aniga oo ixtiraamaya Raxma,waxaan dhihi lahaa ma tihid daacad,waa wax cad in aad iska dooneysid boqorada,
adiga waxaa lagaaga fadhiyaa in aad banaanka soo dhigtid codkaaga,waxaad la mid tahay arday imtixaankii uu u qoray ardaykale,islamarkaana loo sameeyey xaflad,hadaba wareysigaan uma qalantid waayo ma tihid hobolad.

baajka10 8 months ago
oooooooow duqdu waa iska fogeeysay
bashka285 1 year ago