Added: 2 years ago
From: cadaaawe
Views: 185,486
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (157)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • NAFTEYDA ILAAH KASAKOW SAMSAMEY ADAA LEH..

  • Comment removed

  • Great song, no mater what tribe he belongs "FANAAN GOT NO TRIBE".

  • Mr, gaashamo, no need to insult the mighty Marehan, Super Daarood, you making biggest mistake dawg, by the way, seems weey ku ciileen, can't help it sxb. *_*

  • yaa salaam xuseen jaamac shire nooloow inaadeer aad ayaan kuuu taageeraa Abwaan damiir iyo dadnimo leh inshaa allah Guul

  • mashallal what a lovely family are they and their kids are adorable god bless u and ur family amin.......... hope that family are his real family cuz they look like great family together mashallah

  • wooooooow inanku wax laga ag dhowaado ayuu isdaahilaa inkastoon boos ka banaaneyn,,,,,,,,,,,,,just kidding

    he is different from other Somali men and understands the meaning of love between couples,,,,,,,my point is,i don't see a problem him expressing his feelings and appreciation what he has,,,,,,so, for those who are criticizing this video ,don't be jealous guys,,,,just say mansha,allah>>>>>>thumps up

    i hate the ppl who insult singers,,,,,,,,,

  • @ilwaad2004 well said :)

  • xuseen nolow inadeerkeey macaane viv ayaan ku leyahay

  • Mareexaan hoyadiin iyo Abihiina wasa,,,,,,,,,,farmaajo ku tageer qabiil ama qurun,,,,, Thanks to shariif sakin and profesor Ibbi for their hard work,,,,,,,,,,,,,,,fuck all of you

  • Comment removed

  • this song is nice

  • @mohamedhabiba100 marexaan maxaad u caynaysaa bisinkee war ilahay ka cabso 

  • I am for freedom of expression and effectively each person has the right to speak in his own way with respect to the other without insult or offend anyone. I think you should just be open to all constructive criticism otherwise we will never advance. Thank you for your understanding

  • Disgusting to read the welcome message of the one who post this video. I respect this singer but he should absolutely not expose his private life in public on youtube. I think the relationship between a man and his wife is strictly private. Why do you want to delete the messages and block people because you do not share the same opinion and the same values.

  • he 's not singer fam he's fucking qabiiliste every one now him

  • ilaahow isku daa inat is jecel hussein walaal viva adoo wadani ah ayaa hadan jeceshahay xaaskaad ilaah ha idin dhooworo raga somaliyeedan ku dayada wanaaga hussein. hadii kale wadad qaldan waligii ku socda idinkuna waa nagu la dihiin..kkkkkkkkkkkkkkk

  • axsan fanaan rag somalida dhan hadey san ahaan lahayen yaab isfuri lahaa.oo daacad ah xusen aloow isku kiina daay waan jecelahay dadka isjecel

  • axsan fanaan rag somalida dhan hadey san ahaan lahayen yaab isfuri lahaa.oo daacad ah xusen aloow isku kiina daay waan jecelahay dadka isjecel

  • heestaan hees loo dhigo soomali kuma jirto waa heesta uugu sidata waqtiyadaan <3 thanks fanaankeena soomaaliyeed

  • waw waa hees aan la dhacay

  • wooow this song is amazing song i realy love it .. my every thing send it to me thanks to u and those who made it ...

  • manshalh..very nice song wth powerful voice....i dedicated ths song to my sweartheart...Naftay...i love u honey...

  • a/s/c  waalal waxan kugula tartarmi lahaay inad cotgaak ad guatando becuse wat cotmacaantahay marka wax wanaagsan oo alee yecelyahay kusameey walaal

  • mashallah

  • 1 person didnt like this video probably qofka noolasha ka dhacay or crazy ass qamri cab or some kinda lonely anti social freak..

  • @cunsuri kkkkkkkkkkkkkkk well said !

  • My friend, you can not dance but you have to make further efforts, lool

  • ANI XUSEEN WAAN JECLAHAY RUNTII HADAA DARIS LA AHAAN LAHAA MAALIN KASTA SHEEKA U SOO DONAN LAHAA WA JECLAHAY DADKA SOMAALIDAA EE MU WAADINIINTAA, TAARIQDAA KA WARSADAA

  • WAXAAS AA NIN SOOMALI AH LA DHAHAA.ILAAHAY REERKAAGA HAKUU BARAKEEYO ABOOWE.

  • tht pic is his wife an d kids thtz true love good job huseen

  • the one person who dislikes this song is a big time hater. lol how can anyone hate this song?

  • waaw sidaas ayaa lagaa dhahaa nin marwadiisa jecel {xuseen waxatahay ningeesiya waayo waxa lagu yaqaana ninka geesiga waa ninka afadiisa amaana}

  • sxb salan sare waxaa idilay adaa iga kensadoo abaalbaan kuu hayaa aduunka intaan jiree miyaan ku iloowi karaa sxb ku noolaaw nolol raaxa leh waligaa inta cumriga ka dhiman fanaka sanad inaad tahay ayaan kuugu cadeyay ani ahaan mahadsanid geesi fananiintoow

  • Comment removed

  • wow hees macaan waaye runtii waa loobaahanyahay inla amaano hadii xaas wanaagsan ilaah kusiiyay.

  • Heestaan waxaan ku jeclaaday Xuseen shire oo ku amaanaya Xaaskiisa Thanks Xuseen shire Ciyaar jecel maadaama aad kuujisay Jacaylka aad xaaskaaga uqabto Thanks Bro

  • Heestaan waxaan ku jeclaaday Xuseen shire oo ku amaanaya Xaaskiisa Thanks Xuseen shire Ciyaar jecel maadaama aad kuujisay Jacaylka aad xaaskaaga uqabto Thanks Bro

  • alfanaan xuseen shire heestaan

    waa hees laga dabadhacay

    hees qiiro jaceel

    xanbaar san yaasalaam

    ishaaraa kugu dhacdoo waxaad ehelu kheer dadka oo idil ayaa ku jecel

    hees miraha laxanka dhamaan laga shaqeeyay

  • wooooooooooooooooooow

    his wife must be proud of him, lucky to her alaha isukiin daayo

  • nolow xuseen shire jamac nolow!!!

  • Comment removed

  • oooow he sow sweet ilahay haysu kiin daayo.he is the frist man oo fanaana oo naagtiisa 100/100 ku qanacsan

  • wooooooooow caleek

  • woooow eshcalaa hees, hussein shire jaamaca.. masha alaah.. hees wanaagsan ilaahay ha idinka ilaaliyo cadawga, iyo isha xun bag.. ilaahaynah ha isku kiin waaro adiga iyo luuul iyo waxaad dhasheenbah.. aamiin yaa rabiii ...xxx

  • Comment removed

  • isku waara waligiina una duceeye somalida singlemother nimada caadaystay

  • mansha allah waa hees cajiib ah oo xigmad iyo qaayo weyin xanbaarsan oo fariin ah allahu yaclam meesha ayi ku jaheyisan tahayi

  • what a hees and eesh calaa fanaan ...nice music and cod macaan masha allah dawlo nolow waligaa

  • Raga somaliyeed run ahaan ti in ay dareenkoda umujiyaan dumarkooda iyo caruurtoda adbay ugu yar tahay.Dumarka iyo caruurtuna amaanta iyo jacalka in latuso waawax wanagsan oo rerku kudhismayo lakiin in jacalku waa in uusan noqon mid indhala. Dumarku way jecel yihiin in la amaano  ragow dumarkina ama oo ka farxiya bacmadow dibdanbe la idiin turimayee.

  • walaalkeen fanaanakeena qaranka maasha alaah waa best husband waxaan filayaa wuxuu mudan yahey ku dayasho badan raga soomaaliyeed abaal baan kuu hayaa xaaskiisa caruurta u dhashey siduu u qirey abaalkeeda & amaanteda saas ayaa la rabaa in loo qanciyo loo amaano xaasaska ,waaba qaran weliba maasha alaa

  • where are yu luula???????????? call 911

  • wooooooooooooooooooooow! OMG im addicted to this song.

  • Comment removed

  • this bringes tears into my eyes! i wish i could find a guy who will love me even whne i gt older just like this guy!

  • I am amazed by the song, how he wrote the song is an example of somali poetry, see how the song is so cleverly structured and abides by the rules of somali suuganta! This man, rocks walahay, I love all of his songs plus nationalist, he deserves novel prize but somalis do not praise or help their significant singers, leaders, scholars but pull down and disgrace. Please, lets applaud for this man together!

  • i cryyyyyyyyyyy man luuleey ayaan ba is moode tyu al fanaan xuseen shire aniga heesa hada wan ba jeclahay nagtada iyo ilmahada ilaheey ha ku dhooro walalkey

  • i cryyyyyyyyyyy man luuleey ayaan ba is moode 

  • axsan fanan walahi never ma arkin heestan heesla mida o somali ah tyu bro waxa mahada is ka leh ilaah and luuuley o jecelka iyo wanaga ka ken sate walahi wan ooye nolooooow walkeey anba waxan ahay hooyo wana ku farxe sida wanag san o jecel kada uga hadleesid never somali man o san u hadlayo calooshe ku heesen amaanta dumarka, ak tadaba ya ka tagin ayaan abed ka maqnan caleeek

  • Fanaanka Cadi mahan Masha Allah Erayada Heesta Ayaa Aad Ii Cajabiyay I Like Mar Walba Inaan Dhageesto Xaaskaaga Inaad Sidanoo Kale Ujeclaato Ayaa Haboon Masha Allah

  • wonderful somalia will rise up and strong and both of brothers go to hollywood yu guys are so talented and awsome duo congratulations, we wanted yu became rich and powerfull. keep it up

  • both brothers are hot lucky boys

  • yaasalaam ina shireh adiga iyo walaka awsome gifted boys mucjiisso some how somalia can have smart and nice people long life for all world singers keep up the good work guys.

  • hees sahaga xussen marwaliba waitabtaan ha'ahato wadani ama heeso jaceel . i really do like u mr ciyaar jecel

  • Any Abusive comments towards our Modern singers will be removed and will not be tolerated. Believe me you will also be blocked from viewing my videos. Please be gentle. Thank you.

  • Comment removed

  • @cadaaawe why are u so stict,freedom of speech allows every one to post comments freely,,

  • Comment removed

  • Comment removed

  • Comment removed

  • @faadumiina sameenta illaah ayaa iska leh adiga wax kama badali kartid .mida kale ma u maleenaysaa isgoo saas ah ayuu kuu baahneen uu haystaa mid saa ku jecel ....

  • beautiful family wallahi

  • huseen shire waxaan kugu amanayah sharafta ad naagtada u haysid. dhamaan rer shire cayaar jacel waxan kumanaya wadaniyad nimdaaaaaaaaaaaaaaaaaah. ilahay soomali hais jeclaysiiyo

  • wooooooooooooooow beeelo...

  • thanks

    

  • nafteeyda adigaa iskaaleh , waan laguu duceeyay lulay masha allah wuu ku duceeyay lab tiisa ee wiil dhaqaaleso cadoow ayaa iska badaan luuuuulay sabar ayaa in taan ku soo garsisay

    

  • axyaa axyaa caleek!! alle ha siku kiin daayo anagna sidiinoo kale ilaahay hainaga dhigo dhamantayo raga soomaliyteed aad iyo aad ayan kuu taageeraa hussein!!!.

    ilaahay hainoo kaadaayo dhmantayo waxad ytahay nin culus!!

  • huseen abti ad ayad u mahadsantahay heestan adka u macan waayo abahay malinkasto iyo hamenkasto uu dhagesta hooyada aa luul la dhaha abahay wuu ku dhahay heeskale oo luul ladhoho so subi

  • @Khalafeey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • Comment removed

  • @Khalafeey kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk funny ayaa tahay 

  • Comment removed

  • wooow yasalaaam,,,, xaskisa jacel umada tusinaya amazing farxad ku noollaada

  • Naftayda adaa iska leh ilaahay ka sokoow,, wawaw wawa Aadbaa abwaankaas loogu waynyahay,,, Hadaan gabay aman hees uurkoo ku bukiyo Arami kaa keenin.. Afkuun baad ka leedagaye tixihu araar ma yeeshaan,, heestan abwaanku dhuuxa ayuu kasoo shubay.....ooof caleeeeeeeeeeeeek musika kasii daray

  • aad ayan u salamayaa fanaan ka weyn ee xuseen shire

    salaan sare xuseen cod macaan iyo miro cajiib ah ayaa

    meesha ku soo ban dhigtay marka halkaas ka wad

    al fanaan abwaan laxamees te xuseen

  • maansha alaha xuseen shire hees aan cadi ahayn somali naagtiisa intaa u tirayaa way yar tahay ilaahay ha isku keen daayo

  • i've learnt the lyrics by heart and then sang for my luv fadumo (just changed the name from Luulay to Fadumo) and boyyyy, it was HIT , she was so blown away by the powerful words that she shed tears, guys , DO THE SAME just to cheer the love of your life, believe me its worth it, mine is the mother of my children so she is millions times more worth than anything i could give or afford , my family is my world to me!!!!!

  • @Socialboy08 social boy sxb search his other song... ( seynab ). which i used for my gf..Caadi ma'ahan heestaas, waa hees aad iyo aad ey ugu farxeyso Saaxibtaa/ jaceelkaaga

  • @smartxariif Brother very much shukran waan arkay heestaan aad direction aad ii siisay: seynabeey ee Xuseen qaaday

    Qudheyda inteeysa bixin Taariqdana leygu Qorin, Qabriga galin aawadaaa, ila qeybso nolol Seynabeey! ilaaheey Sida'uu kuuu Qoray kuu Qotonshoo kuu Siimay Quruxda intiii badneyd ADiga Qaadatooo..

  • heesaha xuseen shire dhamaan waa heesa xul ah oo miraha iyo macnaha ku jiraba aanan laga dhergeynin.waxaa balwad ii noqotay in aan heesaha xuseen iyo jooqle u dhegeysto si xad la,aan ah sababtoo ah nolosheyda ayey qeyb weyn ku leeyihiin marka aan dhegeysanaayo waxaan ahay very active marna ma caajisaayo waxaas oo dhan waxaa u sabab ah somaali jeceylkooda waa dad sharafki somaalinimo ku harsan yahay illaahey ha idin dhawro

  • Miyaan ku iloobi karaa???? ilaah kasokow luuley naftayda ada iska leh !! caadi maaha heestan

  • waxa tahay somaali la hubo waxaan aad uga xumahay in ay jiraan kuwa intey dadkeenii iyo dalkeenii gubeen hadana sheeganaaya somaalinimo oo weliba isu maleeya in ay iyagu dadka wadaniyiinta ah ka fiican yihiin. Anigu waxaan leeyahay kuwa dalkii baabi iyayow inooga baxa waan dhisan karnaa inta ay noo joogaan Reer SHire Jaamac iyo kuwa la mid ah niyadu aad noogama dhiman

  • xuseen shire ceeb ilaahey uma yeelin meel laga caayana ma laha. qofka aflagaadada u geysanaaya waxaan dhihi lahaa u naqo allahii ku abuurtay

    hadaad nin tahay iyo hadaad naag tahayba hadalka xumi kuuma fiicna bulshada

    inteeda kalena uma fiicna illaaheyna yuusan kuu caroonin, walaalkaana ha u quurin wax uusan mudneyn

  • hehehehehehehehehehe

  • heees iga dheh adunka intaaaaa jiree miyaan ku ilaabi karaa jaceeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeel aku dhamaade noolow

  • walahi cadi maha hestan xuseen sxb nin raga iga dhe

  • nice walle strong man

  • Allaaaaaaaaaaaaaaaah yaa Cizzak Hussein Jaamac Ciyaar jecel walaahy dis song i have never seen noloshayda wax la mida ama aan u dhigo maansha alaah goood jobb gabdhaha soomaliyeed way mudanyihiin in la amaano oo wixii wanaaga lagu sheego goood joobbb Ciyaar jecel

  • OMG the best somali love song ever.

  • mash,alah nice song keep going on bro.

  • waaaw xuseen shere jamac afkaga cana mac lagu qaway nulaw waliga

  • Masha allah! Hussein Shire Brother you are a legendery....I wish you ,you and your families all the best! Hussein waxa mudan tahey raga somaliyed ineey ku raacaan wanaaga aad xaaskaaga u heeyso ..anagana ilaah dumar ragooda amaanta ka keeno hanaga dhigo maba ahi naag maskaina waba is ogahee:)

  • Omg! am tearin wonderfull song i remamaber my bbyboi,,<<<333

  • Maashaa,lah dabcan Naftiisa ayaa heshay naf e jeceshay xaq ayuuna u leeyahay in uu amaano.

  • xuseen; Maasha alah, I wish raga soomaaliyeed in ey sidaada oo kale dumarkooda kalsoonidaa iyo sharaftaa u quuri lahaayeen.

  • wale nin dheh mansha allah haweenka ayaa wax ugu fadhiiya ninkaan . somalidu rageeda hadeey sidaa hadey ahan lahayeen manta eurobe dadka somaliyee oo jooga sidaa maa ahan laheyn walahi. wsc wr wr.

  • inaba cadi mahan heesta hussien shirena waxaanba oran karaa waa legend somaliyeed fankana daqad lagama soo galee sidaa baa loo heesaa baa oran karaa

  • ALLAAAAAA waxaan dhihi karaa hees jirta oo jacayl ah runtii sida uu sawirka familyga u fiirsanayo ayaba idishay in aadeerkay xuseen masha,allaah, qofkii ku yaqaan ayaa ku yaqaan, ilaa iyo LAFOOLE LOL

  • cajiib cajiib cajiib what a song ninkani waa second Cilmi Boodheri lakiin isagu tuu jeclaa buu guursadey sida aan in badan dhicin, si qurux badan oo ayuuna u amaanay xaaskiisa waana wax loo baahan yahay wale, dhinaca kale nin kan iyo walaalki jooqleba waa dad nadiifa oo bilaa cuqdad ah oo somali odhan u wada siman yihiin oo cid walba la socda oo wax laqabsada , unlike kuwo badan oo cuqdad qabiil buuxisey..Libaan from s/land

  • waaaaaaaaaw masha allah heestaan waan ka helay waxaas ayaa lagaa dhahaa jeceel xuseen shire jaamac waa nin naagtiisa aad iyo aad u jecel masha allah

  • wow waxaaaaa sa hees laga dhahaa hadii kale waa ayska amusaa... ilahay hakuu daayo luulaa iyo ilmahagaaba nice job walalo..

  • Walee heestaan Waa hees Aan Caadi aheen WAana ka baxsadey Xuseen shire .. Waa nin naagtiisa jecel .. Maashaa allaah .......... Fanaanintana Qabiil Malahan

  • waar heedhaha tallow gabadha sidaaso kale loo amaanaya ma ku jirta haweenka, walle nin oday ah dheh, anigu waxaan ahay ragga aad ammaanta haweenka u jecel waayi haweenku qiimo badan ayey huwanyahiin, iyaga ina dhallay

  • walal mahad saniid mar hadaa haweenkuba aay xagaga qiimo kugu fadhiyanba thanks . wale nin gooba ayaa tahay wcs wr wr.

  • hees qaali ah

  • gdfgdgdg

  • heestaan caadi Maahan Viva Ini Ciyaal jecel

  • U jeedo wanaagsan, haweeney mudan iyo geesi xaaskiisa amaanay iyo hooyadeed, waa cod qaali ah, waana taariikh xusid mudan, hambalyo hussein iyo codkiisa macaan oo aan la ga dhargayn,hambalyo.

  • kkkkkkkkk sweet hees

  • yaaslaam waligay intaan arkaayay kanoo kale ma arkin walee viva ..cisag sharf iyo wanag baan idnkaga baryaya waynaha inaad ku waartana adiga iyo qoyskaaga ad sidatn u wanajisay .waxan layaabay fanaanintu qaar wa u qaadan dumarkooda ama inantay caashaqan lakain adiga waaba dhaaftay xaduudkii jacaylka //kk ..funaanada aadba sawirkeeda ..yaaslaam waxaga waxa waye war la uunba uunbeeyo waykax aa karoon kkk

  • @Qarni1000

    thats soo true, true love, that is wat it is, i wish all somali men will show us love like that.

  • @honey579 .......Remember this singer is Somali man himself.....!

  • @honey579

    Indeed, I believe that Somalis do not know anything at all about the love between a man and a woman. I am convinced that Somali women must do a lot of progress in this direction. Frankly if love existed among us, there would be no divorce in the Somali community to a very high rate so we still have a long way to go.

  • yaa keenay barinimo aan ahayn daarod mansha allah ale ayaa idiin hibeyey barinimada sida dumarka loo xanaaneyo mansha allaah mansha allaah alaha kudaayo walaal Viva xuseen

  • maansha allaah walaahi waan kahelay heesta waan kahelaa raga nagohooda kufaana walee wa nin raga mansha allaah raga sidan ookale waa % 5.

  • warninkaan waa beenlow i sow u with enough bitchs even taking them casho what are u on abt u got no fucking abaal balaya kugu dhacdey been badan

  • Kkkkkk Kix Kix Kix Kix Maxa waye qarxisKaan hee,,,,,,, Ka qaleey Cml,,,, Haka qaraabtee... btew Nyc Song ;D Masha Allah...

  • @PureBliss01 Beenlow marka aad ku leedahay muxuu kaa haleeyay sheydaanka

    iska naar oo illaahey ka cabso Aaqiraa ku sugeysee iyo su'aalaha qabriga

  • maashaa allah, maashaa allah, waa nin abaal yaqaan, oo amaanaya xaaskiisa iyo sodohdiisba. dumar badan oo wanaagsan baa jiree wax u heesa ayaan jirin. amaan iska daaye caay beeyba ugu darayaan, sodohdana xitaa cafin maayaan.

    luuleey anakana noo soo ducee in naloo heeso oonala amaano

  • ooooooh xayaati hesta caadi maha xusen xaaskada alaha ku dhaaafo intii is jecelbo alaha isku dhowro my husband ane adaa kugu xasuustaaaa caleeek fanan xuseens shire

  • heestan cadey adiga kugu soo xusutaa ,,,,waa amaan aan caadi ahayn,,my wife adiga iska kay leh umaaaac

  • waaaaaaaaaaaaw waaas ayaa kaa hees ayaana xaska loogu hesaa mustaqbalka dhaw anaa ididka barejeynaayo cml kaftan lee ninkan maa han nin ciyar galo waa fanaan ay ka dhacday top waye walee

  • Runtii ABWAAN XUSEEN SHIRE JAAMAC caadi ma ahan waa abwaan jira....teedakale yaqaana heesaha jaceylka iyo kuwa wadaniga ah...masha allah abwaaan

  • alllaaaaaahis wife must be very lucky Caleek hes macaan I wish in odaygayga waqti siinaeyo oo uu ku fikiro inuu hees ii qaado, ama i amaano mmmmmmmmm wat a romantic man nolol farxadleh ku noolaadaa anagana sidiina oo kala illaah ha inoo garto...

  • heestan waa hees qiimo badan uu fanaanku ku cabirayo jaceylka uu ooridiisa u qabo waana loo baahan yahay sidaas horeyna hees kale ayuu u qaaday xaaskiisa u qaado JOOQLE oo aheyd anigoo dibad ku maqan,markaan marka xiga waxaan rabnaa iyadana hees inay u sameyso abwaankeena alfanaan XUSEEN SHIRE WADANI waxaan fileynaa heso kale fara badan sidaas iyo guul guuleyso abidkaa.

  • war ileen ibtilo war xumaan baan sheegay ninku waa daarood ismaaciil hadaan iri aawey soomaali daaroodku waa wada halyeey dadka kalena waa soomaali maryooley war ninkan dhalashadiisa ka tagi mayo waa daarod tanade ceeb kuma sheegin he is not fake he is real wale biyihii daarood ismaaciil alow kudaa ina adeer cadow iyo nacab ilaahay ha kaa ilaaliyo keep going on soomaalida aad sheegeyso markaad soo hesho ii soo sheeg waaba laga tirtirayaa qaarada africa wagr dhac dhabad qorof w

  • @cibaaro Qurun iyo qabiil ka hadalka somaalida qaarkeed waxaa ugu wacan shaqa la,aanta hadaad sharafta iyo xumaanta sida loo kala saaro taqaaniin ogaada

    horumarka waxaa lagu gaaraa maskaxdoo wax badan laga shaqeysiiyo lana raaco dariiqyada toosan ka dibna la ixtiraamo bini aadamka saqiir iyo kabiir. waxaan idin oran lahaa iska ilooba qabiilka ee u soo jeesta danaha shacabka somaaliyeed

    wabillaahi towfiiq walaalayaal aduunku waa wax yar aaqiraa ka badan

  • Please no Qabiil heeska halagu raaxeesto un, somalida meshee iskugu timado qabiil maxa loga hadal waxas waa doqonimo iyo jaahilnimo Fananka sharaftisa dhore wa fanan somaliyed ee qabyalad yaa heeskisa lagu soo qorin.

  • @abdirahiin5 good song bro

  • nolow xuseen shire waxaa tahay fanaan somaliyeed oo dhaba wadaniyiin baa tihiin tariikhdana idin qori doonta dhamaantiin ilmo shire jamac ciyaar jecel .mida kale cibaaro waxan usheegayaa in aad iska dhaaftaan qabiilka aad ku qaraabataan hadaad tihiin harti mareexaan darood iyo hawiye midna ma aha waa qabiilka kaliya ee nadiifka ah ee soomaligaa wuxuu soo xukumey dhaman somali hadan wuxuu diyar u yahay in ay somalinimo kaliya wax ku helaan no qabiil

  • waaw xusen shire jamac ciyar jecel caadi mahaan heesta waa jacayl lagu dayan karo halkas kasi wad bro

  • wow wale biyihii daarood ismaaciil inaad tahay wagar dhac ilaahow ku daa waxaad tahay real run kunool waan ognahay daaroodku inuu yahay wada halyeey keep going on inadeer ilaahay ha ku xafido waa harti

  • @cibaaro daarood ku dar dar adiga oo kale waxad tahy from gobol to yurub direct aan magalba soo marin kuwa isbitaalada looga dawaynaayo qabiilka ayad ka mid tahay sxb heestu waa jacayl ha ku deeqdu mida kale xuseen wa fanaan qaran maahan mid qabiil yuusan kaa hoos bixin laga tagyay adeer jahligaaga mida kale wa nin wax bartay adoo kale oo matabcadde ku haray qurunka qabiilka ku raaxayo heesto wa jacayl .. hakugu taagnato duqa ..kkk

  • Comment removed

  • Thanks Hussein , good song.

    anigana, Ilaah kasogoow, my beautiful Xaaskeyga & my apple 6 months old son Mohamed Amin, ayaa naftey iska leh, love them more than my self.

  • waah waah waxas ayaa nin kaa ah nimanka somalida dhan saan maxaa u diidey ineey xaaskooda u amaanaan nooloow xuseen nolol fican ba idin rajeynayaa adiga ,quruxleydada iyo caruurtiina

  • WAAAAAAAAAAW Xuseen Shire jamac Masha allah SXB hees dhan waliba ka dhameystiran waaye sxb adiga & fankaaga homarka balaaran laga daremaayo dar xoogan sii gili bro lol

  • WOW true love.

  • Masha allah Husein shire is Legend.

  • This love song is for Hussein wife. I know this guy well it is a genuine love story he's been married to his wife for over 20 years, they have 7 children together. They were separated for nearly 10 years during the civil war but were finally reunited. Over the years he has written numerous songs for her including the famous song Allahayow Ku Daa sung by his brother Joqlay. He is a role model for Somali fathers and I wish there were more like him. Well done Hussein keep up the good work.

  • Welldone! Hussein, It is good song.

  • good song bro i liked it

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more