Added: 1 year ago
From: cadaaawe
Views: 27,420
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (20)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • waawa nice song abti ,

  • amiinu muuse waheliya waad ogsoon tahay waxa dhibatadaan bilaabay waxaa ka kow ahaa abaa ahaa oo kadanbeeyey in lagasaaro siyaad bare iyo qabiilka kiisa siyaad bare halasaaro ma xuma lakiin maxaa lagu badalay qabiil inlaxasuusqo waxaay naqotay inadiga iyo abaaha iyo cidiina lasoo qaxiyo cayddidka waxalawaday laguna dilay , dhibaatadana cidiina kadanbeeysay marka majoogsanayso dhibataadana adinkaana as asay

  • @haadi25 ....Waryaa waad bugtaa ee illaah haku daaweeyo , muxuu yahay waxaan qabiilku lafaha ka galay , dhibaato hadii ay joogsaneso miyaa hor istaagi kartaa, mise siyaad bare ayaad qabiil ku difaacee, muxuu yahay goofkaan , shekada miyaad rabtaa inaad qabiil ubadasho , wax waxyaho naga aamus waad bugtaaye kuma dawenkarno'e .

  • xuseen shire iyo amino walaaahi ooyin ayay iga keeneen , war somaliyeed kaca oo iska qabta dadka idinku tacadinayo , illaahow noo gargaaar , walaahi waa xaal murugo leh .

  • allahyow musuq maasuqa ka saar soomaalia insaafi ah soosaar oo garanaysa soomaalinimada waxay tahay

  • allahayow waxa soomaalliya damiir ka iyo dadnimadii ka qaaday waa qabiill ee ka dhex qaad  walee inta qabiil aad aamin san tihiin dadnimo xumo lagama baxo taariikhda aduun kana qayweyn ayaan ka galnay b/c of ilaahay baa dadnimadii ka qaaday

  • maskiin momada aya iga oysiyeee walahi waa waxa la la qiirado lkn see anaga aya isku keeney dhibkaas iyo xeerkaas ilahay waxan ugu bariyana somalia inay nabad noqoto rag somaliyeed ilahay qaloobtooda ha isku fuuro qabiilka ha kasaaro coz iga oo nool ba hadan dhinteen meel walbo aduunka la la yabanhaya taas waxa ka daran dhibka aan ku qabno iyo culol xumada anag uunba is badney dhibkaa qof na baday ma jiro taas aya nasiib xumo ah ilaha nabad iyo cuqduda ha ka saaro umda somaliyeyd

  • OH that is really sad......:(:(

  • Comment removed

  • sorry amina mama wlhi ilmaa naga keentay

  • really made me cry..........peace ...

  • am soo sorry somaalia caqliga mashaqeynayoo inkaar beey qabaan hadeeey arXan leeyihiin dad ma aysan dileen asxaan in ay inii falaan ineey idin aamusiyaan waa midaan waligeed ahaaneynin arin kale idin ma hayee aan WADA OYNEE WALAALAYAAL NOO XIRA IRDAHA

  • Somali Love Music best

  • WALAHI BILAHI WAN OOYE SUBXANLAAH RAGEENA SOMALI JOGO O AN ARXANKA LAHEN  XANUUN NAGU BEREN CARUURTENA NA KU BEEREN WADAN AAN U LABANO MA QABNO ILAHOOOW NOO GAR GAR ADIGA NA UUNTE fanaankan walahi iyo walalahiisa qiiro igu beren iyo somali nimo mahad sanid walalo xussen ali shire

  • alla hes murug leh waaye iyo qiiro wleiba ooooh Xuseen shire thnx meshada kasii wad

  • walahi heestaan caadi ma ahan waa i qiiro galisay ilmo ayey iga keentay really hussein saasa lagaa baahan yahay walalahaga dhibta iyo dulmiga ku jira boori mar walba wax walba la iskaga horo mari karo ku fiiri si aad u booriso walalaha

  • Bless ya Amina Muse, and nice song by da way....this is one of the best somali videos.. qaabka loo duubay ayaaba Cajiib ah.

  • Sad very sad really. I hope Somali get better soon. well done ciyaar jecel

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more