Added: 4 years ago
From: abdii
Views: 85,482
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (38)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • kaalay somalidu maxay isu caayaan??????? dadkeena waa in akhlaaqda labaraa oo loosheego in ladoodikaro ayadoon layscaayin

  • manshaalha sheikh umal allaha ajiir ka siiyo waacdiiga uu na waacdiinayo.

  • ilaahay ajri iyo xasanaad ha ka siiyo sheik umal acmaasha dacwadaa ee uu islaamka u hayo,

  • hooyaadaa was fagot yaa ciyaal isku kubeeyaya wiilasha guska weyn buu jecel yahay nairobo 6 street gayma faminine

  • @dalmarqaran ilaahay ha ku soo hanuuniyo xaqana ha ku tuso waxaana kugu waanin lahaa ilaahaygii ku abuuray wuu ku dili doonaa waadna hortagi doontaa adigoo aan ku kibir badneeyn sida hadda oo kale

    marka horteed tasho,

    by miirojeedeed

  • BARAKALLAH FEEK DIINTAAN CARBTA EE

  • Diintaan carabta ee islaam waa mida soomaalida meesha ay taalo dhigtay. islaam waa khasaaro soomalida heysata

  • @quraanka war maxa kaa siya yaa dhegeyso ku idhi ka bax meesha

  • @quraanka eeyahaw adoo kale oo gaalada ethopia soo wata baa ah dhibaatada somalida marka ducfiyahaw liita ee jaajuuska ah marba youtubeka magac hakuu soo galine katag meesha oo orod gaalada kunaagaysta beentooda dhagayso somaliana adi boos kaagama banaana

  • mashaalah... MAY ALLAH REWARD HIM IN THIS DUNIA N HEREAFTER AMEEN... ALAHUMA AMEEN

  • masha,alahu

  • u know they have a little quran player with his tafsiir it's called ELMI player CHECK IT OUt wallahi it's soo GOOD

  • sheikh umal. may allah reward him for allah is the best rewarder.

    alaha sharafta leh hanasiiyo sheekhyaal lamid ah sheekh umal. Ameen.

    salaam.

  • mashaaALLAH JZKL yaa sheikhanaa tankale kuwa fitnada wadaan ilahey umada hakaqabto oo culimada aflagadeynإن الذين يحبون أن تشيع الفتحشة في الذين آمنو ا لهم عذاب ألبم في النيا والأخرة والله يعلم وأنتم لاتعلمون

  • Abdi ninka odaga ah ee noo soo geliyay Video gan Jazaaka-Allah. Qof walba oo ka faa,ideystana ajir ayaad ku leedahay Insha-Allah..

  • BarakAllahu Feek,

    Beautiful topic to lecture on :)

    May Allah bless this Sheikh for all of his good lectures, ameen!

  • Masha Allah shiekh umal is wonderful shiekh ,we have to respect him.

  • sheekha markuu aayada suratu towbah akhrinaaye in yar buu ka tagay, wuxuu ka tagay 'ith hum fil qaari' markaas waa 'ith yaquulu lisaaxibihii inallaha macanaa..'

  • mashallah! me and my mother listen to these these kinds of videos almost all the time. thanks for the upload.

  • Maasha'Alaah ilaahey hainoo barakeeyo sheekheena cimrigisa ( aamiin) waxaan aad ujeclaan lahaa in soomaalida oo dhan ay youtubka aysan soo geliniin waxyaabaha xunxun oo ay keliya soo geliyaan wixii canfaci karo dadka.

  • masha allaah sheikha waxa uu naga mudan yahay in aan xush mayno

  • alahu akbar

  • Illaahay faan kaagama baahna.Haduu weynyahay maxaad ka sheegaysaa.Brain washed idiot....

  • Lol kkkkkkkkk 11 bilood kaddib ayaan arkay comment-gaaga aad uga tagtay on youtube ee ku aadanaa ninkii la yiri waa shiikh ee hadlayay run ahaantii waa idiot aan faa'iido lahayn he is terrorist

  • frankie3005 murtad cayda ka daa culumada ethiest in aad tahay waan la socona oo cadowga islamka ah

  • war sheikh uma goormu sidatan u ciraystay

    subxaanal llah

  • MahaAllah this shiekh is amazing!

  • waafaad

  • sheekh umal iyo cadaani oomasaajidka sixka lagahelo dalka kenya waa culumada soomaliyeed oo idil oo maado waliba sifiican oo ga hadleen sida ribada mawliidka xuska. Aniga shaqsi ahaan aad ayaan oo ga dambeeyaa. waana culumadaan kumagacdeerahay maadamo cadaani uu ahaa macalin keyga koowaad markaan soomaaliya kasoo qahnay

  • Masha allah, where are the people who always sed we don't have big scholer, walahi Mohamed Umal can be or he is Caalim to all Somalian and holde east afican, and he is the imaam of all of us, Ilaahow noosiidaa inta asag oo kale ay noosoo kacayaan,

  • mansha allah... ilahay hanoo dhaafo culumadeena, anagana hanaga dhigo kuwii ku camal fala.. amiin

  • i was there.NORGEEE! :D IT WAS BRILLIANT!! MASHALLAH.. may Allah reward all the sheekh's there, including ma teacher macalin Muse:) TAKE CARE

  • jazakallah shakhunaa umal iyo wallaahaha kale

  • maasha ALLAH jazaka,ALLAH

  • maasha,allah allaha inoo xafido culumadeena dhamandood

  • Maasha Allah Walaalayaal aad iyo aad ayaad ugu mahadsantihiin.Soo gelinta aad soo geliseen Sheeq Umal.Ilaaheyna Qeyr farabadan ha idinka siiyo hadii aad more inoo soo gelinkartaan Inoo soo geliya.Jizaakumulaah Qeyran

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more