Added: 3 years ago
From: runtasheeg
Views: 91,688
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (54)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • wallalo yaal waxaan rabaa inaad ogaataan qofka uhadlaya wadaninimo iyo kankale cida uu yahay adinka oon ku mashquulin murtida iskudaya inaad fahantaa waxa uu kahadlayaa xaqiiqa weeyaan qabyaaladna kumajirto africa iyo soomalia 2 badaba way qusaysaa wadani dhab ah dadkuna u siman yihiin soomaaliyeed real wadani maasha allah

  • ninkani waa nin reer somaliland ah la yaqaana ka sii ah reer hargeisa

  • waxa aan leeyahay waa muwaadin soomaaliyeed aad ayaan u soo dhawaynaynaa hadaan nahay umada reer ogadenya meel kasta oo ay jogta

  • waa garxajis (ciidagale) waana nin waalan, ogaadeenku haday meel cidla ah ka heli lahaayeen uumay naxariisteen ma oga isagu axmaqnimadooda isaga oo ah weliba nin isaaqa, Adeer hurdada ka kac! odayaasha reer awdal dadkooda iyo dhulkooda uun bay ilaashanayaan e nacasyow.

  • Waar ninkanu waa nin Reer Somaliland ah waana nin Ciidagale ah, balse gabayganu waa gabay khaali ah ayna dadka af-soomaliga ku hadlaa oogi karin, sababtoo ah isaga oo ninkanu isaaq ah oo ONLF sida loo galo ka xun, ayaa hadana laga yaabaa in ay kuwan uu doodayaa isaga iyo dadkiisaba xumaan la jecelyhiin, Allaahu aclam...

  • Comment removed

  • wa odi qabiiliste ah oo Aqoon kaban si hadii lo eekana maba ogoba walaal iyo warabe waan ka xumahay riyada malinlaha ah aan dhageestay :D

  • Ninkani waa nin reer miyi ah, oon kala garanayn ninka nabadiisa ilaalinaya iyo ninka duulaanka ku ah. Cumar Ismaaciil, ONLF, madaxoogu, haduu haysan lahaa Nuclear bomb, Somaliland buu ku dhufan lahaa. Mida kale, meeshan Ogaadeen iyo Isaaq ma joogto, sida ninkani tibaaxayo. Waxay joogtaa hadaad gurigaaga gubtay, gurigayga ha gubin. Iyo hadee dalka oo dhami waa goob dagaal. ONLF,waa jabhad cunsiriyiin ah oo Somalida Ethiopia ay aad iyo aad u neceb yihiin. Gabood ka dhigan maayaan Somaliland.

  • Deyr waa xaqiiqo kama hadal. Wuu iska hadlay. Nin jabhad ONLF ah, oo doonayaa inuu ka duulo Boorama uu dad ku laayo Ethiopia, isaga oon ixtaraam kuu ahayn dal iyo dadba oo loo qabtay si alaale sidii la doono laga yeelayaa. Ethiopia maxaa loogu dhiibay ninka leh, muxuu u waydiin waayay ONLF, maxaad uga duulaysaan Somaliland oo dabka ula wareegaysaan ? ONLF waxay doonayaan inay gobalka dab ka shidaan meel walba. Boqol jeer bay nagu xad gudbeen. Ethiopia gacanta ha loo geliyo.Cirka ha soo taabtaan

  • ala ya casik cadi maahan abwaankaanu wlh wa muwaadin rasmi ah thanks for every thing

  • NINKAN CIDII AAN AQOON HADII LOO SHEEGO.

    NINKANI WAA NIN CIIDAGALE  REER SH. ISAXAAQ AH. OO HARGEISA DAGAN. MAGACIISU WAA ABWAAN DAYRWAA.

  • ninkana wuxuu joogaa wajaale waana abwaan indheergarad ah

  • @Abdullahi169 Lol Ind Ninkan Wajaaale Ma joogo waa Dayrwaa Waa Nin Reer Hargiesa Mana Waalna Malaa Nin Kale Ayaad Ku Qaldaysaa......

  • ninkana wuxuu joogaa oo ku waalan yahay wajaale

  • salaamu calaykum ninkani waa abwaan soomaaliyeed oo aragti horeeya dadkiisa

    markaa wuxuu abaahanyahay taakulo markaa wax halala qabto ninkan

  • Ninka abwaanka ah, wuu ka aragti dheeryahay xitaa siyaasiyiinta, sidaad daraadeed, ninkan wax xaqiiqa ah ayuu ka hadlay

  • hadalka ninkani waa xigmada reer isaaq iyo cadaalada ay halka ku gaadheen laakin waxa is waydiin leh sida dayr waa uga dhawaajiyey in uu ka naxayo oo uu ka xunyahay isaga oo jooga hargeeysa oo nabada ah 1988 marki la garacaayey magaaloyinki isaaq degana caruurtana la gowr gowracaayey arintas oo somali u dhamayd ma jirey shakhsi somali ah oo sida dayrwaa yidhi waar waa qalad waxani ... waa mahad eebe waanan waxa aanu ku gaadhney halkaaa

  • waa mujaahid dayrwaa .... allaa yacisak yaa dayrwaa

  • waa nin wanag san mu alifka waxaa dhibay dhibatada soomaali

  • waa abwaan weyn  maan shaa alaah , afkaga caano lagu qabey.

  • Abwaanku wuxuu aad ugu nuuxnuuxsanayaa Somalinimada qiimaheeda iyo dhibka loo gaysanyo dadka loo dhiibayo Axmaarada ee la iibsanayo iyo sida looga aamusanyahay een wax ficil ah loo muujinayn. Abwaanku waa run sheeg, kuwa Ciidagalaha wax ka sheegaya ee halkan wax ku qorayow ogaada Ciidagale waa rag raga oo Somalinimadu ku dheertahay. Aqalkaaga nin kuugu yimid iibi waa halise, abwaanka waxaan u sheegayaa arrinkaa inaanaan marna idiin simayn hadaad tihiin Isaaq waa ballan.

  • good poem

  • Ninkaani wuxuu kahadlaya umad badan iyo ogadenki ladhiibay

  • waar nimankan ciidagale maxaa koonfur daba dhigay buubaa ayaa eeday koonfur jaamac m qaalib,yuusuf dheeg iyo qaaarkaloo badan yaa ku dan seegay kan baaba kadaray waxa laygu yidhi isna waa ciidagale ......anuu waan garan lahay somali abeeheed dhintay waxa daba dhigay nimankan

  • waar nin cuqdadaysan baad tehe ee ciidagale ha afla gaadayn ina gumeedyahow ma abwaankan riwaayadihiisa lajeclyahay baad kaxuntahay ,lol viva raage ugaas ismaciil mire yowle .all femous somali poutry man

  • Aqalkaga Ruux Kugu Yimi iibi wa Halis..,,,Nasabnimada lama Iibiye adhax jabkow Diida,,,,Iyo naflaha adari Loo Dhoofshay ,,wa erayo cajiib ah Oo Abwan deyrwaa Ku Sugay xaqiiqda Jirta ee masakiinta lagula kaco

  • aqal kaaga ruux kuugu yimi iibi waa halise

  • waar abwaana maaha waxa afka liye naga daaya sxbayaal

  • @burcoboi1 ma runtuu sheegayaad ka booday sxb. waa abwaan jira sxb.

  • afkeesa caano geel lagu qabay walaahi waa gabay mire waa wayen

  • raageed dayrwaa halka kaga hay haadii uuu abgaal igu qaldamo ama ibraahinbaa abasakuu subeer loma diilo arabnaa reer nuuuuur woooooooooow

  • Kuwa abaahood lagu goblamay ee ilbax is moodaa...

    Oon reer Galbeed ka ilbaxayn iyo waxay eeday...

  • Intay meel ku ururaan ma eryadeen will eh(like wiilka ina BUSH)

  • waa ab waan dayriwaa ma uu dhiman hatgaysa baa uu jooga

  • Khadra goorma ayaa kuugu dambaysay Abwaankan sidaan maqlay wuu dhintay oo Qaran Hargaysa ka dhacay buu kudhintay----- waa say igu dhaheen...

  • odaygan ma maduufkii qaadka ahaa baa u goyey kkkkkkkkkkkk

  • rageedi. runta ayuu sheege. geesi

  • somali reer koofur ayaa AAKHIRO ugu tuurtey............... car waa ku waas bal wax afgaal iyo afmuslin mid uun ha loogu yimaado

  • inaa lilaah, waar ilaahay ka yaaba maxaad u disheen abwaanka muu dhimane hargeysa ayuu hada joogaa.

  • Itoobiyana beelaha hawiye eed kamay galine

    Operation yurub leedhay xamar u aadeene

    arrin fudud hadaad moodaysaan meesha la abaaray

    ayaantuu qabsado kaalintaa awdal baa xigiye

    Abtirsiinna somali baa wada ahaydeene

    hadii aan nimankan loo aarahayn maydna lala aasin

    Afka maydin uga hiilisaan aamus laga roone

  • everthing he said is true he did not tell one lie, some are even facts

  • soomalyeey toosa . xaqa ilaaliya

    cadowga islaamkana isu raaca

  • waa nice gabey oo xigmad wayn ku fadhiyo markaa waxaan leeyahey da yarta somaliyeed ka faaiideysta .. siiba gurigaaga ruux kuu gu yimi iibi waa qalade

  • Ufiirso wuxu yiri ( dhurwaaga arlada yaacaya iyo oogo iyo xeeb,, arrun kuma heshiiyaan intay meel ku ururaane,, awood laba libaax baa ka adag mana ataagaane)(attack)

    Tani waxay si toosa ula talinaysaa somali inay talo isigu timaado..

  • u fiirso aragtida abwaanka ee xabashida muqdisho gashay (Itoobiya beelaha Hawiye eed kamay geline, Operayshan yurub leedahay XAMAR u aadeene, Ayaantuu qabsado kaalintaa AWDAL (somaliland) Baa xigtae, Abtirsiina SOMALI baa wada ahaydeene,, Haddaan Niman loo aarahayn maydna lala aasin,, Afka maa uga hiilisaan Aamus laga roone,,

  • sidoo kale wuxu la hadlay ogaden( Aniga oon amaahdaada maqan daa ku oronaynin,, Ismaaciil subayr looma dilo arabna reer nuure uur kuu fayow ceebta waa laga ilaashaae arrintaa ha noo simina waa ka urugoonnaae)

    Macnaha dembi dadwladdu gashay isaaq oo dhan dusha ha ka saarina annagu waannu ka xunnahay,,

    Ilaahay ha u dembi ajar ha ka siiyo sida uu runta u sheegay

  • sidoo kale wuxuu ka yiri Ogadenka Xabashi loo dhiibay wuxu isagoo la hadlaya SOMALILAND( Aqalkaaga Ruux kuugu yimi iiBi waa halise,, umaydaan arxamin iyana way aarsan karayaane ergo yaa ugu tegi waa suaal adiga kuu taal)

  • oh iam sorry did dayrwa passed away .. alla ha u naxariisto ...

  • alaha u naxariisto abwaanka gabyaya waxuu ku dhintay qaraxii hargaysa ee argagixisada qarxisay

  • waree dayrwaa waa rageedii,,,, waa hadhagii cabdi gahayr iyo cilmi boodhari iyo qawdhan ducaale iyo ragii ragga ahaa walee run baad sheegtay laakiin dhagihii alle waniya uun baa waan sama

  • waa gabyay murti iyo xaqiiqba ku salaysan

  • gabaygani qisooyin run ah ayuu kusalaysanyahay

  • waa gabayaa wayn oo aan ahayn waxan danbe e ay ku sheegaan maansada ee waliba waraaqaha ka akhriya waxay soo xarxariiqdeen ee inooga dhiga gabayga.

  • nice gabey thanks posting this

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more