Added: 1 year ago
From: bartamaha
Views: 40,863
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (10)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Qoftaan wax ma oga kkkk anaga aragnay naag qori wadato iyo naag isbaaro leh oo ay rag u shaqeyaan ma ayadaaba war heyso qoftaan ..waxii ka horeyay dagaalada waan ka aqbalay balse dagaal kama qeeb qaadanin waan ka diiday balse aad ayuu u yaraa percentageka 15% ayaa la dhihi karaa waayo caraabinta iyo biyahaba raga dumar ayaa ka dabo qaado oo dagaalka huriyo ...

  • maasha ALLAAH

    mama cadar waxaa ka muuqda isbadal weyn ALLE hakuu siyaadiyo asturkaaga awlaadaadana kuwa wanaagan oo diinta ku dhegan ALLE ha kaaga dhigo amaiin yaa rabi

  • adar axmed kaahin, aad ayaan kaaga mahadcelaa qaabka wangsan ood isu asturto marwalba

  • masha,allaha mamadan mama cadar axmed kaahin iyo mamoyinka somaliyeed oo dhan . ragana waxan leeyahay iskulaabta oo mas,uuliyadiina eega

  • Comment removed

  • Wow! she is the definition of MARWO...that is all I can say...may Allah bless her

  • cadar kahin hadiy ka dhalan lahayad waxay qaban lahayd wax badan nolow

  • Waa run shaqshaqan!

  • wow! absolutely amazing!

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more