haybad eebe ku siiiyay habeen la iskama qaado khadra ninkii hadla yaaba ha iska hadlee waxaad tahay one of the best living somali music legends.....inaba caadi maaaha heesahaaga dhan gaar ahaaan tan MA higaan
mahiigaan jacaylbaan dhex maquurayaayoo miiraalihiisii midigta igu qaadyoo mawjad baa i sidatee naftu kay u muhatana iga maqana waayee ma maqanahay ma joogaa ma mirkacay ma nagiyahay allahayow mariii sahal hay max duminine anigee muraad kayga ii sahalay allahayow muraad kayga mar ii sahal
runtii ma aqaano erey aan ku tilmaamo shaqsiyada khadra wa hooyadii jacaylka wana fananad qiimo iyo qadarin gooni ah ka dhex leh gulsho waynta somaliyeed noolow khadra aakhira halkii roon ilove u mam khadra janada aya i noo balan ah
mmmmmmmmmmmmm heestan caadi mahan waan jeclahey waxaan ka sii jeclaan laha iyadoo kaban ah wow nooloow Khadra
JaraaQato1 3 months ago
FIFA SOMALIA SONGS
aoa1989r 1 year ago
hadii tartan laqado anigu waxan oran laha Khadra waa No. 1 boqorada fanka somaliya viiiiva Cige....love you
adamsom11 1 year ago
Woooooooooooow caadi ma ahn heeystaan Mahiigaan. Khadro afkaaga caano lagu qabto.
mrboodaaye1 1 year ago
haybad eebe ku siiiyay habeen la iskama qaado khadra ninkii hadla yaaba ha iska hadlee waxaad tahay one of the best living somali music legends.....inaba caadi maaaha heesahaaga dhan gaar ahaaan tan MA higaan
muslimmarine 1 year ago
ilaahay haku daayo khadra daahir.viva qadra daahr
MrJamaal05 1 year ago
waa hees qaaliya
Hanad021 1 year ago
waa fananadii hoyada somaali meelkasta ay joogan viva qadra somalia and somaliland kuli waa kadanbeeyaan waxaa tahay qof sharaf kuleh umadeeda oo dhan noloow
foowzi 2 years ago
nawaleey09 2 years ago 2
runtii ma aqaano erey aan ku tilmaamo shaqsiyada khadra wa hooyadii jacaylka wana fananad qiimo iyo qadarin gooni ah ka dhex leh gulsho waynta somaliyeed noolow khadra aakhira halkii roon ilove u mam khadra janada aya i noo balan ah
guuleed24 2 years ago
mahiigaan jecylbaan dhex maquurayaa wali yaa salaan afkaga caana iyo malab lagu qabay mama khadro daahir walhi dhab ahantii aniga shaqsiyan heestaan aad ayeey iisameysaa marka aan maqlo akhayaareey
ooyaaye1 2 years ago
siciid cabdilaahi ; waah waah heestani macaanaa ina cagafaahd
ina cagafaadh ;haa inaadeer yaa kuu sheegay?
Jamaal302 2 years ago
woooooooooow waan kahelaa heestaan macaan mahiigaan woow
mataan2009 2 years ago
noolow khadra inadeer
marlaboro89 2 years ago