JIMAU SL saxiib waxaad xustay ilma mooge ii sheeg hal hees oo la wada yaqaan oo ay u qaadeen hablaha reer somaliland taas waan kaa sugayaa teeda kale qaboojiye shalay ayuu ahaa oo togdheer qaaday isagaa ugu horeeyey intii hore marag mana maqal hees fanaan waqooyi kasoo jeeda uu qaaday oo si cad hablaha reer hargeysa /berbera/burco ku amaanaya.fanaaniinta koofur hablaha reer koofur heeso badan ayey u qaadeen sida hakaba/beydhabo/baladweyn/qalaafo/ceelbuur/qoryooley iwm.
heestan waa hees wacan laakiinse abwaanka sameeyey miraha iyo abwaaniinta kale ee kasoo jeeda waqooyi galbeed somaaliya waxay had iyo jeer xayeysiin u sameeyaan hablaha reer hargeysa oo ay u dhiibaan weliba fanaaniinta kasoo jeeda koofur sida AXMED CALI CIGAAL iyo XASAN AADAN SAMATAR oo kale iyaga isma amaanaan, bal taas qof walba gadaal ha u eego,weli lama hayo fanaan somaliland kasoo jeeda oo gabar reer hargeysa,ama burco amaanaya maxaa taas ku dhacday waa suaal.
@the waiting22: sxb wa su'aal wacan lakiin layaab malihid waxan filaya sidaa ulama socotid fanka lakiin fanaanin badan ayaa u heesay Hargesa iyo burco oo ka soo jeeda , waxa ka mida ilma mooge allah ha u naxariiste Qaboojiye imika show la dhigayey samatar toronto markaa taarikhta dib u baadh marka hore intaanad su'all nocaasa la iman meesha: @waagacusubmedia sax heesta : waaa ''qureyshtii haweenkee (Qeyrkeed shiiqineysaay...'' thnx
heesta waxaa ka heela tadhaase ....
xamsehani 8 months ago
I have been searching for this song for 1 year!
Hal sano an radinaye heestan! Waan ku faraxsan ahey inta heley.
PoeticAuthority 10 months ago
afkiina ka daaya subxanalilhi sommaliland taan na ku badatay
TheSalaase 1 year ago
caadi maahan
bile5000 1 year ago
Xasan Aadan Samatar . waaaaaaaaanin aad heesahiisa aan la iloobikarin mahad sanid waa IStaar weyn oo aan aad uga danbeeyaa markuu heeso magaladada oo dhan lama seexanaayo oo habeenkii oo dhan walasoo jeedaayaa al"yaacisag fanan cod macaan NOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOLOW NABAD.
MsHalling 1 year ago
@KamaneefisoDalacDay Maxax Looga Xumanaa Reer Somali Land Ma Yuhuud Baa So Soomali Maaha Waa Maxey Cuqdadan Ku Hays Cml Xasan Aadan Waa Fanaan Fanaana Qabiil Malaha Haduu Doonana Waa Leeyahay Cml Ee Cuqdada Meelahaas La Aad
elninoo1986 1 year ago
lol WAXAASA HEESA WIXII KA XUNOOW HEESTA GABADH REER SOMALILAND BAA LOO QAADAY
KamaNeeFiSoDaLacDay 1 year ago
fanaan somaliya ugu fiican maxaa kafilaysaa heesta kaxakeenda say isku saarantaahy
guulwade66 1 year ago
hargaisa lafteeda ayaaba xaafad xaafad loogu amaanay hablaha. 1sheekhmadar 2 shacabka 3 guryosamo kunoolow iyo ina mooge4 bada cas ninyow hay xiijin
SkinnyVille1 1 year ago
waxa lagu amaanay hablaha reer somaliland .1 sidi dhuxi boorame 2 waxaad iila bilictahay beeraha wajaale 3 quruxdi togdheer.3 barbara iyo batalaale.4 iyo ceerigaabo daalo aragtideedaay 5 hargaisa iyo cabdiraxmaan dheere
SkinnyVille1 1 year ago
waxa loo qaaday heesaha hablaha reer somaliland. 1 daalo aragti deeday
2togdheer wajaale3 bataale 4 iyo cabdi raxmaan dheere markuu amaanayo hablaha reer hargaisa. waxba haysku daalinina qaarbadano kala waa soo xasuusanaya
SkinnyVille1 1 year ago
sxb niinka muqdisha jooga aniga fan igula hadli karo wallahi waan amusinayaa hadii ay abawnimo iyo tarikh noqto marka saxibay iskaga raxaysade heesta yaan waxba la isku karamo seekin waxa la yahay waa la is yaqanaa niina manta dadka isma barayo
xmxkalo 2 years ago
saxibayaal yaan lagu dalin heesaha loo qado hargaysia iyo burco iyo somaliland sxb sanadkasta oo ilahay keeno waxad maqalaysa hees cusub oo hargaysi ay iska letahay wallahi waa wax lalayabo in fananin aan xata uu dhalan ay qadan sababta fankoga oo ku xidhan hadan idin soo diriyo fananita aan xasuusto hassan adan, axmed cali cigal.hibo nuura,salax qasin,sahra ahmed.juuba.cawale.diini.koronto. iyo iyo fanani kale oo wallahi badan oo anan imka niyada ku hayn
xmxkalo 2 years ago
nice song well done hassan adan samatar u are truly the best..
MsAneey 2 years ago
ninkaagaa caaaaaaaaaac leh oo leh hees looma qaado gabdhaha reer s/land gabdha maad qabtaan gabdho yeesha heesaha raga u qalmaan baqtiyoowhow uray mar danbena meesha ha keenin waxaas oo kale nacasyahow caloosha buuran ma rabno ayaana ku leenahay nooh marax yahow goofkaa
macquulman 2 years ago
JIMAU SL saxiib waxaad xustay ilma mooge ii sheeg hal hees oo la wada yaqaan oo ay u qaadeen hablaha reer somaliland taas waan kaa sugayaa teeda kale qaboojiye shalay ayuu ahaa oo togdheer qaaday isagaa ugu horeeyey intii hore marag mana maqal hees fanaan waqooyi kasoo jeeda uu qaaday oo si cad hablaha reer hargeysa /berbera/burco ku amaanaya.fanaaniinta koofur hablaha reer koofur heeso badan ayey u qaadeen sida hakaba/beydhabo/baladweyn/qalaafo/ceelbuur/qoryooley iwm.
TheWaiting22 2 years ago
heestan waa hees wacan laakiinse abwaanka sameeyey miraha iyo abwaaniinta kale ee kasoo jeeda waqooyi galbeed somaaliya waxay had iyo jeer xayeysiin u sameeyaan hablaha reer hargeysa oo ay u dhiibaan weliba fanaaniinta kasoo jeeda koofur sida AXMED CALI CIGAAL iyo XASAN AADAN SAMATAR oo kale iyaga isma amaanaan, bal taas qof walba gadaal ha u eego,weli lama hayo fanaan somaliland kasoo jeeda oo gabar reer hargeysa,ama burco amaanaya maxaa taas ku dhacday waa suaal.
TheWaiting22 2 years ago
@the waiting22: sxb wa su'aal wacan lakiin layaab malihid waxan filaya sidaa ulama socotid fanka lakiin fanaanin badan ayaa u heesay Hargesa iyo burco oo ka soo jeeda , waxa ka mida ilma mooge allah ha u naxariiste Qaboojiye imika show la dhigayey samatar toronto markaa taarikhta dib u baadh marka hore intaanad su'all nocaasa la iman meesha: @waagacusubmedia sax heesta : waaa ''qureyshtii haweenkee (Qeyrkeed shiiqineysaay...'' thnx
jimauSL 2 years ago