Added: 2 years ago
From: zerihun2
Views: 102,578
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (42)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • @zuweeys ka waran somaliland imika?? kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • ILAAHAY NABAD HA SIIYO SOMALIYA

  • somaliland hadaaa tihiin maxaa nooo qabateeen meeshaasaa naceeb konfur iyo xaasinimo iidinku jirtaa hadii koonfur nabad ka dhacdo waxaa ka baqdiin waa layaqaaan habaarkiinaana meeshaas nasoo gaarsiiyee inoo duceeya waxqabasho idinkama maahninee idinkaabo is cunee maxaa wax noo qabatiin

  • stupid aya tahay somali is one nation waxan mesha ka bixi uqdad udimo nabada kan ogale aya rabin

  • Soomaali waa Soomaali Koonfur amaba Waqooyi kuu doono ha ka yimaado,

  • Comment removed

  • SOMALILAND TII AAD SHEEGYSEEN WAATA LA, FASHILAY, LAGA DHEX ABUURAY. MAAMUL GOBOLEED YO DHOOWRA SIDA AWDAL LAND_ QAATUMO LAND_ AWAY MARKA MAQAAXIDII WAATAN KALA HOOHOOBATAYE? SIILAANYO AYAA BAHASHA SIDAA U GALY ISAGA WEYDIIYA* AQOONSIGII DAAQADUU SAARANYAAHY AAD NU GU DAALISEN AAAAAAAAAWAY AW SIILAANYOOW ? KKKKK EHEHEH

  • BUUBAA WUXUU YIDHI SOMALILAND AY GODO DAAYE INAGAABA GO,ODOON KUJIRNA*** SAWIRKA WILKA GEEDKA KU XIDHAN KAN KALENA QORIGA LA, DULTAAGANAHAY TAAS AYAAN SOMALILAND AAT SHEGAYSO U, AQAAN,

  • waxaan somaliland istusiintaa baa ka yaabay hadaad kheyr samaynaysid oo ay show off kaa tahay cidi kaama aqbalayso ee waxwalba dar alle u sameeya idinkoon qofka waji ka sugaynin waxan joogaa bosaso walahi been ma sheegayee shacabka halkaan jooga siday marwalba ugu duceeyaan walalaha koonfur ma maleen kartid masaajidka iyo suuqyada meelkasta haweenka dhaman illaah bay uga baryaan somalia oo dhan inay nabad iyo midnimo helaan, waxayna ka yihiin ilaah dartiis not istus iyo is mqashiin

  • soomaaliya somaali ayaa leh in yimid malahan

  • hooyadaa siil keed iyo israaiili kudhalay yaac duli yo how

  • UGALABUGALA SOMALI NEEKERI NIGGER FHSKDJBVSKDJBSDLKFHJVNLSDFHJVB­SUKDFBHSABGFKHSBF SDFGKBSDFHG SDFHSKDJ BFKSH FGDFH NLKDJHGF WIQ SAHDVBKDYFJVB S ALAAHU HALALALA AHJFSJHGBKDSHFVBSKDJBBFHJB BLAME WHITES ABABABABA F U

  • SomaliLand Iyo Somalia Markii La Dhaho Waan Qoslaa Aniga Dadkaan Hadii La Dhahi Lahaa Waa Go'deen Oo Eritria Ama Ethopia Ay So Weerari Lahaayeen Hargaysa Maxey Oran Lahaayeen Ileen Ayaka Iska Caroroo Gooni Isku Taagaye Maxey Uga Cararayaan Somalida Horta Mida Kale Marna Ma Is Weydiiseen Reer Somaliland Na Ma Dhihi Karee Isaaqow Hada Somali Ka Godaan Ma Idinka Dhib Qabo Ama Cid Kale ? Maxase Ka Faiideysan? Siyaasi Qaldan Ba Fikir kaas Keenay Inay somaliland G'odo Waba Ku Dhagen qayb Badan o shaca

  • yuhuud iyo isaaaq waa laaba cadow oo islaanku leeyihiiin ee dadoow iska jira,bal adiga oo islaamnimo ku dhashay waxan ma samayn lahayd..........boranta iyo isaaqa waa isku dad wacal yuhuuud dhalay ,,,,,viva Muqdisho my day will came

  • @appie2711 HOOYADA BAA YAHUUD AH GARACYAHOW KKK ISAAQ HADEYNU NAHAY CIIL MA QABNO ALXAMDU KKKK 21YRS QAXOOTI KA DHIGNAY MASHA ALLAH ILA IMIKA QAXOOTI TAHAY HOYADA WSE IDINKA AYAN XIRSI IDINKA KA DHALAY IIMAN OO GAALA AH UUUUUUF ADUUNKA MEEL WALBO GAALKII LA ARKO WAA IDINKA KKKKK VIVA SOMALILAND QURUNYAHOW

  • all i can say is F-CK SOMALILAND!!

  • thank you snm for saving me from those blood loving people

  • @Yummysomalilander fuck you and fuck snm troitors.

  • ILAAHAY HA U GARGAARO SOMALIA HADII AANU NAHAY SOMALILAND MAR WALBA WANAAG AYAAN LA JECELANAHAY WALAALHAYGA SOMALIYED EE JAARKA NAHAY . SE NASIIB DARO IYAGU XUMAANTAYADA AYAY KA SHAQEYAAN

  • ALLAH IS ALWAYS ON THE MOST VULNERABLE PEOPLE'S SIDE. ONE DAY INCHAALLAH SOMALIA WILL BE FREE OF THIS BABARISME.

  • Waxaa laakiin meesha ka maqan muqdisho oo nabad ah in dadka reer muqdisho oo ayan soo aadi laheyn badaha aad soo geliseen balse taas hadda iyadoo somaliland aad leedihiin dadkeedana ay ku jiraan kuwa badaha meedadka waran meesha.insha allaha waxaa idinkana idiin rajeyneynaa dowlad haqabtirta baahida dadkeeda.meel aan amaan laheyn cidi kuma noolaan karto dhul aan munafacaad laheyn nabadi taalaa dhaama.

  • dadkani waa dad soomaliyeed waa dadkayagaii dalkuna waa dalkayagii ilahay waxaan uga rajaynaynaa inuu nabad kusoo celiyo una naxariisto dhamaantood.

  • Waxaan Rumeysanahay waxkasta oo Ay ku taagan tahay Jamhuuriyadda Somaliland in ay ku saxsan tahay, Hadana waxaan sidaas si la mid ah uga soo horjeeda in ay ka cararaan Somalinimada, Adigoo Somaliland ah haddana Somali ayaa tahay... Mudane C.risaaq Sxb waad mahadsan tahay waayo waxaad tahay qofkii Koowaad ee aan u Arko in uu U Calool Furan yahay Walalaha Somalia.. Mahadsanid sxb

  • guus adigaan xigmad iyo caqli toona lahayn dameer yohow iska fadhi ina xuseen hoyadaa wasye kalab yahow ee aan dhiig damqada lahayn dadkan masakinta ah ee malin walba dhimanaya hadii laga naxo ma ceebaa adiga iyo wixii kula caqli ah ba

  • oo shacab ka somiland ma inay sawirada saxariirta ah soo ban dhigaan ayay ugu rajayniyaan nabad wallal reer somaliland ma gayaan ee been ha ka sheegina or atleast post next tym better pics insha alla

  • Horta ilahay hakadul qaado dhibatadan haysa koonfur ama somalia, aadban uga diir naxa arkan arko ubadka iyo maatada dhibateysan.

    Sida aan aamin sanahay waxay tahay maalintii SOMALILAND tidhi waanu go,nay ayaa koonfur Nolol ugu danbeysay welina waxan ku jiraan (koomo)

    naxdintii ay ka naxeen somaliland ayaa go,day.

    Aniga ilahay ha isiyaadiyo somaliland'¨

    iyagana ilahay ha siiyo somalia

  • Miig,zerahun,iyo ayaanle nacas,waxaan ahay nin reer burco ah kuna faana magaaladiisa waxaad ogaataan ilmahaa yaree reer koonfur ee gaajadu ka if baxday inuu yahay ka kuugu xiga dunida,duniduna idiin wada aragto soomaali,ogsoonow inuu leeyahay ciida hargeysa iyo burco sidaad u leedahay kismaayo iyo raskaMBOONI OGsoonow meesha kaliyee diidani inuu yahay qalbigeena xaqiidu se waa JIDHKAYAGII XANUUNKANA WAANU LA QABNNAA

  • carsanya,

    i agree with you 100 %. you have a brilliant mind, it show your thinking is not bias. it's sad we don't have many people who share with your thinking. it is men/women with your vision can lead a nation with so many grudge and hate toward each other. i heard about reer burco and their open mindedness i can sense that in you. viva reer burco and somalia

  • lol, i wonder wat is wrong with south somalis, they just dont have brains, pehaps Italians used colonize brainwashed em, why they can agree to at least save the populations like somaliland, or states that welcome unwanted militia to save thier population like REER SOOL,(lasacaanood)

    they took homes of people, massacred and all the KARAHIYADII baa Haysa oo ku gilgilanaysa south somalia, oo iiidin maxaanto sxbyaal

  • ilaahay waxaanu ugu baryaynaa in shacabka reer muqdisho iyo nawaaxigeedu gartaan waxay somalilada kale garteen oo ah nabadu inay wanaagsan tahay plz iska qabta tuugada kitaabka wadata iyo kuwa ka soo horjeedaba waxba isma dhaamaan midna kama talinayo danta dadka maatada ah ee ku dhibaataysan gobolodaaas ilaaahay nabad ha idinku soo dabaalo aamiin aamiin

  • thanks zerihun2  for your good feeling ,Upp Somaliland

  • Nabadu waa muhiim waa shayga ugu qaalisan bina aadmka. Nabad la,aan waa nolol la,aan. waxaa ka socda Somalia ama koonfurta somalia waa wax caalamka aduunka ka yaabiyay, kolay hadaanu nahay Reer somaliland wixii aanu u qaban karaynay u qabanay koonfuurta Somalia.

    mar mar ayaan isyidhaahdaa malaa maskaxdii Somalidu wuxuu ku maqan yahay somaliland, taas micneheedu waaa ilaa aynu utagno wax la qabano waxba ma noqonkaraan dad badan ayaa sidaas aaminsan.

  • Waa runta sxb Miig nabadu waa shey qaali ah waxaana fiicnaan lahayd inay ayahooda katashadaan kuna daydaan somaliland iyo puntland nabada ay haystaan ogadaana inaan labo wadan kala nahay

  • @zerihun2

    thank u brother. This touched my heart n soul brought tears to my eyes. I cant stand what the European white man has done to our native lands. G.Bush can go to hell literally!

  • @zerihun2 why did you name your self zerihun,which is amharic language it means let him be tribe.can you make a meaning for it if its not, in somali. waxa ugu wacan dadku inay tahriibaan hadaanad fahmi karin haku diganin. woqoyi iyo bari midka aad tahayba waxaad ka tirsan tahay somalia ama diid ama yeel.somali in kuwa maqan la midoobaan mooye kuwa ka midi kama go i karaan. somalia ha is raacdo midnimada somalida waxa isku haya afka diinta dhaqanka. qabiil qaran ma noqdo ee taa ogaada.

  • @miig2006 mar ka hore ma jecli sida dadka qaarkood inaad u hadlo eey ka mid yihiin qoraalladaan iga hooseeyo waana ku farax sanahay nabada ka jirto waqooyiga soomaaliya, midda 2aad aniga ahaan ma aamin sani ineey tahay waqooyiga soomalia maakaxda somalia waxaan hubaa maanta nabadda ka jirto waqooyiga eey ku saabsan tahay dhibka ka jiro koonfurta laakin hal mid ayaan hubaa oo eh hadeey koonfur nabad noqoto waqooyi ineeysan heshiis u ahaaneyn sida eey hada u yihiin.

  • @JustWatchJW war soodigan sidii habraha habaartamay hadii somalia nabad noqoto anaga wax naga daadanya majirto mala jin ayaa ku sheegay dagaala ka dhacaaya somaliland hadii somalia nabad noqoto. Somaliland waa dad isjecel, isla markaasna dantooda gartay 21 sanno kahor umalan maayo inay dagaal iyo maangaabnimo sida Somalia noqonayso waayo umadan reer somaliland way ka horeyaan. ilmihii 21 jirka ayaa imika jaamacad kasoo baxay intaad adigu isgumaadaysay. Somaliland mar walba waa diyaar difaaca

  • @miig2006 ha caaytamin horta sida naag naag lala guursaday oo kale , kuwa idiin xukumo waxa sii wato oo soo wato waa cadowga soomaalia yeeysan kaa hoos bixin hadaad taariikhda soomaaliya ka warqabtid wax walbo waad fahansanaan laheyd laakin waxaan arkaa jaamacada aad sheegeeyso ineey tahay 1/2 bug dadka waqooyi daganna waa dadkeeyga aan isku dhiig nahay yeeysan jaahilnimo ku qaadin

  • @JustWatchJW Nin weyn bana kuhayste ciyaal baad igu noqotay. Somalia aad la wareegayso maba jirto ayaan kuleeyahay. Waxaa jiray Dal lasyku odhan jiray Somali Republic. Somalia ku waashay Cali mahdi ayaa ku dhawaaqay 1991 Tariikhda soo baro. Mide kale anigu markaan siyaad Barre jilbaha u aastay cadow maan soo kaxaysan, Aniga ayaa oo ilahay kaashanaaya ayaa iska saaray.afweyne Barre iyo Faqashtiisi. adiga waxaa habeenkii ku seexiya ugandis iyo burindi, mahigana waa Madax Weynahaaga.

  • @miig2006 عندما يقوم رجل غبي بفعل مُخجل، يدّعي بأنه واجبه

  • @miig2006 MAXAMED XAAJI IBRAAHIM CIGAAL AYAA RUNTA IDIIN SHEEGAY, ILAHY HA, U NAXARIISTE, EE DAD AAN WAXBA MAQLEEYN BAATIHIIN, WUXUU YIDHI S/LAND WAXAANU KU SUGAYNA ILAA SOAMLIYA INTEEDA KALE ISKU IMANEEYSO BEEN KAMA SHEEGAYO BBC DA AYUU HADALKAA KA YIRDHI MARXUMKA TAARIQDA DIB U BAADH,. HARGEYSA LAND HA NOOLATO SOAMLIYA WEEYE. QAATUMO LAND AWDAL ALND_PUNTLAND. WAXAAS OODHAN WAA DAL IYO DAD SOMALIYEED MAASHA ALLAAAH.

  • @miig2006 BEEN BADANAAA INTEED ISKA JECESHIIN SOW MAAHAN IDNKA HABAR HABARTA ISKU LAAYA. WELIBA WAX IDNKA DAGAAL HOOSAAD XUN MAJIRTO NIMAAN IDN AQOON U SHEEKEE!

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more