Garaadlaay
6:09
Added: 11 months ago
From: Qanaanuf
Views: 322,568
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (455)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • felis aad ayaad u qurux badan tahay codkaaga aad ayuu u macaan badan yahay ninkaaga naagtii kugu timaada yur iska dheh dadka qaraarku haayana waxaan leenahay shaqfur hacunina gabadha dadka qabiilka caayayana waxaan leenahay sakiimo shiita qabiil dahab ah ayaad tahay adiguna dahabiyad ayaad tahay naagi kuma gaari karto abaayo and ofcourse we love you, you are one of the best and best of luck in your life mwh

  • what is the song about? It´s beautiful :)

  • @chrisbrownloverone It's an indirect song to the other singer Ikraan, because she wanted to take her man..so this song is saying "get away bitch he is taken" (:

  • Qurunbaad tihiin sina uma gaaraysaan Felisee. Intiina Felis neceb midiyo liqa, hana idinku taagnaadeen oo la seexan waaya. Viva Felis!!! Waxaan ciribtaada gaarin, waxba kaama dhibaane.

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­.lmao babe

  • shiine dabo weeyne

  • manshallah si fiican ayuu u wasay naagtan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk yaa dhaylo ayay noqtay yaaa cajib cajib markii hore waxad moodaysa fin aan tb qabto kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • akhas fooqal akhas iyada iyo ninkeduba walahay they are the must ugliest coupple i have ever seen on tv subxaan allah balayaa badhbadhaqsan naa adiguna nairobi baad qaxooti kutahay ayaan caraalena dalkedii bay basharaysaa oo siday doonto ka yeelaysaa naa naagtu han waeynaa ma iyadoo sidaa u eg ayay ayaan caraale ku masayrtay bisinka if i was

    tv isma soo taageene gymka ayaan galaa bixi lahaa habeen iyo maalin

  • @Yummysomalilander You are one bitter Idoor

  • @Yummysomalilander

    eedo waxaan u malaynayaa inaad adiguna jeceshahay wiilka, kumaba yaqaanaane maxaad u caayi mise waa dhaqanka ilmo aadan madoobe.

  • we love you  Falis

  • Much love waayaha cusub 

  • dhillo jareer  abagaal maa gaartaa ikaaraan waa nadab ah oo abagaal qaxabad

  • Adeer jawaab uma haysaan waxaa la yaab leh heestani Irir oo dhan baa ka ooyey oo jawaabo badan ka bixiyey waana ay ka wareeertay waxaase la yaab leh Ikraan oo aad moodid Qumayo eg iney Gabadha saas u eg ninkeedda ay soo daakhijo waa ay ka wareertay Dadka wax ka sheegayaa gabadhan. Ikraan iyo Sandiko iyo Ilko jir bal intey muraayad taagan si fiican ha isku fiiriyeen labadda naagood Illaahay baa xaal og isaga waxaa ka muuqata cadaawad cuqdad isir nacayb

  • @MrAflibaax Maasha'alaah runta baad sheegtay.

  • yaahuu naayaa is astur oo ilaah ka baq

  • Soomaaliyey !!! war waa maxay qabiilka aad kasheegeneesaan? waxaan waa fan..qofka wuxuu rabo ayuu dhihi karaa ama ku heesi karaa..maahan in qabiil lakeeno meesha

  • Thekingyusuf afkaga ada iska leh walalo ama ku caytan ama isku aman ur choice

    but im telling you

    you will never reach somewhere marexaans reach never adi ha ku dalin ok c ya socker

  • @dherad wax kaa sheegi mayo sababtoo ah qof caadi ah ayaa wax laga sheega...waxaan umaleenaa waad fahansantahay meesha aad kaqaldantahay

  • Soomaali yaa been dhoodhoobay!!!

  • heesan intaan dhagystay 1000 jer wa ka badantahaye musica aa i dialy codka dadkan shegay 2 gabdhood wa fananin wax kal garay wa kal gareen goosha ayanta alle galdeed waye haduu alle ku qoran si xun lagum garo taas waa run soomali 2 gabdhodan godba yaan lag galin waxan wa youtbe bari ayaan ladin sual ,,ikaran iyo falis 2 ma aqano lakin hestan wa macantahy

  • Comment removed

  • @dherad  hooyadadii dhila ahayd ee kugu garcatay usheeg mareexan kuwii qabiilka bilabay maha u blind goat

  • love it!!!!

  • heesta inta i dishay waa 1: 25 walahi falis naag ku gaarta ma jirto

    sorry ikran falis is nr One <3<3

  • kkkkkkkk sanka sidey leeday miyay isu dhuustay ???

  • Comment removed

  • fuck who ever is hating yo'all and fuck somaliland

  • Comment removed

  • @johnyare1 Hinaasaha aan kaa dhagaysano nacdalyay

  • @johnyare1 She is from somaliland!! lol,

  • @Welcometomylife2441 ama somaliland haga timaado ama meel kale hakatimaado...waa soomaali dhalad ah ....waxyaabaha nuucaas oo kale waxaa kufakira dadka madaxa biyaha kagalay

  • @vindiselable i can't understand what your saying! do you mind writing it in English!

  • Hell ya this real shit.... hav fun y'all

  • @johnyare1 sharmutadii kugu garcatay usheeg

  • war dee caadi ma'ahan....

  • Best song ever wow

  • maasha allaah.. dowlo falis. fanaanada sanadka 2011.. heesta caadi mahan codka miraha. musiga waallesku helay iyo waliba fanaanada qaaliga ah falis. waan ku taageersanahay waane ku taageereeynaa, hadaa nahada ciyaalka xaafadaa madiino gaar ahaan jiiro-maskiin viva waayaha cusub.

  • Akhyaarta halkan ku dooda waxaan ORAN lahaa ALLAH xasuusta oo iska daaya waxa danbigu idiinku jiro ee aan lahayn faa,iidada oo waxaad samaysaan AMA aamusa ama WAx KHAYR leh ku hadla..

    Wallalkiin Mustaf ....Musharaxa mustaqbalka UMADA,..................

  • the isaaqs made most of somali songs this woman is done.

  • naago looma kala hiiliyo.

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    

  • suleqa you shame on you adigaa foolxun oo london naagaha jirkooda ka ganacsada nacasyahay ma queen falis baad gaartaa adiga iyo naagta Shukri sandiko ah ee u Nageriyanka u egg ayaa dhibaatada wadda ee shiine iyo ikraan waa dad walaalo ah maraxyahay VIVA FALIS

  • Falis well done you are our queen .

  • shame on you that your ugly husband used you as a weapon. you will never be like ikran. she is a legend and you should know better bitch your a mother what kind of foot steps are you making.

  • wow i love is song it's the best song ever, keep up the good work sis i think you put all the somali girls singers to the side

  • waa

    wax laga xuu maado waxay dadaku ku soo hoos qoreen

  • bitch f u

  • Runtii waa wax aad looga xumaado markii aad aragto dadka waxay halkan kusoo qoreen ayagoo labo saf u kalo baxay .qolo walbana amaaneyso fanaankooda ayagoo isla markaana aflagaadeenayo fanaanada kale!!.Markii aan u kuurgalayna waxaan ogaaday arin ku saabsan Qabyaalad inay tahay haddaba soo ceeb &waxlaga yaxyaxo maaha markii aad u kale hiilisaan labo gabdhood oo Soomaali ah qabiil dartiis.

    U maleynmaayo in dadka Soomaliyeed in cudurka qabiilka ay ka daaboobayaan balse waxaan idiin rajeeyeey GUUL!

  • i love this song

    

  • this is best song you ever produced it contains all of message,,,great

  • Sorry bitch, you will never be on Ikraans level you are a qoxooti scrummaging in kenya whilst Ikraan is a queen in london. Ikraan song was written by someone else and you dirty bitch is trying to ride on ikraans coat tail. Ikraan is the best and you will always be in her shadow. We love u Ikraan love from Somaliland.

  • woow this girl she is amazing walalhiii daam falis sxbaay good work and ikraan im soorry about this song Garaadlaay intaay gori gooritahay daydayo gayaankaa woow walalhi waay udahmaysaay this girl she number one waXa hada heeso dhan wow....anyway simply well done okkey and ikraan waan kaaa xumaahay waxan lagu tiri naaayo..wow love yaah sis

  • It is true Falis is the # 1 of the new generation of Somali singers. Nobody even comes close to the number of hit songs she has under her belt, not to mention several of the most watched somali videos, EVER, on youtube. I would like to add that in this song she sounds a lot like Amina Abdulahi, and that is about the highest compliment I can give her. I wish she would remake that song "Shishe ruuxaad u jeceshahay" with new music. Let us just say Falis is an expert in the "shuqulka caashaqa". lol

  • She is the queen of all somali singers Right now. and she will be sitting and relaxing on the top of the house while other female singers are in the second floor. No body can take her posion. she rules and rules all those who nacnac leh ee joogo yurub iyo america. look the music, text, and the FACE. hell yeah she is the best

  • @riishba hahahaa you are right man she rules all da way

  • She is the queen of all somali singers Right now. and she will be sitting and relaxing on the top of the house while other female singers are in the second floor. No body can take her posion. she rules and rules all those who nacnac leh ee joogo yurub iyo america. look the music, text, and the FACE. hell yeah she is the best

  • Love does not know who is fat or slim guys.........accept that he choosed filiis cadey the way she is and dont forget wen they fast met she wasn't like this.......beauty lies in the eyes of the beholder that is wat they say.........i never met you but ur gr8 gal......

  • GUUSHA IYO AYAANKUBA GALAD EEBE WEEYE HADAAN GUULE KUU QORAN SI XUN LAGUMA GOOBO FALIS WOOW NOOLOW

  • WOOOW ESH CALA NAG FALIS ISKA CELIY NAGTA DHILADA NINKA YANA KA QADANINE

  • wel done falis caday, iyo imechemsha watu wachawalie tu

  • naa soco waxa tareesidaba iska yaree ikraan waliga ma gareesid hadaa kor iyo hoos u boodo !!!!!!!!!!!!!!

  • falis cadeey waad ka wadataa naagta is ka dhici , yeesan ku gaadin , .........

  • falis waa cayishey iga dhin weight ka ahahahahaha

  • falis cadeey ilaahey haku dhooro macanto codkaga aad iyo aad ayuu u fiican yahay viva falis mash alallaah

  • I don't know both you and Ikraan but I got one thing to say to you man comes and goes so don't act like hi is your son. Bye the way she might find something better then she lost.

    P.S in Uerop and America they don't like a fat women so start lossing weight before he even leaves you too.

    I got my man and I know how to keep him atractive after two babies.

  • @101afra BITCH please, I bet you live in project housing and food stamps. You are married to a FAT UGLY ASS and the only reason you got him is because no woman wants him. You stupid shit head, she is not fat for your 411. off course you do not know Falis nor do you know Ikran and the reason is you are NO ONE.

    P.S. E.U.R.O.P.E. IS HOW YOU SPELL EUROPE WHORE

    YOU A'NT SHIT SO SIT YOUR ASS DOWN AND ENJOY THE SONG BY FALIS WHO IS FAMOUSE AND YOU'RE NOT. HAHAHAHAHAHA

  • kkkkkkkk naagtan ganaca waaynlee ee inanta ayaar is agdhigaysa maxa lagu daya wale inan cidla kaa qateen horaa loo yidhi ogadeen laba futoole

  • @heelo87 adiga adoon ceytamin maa dooqaga ka hadashid waa adiga qabiil dhan somaliyeed xagxaganayee mise adiga sarqaan baa ahayd marka waxaan qoreysey ahahahahaha

  • wow falis wel done, heestan nag baa kujajabiy gaday lol, falis toa nyingine walie kabise kkkk

  • This song is cool but the story was made up by habar gidir mooryaan called Dahir Calasow (Waagaacusub). He is gay and likes spreading false rumors. Typical mooryaan.

  • masallahi nice song i love it 

  • wwwwwwwwwwwwwwww Falis Caadi maaha nice song Somaliyey qabiilka iska daaya ceeb weeyte meesha cod ba la isku dhaafay iyo qurx ikraan ta foosha xuun ee netka ka sciyaalada uga sigeyso qoftan mey gaari kartta wr sheyyyyyyyyyt Falis abaayo Fanaxda idishay wlle qurx wey kugu dhamatey Gullllll wayaha cusub ahlka ka siwa da Go Go WE DE BEST !!!

  • hees macaan iga dheh falis agtaada lama soo istaagi karo ikraan iyo wax caynkaas ah ayaa isku kaa dhererinaya....

  • Maansha allah Aniga Heesta ayaanba ka helay maaansha allah Nice One

  • That's whats up....Nice Song

  • ar shiina sxb nadal ba tahy walee gari mayso ikran tani e se cml sxbo kkkkkkkkk adigi aba buur lagu saray hhhhh goood boy man

  • i like this songgggg

    viva falis

  • SHIINE HORTA CADCEEDAN ARKOO JIRTAA MAXAAD U XIDHATAA FUTANADA SHIT REER MIYI BAA TAHAY

  • w0000000000000w

  • oww shiina nigga u are carazy really ahhaaaaaaa damn

  • Shiine ayee Salaman Khan ka dhigeen walaahi.... mashquulka dhaafa somali maxamed VIVA FILSAN + VIVA IKRAAN.

  • Comment removed

  • somaliyeey maxa wax buuna buneyseen

    heesta waa jirta ama ikraan halagu wado ama qof kale. murtida heesta ayaa dadka qanciyo ee hadalka badan iska dhaafa. hadey ikraan u qaadayna koleey ikraan ha iska celiso oo 2 naagood waaye. af ayee qabtaa.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkk HEESTAAN QOFKII QORAY GACAN AYAA U TAGAY. ABWAAN WAXAAS AYAA LAGA DHAHA HADII KALE WALISKA DAYA

  • I love this song and I don't give a shit who it is for......the lyrics remind me of when somali songs use to make sense!!!!

  • nice song

  • kkkkkkkkkk sxb wamxay caydu

  • Fuck waayaha cusub Viva Ikraan caraale

  • @guuleedbb Fuck adi.. Viva Falis Abdi

  • ilike this song is my favourite song in this year waxaanan leeyahay sidaa ku wada waayaha cusub

  • Abwaanka heestaan sameeyey waa in gabadha Xaal looga qaado...waaa haddi xaal qabto midgahan dadka geyaanka u diidaya...BS. Dhuxulahaan dufka madow gabdhihi buu isku diray....Awkuuke nin mood ba aduunka u daran.

    Day-dayo geyaankaa? hhmmm Awkuuke #2 waa la isku dagaalay. Markaa Awkuuke #1 xaguu ka dhacay...ma noolyahay?

  • falis gabar wacan ayaadtahay waan kaa helaa markaad qaado heesaha soomaali ah oo soomaalia ka guubaabin ta ah iyo jacelka ah, good work walaal keep it up the good work .

  • shiine akhyaar + falis sharaf i love you for ever walaad tihiin dad gob ah oo daacad ah oo u qalma wadaniyaal + fanaaniin nolow shiine

  • war aniga waa markii ugu horeysay oo dhagahayga waayahay cusub isticmalaan balse hada aad baan uga helay waa dad sare dhalinyartan.

    Falis na waxaan lee yahay ninka difaaco gob laguursadaad tahaye walee naag sare baad tahay anigu kuma aqaane balse adiag iyo yarka madoow agteyda qaali baad ka tihiin

  • FALIS I WISH U GOOD LUCKY ADIGA IYO IKHYAAR CADOWGIINUNA HA JABO BULSHADAA IDIN TAAGEERSAN ALI KANEEC SWEDEN

  • haboon naacasbaa tahay TB ilaah baa keeenee adiga ma keenid xanuuna dad laguma caayo ee alaa keenya nacas inaad tahay ikraan iyo tan jawaanka ah ee sindiko ma ma waxay gaari gaari gartaa halyeyada waaga cusub guul baan leeyahay waaga cusub... falis afkaag caana lagu qabay,, sindiko maxay nairobi uga dhigi wayday habeen bandhig iyada dhuumataye inagu ma naagayo ogaada kuwa wax iska soo qor qora we our power full

  • @kaneecgroup ....Naayaa Kaneeco..lol Nacas lugo kaneeco leh. Naagtan gabadha maagtay maa u sacab tumaysaa? Tan labaad, waayaha cusub maa u jeedaa...maxa waaye waaga cusub ee sheegaysid?Anyway, Abwaan iyo Fanaan, weligood baa ay is maagi jireen, lkn hadalka hoos ba ay iskugu dhigi jireen...Tan boodhka rafanaysa waa tan gabadhii sheeko qabiil u bedeshay. (inagu ma naqaano ogaada..) kulaa....shit Allow yaa ogaada nagtan shekada qabilka ka dhigtay inta nin Isaaq ah ay ka korbooday lol xux kuligiin!

  • nice song felis

  • afkaga caano mac viva falis

  • nice song really i vot this song. song of the year

  • wow nice song

  • Afkaga cano lugqabay I LOVE U ABAYO Wooooooooooooooooooooooooooooo­oooooooooooooooooooooooooooooo­oooooooooooooooooooooooooooooo­oooooooooooooooooooooooooooooo­oooooooooooooooooooooooooooooo­oooooooooooooooooooooooooooooo­ooooooooooow..................­..............................­..............................­..............................­...................

  • Falis you are the best..... Ikran and saqajaanimo get lost and "DAYDAYO GAYAANKA"

    u sheeg

  • det är bra music

  • Tan TB-da laga daweeyey waa ay is macneysay. Gabadha Ikraan wey heestay, lakiin tan doqonta ah gabadha sheeko qabiil bay u bedeshay. Walee adaa garaadla....nacas TB iyo boodhka rafanaysa. Beryo qaar koobka shaaha aad ku cabto waaa lagaa daba dhaqi jiray....lol

    Naaa iska hayso qofkan aad ku dul reemaysid...nacas yahay...geyaankaaa wase. Fiiri meeshay fadhido?

  • Gar waa loo Islaane, labada gabdhood, (Ikraan iyo Felis) waxaa cod macaan Ikraan, laakiin labada heesood Garaadlaay (Felis) ayaa miro fiican oo culus. Heesta Gaarsiiya waa hees asturan oo aan cidna si toos ah u tilmaameyn laakiin heesta Garaadlaay ayaa wax kasta bannaanka soo dhigtay kkkkk.

    Xisaabta ku darsada - waxa dhici karta iney Ikraan heesta iska qaaday si bilaa ujeeddo ah laakiin qolada waayaha cusub si xun loogu fasiray dadweynuhuna buun buuniyeen, sidaa ma idinla tahay?.

  • Horta reer woqooyiga maxay gaajo Africa ugu sheegaan? Africa soota lagawada yimid maxay isaga dhan inay Europe iyagu leeyihiin amaba kuwada dhasheen? cajiiiiiiiiiib walaahi waan ku faanaa dhaqankeena iyo wadankeena!

  • maxeey balaayo iska dhigtay nin naag qabo yaa waxkufalaayo hadeey  rabi jirtana kuunacday ee cadi iskadhig qofyahay

  • she has killer points in her mouth

  • wowowowwo she really really killed ikraan walhi

  • @SuperHONEY2003 what do you mean does she diss her in the song

  • All i can say is wowowowo she really really killed ikraan so badly walhi

  • Hey ikraan stop from jelousing from falis if shiino don't like u then get out on his way baby that is all i can say and stop crying for shino he already got married with falis quraxlyee so stop

  • I know ikraan got jelous from u i know that but she got broking heart hahaha iam happy with that

  • wowowowowowowowowoowoowowowo manshalhi man sha ala nooloow waliga

  • wowow I Love uuu so muchhh good fighting back sister u are the best sister i never seen before

  • wwowowowowowowo that was good answer wowow falis nooloww the rest of ur life bababy i love u more than ikraan+shukri they are nothing spicaly shukri is nothing between u and ikraan u know

  • falis noolow waa gabar ku jecel beello waaye heestan macan halkan ka sii wada aad ayn kuu tageeraa

  • heestan cadi ma'ahan dadka shekada wadana waxan ka codsanaeenaa in ay joojiyaan qaladaadka ay sameynayaan maxa yelay hestan waa hees kamid ah heesaha soomliyeeed ko uga baxa.

  • allaa cod macna falis nolow oo jir walllaahi heesa raabka ah midaan ayaad kaga leydahay sidaan u wad waliga kkkkkkkkkkkkkkkkkk ikraan waad ceeboobday wa in la iska ka ilaliyaa kkkkkk subxanalaah

  • caadi maahan falis b 4eva

  • mardhaw aniga fanaan yaasha aan ku biirirabaa waxaana u jawaabaa sindiko bes kabacdi heesta waan iska dhaafaa

  • falis afka suuso gabdhaheena waa gadho qaali ah nin naag leh africa googa qurxoonayn lacag lahayn maxaay ku samaanee ikraan caraale abaayo hooskaag haka didin ee yaro gaabso dumaanshi bye

  • falis asba waa gayaankee dumaashi xishoota noqon ha nagi talaxtagin wiilkeena afar baa ilaahay ubaneeyey

  • Waa hees aad u mcn cid kastoo loola jeedaba Felisna waxay ka mid tahay akhyaarta aan ka qayb qaadanin heesaha islaameed ee la isla soo taago anyway in la isu duurxulo oo la is haaraamo waxaa ka mudan in la is ixtiraamo si uu fankeenu dux u yeesho oo wax looga macaasho...thnks

  • War gabdhihii waa isku direen yaa Muslim aheey dadka kala celiya. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkk

  • falis heeskaan yaa kuu sameeyay waa hees aan cadi aheyn walle

  • Caaqil Yare" Runtii Faliz Waa Kabar Aad U qurux'badan" Ikraane Sidoo Kale ayadaba qurux kuma yara waana ujeedaan idinkiba. labada hablood kala liitaan, labadan waa laba fanaan, runtii ani ahaan waxaan dhihilahaa somaalidiinaan war xun lee raadisaan, waxa aad hormar la kaari ladihiin waxaanoo kale waayo. war hablaha dhaafa.. oo shaqadiina raacda wax dhintay oo danahooda aqoon ayaad tihiine daaya hablaha yar yar oo fanaaniinta soo maaliyeed ah..

  • kabax gocoshada adon badin amad dowga garataa

  • Falis Naag Nool♥ misguided, and mislead. ♥ I am hard working and determined♥ Naag Kastoo Nin Naag qabo U soo hanqal taagayso wa In hestan loo shidaa Ma ogtahay garaadlaay Geed Mira Ku yaal baa Intuu baxay Gun Iyo baar Gurashadaa Diyaar U ah Bahalse Hadadan garayn geerar raqiisiyo Goclo oradka Waxba Kuma Goysee♥ misguided, and mislead. ♥ I am hard working and determined♥ Gocashada adooN badin Gay gayo Garaadka !!♥ misguided, and mislead. ♥ I am hard working and determined♥
  • Ikraam reeraha hakaa nasteeno yaah.............. shaki aa lagaaqabaaye.....

    Geddi

  • Layaab Maleh Naag Damac Day Nin Xaasle BLSE

    Falis sidee ugu Dhibca Batsatay Ayaa Mit ee Naag dunida Kunool u Dulqadan karto ineesan jirin aan umaleynaa Sidaas Daraa''deeda waxaan umaleynaa

    In Ee Ceeb TarteetiIsku Disho .

    Maxaa yelay Ikraan Arinkaani in Mudo Ah uu ku Ahaay Arin Qarsoodi Balsa Waxee Uban Dhigatay Xayawaan Reer Farataag ah lolz Kadib ne maxaa ka Qabsaday Runtii Ikraan Si''Kal Iyo Laab ah ee ugu Naxday jawabta Falis Runti waa janis Somaray Wena Kafa ideysatay Shine Dowlo

  • wow,heestan cabsi ay i gelisay waxadba mooda anigu inay igu socoto,falisay habo naftaydanba u baqay caawan cawda u jaraya,;-)

  • she got fat

    

  • ikraan caraale waxey qaadey hees jaceyl ah waana fanaanad wax ey qalad leedaheyna ma lahan balse dadka sii buubuuninayaa qaladka leh

  • ugu horeyn heesta caadi maaha iyo codka felis ka dibna waxaa aniga rayi ahaan ila qaldan heesta shukri sindiko waayo hataa ma ahan sarbeeb jecda kenya la joog waa ku ceeb shukri iyadoo reer kenya ahaan jirtey iney hada africa u aragto meel hoose canada miyaa

  • ASC ALL.... GUYS CAAYDA WAA CEEB PERSONALLY I LIKE WAAYAHA CUSUB

    "ADOON CAAYTAMIN FIKIRKAAGA DHIIBO" BEY SOOMAALIDU KU MAAHMAAHDAA.....KKKK

    EVYWAY NICE MUSIC.....SIFIICAN LOOTUMAA...

  • falis adaa ku leh war badan maxoo taraa xunta foolxumada waxa hore loo dhahay damerka kan ugu xun aya ugu haraanti kulu shukri foolxumo dig adee kuu taalaa east weas waayaha cusub is best

  • waa hees macaan vu

  • heestan waa hees aad u macaan ,oo midho cajiiba leh ,mar hadaaanad gaadhanayn geerar raqiis iyo gocashadu waxba kuma goysee,,,,,,

  • hehehehe filis nagtan was safiican i love you ikran carale wax badan niman wawastay easy sharmuuto was was fuck her good dhilada garaadlay dhilo

  • Woooooooooooooooooooow FALIS haddii an Kenya joogi lahaa best preise ayan ku siin lahaa waxan jeclahey qabka aad u heestey macaanto. Waan ku faraxsanahey threater somali haddii aad ka baxdey nooloow macaanto from Suisse Wr lieben dichhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • horta falis makusoo gaari kari ee waan ku shumin lahaa oo tii walaltinimada ah shiinana sidoo kale heestaan waa heestii qarniga waxayna cashar u tahay gabdhaha duul duul ka badan meel walba ha joogene hada gabadhii hestan loo diro waa qaracan iyo naxdin gabar xumey oo dhan heestaan waa ka naxdaa ala yacizakum halkaas ka wada waana ifin hambalyeynayaa cunuga idin dhashay gul iyo qeyr fara badan ku hirta ilaahay idinkiis aamiin

  • @TheWaiting22 kkkkkkkkkkkkkkkk afkaaga caana macaan

  • @mrsqaranka thank you sister waayahan ma arkin wax caano macaan i siiya laakin ma ii sheegin sababta inaad ii sheegto ayaan jeclan lahaa magaca missqaranka wa ka baxsatay ma ogow aniga weli magac ma lehi ee magac iisoo bixi kkkkkkkkk wa mahadsantahay ee falis iyo shiino waraabo dadow aa ku meereystay ee ushaada horey ma usoo qaadatay naagtaan shukri markay hadleyso diif iyo dhidid ayaa ka horaya kkkkk ninkii guursan lahaa aan sugeynaa kkkkkkkkkkkk

  • Dadkinan bacdu kuwadaa xidhaantahay itaay meroo kaa dhaargay dadkaan isku kenaysaan dameerohoduna meel kama wadaa daqaan aflagadada joojiyaa ikraam mabaa taqaan waxaan aad kaa hadlaysaan falisna mataqaan ikram marka waxaan umalaaynaya murqaankii iyo ruuntii ayaa iskiin qaaldamay ee wajiga soo maydha

  • Quruxley falıs alaylehe naagta meelbaad kaga soo hadhay.. Adıga ıyo saygaagana ılaahay ha ısku kıın daayo.. aamıın.. IKRAAN GARAADLAAY LUGO BAASTO NINRAADSO..... KHAMRADA KA DHARAGG.

  • Guusha iyo ayaan kuba alle deymo weeyee hadii aan guulo kuu qorin si xun lagu ma goobee, inta laga gayaanoo guri yeeshay oo laday kala gooy oo istaxreex guuleeysan meeysidee, guryo noqoshadooda iyo gacan dhaafka reeraha godob yeey kugu noqon, gacalkaan dal doorsaday guubaabo iyo hees midna lagu ma gaaree oo intee goor goor tahay daydayo gayaan kaa WoooooW Wlhi Waxaan dhihi lahaa ereyadaas waxaa meesha keenya sadexeeyey ee somaliyeey hadalka micno micneeska ka daaya ee dhuuxa miraha dhageeysta

  • ILKA KIIR QABYAALAD KEENAY MEESHA WUXUU FALIS IYO SHIINE KU TILMAAMAY DAD HOOSE MIYUUSAN OGAYN INAY YIHIIN DAAROOD ISMACIL OO AH DADKA KALIYA OO MAANATA SOMALI WAX SHEEGTA NASBNIMADODA LA OGYAHAY ADOOR WEEYE ASALKIISU YAHAY TUDSI IYO YUHUUD WAX LOO KALA GARAN WAAYEY WARYAA ILKA JIIR STEP BACK SON OF BITCH MAR DANBE HA CAYTAMIN BILAA NASABAD BAA TAHAYE

  • FALIS WAA SHIDAN TAHAY HEESTAN HADAAD U QAADAY IKRAAN IYO HADII KALE KOLAY ANIGU WAXAAN JAWAAB QIYAASAYAA GUBASHADII ILKA JIIR MARKII LAGA WARAYSTAY HEESTAN RUNTII ILKA JIIR INUU IDAACDAHA KA HADLABA MAAHAN SABABTOO NIN XAAS LEH BUU NAAG KALE U SOO FATAALAYA WAXAAD KA DAREEMI KARTAA SIDA UU UGA GUBANAYEY MARKII UU GARAWSADAY WUXUU SAMEEYEY IYO JAWAABTII KA TIMID..... FALIS IYO SHIINE KOR KOR KOR WAA SHIDAN TIHIIN ILAAHAY HA ISKA KIIN DAAYO..

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • heestaan caadi ma'ahan waaa jirtaaa lakin waxa gabadha aa kashekeysid run mi9ya walaleeye.

  • LAKIN AT THE SAME TIME ,,,,,,, IKRAAN HADAY KAQAADO FALIS NINKA ,,, AMA AY LAQAYBSATOO ,,, WAA KINDA XARAAM ,, WAAYO AYABA MAY JECLAATEEN INAY NAAG KALE LAQAYBSATO NINKEEDA..... TIIYO ISLA MARKAANA XARAAN AHAYN HADUU FALIS KULABEEYO ,,,,,

    IKRAAN U HAVE THE CHOICE SAXIIB ..I UNDERSTAND HOW U FEEL,, LAKIN BALAAYADA FOSHA XUN ISKA ILOOB ,,,

    BY THE WAY HADUU NIN DAACADA YAHY WUU U JAWAABI LAHAA IKRAN ,, WAABU KURAXEESANAYA HEESAHEEDA ,, LOOOOOOOLL

  • @ IKRAAN IYO FALIS ...

    HADAAN KAFTAMO ,, IKRAANEEY QALANJO GO AHEAD NINKA ALLE 4 BUU UBANEEYAY ,, CEEB MAAHA CAASHAQO ,, DUMARKA XAASASKA AH ,, AM SORRY ,, LAKIN IKRAAN HADAY WALI JECESHAY NINKAA FOSHA XUN SHE CAN STILL MARRY HIM IT AINT XARAAN,,,,,

    RAGA GURYAHA LEH WAXA KAMCAAN MAJIRO HAHAHHAHAHAH

  • Goaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaaaaaaaal 

  • soomaalay sidaad u dhantihiin waxaan idiin sheegin. hal ilaawa been abuurashada, iyo seef la boodka ani abwaanada iyo fanaada heesaha qaaday midn maan aqaan lakin aqoon kuguma dhimana hadii aad kad heesahooda dhagaysatid iyo erayadooda, waxaana hubaala heestan inaysan shiine ku socon, oo loo qaaday gabar muno la yiraah wiil ay jecleed oo la yiraah DR Axmed, oo hada dagan lodon. walaalyal beenta iyo qabiilkana iska dhaafo wadankiibu qabiil dunshee iyo dulmiguye

  • wow falis inaba caadi ma tihid Guusha iyo ayaankuba galad eebe weeyoo hadaan guula kuu qorin sixun lagu ma goobeee kkkkkkkkk like maansha allah?

  • waa hees aad umacaan. Sidaa aa larabaa Falis

  • masha alaah

    realy sida aad u qurxontahay oo aad na u caqli badan tahay ayaad na u cod macaan tahay falis ilaah haku desto cid ku soo gardha iska ba dhafee cidna kuma soo dhawaan kadho huno masha alaah iska celi dhoocilaha mel isa saar

  • masha alaah

  • thanks falis inka celi dabamaryada reerka saas waaye laakiin ma ahan IKRAAN ee waa shukri sandiko mida ka bada ordeyso ninkaada hadii aad iska celin weyso jawaantaas dadba ma adigaa ah laakiin waxaad ogaataa meeshii aad 1 maalin martid waxey ku qaadaneysaa 30 maalmood waxaan maqli jiray waxii uurka ku jiro afka ayaa soo tuuro shukri banaanka ayeey iskeentay waa joogi weyday jeceel waalan ayaa haayo

  • Fanaanadan way cod quruxsan tahay. Keep it up sister. I'm proud of you as a Somali singer. Take us to the next level. And for the guys who insulting our singer, go get some real job. YouTube is for fun and not a job.

  • jjjjjjjjjjjjjj

  • marka hore ASC kuligin walaalayal ilaahay ka baqa marka kuwaaad marka labadanaa sifican u wada hadal hana sicayinaa waxaa ina dhaxmaray waa wax yar oo aahmarka isku dhulqada labatiina gabhood thanks