maan shaa alaah goldogob waa dhul ciid casa oo jilic san waana dhul ku fiican beeraha hadii biyo loo helo hadhow bay dad oran doonaan puntland kuligeed waa dhagax iyo dhul aan waxba laga beeri karin wale dhulkaani waa dahab hadii la beero waa laga dhergi lahaa wax walbana weey ka bixi lahaayeen aloow yaa beer iga siiya dhulkaan
@Cabiira1 thanks for the nice comment. Puntland waxeey leedahay dhul badan oo beeraha kufiican, ee dadka ayaa ubadan Xoolo dhaqo & Kaluumeysato. Marka insha'allah waa in la xoojiyaa Wasaarada Beeraha, oo dadka dal & dibada jooga lagu dhiiri galiyaa ineey maalgashtaan beeraha, siiba qudaarta oo aad u fudud bixitaankeeda.
Cabiira, aad ayaa laguu soo dhaweyn, ama beer kasamee ama cilmi kale, koleey waa faa'iido kusoo galeysa adiga iyo shacabka Soomaalida.
Mansha allah walaahi xasuus by igu reebtay markan arkay wadaan oo aan mari jiray mudo ka hor "daked" toban sano kahor. Aniga oo u mari jiray bursaalax meesha aan caanaha keeni jiray, Rigoomane oo ah meesha aan geela ka shubijiray, Isqanbuus oo ah meesha aan qabooshihaya u raad san jiray. Anyway who ever record this video i just wanna say thank you ever much for your hard work and keep mind u done fantastic job.
Thanks for the comments, i'm glad you've enjoyed the video. I still have some more videos we're driving around in the hawd, gaalkacyo, boosaaso, etc, etc...and i'm hoping to get them up on youtube soon.
do you know of any somali songs website that i can download MP3 sogns to add to my videos later?
it's approximately 12km away from the border, maybe even a bit more, since the border is not really defined yet, it's not demarcated at all, the rest of the borders on the Somaliland section is a apparently demarcated, but everything from the border of nugaal all the way down to Gedo is still not defined, there is a dotted line going through there, so according to that undefined border line it's about 12km away for now, could be further away insha'allah in the future
waaaaaaaaaaaaaaaw caadi ma ahan
tuntuur 2 months ago
maan shaa alaah goldogob waa dhul ciid casa oo jilic san waana dhul ku fiican beeraha hadii biyo loo helo hadhow bay dad oran doonaan puntland kuligeed waa dhagax iyo dhul aan waxba laga beeri karin wale dhulkaani waa dahab hadii la beero waa laga dhergi lahaa wax walbana weey ka bixi lahaayeen aloow yaa beer iga siiya dhulkaan
Cabiira1 2 months ago 2
@Cabiira1 thanks for the nice comment. Puntland waxeey leedahay dhul badan oo beeraha kufiican, ee dadka ayaa ubadan Xoolo dhaqo & Kaluumeysato. Marka insha'allah waa in la xoojiyaa Wasaarada Beeraha, oo dadka dal & dibada jooga lagu dhiiri galiyaa ineey maalgashtaan beeraha, siiba qudaarta oo aad u fudud bixitaankeeda.
Cabiira, aad ayaa laguu soo dhaweyn, ama beer kasamee ama cilmi kale, koleey waa faa'iido kusoo galeysa adiga iyo shacabka Soomaalida.
Mudug2006 2 months ago
Comment removed
abdelh70 3 months ago 3
i love my puntland
ayan988 3 months ago 8
This has been flagged as spam show
Mansha allah walaahi xasuus by igu reebtay markan arkay wadaan oo aan mari jiray mudo ka hor "daked" toban sano kahor. Aniga oo u mari jiray bursaalax meesha aan caanaha keeni jiray, Rigoomane oo ah meesha aan geela ka shubijiray, Isqanbuus oo ah meesha aan qabooshihaya u raad san jiray. Anyway who ever record this video i just wanna say thank you ever much for your hard work and keep mind u done fantastic job.
SuperKoronto 6 months ago
This has been flagged as spam show
ManshaAllah, viva Galdogob, viva Mudug, Viva Somalia.
dhogor2000 6 months ago
woow waa meel qurux badan walaahi i wish i will be there oneday.
LAGDOW 9 months ago
xasuus by igu reebtay markan arkay cidii goldogob oo aan ku dhashay ama xuntaydu taala via via goldogob
2222ceel 10 months ago
masha allah
hassan86287 10 months ago 2
nice outskirt god bless galdogob and somali
sanjideman 10 months ago 3
This has been flagged as spam show
nice outskirt god bless galdogob and somali
sanjideman 10 months ago
wooow wthts love song and Jiririco, xasuus jidkaas walee ,Howdki iyo Ciid castii .
Galdogob bursaalax long life ,.PL
naftiihure 11 months ago 5
@naftiihure
VIVA Galdogob & Bursaalax & Gaalkacyo & all of PL :-)
Mudug2006 11 months ago 4
Mashallah! Stunning landscape in Goldogob!
somalification 11 months ago 7
@somalification
:-)
it truely is, maasha'allah! Have you been there recently?
Mudug2006 11 months ago
Maasha Allah, We got a good ride through Goldogob district, It is amazing and wonderful landmark..... Thanx for sharing with us.
gabalaax 11 months ago 7
@gabalaax
Thanks for the comments, i'm glad you've enjoyed the video. I still have some more videos we're driving around in the hawd, gaalkacyo, boosaaso, etc, etc...and i'm hoping to get them up on youtube soon.
do you know of any somali songs website that i can download MP3 sogns to add to my videos later?
Mudug2006 11 months ago
How far is it from the border?
Reqrezentin 11 months ago
@Reqrezentin
it's approximately 12km away from the border, maybe even a bit more, since the border is not really defined yet, it's not demarcated at all, the rest of the borders on the Somaliland section is a apparently demarcated, but everything from the border of nugaal all the way down to Gedo is still not defined, there is a dotted line going through there, so according to that undefined border line it's about 12km away for now, could be further away insha'allah in the future
Mudug2006 11 months ago 2