Added: 4 years ago
From: TazkiyahNET
Views: 108,035
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (24)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • jasakalaah 

  • maasha allah , waxa mahad iska leh allah ee ina siiyey sheekhan nagu fahansiiyey diinta alle luqadeena hooyo marka labaadna umahad celinayaa sheekheena mustafe xaaji ismaaciil haaruun , waxana kusoo gabagabaynaya hadalkeyga sheekh allaha ku xafido adduun iyo aakhiraba wsc

  • Innii uxibukka fillaah yaa sheekh mustafaa xaaji ismaaciil

    Allaah yaxfadaka min kulli balaa wa as alullaaha

    an yubaarika fii cumrika wa awlaadika wa amwaalika. wa an yarzuquka

    xusnul khaatimah! Aamiin

    muxaadarooyinkiisa aad iyo aad aa ujeclahay! '' al-culaam u warathatul anbiyaa ''

    wsc,

    A.

  • ok. cool

  • What language?? i not Understand

  • @shayreh306763 this is somali language.

  • @shayreh306763 Somali

  • masha allah

  • asc. ilaah baa mahad leh oo sheekhaan diinta noo fahan siiyey iyo siduu umada somaliyeed ugu deeqey wuxuu ilahey barey.. intaa ka dib sheekha waxaan kula talin lahaa ama dhihi lahaa in uu badiyo wacdiga aduunka somalidu wey ky fafatey waxaa badanaya dhalinta ku koraya dalal aan diintooda si fiican ugu fahmi karin ..

  • masha allah baraka laahu fiika qeer aan dhman aan ku alla kusiiyo anagana kuwii ku wana qaata allha naga dhigo

  • mashallah baarakallahu fiik. may allah reward u

  • allah ha hafido

  • Maan shaa Allah waa sheik aad u balaqo badan

  • shiikh mustafe nooolow noolow noolow /

  • I notice that youtube user lufiis has some videos that features a sheikh name Mustafa X. Ismacil. Is he the same guy in lufiis's account.

  • I don't speak Somali but I hear that all Somali speaker are better than any other speakers. What does the title say in Somali?

  • The Title in English is'' understanding the meaning of this life or why are we in this world'' I am not better than you in somali but that is the best I can do

  • ''The meaning of life from a mythological view point'', or so it should be; over-rated superstitious non-sense taken far too serious than it deserves.

  • generalaw.inta anad shekha lebal koxeed kudhufan hubso qiimahiisa.nin kani waa culimada somalida koxna kamatirsana,culimadu waa dadka diinta alle inoosharaxaysa,sharaf ayay inaga mudan yihiin.ama khair kuhadal ama aamus.meeshani meel heeso iyo polatic maha.

  • Generaal ahana meelo badan oo muslimiintu ku dhiban yihiin baan nalooga baahan yahaye ee dee mar aad soomaliyaba ka bilowdo dhaq dhaq muuji

    Waxa iga waana inaad noqon afka nool

  • A.s.w waxa aan la hadlayaa ninkan generalwow la baxay. waxa aan ku lee yahay walal sidii qof muslim ah oo figiraya u hadal meelkastood ka hadlaysid.

    Haddii aad leedahay culiamadani waxa ma baadhan oo waayo bidaar malaha waa maskax aan fikirayn. walal haddii diinta wax laga sheego waxa kugu waajib ah inaad sideed u qaadato hadab haddi aad lee dahay dadkani wax mahayaan dee walal adigaba waajibka diineed waa dushaad ee dee taada aan argno.

  • nimankan inay wax wacdiyaan ayey marka hore kugu soo geli marka xigana diintii ayey kooxeysi ku afuufi, waa dhaqanka carabta waxa lagu yaqaano ee car soo saara wadaad bidaar gashay sidii uu cilmi buug uga baadhayey ama aqoon ku jirey??

    waa ma jiraan, kuligood waxay ka tirsan yihiin kooxo diinta u qaybiyey sidii meel saxan bariis ah lagu cunayo. soomaaliyana waa inaan ka xoreynaa kuwan oo kale iyo wixii itoobiyaan la shaqeeya, dhamaantood waa cudur. carabka waa cudur, itoobiyaanka waa cudur kale

  • mansha allah sheikh mustafe alle ha noxifdiyo

  • manshaallha

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more