hargeisa
7:36
Added: 4 years ago
From: baashe44
Views: 15,538
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (22)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • the only thing i can not forget for ever is the ladies in somaliland pretty hosbitality and etc they got the best women in whole somalia.

  • @TheWaiting22 stop insolting Somaliland women, i know what you mean about (hosbitality) stop such a sarcastiv comment.

  • the only thing i can not forget for ever is the ladies in somaliland pretty hosbitality and etc they got the best women in whole somalia.

  • somaliland long live 4 ever

    I love Hargeisa

    burco all somaliland city

  • ilaahaw somaliland noo daa abidkeed

    somaliland waa noloshayada,mustaqbalkayaga,ra­jadayada,isha kaliya ee noo bidhaamaysa,

    waa shamacii rajada ee noo baxaya ee ilaahaw iftiinkeeda noo siyaadi,amiin amiiin amiin

  • viva arab

    via h/awal

    viva h/yonis

    viva cidagale

    viva h/jeclo

    viva ayuub

    viva the rest of ilmo sheikh isaxaaq..

    viva the rest of somaliland.

    viva my home town of hargeisa.

  • @abdikhadar1984 Waxaad sheegto kale maad weyday markaad carabka ku ballaadhinayso magacyada qabiilooyinka. illeen soomaaliland idinka uun kuma noolidiine, taasu midnimo ma keentee kala daad sanaant soomaaliland ha ka shaqeyn.eryadaasu dadka way kala fogeeyaane.koofurtuna somaliland kale ha noqoto haddii ay kala go aan,waad ogtoo soomaaliya la isku kiin oran jirey.labadii gumaysi markay idinka tageen,italian somaliland iyo british somaliland----is+bs=SOMALIA.

  • Sawiradani way fiicanyiihin laakin wado ma laha magaaladu bodh baa ka duulaya lacagtii cashuurtaa yaa liqay

  • yaa kale gafanaha riyaale iyo shilinta ku xeeran,kkkkkkkkkkkkkkk

  • LoNg LiVe SOUTH&EAST HARGEISA only.

    SoUtH HaRgEiSa R founders of da CaPiTaL.

  • long live SOMALIA & ISLAM

  • HargeisA is SOMALIAs second largest city dont get it mistake peoples

  • LONG LIVE SOMALILAND!!!

  • hargeisa reer somaliland oo dhanbaa wadaleh nina gaar umalaha, wasidii ay xamar ahaan jirtay mar ee somali oo dhan lahayd ee dhisanjirtay. markaa ninki leh cid gooni ahbaa leh isagaa ogwuxuu u jeedo.

    viva s/l

    allah mahadleh.

  • issaaq waa xanjoo ma kala maarmo...weeligii sa haysu gu dheganaadoo!!! somaliland na haa nooo laato!!!

  • Wayee Warsame Isaaq Ma'aha, Darood iyo Hawiye na hadelkeeda daa, Wa Midgaan, Timaha Ayuu Ee Jari Jiray Hargeysa (Hoga Libaaxa), $2000 Oo Shilina Wan siini jiray...

  • isaaq ilahay hadaayo dhexdoodana ilahay hadhigo jacayl

    kudarsoo hadaan isaaq mid noqon cadowgeene kaguulaysanmayno

    dhamaan duriyada waxaan leeyahy inga daaya wax iska sheega ninka kasheekaynaya daamahana anuu waxaan ahay nin dhalasha ahaan kasoo jeeda xaga airoporka marakaa hada waxaan guri kadhistay jigjiga yar

    taasina waxay kuu cadaynaysaa inuu isaaq meelkalalahayn

    maydh iyo xiisna waxaan rajaynayaa inaan boqataan waayo awoowo ayaa ku aasan

    jowharada reer sheekh isxaaq alow daa amin

  • waxaan u jawaaba yaa wasmmo ma ihi sacad muse

    hargeysa na daan walba waan kadagaa walaal

    waxan ku odhan la haa bila aadan baad tahay

    qof walbana uu sameeyaa melkadhac isaaq waa

    mid waana dad isjecel inga daa qabiyaalada

    ha noo laado isaaq

  • oh, i see my Beverly Hills, or Notting Hills, I wish I could build home there one day,the Airport Road Village/Area is panaromic,u guys agree with that,daanta waa wax xun oo waa laysku baadhaa oo dad lacag lahi ma dagana is thing of the past,so if u r niic muuse or sacad muse change and hurry to have plot of land there,Jandy Frazer went only and only that place not all hargiesa ,do not fools urself, the cost of one room there is twice expensice then entire building/villa in jigjiga yar,so..out

  • oh, i see my Beverly Hills, or Notting Hills, I wish I could build home there one day,the Airport Road Village/Area is panaromic,u guys agree with that,daanta waa wax xun oo waa laysku baadhaa oo dad lacag lahi ma dagana is thing of the past,so if u r niic muuse or sacad muse change and hurry to have plot of land there,Jandy Frazer went only and only that place not all hargiesa ,do not fools urself, the cost of one room there is twice expensice then entire building/villa in jigjiga yar,so..out

  • wowoowowowoowwo... what can i say wow and wow... Hargeisa the Capital of Somaliland looks great and beautiful.... mansha allah

  • mashaalah, very nice. i hope we all do the best for our country. as for those antis get over it, i wish you peace and prosperity the least you can do is the same. thanks 4 sharing baashe.

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more