Added: 1 month ago
From: Waagacusubmedia
Views: 1,655
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (5)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • labadii tuug ee somalida ugu weynaa ayeey culumo ku sheegayaan kkkkkkkkk

  • dadkeenii dhibaatada haysata waxaa kamid ah inaysan wax aqrin, wadaadadii suufiyada ahaa oo ciddu wax kamaqlaysayna kutubtii meeshay rabaanna way sheegaan meeshay rabaanna way katagaan, marka walaalayaal hasoo boodinina markaad warkaan aragtaane wax soo baara,

  • wuxuu yiri sheekhu: qabri in xoolo lagu dul-gawraco waa (madmuum) wax foolxun oo laxaaraantinimeeyay,

  • xadiithkaas waxaa wariyay imaam abuu-daawuud, waxaa sicad ugu fasiray sheekh nawaawi oo ah sheekha minhaajka leh waana hadalkiisii:

    قال إمام الشافعية -الإمام النووي - في (المجموع) (5 / 320): (وأما الذبح والعقر عند القبر فمذموم لحديث أنس هذا، رواه أبو داود والترمذي وقال: حسن صحيج).

  • walaalayaal arrinkaan diintu maxay kaqabtaa ma iswaydiiseen? walaalayaal, arrintaan waa xaaraan waayo suubanuhu wuxuu yiri: وعن أنس أن النبي صلى الله عليه وسلم قال : { لا عقر في الإسلام } رواه أحمد وأبو داود وقال : قال عبد الرزاق : كانوا يعقرون عند القبر بقرة أو شاة في الجاهلية

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more