Yurubka iyo marenka aad ayaan ugu farax sanahay sida aay Somalida u Hagajiyeen sida ay wax ubareen iyo sida ay dadka Somalida,An waxbaran markoodii hore aan wax fahmijirin ay u hagajiyeen oo manta aduka la tar tamayaan.
Woow walaahi hees aad u cajiiba ayaad sameyseeen. Waxaa aad ii cajabiyay videowga oo aad uga duwan videowyadii hore ee meel uun la iska taagnaa jiray. Kani laakiin toos buu dhaqankeenii u turjumayaa. Halkaa ka sii wad dadaalkiina khayr alleh hadin siiyee.
reeetmsnd misnm minin indinud waaaaaaaaaaaaaw naudyns
Qblogg 1 month ago
hadda calankiiba waa lagu ciyaaray midibao kale duwan iyo astaamo dano gaara oo fool xun ayaa lagu badashay. war waxaan doonto samerey lakiin calanka hanooga ciyaarin haddaad rabto dan gaar ahba. saaxiibayaal iyo walaalayaal haddaan talax tegay oo si qalad ah wax u qoray ha la cafiyo waan qiirooday. wabilaahi tawfiiq.
kafusom 3 months ago
bal fiiri mahad magaandi iyo shacuubta kale ee la halmaala sida dhaqankooda ugu faanaan ay ugu labis taan . anaga mid xukun haya iyo mid kale oo ku labista lama arko jaakado iyo wax fool xun ayay isku jufaaayaan. war isku qurxiya hidihiina iyo dhaqankiina, alle ayaa calan qurxoon iyo hiddo qurxoon oo asluubeeysan idin siiyay.
kafusom 3 months ago
Markaan arkay sida quruxda badan ay ugu labisteeyn dharkeeynii hiddaha iyo dhaqanka aan u lahayn iyo qalbkeynii guryaha waxaan xasuustay sida jiilkan cusub uusan u ogeeyn hodantinimada dhaqankeeyna
kafusom 3 months ago
WOOOOO HIDDO IYO DHAQANKA SOOMAALIYEED, DHAANTO MACAAN IYO LABA FANAAN U DHAANTO KU RAAXEYSAN DULEEDKA.
king60601 4 months ago
WAY ISU QALMMAAN LABADAAN
qalbiSOMALI 7 months ago
real somali country side dance
nololwacan 7 months ago
lmaoooo this reminds me of staying the miiyi for one month :D
good memories Mansha'Allah.
MultiAmina12 8 months ago
man sha allah waa dhaqankeenii wacnaa.... illaahay madaxiina ha rajiyo, waadna ku ma hadsan tihiin sida waccan oo aad u muujiseen dhaqankeena..
canbaro00 9 months ago
waaaaaaaaaaaaaaaaaw waa dhaqan keenii dahab ka ahaa ala dhaqan keenu hodan sanaa oo qurux badanaa
Cabiira1 11 months ago 3
eesh calaa hees waad ka baxsateen.
Wadani48 11 months ago
i really like the way you sing masha'Allah.
siambara 1 year ago
i really like the way you sing masha'Allah.
siambara 1 year ago
Very nice song, even though the way they dance it more resemble Ethiopian Oromo.
Galeeer 1 year ago
thw voice of the woman is so soft and delicate, masha allah,,wow,, dhaqankiina waay so bandhigtay,, i love it and i love her,,wow
anisa2028 1 year ago
Comment removed
Gaashiredlegirl1010 1 year ago
codkeeda keliya unbaa iigu socda, waxa kale waa kakac
TheDhaanto 1 year ago
Yurubka iyo marenka aad ayaan ugu farax sanahay sida aay Somalida u Hagajiyeen sida ay wax ubareen iyo sida ay dadka Somalida,An waxbaran markoodii hore aan wax fahmijirin ay u hagajiyeen oo manta aduka la tar tamayaan.
MsHalling 1 year ago
Caanaha oo garorka laga sameeyo waan cabi jiray, ris begti waa rere miyiga waxa lagu garto oo habeenkiina dhalin yarada caweejaan marka geelo badan dhashaan baa la caweeyn jirey habeenkii rere miyiga dhanto.
MsHalling 1 year ago
somali best songs
MsAyanle 1 year ago
WAA KA BAXSATEEN
NOOLAADA OO DADKIINA DHAQANKOODA XASUUSIYA QAASATAN KUWA QURBAHA KU INDHA XIRAN
abe6672 1 year ago
WAW HEESTAAN CADI MA,AHA
WAA DHAANTO KU HABOON IN LAGU CIYAARO
mashquuliye 1 year ago
waa hees aad iyo aad u fiican
fanaan xuseen shire jaamac ciyaar jacel
iyo fanaanada kale ee shamsa foot
waa laba fanaan oo cod kooda laga
dabadhacay marka guleysta
run tii waa fanaanin lajecel yahay oo cod halaasi ah leh
dhaadeey1 1 year ago
ereyada heesta meelaha qaar ma fahmin laakiin waxaan u fahmay hido iyo dhaqankeenii soomaali .... nice song
Awlio1 1 year ago
nice song walahi
SuperMusa1234 1 year ago
not bad not bad song
SuperMusa1234 1 year ago
Woow walaahi hees aad u cajiiba ayaad sameyseeen. Waxaa aad ii cajabiyay videowga oo aad uga duwan videowyadii hore ee meel uun la iska taagnaa jiray. Kani laakiin toos buu dhaqankeenii u turjumayaa. Halkaa ka sii wad dadaalkiina khayr alleh hadin siiyee.
salaan sare
mrissyas
mrissyas 1 year ago
It is very good song that shows somali tradition and customs.... Go ahead with your good stuff guys.
gabalaax 1 year ago