Added: 3 years ago
From: aliel69
Views: 51,749
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (35)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Maasha allah cod macaan ,nooloow Cabdi diini

  • cabdi diini aniga waxaan dhihi kara waxa uu astaahilaa in uu heesaha hore oo dhan uu dhib usoo casriyeeyo maxaa yeelay qashin kale ayaa ku ciyaari haayo nooloow alfanaan cabdi diini

  • wow soo cool caadi ma ahan

  • woow!!! manshalah inaba cadi mahan

  • Cabdi Waa Fanaan Jira Oo Aan Markhaati U Baahnay, laakiin Waxaad Modaa Fankii In Ay Bililiqo Ka Dhigteen Qaar Aaan Waxba Isla Hayn Oo Qurbaha Nala Jooga... Kaftan Yaah..Lool

  • Wow Xalin(nugaal Godan)  Faras bulaale waa dhulkii Dhulabahte,, cabdi tahliil codkisa fiicnaan laha lakiin kan ba waa iska ok.

  • @TheHiliso kkk.. haaa

  • it is one of the best of all times,this artist is unique outstanding splendidly singer.

  • Diini sxb walaahi waxaad fanaan qaali ah oo cod maacan anigu waxaan kugu dara fanaaniita danbe inaad adiga iyo lafoole nugu fiicantihiin..... lakiin sxb plz iska daa heesa fanaanti kale ayee qaadan wa talo sxb raalina iga noqo plzzzzzzzzzz

  • Oo muxuu qofkan heesta ku ciyaaray. Cabdi Tahliil xaal qaado.

    Heestan magaceeda waxaa la yiraahdaa " XOODAAMO"

  • Comment removed

  • caadi ma aha heestaan waxaa kasii fiican marka oo qaadaayo Abdi Tahiil warsame, ilaahey ha u danbi dhaafee.

  • Dadoow mala yaabteen sida diini uu u qurxiyo heesaha laxanka qabashada, marka uu leeyahay, oo xuub dhacsadayoo,,,,,,,,,,,,,, siduu u jiidaayo,

    oo xuuuuuuuuuuuub dhacsadayoo cabdi diini caadi ma ahan weel done

    HE IS IN LONDON NOW

  • Waw the best somali song. Ninkaan heesaha wuu qurxiyaa aad ayuuna oga cod macaanyahay fanaankii heesta lahaa ee C/tahliil.

    aliel aad ayaan kuugu mahadcelinayaa wakhtigaaga qaaliga ah ayaad u hurtay oo waad isku mashquulisay inaad qorto heestaan oo aad mireheeda in la fahmo u adagtahay. thnks bro/sis

  • heestaan waxaa iska lahaa lehna cabdi tahliil arsame allaha dhaafee copyright majira miyaaaa

  • masha,alah heesta waan ka helay i think its the best song and sweet voice your are the best singer cabdi diini

  • beautiful music and he has a nice voice but the lyrics got to go . i dont understand what the song is all about. i am not even sure if he singing in somali or not

  • corrections:

    sida faras xulaahoo

    wali mudan xas iyo boodh

    oo xariir dushaasiyo

    xakamihi la sudhayo

    koore loo xanbaarshoo

  • wow i love this song,,,,,,wale,,,but the somali is hard even if aliel69 wrote for us.i never heard same words before.i love the xiisoodayee xadentoodayee.parte wale,wa  xaaaaaax walahi,thx aliel.

  • ninkaan heesaha ma bahdilo sida fananiinta cusub ookale runtii.

    taas badalkeeda wuu noleyaa oo sharaf ayuu uyelaa ayaan dhihi karaa runtii

  • correction:

    Xakamihii la surayoo, Koore loo xambaarshoo

  • Nugaashi magaceda la xadey weyaan Taleex fardahedii

  • @WiLdLyFanTaStiK waarun sxb lakiin dee nugaal miya guuuri ,dhulkii looxaday magacii Garoowe uun baa loo yaqan, farsamada loo dhacay wax ay ahad in taariikhda nugaal lagula dhuuqo lakiin ma suuroobin.

  • aad ban hestan ula dhacay elliel69 thanks qoralku wuu ifahan siiyay heesta.

  • woow waxaasaa hees la yidhaa, tip top!

  • of course bro, wixii aan kari karo waan kaa caawin doonaa... iisoo sheeg heesaha aad u baahan tahay midhahooda,,,,

  • Lyrics Correction:

    at 5:30 : halka uu xariiqiyo amase XADIISKIYO, xaqa diinta sheegoo....

    aliel69 waad mahadsan tahay bro.... i like your Videos and its very important inaynu suugaanteena barano... thanx

  • great tone and lyrics

  • Aliel69...Xiisooday oo xadantooday markaan heesahaaga xulka ha dhageysto ee ereyada lagu xardhay.

    Page kaagaan Xashaa la dhaafay ee halkaa ka sii xaji.

  • Heestan maba ka xiiso dhaco

  • top song in ur collection aliel, hadad gabar tahay macaan ku siyey hadii kale salaan cadiya lool, keep up the goood work,

  • I am glad that you liked it :-)

  • top song in ur collection aliel, hadad gabar tahay macaan ku siiyey, hadii kale salaan loool

  • gave you 5 stars!!!!!!!!!!

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more