Halyey Abdulahi Ciise si wanaagsan oo sharaf & Duco leh looga sagootiyay dunida, waxaana alle uga rajaynayaa in uu u aqbalo ducada ay umada Soomaaliyeed ugu duceeyeen intii uu noolaa iyo dhimashadiisiiba ka dib. Aamin
Allah yarab inoo soo celi halgamayaashaan oo kale way ku jiraan umaddanee. Halgamaa cabdullahi ciisana allah janadii fardowso haka waraabiyo waxaa uu ahaa nin kuweyn umadda somaliyeed:)
1111173033 9 hours ago
wooow ... Che vero somalo, controllo Hajj Sokorow lui l'uomo vecchio con la Hat@26.36 (21 sparo del cannone). Orgoglioso di vedere hajj sokorow dicendo giusto bene per il suo migliore amico Cabdullahi Ciise Maxamuud. Che Allah benedica la sua anima e ogni vero somali.
socoro25 18 hours ago
Comment removed
socoro25 18 hours ago
Wiilashii SYL Allaha Janadii ka Waraabiyo , Balse Weli Fara Kama Qodna Dalkiina Gumaysi ayuu Galay , Waxaana Muhiima inaan maanta taageerno Mujaahidiinta Dalka Xorayntiisa u taagan Dhalinyarada SYM = Somali Youth Mujahidiin oo Gumaysiga Madoow iyo Cadba Dalka ka Xoraynaa .
bashiircali22 1 month ago
Thank you, Keydmedia for posting this amazing video. We very much appreciate it, and you gave us an opportunity to see how life was back then and the loved ones that we have lost. Lets hope inshallah, that someday Somalia returns to it's former state and also better than that. Thank you once again.
SafiaA620 1 month ago
Hadii qofkastoo wanaagsanba La caayo markaa yaa wanaagsan yaase xun........ Caydu waa shay aad u xun walaalayaal ka waantooba Cayda Ilaahayna ka cabsada. ilaahow na hanuuni aameen
masuulka90 2 months ago
Adduunyo waa taa , Looma kala harin , Aadan Cadde , Maxamed Siyaad , Maxamed Cali samatar, Xuseen Kulmiye , Jeneraalo iyo Shacab intba ilaahow u naxariiso Cabdullaahi Ciise iyo Dhamaan inta Muslimiinta ahba
Hanad143Hero 5 months ago 2
waa maxay syl dadkani maxay ahaayeen siyaad bare iyo askartiisii miyaa
buux2059 5 months ago
Illahey ha u naxaristo hal gamaa cabdullahi ciise runtii waxaa uu ahaa hogaamiye ku dayasho mudan....jazaka allah keydmedia ...waa film taarikhi ah
wakiil2010 6 months ago
waa ku mahadsantihiin KEYDMEDIA!!!
shactaro 7 months ago
yaa ii fasiri kara calaamada christaanka ah oo tan islaamka dhax taala tasoo calaamad u aha the SYL. aniga wadani ayaan ahay laakin waxaa la yaab leh in ay the christian cross ay calaamad ka dhigteen xisbigaan
ALANLEEY 7 months ago
Waxaan aad ugu mahad celinayaa Keydmedia sida sharafta leh eey noogu soo bandhigtay filmakaan taariikhiga ee ka sheekeynaya aabhihii xoriyada somalia Mudane Halgame Abdullahi Isse Mohamud, ilaahay ha u naxariisto oo janadii ha geeyo
Guleed500 7 months ago
WAXKASTA OO KALE ILLOOW.WAXAA HALKAN IIGA MUUQDA DAL IYO DAD MIDEEYSAN OO KUWA NOOL AY NABAD KU DHEX SOCDAAN, KOODA GEERIYOODANA AY SHARAF KU AASAYAAN.
MyKismaayo 7 months ago
Dalkagygii ialaahoooow nabad kusoo celi waxii dhacayna naga madoobe oo walaltinimadeena kor kayeeel ilaaaahoow casiisooow aqbal
vaysal59 7 months ago
Keydmedia jidkaan wanaagsan haya, yaan loo noqon wax berya horre aan u jeeday oo dulduleel iila muuqday, jidkaan idinku bartay ee meel sarre wax ka aragga ahaa ayaad u soo noqoteen
Muujis 7 months ago
@Muujis
Afkaaga waxaad jeceshay lagu qabay!
ifaas 7 months ago
HAWIYE iyo daarood labaduba waa soomali,laakin waxaa yaab leh nimanka aflagaadeenaya c/lahi Ciise aabihii dadka ku hadla afka soomaaliyeed .waxaan hubaa dadka waxaan qoraya ineysan aheen daaroodka dhaladka ah sida dhulbahantaha,mareexaanka,ogaadeenka,leelkasaha,oo ay yihiin kuwan kuwii cabiidka ahaa waligood ee ku abtirsada cabiidka jabarti bin cabiid majeerteen
abdul1234123 7 months ago
@abdul1234123
Walaal hadalkaaga qiimaha badan maxaad isaga badhaxday? yacni maxaad inta hore ugu dayn weyday? inaad sheegto in walaalo la yahay waan u riyaaqay. Inta dambase waa laga yaabaa in dadka qaar ku qoslaan balse anigu kama helin waxaana ku leeyahay walaal "Hadal intuu uurkaaga ku jiro ayuu ammaan yahay". Ta kale haddaan Hawiye iyo daarood oo dhami ma wada xuma idhi, waa inaan sidoo kale dhahaa Majeeteen oo dhan ma wada xuma. Dhibkeennu waa wax shaqsiyaad faleen inaynu qabiil u aaneyno.
ifaas 7 months ago
Salaamu Caleykum walaalayaal,
Keydmedia waxay idinka codsaneysaa inaad joojisaan Ceyda iyo aflagaadada. Filimkaan waa Filim Taariikh ka hadlaayo IYO Halgamayaal Sharaf leh. Halgamayaalkaas naftooda u horay xoriyada Calanka Soomaaliyeed, waxeey ka koobnaayeen Soomaali oo dhan. Fadlan Aflagaadaaan raqiska ah, ka waantooba.
Waxaa la soo gaaray waqitgii laga gudbi lahaa in loo gurbaantumo Qabiil hebel iyo Qabiil fulaan.
Mahadsanidiin
Keydmedia Team
KEYDMEDIA 7 months ago 7
War ninmanka hawiye wax ka shegayow ,Darod ba tihiin darood Iyo talyanigiiba Iyo englishkaba doon baad ku wada imanteen adinkaba ajanabi somali ka ah, maxad xoreesan dadka somali xoreeyay wa hawiye somalida kale,wali idin yaqaan gumeestaha baad naagihiina u gene jirteen
eagel143 7 months ago
@eagel143
Walaal "haddaan la kala roonaan roob ma da'o" Sideedaba qabiilka inaga daaya. Dhib kasta oo qabiil loo aaneeyo shaqsiyaad baa ka dambeeyay adeegsanaya qabiil. Tusaale: Caydiid (USC), C/laahi Yuusuf IWM (SSDF).Marka haddaan idhi war yaan Hawiye loo gafin, ma habboona inaan ka aamuso markii Daarood wuxuuna ahayn laga sheego (Ajinabi). Somali ajinabi ah majiro. DAD WALAALO AH BAYNU NAHAY DHAMMAANTEEN. Yaynaan ku mashquulin kala duwannaanshaheenna yar ee MIDNIMADEENNA aynu eegno.
ifaas 7 months ago
kuwan meesha ku shiraya waa uun Hawiye ka shiraya boob iyo fawdo. Hawiye ayaa waddani ah yaan lagaa dhaadhicin, in yar oo fara-ku-tiris ah mooyaane. Hawiye siyaasi ma leh, oday ma leh, madax-dhaqameed ma leh, wax garad ma leh. Lkn waxay leeyihiin Mooryaan, Hoggaamiye-kooxeed, Maleeshiyo-isbaaro, afduube, boobe, dhece iyo wax ka daran. Hadday waddani leeyihiin maxay isugu tanaasuli waayeen oo danta gaarka meel isaga dhigi waayeen oo danta guud u garan waayeen,. cuqubo ayaa haysa.
Daonlyone99 7 months ago
@Daonlyone99
Walaal waxaa la yidhi "Gaalka dil gartiisana sii", Markii Taariikhdanoo kale laga hadlayo, ma habbona in qabiil la eedeeyo. Soomaali qabiil dadkiisu wada fiicanyihiin ma jiro. Nimanka USC iyo dagaalkii Xamar ka qayb qaatay wax ka sheeg balse Hawiye waddiniyad maleh kaama yeelayo aniga oo waliba aanan Hawiye ka tirsanayn qaar badan oo eheljayga ahna ay USC laayeen. Marka walaal Dhexdeenna waan islaynaye, waddiniyiin badan ayay leeyihiin,Tusaale Hawiye Somali kama gataan Xabashida.
ifaas 7 months ago
@ifaas
Adeer xabashibaad sheegtaye beerka iyo kelyaha intay kala baxaan ayay badda ku tuuraan. Soomali runta ayay ka xanaaqdaa. Adeer aniguba ma lihi Hawiye totally qof waddani ah ma leh, waxaan leeyahay Hawiye marka la isku wada duubo waddani ma leh, waa wada danayste aan isu-tanaa-sul-ka iyo wada tashiga aqoon. Midba midka kale ayuu boqno gooyaa, weligoodna reerkaas oo Khayr ka tashey taariikhda laguma aragh , somalina iyagaa la haray
Daonlyone99 7 months ago
@Daonlyone99
Walaal ama sidaad jeceshahay adeer wali waxaan taagnahay in qabiil dhan wax laga wada sheego waa xadaarad xumo. Natiijadeedu waa ta aan maanta hayno. Dambi kasta qof baa mas'uul ka ah, iyo inta yar ee ku taageerta. Isku kalax taggu ma habboona. "Caano daatayba dabadoodaa la qabtaa". Wa kukaa.
ifaas 7 months ago
Dowladnimadu fiicanaa...iyo markii la xusayo halyeeyadaadii!
calaamad 7 months ago
wooow...What a True somali's, check Hajj Sokorow himself the Old man with the Hat @26.36 (21 gun salute). Proud to see hajj sokorow saying fair well to his best friend Cabdullahi Ciise Maxamuud. May Allah bless his soul and every true somali.
socoro25 7 months ago
SHEEKO QABIIL AYA KU SHAYKAYNAYAN
MrSubayr 7 months ago
waxani maha wax jiira ku wa waxan soo galiyay waa wada khani khanis dhalay viva SNL
MrSubayr 7 months ago
masha allaaah waa filim tarikhi ah! keydmedia you should be awarded for your effort. THANKS KEYDMEDIA.
@All you Somalis should subscribe as there...
naciimo21 7 months ago 10
Asc,
Isku dubariyaasha barmaamijkan waxaan ku mahad celiyo garan maayo lakin waxan idin lee yahay aad iyo aad baad u mahad san tihiin wakhtiga aad siisen isku dubaridka barmaamijkana illahay khayr ha idinku bedelo.aamiin
soomaalinimada idinku jirtana wanaag iyo midnimo somalia ilahay ha idinku gaadhsiiyo, hadii aan iska hadlo anigu wakhtiga ma jirin lakin illahay waxan ka baryaa anoo nool inaan dib u arko soomaalidii wakhtigan oo kale sidii Daraawiish-Syl iyo wixii la midka ahaa.
deeq91 7 months ago
waa filim taariikhi ah waxaan mahad leh qof isku duba riday film iyo dhamaan in ka qayb gashay waxaan lee nahay thanks
mushaari 7 months ago 2
qof waliba taariqda qoreeysa waxuu yahay xuman & saman flimkana hada lahelay teeda kalle aaman aduun lagu aamano waxba kuuma tartee aaqiradaada u shaqeesta camal wanagsan dadkan aan dawanay qaarkod waay dhinteen anagana waan dhimaneyna ku talla galla waxad janis heesatan intaad nooshahay wsc wr wb
BASHKA100 7 months ago
Somali waxay somaali ku tahay marka la helo sida ninka oo aan hada daawadey la helo ilaahey naxariistiisa ha siiyo waxaana C/lahi Ciise waxa uu ahaa aabaha soomaliyeed umad walba waxa ay leedahay halyeey astaan u ah qaranimada somalina waxay nasiib u heshey c/lahi Ciise oo isku darasadey wadaniyad caqlaaq dheeri aragti dheer lakiin waxii asaga kadanbeeyey Ayaa qashin noqdey
abdul1234123 7 months ago
Qof waliba waxa uu kasbaday ama Aduun - amaba Adduun iyo Aakhiro ayuu ka helayaa.
Waxa aan hubaa in Halyey Abdulahi Ciise si wanaagsan oo sharaf & Duco leh looga sagootiyay dunida, waxaana alle uga rajaynayaa in uu u aqbalo ducada ay umada Soomaaliyeed ugu duceeyeen intii uu noolaa iyo dhimashadiisiiba ka dib. Aamin
Abdinasir69 7 months ago
Halyeey Cabdulaahi Ciise alaha u naxariisto. Nin walba Taariikha baal ayuu ka galaa ama baalka Xun ama kan fiican. Dad waa dadkii hore.
Shaarkeey100 7 months ago
ilaah u naxariisto walahi waa geeri umada tiiraanyo ku reebtay wadankiina waxba kama danbayn 19988 kii ayuu dhintay burburkiina markaas ayuu biloowday ilaahow janadii gee dadkii wadankeena u soo huray dhiigooda aaaaaamin
soomaaliweyn4life 7 months ago
Ilaahey ha unaxariisto Cabdullahi Issa!
bloodmoney 7 months ago