Heestiiba musicii ay laheyd way kabadaleen sidee wax u wadaan ma wax musiceedii yaqaan bay waayeen miraha erayada hesta & music isma laha sidaan dareemayo
@QALAJIYE Dude the guy is not dead is another Jarmal oo hargaysa daganaaa, Jarmalkani waxoo dagan yahay Dk Odense, waa nool yahay allaha daaye suldaan
Somali ceeb ma waydo la dhahaa.........................qurux amaan uga heli meysid foolxumana sidoo kale @Somaliya nabad ka sameesan lahaayeeen hadee xaasidnimada iska deyn lahaayeeen @
Heestiiba musicii ay laheyd way kabadaleen sidee wax u wadaan ma wax musiceedii yaqaan bay waayeen miraha erayada hesta & music isma laha sidaan dareemayo
vaysal59 1 year ago
This guy is good!!!! please keep up the good work and make some more youtube video
mysalah06 1 year ago
Comment removed
KamaNeeFiSoDaLacDay 1 year ago
@KamaNeeFiSoDaLacDay ,,,allaa ya raxmo aamiin ,,aamiin
QALAJIYE 1 year ago
@QALAJIYE Dude the guy is not dead is another Jarmal oo hargaysa daganaaa, Jarmalkani waxoo dagan yahay Dk Odense, waa nool yahay allaha daaye suldaan
shami2u 1 year ago
wow cod wanagsana i love u Jarmal
TheHiiliso 1 year ago
Somali ceeb ma waydo la dhahaa.........................qurux amaan uga heli meysid foolxumana sidoo kale @Somaliya nabad ka sameesan lahaayeeen hadee xaasidnimada iska deyn lahaayeeen @
kawiso 1 year ago
nooloow fanaankeena abdiaziz jarmal
adalstate1 1 year ago
mansha allah jarmal u so cute bbe
somaliqueen10 1 year ago
I like this song ....but u are not a good dancer
liban40 1 year ago
this guy is way too funny lol
khanshi 1 year ago
Jarmal your reviver, we need more of your music, my hat-off to you; many thnks to Zaksom 4 your effort of airing this video;
nazdalaan 2 years ago
johny i agree walahi kkkkkkkkkkkkk mantad runta u sheegtay somali oo dhan
MISSHERMAN2007 2 years ago 3
lol nice song man tk's.
CHARKOLIBAN 2 years ago
I love jarmal his the best.
D11NA 2 years ago
Somali people dont know how to dance they look like that they wanna fly KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKkk
kaalay02 2 years ago
Wow Abdiaziiz Alayacisak waa hees fiican cod macaana ilaahey ayaa ku siiyey thanks heestan quruxda badan
bogaad09 2 years ago
Somalidu waa SICK...Waxay kuleeyihiin MUXUU ISLA KALA WALAAQAYAA....Haddaanu CIYAARI Lahayna waxay odhan lahaayeen DHAGAX WEEYE kani....Somaali sina looga ammaan heli maayo....
Johny9830 2 years ago 10
your so right!
D11NA 2 years ago
i heat ds song
rosalindajamesbond 2 years ago
inadeer cod macan am a fan
MISSHERMAN2007 2 years ago
supperex2007 naagtaada waydii in aay kugu ciyaarayso iyo inkale.......................... barina waxaay dhehee waa japanese...... marka bal huno hubi tas sidakale yarkan waa iska wajiyaxun xaato ah............... waxaana jeclahay markuu cali najiib qadayo sida sagalka roobkaa kuusaamiyaayoo sida safar qoftagaybaan aduunkuu sugaa wali
istar2008 2 years ago
not to be rude but i think that ali najiib can sing better
somaliangurl05 2 years ago
coooooooooooool song
dehasa222 2 years ago
sorry im not feeling thiz shitttttttttt
iskorisgirl 2 years ago
wwoowwo nice one i like
sirad9 2 years ago
what the fuck are u talking about
somaliland18 2 years ago
wowo abtiiii ...... salan qaliyaa video cajiiba walleh abtii iguu salaam all odense .......walibaa abdi kuus
yo7yo72000 3 years ago
suduu isku walaaqayo aba ka heley gabar camal lool
hibaaq999 3 years ago
wowow brother you are great singer and you also hit the main point which is great and also i say you are really handsome brother Mashallah brother
Ruun23 3 years ago
Adeera yaalow ninkaan ma jarmal baa naagtayda ayaa tiri waa jarmal ninkan, marka adeer marunbaa,mise way iguciyaaraysaa
supperex 3 years ago
@supperex kkkkkkkkkkkkkk magaciisa aa jarmala ah lakin waa nin godobiirsay ah oo soomlai ah
SUMEEYA1 9 months ago
u guys ar all haters this guy is masha alh, he is cute and he has nice voice. sexy vice, brother ur the best.
ishwaaq2007 3 years ago
was he peeing in the first 3 seconds.. Lolz
mpasuakichwa 3 years ago
No he was not taking the piss. Actually he was playing like a spring flower coming out behind the bushes.
ThePestControl 3 years ago
waan ku habansaday
hargeisawiyad 3 years ago
Waxa aad ku habsatay bal noo sheeg.
ThePestControl 3 years ago
maxaad ii waydin adba wad arkaysaye inu isla damsan yahaye
hargeisawiyad 3 years ago
haa markuus dhufayska ka soo baxaayo ayaan ka helay, waa se laga yaabaa in aw is khafiifinaayay
Atoore 3 years ago
abshir kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
yusufmibrahim 3 years ago
kkk the first 3 seconds!!!!kkk
abshir9 4 years ago
it's Top, I enjoy it
shantasomal 4 years ago
wowow jarmal sxbkey qaliga ah fananka reer danmarka
hanadcajib 4 years ago
I thought he was from Germany, no?
ThePestControl 3 years ago