Added: 2 years ago
From: bibasra
Views: 73,233
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (56)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • hehehe.. Miyaad taqanan jimicsigan... waxaa la iskaga saara hilibka kiisa baruurta leh.. Ilahay swt soo hadee ummadan u bahaan nuurka dariiqa saxda ah.,

  • Yaaa Rabi umadaan xaqa fahansii waxa ay samenayaan waa cibaado aan lla aqoon subxanallah

  • Maasha Allaah intii culumadaan jireen Wadanku waa wanaagsanaa caqiido ahaan.

  • They are misled by sheytan.. and they are misleading the children nearby... They are all grown up people, cant they even think what they are doing is wrong and is not Islam??? SubhanaAllah... if you are disagree with me and believe that these stupids are right,... give me a proof from the Quran or the Sunnah where it says you can do this. :------------------------(

  • These people are lost. There is no such thing ahmadia, qadiriya etc..There is only Islam.

    The prophet (pbuh) didn't do this and didn't ask us to do this... his companions didn't do this, so why should we do this--- it is something new to Islam.

    And didn't God says in the Glorious Quran "This day have I perfected for you your religion and completed My favor on you and chosen for you Islam as a religion."

    When the truth comes, you have to take it. Dont be ignorant.

  • Comment removed

  • mansha allah i like the dancing way

  • yo all you guys you dont know what is about digri so iska amusa afkiina edab uyeela

  • what i nice exercise for dhabarka

  • ooo myyyy GOD !!!!!!!!!!!!! what is going on, are they not dancing ?

    of course they are ,

    so are they following islam or something else?

    for sure is something else ,

    astaghfirullaah ,

    i will never ever be part of them, or give them any support ,

  • @qaadiriyah

    Not trying to be rude but your name is qaadiriyah...you are sufi also. So what is the difference?

  • first of all these are the only culumo who are following (swt) and what allah says in the quran. You all wahabiyo dont knoe anything about de real diin because u only know the fake diin that u have and besides we dont need ur stupid comments here

  • nimankaan waxay samaynayan quraanka iyo kutubta xaddiiska nabiga malaga helayaa, umalayn mayo maxaa yeelay waa cibaado ka danbaysay nebigii iyo asxaabtiisii iyo taabiciyiintii. waxayna ahaayeen saddexdii qarni ee ugu khayrka badnayd. wixii aysan ilaahay ku caabudin iyagu waa wax aan xujo adag lahayn waana baadil, ilaahay xaqa ha ina tusiyo dhammaan hana nagu duwo inaanu raacno.

  • kkkkkkkk siday isku qal qaloociyaan ayaa la yaabay wax ay sheegayaan xataa lama yaqaano walee in aad lunsan tihiin shaki iigama jiro lkn ilaah ha idin soo hanuuniyo waa haduu hanuu idiin qoran yahay hadii kale saan ku baqtiya

  • ahlul qabuuro waqti yuusan idinka lumin meesha diin kuma haysaan duf ku baxee hada wiilashii yar yaraa ayaa idin fadeexeeyay xataa qabuuraha aad caabudaan soo qoday saan ku baqtiyay saa wax ilaah baadiyeeyay cid soo hanuunin garto ma lahan

  • Dadka wala weediyaa hadii fahamka kaa liiito mala yaabteen ama bidco maleeskka dhaho LAA ILAAHA ILAA ANTA wax ka kheer badan oo lagu celceliyo ma taqanaa umad wareersan Ilaahow wanaga tusi diiinti aaba is rux iyo wax lagu tilmaama YA RABI

  • jeebkooda maha ee ilahaygii abuuray ayay amanayaan laailaaha ilaa anta ayay leeyihin. bidcona waxa ah wixi ilahay amantiisa kaso horjeest oo ilahay cadawku ah ee ilahay haso hanuuniyo dadka ilahay cadawgisa ah digrigisana dooda ka keenaayo.

  • masha allaah dadkii la arki jiray.. ahlu sunnah kor wahaabiyo hoos iyo all bidco

  • kuwan jeebkooda miyaa waxay sheegayaan ilahow adaa kaamagangalay shartooda iyi bidcadoodad waxaan ,madiinbaa ilahay laidinku dhaarshee

  • wahaabiga shahaya sunnada kama muuqato sunnada ma wuxuu mooday wajigoo laduubto. Rasuulkeena (saw) geesibuu ahaa gaalo kama carari jiran wajigana sidii dumarka ma qarsan jirin

  • Imaam Axmad (rc) waxa uu sanad SAXIIX uga wariyay Anas(Rc) In dad Xabashi ahi ay rasuulka(scw) hortiisa ay ku gaadaciyaarayeen iyagoo (luuqadooda) ku oranaya Muxammad waa rajul Saalix ah, rasuulku(saw) wuxuu yiri maxay oranayaan? waxay dhaheen Muxammad waa rajul saalix ah. Xadiiska Tixraacisu waa: (Musnad al-Imam Ahmad. 6 vols. Cairo 1313/1895. Reprint. Beirut: Dar Sadir, n.d.., 3.152)Rasulku ma uusan oran waa bidco iyo wa shirki midna halkaas ayaana laga soo qaatay oo sunno

  • wahhabi swadex tawxiidle, masjid isku qarxiye, dumar gowrace, rajabeeto diide, your days are numbered ahlu sunna sidii dooligii yay kuu qaban. mar geedaha ayaa orandoona Wahhabi baa igu gadaal dhuumanay, ee dil muuminoow. waligeed xagee lugu maqlay nin gaalo maddow ka carara waayeel tusbaxwatana gowracaya oo leh waan jihaadayaa. shaki kuma jiro in ay wahhabiyo tahay ciidamadii dajaalka bilowgeedi hore. libaaxyada ahlu sunna baana kooda ugu dambeeya daldalidoona, insha Allah

  • I LOVIT

  • iLAAHAAY NASRIGA WUUXUU SIIYAY AHLE SUNNAH WAL JAMAACA, GUUSHA GOBALADA WAAD ARAGTAY, ALLOW JEBI WAHAABIYADA, TAKFIIRI YAHOW, ILMAHA HOTEET SHAAMOW AAD KU DISHAY KU EKOW, BIDCI YAHOW

  • i think 

    waa nasheed Somali

    waligayga ma arag

    before ths video

  • what is going on, man this is wrong man

  • maanhsa allaah somalida wadaatada sxda ah waa kuwaan maansha allaah alshabaab waa qawaarij

  • sufia is Camara freindly NOT like Alshabaab, they are okey with camera man in there ...lol

  • duf ku baxa waxaan ma diinbaa mise Nabiga CSW ayaa laga haayaa sida tan subxaanalaahi war wuxu saan bay muslim ku sheeganayaan suufi saaxirlow xataa Sunadii kama muuqato allow jaahil wax fahansii

  • ilaahay ha ku soo hanuuniyo bro..

    diintana si fiican u baro aan kuugula talinaa walaalkeey..

  • sagrsomal hoobiyo bug gafuurka xero ummada maskiinta ah naagaha ka furo hadii eey xijaabka nuuca aa rabto gadan karin baahalo dhamaantood soo aruurso berine meesha aa u dambeeyso allaaa yaqaan

  • suufiya ma faal iyo sixir iyo aqlaaq daro baa ka soo baratay suufiyada

    war hadaa diintiina ee tahay qubuur iyo islaam la dirir haku qaldamin umada muslimka

  • Sweet Mizz back home!!!!!!

  • mashalah and look at them how happy are they it is noor everywhere

  • they are saying Allah's(swt) name and jumping for joy

    HOW COULD ANYONE SAY THEY ARE WRONG??

    acudubillah what r u ppl thinking!

  • Qofka Muslimka wax afkiisa ka soo baxa waxaa ugu fican uguna qeer badan Digriga ilaaheey. i can only say Maashaalaaah

  • so true masha'allah

  • MASHA'ALLAH

    alhamdulilah for opening our hearts to the beauty of his praising and the praising of the his great love, our prophet(pbuh)

    ALHAMDULILLAH, insha'allah we shall do this in jannah

    (of course by then all of you who say it is wrong will realize the truth!!! i would really like to see your faces on that day maskiimiin!!....or maybe not so maskeen,,,,,ONLY ALLAH(swt) KNOWS!! )

  • Nothing mansha allah about this!

    We all know what Islam says about BIDAHHH.

  • waxaa laga yaaba nimankaan in eey tukatin oo diinto oo dhan ee ka dhigeen isrux iyo qubuur caabud

    ilaahoo soo hadeey diinti wexee ka dhigeen dikri iyo siyaarado

  • sagrsomal allow yaa adiga ku soo baara walle waxaan maantay hubaa inaad salaat tukato iska daayee waxaadba diinta xasuusata markaat pageyadan furto mida kale waxaaba hubaal ah inta wahaabiyada khawaarijta ah oo dhan eey wada yihin drug dealers eeyna deal kaliya ku ekeysiine eey isticmaalaan dumarkana xaaraan ku fuulaan mid la qabo iyo mid aan la qabinba. horaana loo yiri intaan lagu xisaabin is xisaabi.

  • MASHA'ALLAH!!

    beautiful and alhamdulillah

    true sunnis and somalis.

    Allah yaa ka fiican? nobody

    love them! keep it up

    and jazakallah of course

    take care

  • maasha allaaaaaaaaaah maasha allaaaaaaaah ilahow kuwii ku camal fala naga dhig. aamiin ya alaah

  • this is called zikir what that means is they are remembering God you're mistaken praying from just remembering God, Allah said in the quran (fadh kuruni? adhkurkum washkuruli walaatakfuru) what that mean is (remember me and i will remember you, be thankful to me and don't disobey me. i responded to you by that ayah.

  • God said in Quran wadhakirana laaha kathiran wa dhakirati...... aa ada lahu lahum magfiratan wa ajran adhima... this are the people Allah talked about in this ayah.

  • ilhow sohadee walalaha somaliyeed balwaxay dinkadhigayaan day subxanalaah wa ficilada shaydamada

  • you talk like you know everything tell me where in the Quran or Hadith talking about this people you reffed as evil or kufar.. i'm waiting to give an answer from the Quran or Hadith.

  • wtf?

    who are they bowing to?

  • you asked a really good question i got the answer for you, but before i answer you're question answer mine do you know anything about islam

  • yes.. now I'll wait for your response.. Never seen anyone do anything like this in islam before so ... hopefully you don't respond like they are praying..

    or my reply would be ...... wtf?

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more