Gobna wuuxu jacayl yahay marka guur yimaadee loo geed fadhiiste(aan kuu geed fadhiistee) ! Wax la yidhi Gashaantina haddii guudka loo dabo guri inay lahaatiyo GELBIS bay u joogtaa ! Waa hees murti sare loo habeeyey.Noolaada Istaahil Dheeman iyo Farah Cawil Fanaaiinta somaliyeed
Gobna wuuxu jacayl yahay marka guur yimaadee loo geed fadhiiste(aan kuu geed fadhiistee) ! Wax la yidhi Gashaantina haddii guud loo dabo guri inay lahaatiyo GELBIS bay u joogtaa ! Waa hees murti sare loo habeeyey.Noolaada Istaahil Dheeman iyo Farah Cawil Fanaaiinta somaliyeed
woaah fanaanintaan somaaliyeed inaba caadi maha maasha allahiyeee nolaada baan idinleeyahay halkaasana kasii wado ..........gobna waxuu jacayl yahay marka guuryimadee .....dis song i like it
walaahi every time i watch this video i start laughing to death cozz look the girl i think her first time on front on the camera or she scare or shy loooooooooooooool, but the guys is cooollll
who cant someone dizlike diz song , oh i knoe just cuz they dont understand no probklen, ya may need go back to homeland learn true somali language,,,
as i am obsessed with the old somali songs like salax qasim, nuur girig, ahmed gacayinf ..i believed that no somali man in this world cant write such meaning full somali songs but farax murtiile did,, congrat bro, am with u,, am only 21 i can understand the metephors of this song,,,,, true somali songs.... kabax............
i have never seen such as like this singers why they don,t have qosol iyo farxad ka muuqata their faces any way it,s good song but that is only their problem wish the next song they will make change may be its first song iyo in ay ka tahay filmayn maqaane hees horena waa lahaa oo la dhoho jow bow now,,,kkkkk by the way gus song and less action and always action is better the song ,......................
guntin ubax ah god casaan ah iyo man guduudan leh ku soo guree hooo mid kale uma goyeen haday igu ganaaxaan adigey mid ku tahee gudoomo baan ku leeyahay gobna wuxuu jecel yahay marka guur yimaado aan ku geed fariistee guur diyaar ma u tahay gal baad tahay xareed galac leh iyo geedaha ururay waa goob lagu nastee wax la yidhi gaashaan qaad haduu garasho lee yahay gabdh lagu halayn karo wuu u geed fariistaa woof woof caleek waxasaa jaceyl ah
waaaw waxey qeyb ka noqon kartaa dib u soo nooleynta Af-Soomaaliga aadka qaaliga u ah ee dadkiisii ka lumi raba. Waligey ma arag ummad luuqada Soomaaliga oo kale leh haddana luuqado shisheeye oo aan murti iyo maansaba u dhigma Af-Soomaaligeena. Thanks Murtiile iyo Istaahil
@SuperYuyuu Gelbis waxaa loola jeeda marka gabar laga wado gurigeeda loona geeyo ninka eey nolosha wada wadaagi doonaan...still waan gelbinaa gabdhaheena but erayga gelbis is traditional word..by the way this the best song that i have ever heard. wlh waxey igu abuurtay jaceyl ah inaan luuqadeeyda ku dhaganaado oo aan more sii barto waayo heestan macaanideeda maan fahmeen maanta.. thanks Murtiile for sharing such a wonderful song with ur ppl.
Waaaaw Maasha Allah Heestaan caadi Mahan Waa Aay Shidan Yihin Alle Ha Daayee Noolaada Akhyaaray Fanaaniinta Somaliyeed Oo Sida Dhabta Ah UGu Heesaya Erayo Macaan Iyo Murti Kolay Kuwa hada jira Murti Ma Ku Haysaan maasha allah
no question...that this song is carrying big wisdom...very little poeple can understand the meaning of the song...the ryme of the song..." no real love before the married" other theb that love of is illusion and haraam.
@Cabiira1 cabiira been madan sheegin,,, ninkan waa in la support gareeyaa maxaa yeelay 70s hida iyo dhaqan somalia wuxuu ahaa buu dib u soo ceelin..... inaba caadi mahan.... waan jeclahay dadkii hore ee somalida ahaa dhaqan koodii... diz video is reflection of our true tradition n heritage i love it
wax la yadhi (Gashantiina) hadii (guudka) lo dabo guuri inaay lahatiyo gelbis bey uu joogta, goobna waxuu jaceyl yahay markaa guur yimade.aan ku (geed fadhistee gelbis ma uu diyar tahayX"2
m2 guuntin (canaab )geed sare ku tal gacamahii gadhaya soo guran karee
wax la yidhi (Gashan-qaad) hadu garsho leyahay gabadh lagu haleeyn karoo waa in uu geed fadhistaaX"2 gobna waxu jaceyl yahay marka guur yimadeX2
masha'allah waa hees macaan runtii , balse kuwa kaamirada ka duubaayo meysan sixi karin habka duubista, gabadha quruxda badan masha'allah , aad bee u fiirineysaa kaamirada sidaa aad aragtaan , in la saxo waaye si aysan mar danbe u dhicin ,
farxaan murtille caadi ma ahan heesihiin waa heesta aan ugu jeclahay mid kalow aan xiiseeya way jirtaa oo ah BIITO BIITO GOW JO NO NAA SOO BAX kkkkkkkkkkkkkk axya hee iga dheh farxaan halkaa ka sii wad heesaha
Asal...waxay kasoo jeedaan asalkii fanka
Somalioz2020 1 day ago
FAARAX MURTIILE IS SMART GUY AND LIKE HIM, viva Faarax Murtiiile.
awdalboy1 2 months ago
This has been flagged as spam show
Gobna wuuxu jacayl yahay marka guur yimaadee loo geed fadhiiste(aan kuu geed fadhiistee) ! Wax la yidhi Gashaantina haddii guudka loo dabo guri inay lahaatiyo GELBIS bay u joogtaa ! Waa hees murti sare loo habeeyey.Noolaada Istaahil Dheeman iyo Farah Cawil Fanaaiinta somaliyeed
zzz2Mahamoud 3 months ago
Gobna wuuxu jacayl yahay marka guur yimaadee loo geed fadhiiste(aan kuu geed fadhiistee) ! Wax la yidhi Gashaantina haddii guud loo dabo guri inay lahaatiyo GELBIS bay u joogtaa ! Waa hees murti sare loo habeeyey.Noolaada Istaahil Dheeman iyo Farah Cawil Fanaaiinta somaliyeed
zzz2Mahamoud 3 months ago
woow woow wooow kabax love thisss!!
awdalboy1 3 months ago
Hidde iyo dhaqan ayu huwanyahay ninbkaani ilahay ha daayo
IskaashiOrg 3 months ago
woaah fanaanintaan somaaliyeed inaba caadi maha maasha allahiyeee nolaada baan idinleeyahay halkaasana kasii wado ..........gobna waxuu jacayl yahay marka guuryimadee .....dis song i like it
MrSuleeqa 3 months ago
Heestaanu waa hees qaaliya waa hees ay ka buuxdo murti aad u badan waa mid xambaarsan fariin gun dheer Faarax murtiile hambalyo
allcasayr 4 months ago
walaahi every time i watch this video i start laughing to death cozz look the girl i think her first time on front on the camera or she scare or shy loooooooooooooool, but the guys is cooollll
mxy08 4 months ago
who cant someone dizlike diz song , oh i knoe just cuz they dont understand no probklen, ya may need go back to homeland learn true somali language,,,
biyokulule 4 months ago
as i am obsessed with the old somali songs like salax qasim, nuur girig, ahmed gacayinf ..i believed that no somali man in this world cant write such meaning full somali songs but farax murtiile did,, congrat bro, am with u,, am only 21 i can understand the metephors of this song,,,,, true somali songs.... kabax............
biyokulule 4 months ago
Comment removed
SoldierGirlSsc 5 months ago
i have never seen such as like this singers why they don,t have qosol iyo farxad ka muuqata their faces any way it,s good song but that is only their problem wish the next song they will make change may be its first song iyo in ay ka tahay filmayn maqaane hees horena waa lahaa oo la dhoho jow bow now,,,kkkkk by the way gus song and less action and always action is better the song ,......................
mahahgani 7 months ago
@mahahgani hahhahaha i think they hate singing lolz!!
MsSomaligirl 7 months ago
@MsSomaligirl LOOOOOOOL MAYBE !!!
mahahgani 5 months ago
This has been flagged as spam show
@MsSomaligirl LOOOOOOOLZ MAYBE!!!
mahahgani 5 months ago
kimyangsang 7 months ago
faarax murtiile inaba caadi maaha waa abwaan, fanaan iyo laxamiiste heestana isagaa leh oo sameeyey oo waliba ku luuqeynaya hambalyo hambalyo ayana leenahay
kimyangsang 7 months ago
Waar ninkan heesaya, ma afkaa ayuu Buuri ku hayaaa, muxuu afka la maruurin?
Ilkacasse 7 months ago
waa sax
QueenAaliyah100 7 months ago
heestani waa hido raac jacayel jiray waayo waayo, wooow axlaa qaraami,,, MR, buluq baash,
MrDibjirmagaalo 8 months ago
way cadhoonayaan,isa soo dileen!!!!
nololwacan 8 months ago
YaaaaaaaasaaaaaaalaaaaaaaaM
Afkiina caano lagu qabey Dhalinyarooy!!
deeq91 8 months ago
full light-ka ayaa yarta u shidan
jamhuurka 9 months ago
nice song i like gow jow now
MsSahal88 9 months ago
waar way cod macaan tahay walaahay
MsSahal88 9 months ago
This has been flagged as spam show
walal anigu waxaankaa heeelaa hablahaa wajigooda cadhadu kaa muqaato filimaantana waxaan aad u jeclahay ku waa hororka ah..lool hadaalnaa aan isdilno feedhnaa qaacda mrxoog@gmail.com
jeywow 8 months ago
lakiiiiin ilaa xaad way i cajabisay inkastoo...aan umalaynayo in ninkan odayga ahi in mar horaba uu xagaa danbe iskaa mariyay...lakin...kolay waa dokhayga...waar midkastaa iskaa qoslaysa maxalagaa cashaqa lakiiiiiiin walabaa runtii heestoodu aay i cajabisay
jeywow 8 months ago
maya way ilka dheertahay
MsSahal88 9 months ago
naagtan heseyso weey xanaqsan tahay mais dhahdeen dadyahoow
Futuregirl2009 9 months ago
baw jaw now naa soo baxa max ak adanbeyey jacyl miyaaaaaaaaaaaaaa
TheHaaruuni 10 months ago
@TheHaaruuni soo ma aragti sxb Now Jaw Bawdii jacayl baa ka danbeeyay, oo waa kuwaa isku heesaya lol.
farsameeye 9 months ago
true.he has a great voice.....mashaAllah
DegahbourCity 10 months ago
waa hees dhaqan mudan
abwaan dhab ah
MrMacow1 10 months ago
waaaaaaaaaaaaaaaaaaw hees macaan thnks
FARAH367 10 months ago
woooooooooooooooooooooooooow wonderful song <3
niissa20 10 months ago
Lovely song.
ilasocda 11 months ago
Wwauuh Whaauuhh , EEESHH ala HEESS , waa isagii mr.murtiile <3
sland4lifes 11 months ago
wooow adigay gooni kuu tahee hoo, waxasa hees
Teetano2008 11 months ago
Beautiful song, hees macaan dhaqan ku salaysan
Teetano2008 11 months ago
gashaanti vs gaashaangaad.
farsameeye 11 months ago
reer badiya yaa shaan intee ka imadeen
hahahahahahah
gadafiii 11 months ago
waa hees aad u wanaagsan
qareenka 11 months ago
wow
dherad 1 year ago
Runtii waa hees macno samaynaysa i liked it halkaa ka wada Murtiile iyo Dheemanay waan idin taageersanahaye
Gacmadheere1984 1 year ago
yaa salaaam ilaahay ha idin daaayo axya wadani axyaaa dhaqan
hargeisawi 1 year ago
wax layidhi gashaanti iyo wax la yidhi gaashaanqaad , wow I like those words
aad baan uga helay heestan iyo wiilka iyo gabadhaba
saadiqulamin 1 year ago
aan kuu geed fariistee galbis ma u diyaartahaya? wow, waa nin yiqaan naxwaha luuqada ,fanaan sare dheh oo murti leh
saadiqulamin 1 year ago
waaw dhabahaanti waa hees cajiib ah istaahil waa fanaand cusub cod aya ku dhamaday masha allah keep it huuuuuuno farah mabrouk @ fikir qofta ma xanqsana miraha ayaa ka ilimeeysiinaya loooooooooolzzz
saydka1 1 year ago
woooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooow
BRISTOLALLTHEWAYBS5 1 year ago
Am loving this
sameysane 1 year ago
nice song mashaallah
TheRockchic4 1 year ago
Waaw nabee magacaaga inaa ka rumeyay. Eeboow waxaanaa Murti lagaa dhahaa...Hadaanba danbi galaa oo aan hees dageysaa mrtidaan oo kalaa walba waa loo qaateen. @Waddanilive sxb gabadha ma xanaaqsana ee xaaladaa ku cusub, lknse koley way la qabsan doontaa. Hadii aa arki laheed heestii Biito Biito hadeer wax bdn bey dhaantaa. Nooloow Murtiile...
Mrcaano 1 year ago
waaaw waxey qeyb ka noqon kartaa dib u soo nooleynta Af-Soomaaliga aadka qaaliga u ah ee dadkiisii ka lumi raba. Waligey ma arag ummad luuqada Soomaaliga oo kale leh haddana luuqado shisheeye oo aan murti iyo maansaba u dhigma Af-Soomaaligeena. Thanks Murtiile iyo Istaahil
Fikir14 1 year ago
gabadha fanaanada ma xanaaqsantahay mise anigaa mooday abaayo heesaha soo socdo xooga bal dhoola cadeey !!!
wadanilive 1 year ago
waraada shaqeesta saas ayaan kaa rabaa heeso badan soo saara meel iska saara reer qeylodhaan
hilaac89 1 year ago
waaw caadi maaha heestu waxey ka tur jumeysaa dhaqanka wacan ee somalia wax wanaagsan ayuu sameyay mrtiile ..
alam56789 1 year ago
hees wanaagsan weeye runtii
shiine60 1 year ago
Faarax murtiile caadi matihid
warergoi 1 year ago
noolow faarax murtiile heesaha noocaan waa horaa noogu dameysey af soomaaligii baad soo noolaysay
gobaad1000 1 year ago
maasha alh qurx badna gabdhu waa midabkii soomali lagu yiqiin mahan fananta qaar midabkooda dooriyay ee iska dhigay midab aysan lahyn masha lah labiska iyo codkeeda waa isku dheeli tirantahy gabdha dhankasta laga eego waa idil abayo heesta xigta is bedl ayan ka rajynaya mid alabd sida ha u fiirin kamarda caadi iska dhig inanka ku la heesya wax la wad oo isga la jil
Qarni1000 1 year ago
lol i realy like dis song is bit funny doe loooooooooooooolz da woman makes me laugh walahy but i love da words
mizzyzzyppy 1 year ago
lol war gabadhu Camera da ayey ku mash quul santahay kk sida kale waa beelo ...
abdirizaaq1234 1 year ago
Dacad yaarabi , dacad yaarabi, daacadyaarabi, AAMIIN AAMIIN AAMIIN, NABAD.
MsHalling 1 year ago
Walaala yaal wax walba waa hagaagaayaan , AAMIIN , AAMIIN, AAMIIN, NABAAD.
MsHalling 1 year ago
Comment removed
yaaskacade 1 year ago
waa hees aad u feecan midho iyo laxanba waa xul, Lakiin inantu maxay la xishoonay miyey ku cusub tahay fanka??
Libaan99 1 year ago
waah waah waxaas ayaa cod ah lakin istaahil dhawaan ayey soo gashay ayaan filayaa
nirig22 1 year ago
gelbis maxaa loola jeedaa ??
SuperYuyuu 1 year ago
@SuperYuyuu Gelbis waxaa loola jeeda marka gabar laga wado gurigeeda loona geeyo ninka eey nolosha wada wadaagi doonaan...still waan gelbinaa gabdhaheena but erayga gelbis is traditional word..by the way this the best song that i have ever heard. wlh waxey igu abuurtay jaceyl ah inaan luuqadeeyda ku dhaganaado oo aan more sii barto waayo heestan macaanideeda maan fahmeen maanta.. thanks Murtiile for sharing such a wonderful song with ur ppl.
20Qoslaaye 1 year ago
Gobna wuxuu jaceyl yahay marka guur yimaadee.......true words walaahi....
MsRumaan 1 year ago
ooooh macaanaa inantu
SuperYuyuu 1 year ago
Waaaaw Maasha Allah Heestaan caadi Mahan Waa Aay Shidan Yihin Alle Ha Daayee Noolaada Akhyaaray Fanaaniinta Somaliyeed Oo Sida Dhabta Ah UGu Heesaya Erayo Macaan Iyo Murti Kolay Kuwa hada jira Murti Ma Ku Haysaan maasha allah
SomaliMusic143 1 year ago
no question...that this song is carrying big wisdom...very little poeple can understand the meaning of the song...the ryme of the song..." no real love before the married" other theb that love of is illusion and haraam.
benderqaasimi 1 year ago
fanaan kaan berigii hore wuxuu kasoo galay baadiyaha luuqadii soomaaliga ee dhabta ahayd buu adeegsanayaa good maan shaa alaah waa hees hidihii iyo dhaqankii soomaaliyeed katur jumaysa
Cabiira1 1 year ago
@Cabiira1 cabiira been madan sheegin,,, ninkan waa in la support gareeyaa maxaa yeelay 70s hida iyo dhaqan somalia wuxuu ahaa buu dib u soo ceelin..... inaba caadi mahan.... waan jeclahay dadkii hore ee somalida ahaa dhaqan koodii... diz video is reflection of our true tradition n heritage i love it
biyokulule 4 months ago
caadui mahan masha laah codka way ka shidan tahay wlh masha laah woooooooooooooow
ifon4 1 year ago
guuntiin ubax (gud) casan ah iyo man guudu ah an lan ku soo guree ho.ooX2
midkaga aw ma goorey hadey igu (gaxaan), adiguna (inkutee) guduman ku leyahayX2 gobna waxu jaceyl yahay markaa guur yimade, aan ku ged fashiste gelbis ma diyar tahayX3 m2 (Galfa) tahay Xareed galac leh iyo geedo hawrey waa (goob) lagu naste,, wax layidhi (gashan-qaad) haduu garsho leyahay gabadh lagu haleyn karoo waa inuu geed fadhistaa gobna waxu jaceyl yahay marka gur yimade gurtideyda gadhsi inad gogool dhiig no tahay
mizzlaascanod 1 year ago
@mizzlaascanod Good attempt but not 100percent accurate
20Qoslaaye 1 year ago
This has been flagged as spam show
guu onkodey hilaac galalac-liyo,daruuraha gontamey gaxdoodu waa roobX2
wax la yadhi (Gashantiina) hadii (guudka) lo dabo guuri inaay lahatiyo gelbis bey uu joogta, goobna waxuu jaceyl yahay markaa guur yimade.aan ku (geed fadhistee gelbis ma uu diyar tahayX"2
m2 guuntin (canaab )geed sare ku tal gacamahii gadhaya soo guran karee
wax la yidhi (Gashan-qaad) hadu garsho leyahay gabadh lagu haleeyn karoo waa in uu geed fadhistaaX"2 gobna waxu jaceyl yahay marka guur yimadeX2
gurtideyda gadhsi
mizzlaascanod 1 year ago
Comment removed
mizzlaascanod 1 year ago
bow jow
yaaasiiin 1 year ago
men i love the song biito at the part says baafi baafiyoo ....kood garaacoo baafiyoo
warergoi 1 year ago
why did she opt to tie herself around, its just restricting her movements. the song very cultural and lovely.
samatar44 1 year ago 2
HEESTA QORAL NOOGA SODHAGA AQYARTA PLZ AFSOMALI WAA FAHMI LAHAY CAMAL
MrCabdi20 1 year ago
walee waa hees qaaliya, SARAAR MEDIA waxn idinka codsanaynaa inaad lyrics ka heesta noo soo post garaysaan. thnks
MrDucaysane 1 year ago
masha'allah waa hees macaan runtii , balse kuwa kaamirada ka duubaayo meysan sixi karin habka duubista, gabadha quruxda badan masha'allah , aad bee u fiirineysaa kaamirada sidaa aad aragtaan , in la saxo waaye si aysan mar danbe u dhicin ,
ahmeddheere 1 year ago
w0w w0w istaahil caadi matihid sister codkaga wanagsan and farax m waka baxsaten wwwwwwwwwwwwwwwwww
saabir23 1 year ago
waaw istaahil waa istaahishaa dheeman, codwanaagsanaa heesta waxaa shiday ISTAAHIL
oliyo 1 year ago
farxaan murtille caadi ma ahan heesihiin waa heesta aan ugu jeclahay mid kalow aan xiiseeya way jirtaa oo ah BIITO BIITO GOW JO NO NAA SOO BAX kkkkkkkkkkkkkk axya hee iga dheh farxaan halkaa ka sii wad heesaha
rabsho10 1 year ago
hees taan waa hees jirta oo laba dhalin yaro ah wada qaadayaan
gubna waxuu jaceel yahay marka guur yimaado
ee hadii dariiq yada la isku dhuuqo oo la yiraahdo boy friend and girl friend
gob maahan jaceelku waa gun markaas
waa hees da weyn
dhaadeey1 1 year ago
Dharka Hidaha iyo Dhaqanka soo Xidho, Marka dambe ee aad Filim iska qaadeyso.
ADOONALLE 1 year ago
COOL N HIT SONG
diblawe007 1 year ago
sxib nic song i like it
gasi8585 1 year ago
saaarstdudio sxb waxaan ka codsana heestan ma u yeeli kartaa lyrcs qoraal kaso dhig ,
SuperYuyuu 1 year ago
wooow. inaanta codkeeda ayaan ba la dhacay farax adna kaba sii darid wale oo jira oo joogaa inshalah
Siiham100 1 year ago
Comment removed
Haboonburco 1 year ago
@Haboonburco
Siiham100 1 year ago
woooooow best song waaye ilaa immisa ayaan raadinayey thanks. saraarstudio.
canka77 1 year ago