walaahi sidaad ujeedaan waa gabar da, yar ah waxay ubaahantahay mustaqbal ...... qof Alla qofkii wax tari kara gabadhaan wax ha u qabto .. ajirkana Alle xagiisa ayuu ka sugaa,,, koleytabo qof Alla wixii uu baxsadaa ayuu Alle la hor tagayaaa maalinta qiyaamo ....mahadsanidinn
@liibaan1990 nacas jaahil ah ma ka taqaan sidii nin wax macquul ah ku hadley, dadkaas oo kale ayaa somali ku dhex jira, waar hadey walaashaa ama xaaskaaga ama gabadh aad dhashey ahan laheyd sidaa uma aadan hadasheen. jaahil maxaad wax dadka tartaa adigaaba cadhyda kugu filneyn oo qamrigaaga ka badin. gabadha dhibaateysan walaal Ilaah isku xir wax la maryo oo Ilaah ka weyn ma jiraan.
ilaaaaaaaaahayoow adoomadaada waa isku kaaya mide imtixaan kaan aad ku firineysid intii ay ka bixi karto ilaahayoow ka qaad oo makhraj ufur adigaa awood uleh wax walbee. I wish i could help her even selling my shoes and give her the money i own from them but nasiib darro uma dhawi si aan ucaawiyana ma aqaani. Waxaan allaaha qaaliga ah u baryayaa gabartaan miskiinta ah inuu saanteeda qaboojiyo oo faxad iyo bash bashna ugu badashid. Aamiin yaa allaah.
AD BAAN UGA CALOOL XU MAADAY XATAA WADANKII UQ DAD BAAN KUKA QAADAY MAXAA YEELAY DAD DIIR NAXAAYO OO SOMAALI AHBA MAJOOGO EE ALOOW UMADANI IIMAANKA SOO GALI
gabadhan sidan u qurux badan leh Hadaan karaayo walahi intaan caawiye ayaan ku guursan lahaa waliba , Laakin nasiib daro ma karayo ee waan niyaysatay laakin
Ka warama dadka qabiilka soo qoraya hadii adiga ay ku qabsato ma jeclaan laheyd in qabiil laguu nisbeeyo Alle ka cabsada oo naxariis darada iska dhaafa, Maskiintan hadii aadan wax kale u awoodin usoo ducee oo Alle Caafimaad uga bari, intaad ku mashquuli laheyd waxa ay tahay, Allow caafi Gabadhan kana deeq insaan kale Aamiin.
allaaa allaa alla allaa ya rabbiiiiiiiiiiiiiiiii abaayo mcney illaahey hakaa qaado aad iyo aad ayaan uga qiirooday dhibaatada ku heeysato mcnto illaahey asigaaa kaa qaadi karee allaha ku caafimaadiyo mid tamaam ah oo aan kala go' lahayn qaali
first.. khadan haybe i am praying for u that u feel better...amin waxaad tahay gabar somaliyeed ilahay haa ku cafiyo walalshay...second ppl who is writin negetive comments abou qabiilis walaloyeel ilahay ku cawabsaada this could happen to u too..
i live in the USA i wanna help her with anythin i can ....but without u guys i cant do it so please give me ur good ideas and support too...email me back at abdinuur04@gmail.com thanks...STOP QABIILS TOO U GOIN TO DIE ALONE QABIIL WOND=T DO U ANYHTING
ALLAH CAAFIYO WALAASHA SOMALI OO DHAN ALLAH KACAAFIYO QABIILKA. ANIGA WAXAAN UDHASHAY BANAADIR SOMALIA . LAASCAANOOD & HARGEYSA & XAMAR WA IKSU MESHI WE ALL MUSLIMS THAT IS ALL. PEACE EVERYONE.
War Nimanyahow somalida cadowsanaa walee somalida Yahuuda baa dhanto oo is cawiso wayo gabadh somaliyeed oo dhibaatesan baa cawiya lagu dhahay Markaas beey qabiil iyo wax aan loo dirsan ku mashquuleen Fuck of all somali BOMB in lagu dhufto bey istahilaan
wodno nacas waar buuhoodle mayna ahayn afarta gardadood ee bisaaradaystay
sorry laakiin walashay waaan ka xumahay dhibta ku haysata waxa tahay gabadh somaliyada ......................... laakiin se qabiil cayga ha la joojiyo
isaaq maad isacadeysed inataad dhulbahante ku dhomanysed boqol dhakhater bay lledahy anga ayaa hada ku tilamamyaa dhaakhater cawenayaa hady sheekado run ka tahy boohuudle dhaakhater ayaa ku yalaa ha tagto
SUBXANALAH ALLAAHU AKBAR,walal alle waxan kaga bar yayaa inaad cafimad ku waarto qabiil kaad doontana ahaw waa bil ramadaane alle ha kuu sikhiro dadka oo dhana hooyo iyo aabo ha kuu wada noqodeen, waxan midleeyey ku wan meesha qabilka ka wada waar ilahay unoqda walaahi baan ku dhartee hadii kale waxad halis u jirtaan cadaabka ilaahay subaxanu wa tacaala
walalkiis aad baan oga xumaaday comment aad soo qortay, gabadhan waa qof somali ah oo xanuunsan, marka cidkasta ay tahay waa ina la caawiyaa, maalinkasta qof dhibaataysan ayaan caawinaa ama hargaysa ama laascaanood ha joogo, marka kalmadaas ka laabo, maaha ila heerkaas inaad u kagtanto..
ALLA MUXUU DAD BADAN QABIIL MEEL WALBA KA GALAYA DAMIR LAWAYAL BAL EEG HD MA QABIIL BAA LO JEEDA GABADHAS WALASHEN AH E SOMALIYED O DHIBATAYSAN IN TAD GARGARI LAHAYDEN BA QABIL WAXAN LO SEHGIN SHEEGAYSAAN CAJIIB!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@AKAWIMO Gabadha ama reer lasanod hanoqoto ama ye noqon, wa gabadh Somaliyeed cudur qabiil la yirahdo aya ku gu gaboobey. muslinnimo ay las ku cawiiya.
Walaal Rabbi Kabaq Qabiilkana iska daa aniga kuma caaynayo balse waxa wanaaga ah ayaan kuu sheegaa, walala Ogaaw in Qabiilkaa Aakhiro wax kuu qabayn qabiil iska daaye Hooayadaa ayaa kala cararaysiin maxaa marka qabiil ku falee walaal Alle ka baq uu u ducay walaashaa Muslimada ah ee Soomaaliyeed Hadii aadan wax u awoodin. Ogaaw iyada iyoa di Rabbi waad u simantihiin dhibka Alle inta ka qaado ayuu adi kuu saarin kara marka walal jees jeska wa wax awsan Alle ogolayn Baarakallah Ina Cafi ado raliya
suufiya waa run lakin gabadhani lascanod qabiilka dega kama so jeedo maxa yelaya halka kama hadasheen gabadh gobolka kaso jeeda qabiil ahan lakin cid kasta wayku nolan karta lascanod , walibana hargaysa masi joogten .
ascwrwb gabadhan qalanjada ah wiil dar ilahay iguursada oo u caawiya mala waayay raga somaliyedow walahi waa dhawacii ugu fududaa een maqlo ee somaliya ka dhaca lugta jaban bu kaban karaa haday lugti kale waydayna dhib maleh wa amar ilahay waana gabadh qurux iyo haybad iyo deganaanshaba ka muuqata marka cayda daaya oo ilahina ka baqa oo ragow fadhiga ka kaca soo guursada gabadha oo dawaysta
lasacanood qabiil kasta ku nool ha uboodina dhanka qabiilka somaliya gobol aan dad rafaadsan joogin majirto ama dad aan ehelkodi iyo qaraabadoodi ku waayin dagaalkan sokeeye ee na cidhib tiray marka alihina u noqda oo isla yaaba heesba dhihi jirtay ma ogtahay curyaankaba cago looma waayine caynka wax loo yidhi kuwa cararayee ladan haku waano qateen marka ilahay iyana wax uma waayin adna waxkuma heline anaga nalagu imtixaamaya wana la isku gargaaraa had iyo jeer ascwrwb
Sxb gabadhan laguma odhan waa dhulbahante ee waa reer laascaanood markaa reer laascaanood ha u qaadan kuligood in ay yihiin dhulbahyante, waxaa laascaanood degan beelo kale oo somali ah oo aan dhulbahante ahayn sida ma-dhibaanka,fiqishiniga iyo kuwa kale .
Hadaba ninkii Somalinimo u xcaawinaya ha caawiyo laakin aflagaadad dadka baahani waa jees jees ee sxb ilaahay cafis weydiso
waa been maha reerka lagu shegayo, waa idoor la rabo lacag in loga gurto tolka, say u jees jeesanyso ba laga garan iney aheyn reerka dadka xitaa ag tagan wajigoda lama tusayo dadka . halaga sal gaaro qoftan, mriss qofka isku magacabey adu xishood doofar yohow idoor .
ilahey haku caafiyo abaayo caafimaad badan ayaan ku rajeyn insha allah
100mustafe 1 month ago
can u pliz assist her youtube fans ...your contribution towards is highly and am really moved by what happened to this lady
nasiri15 2 months ago
Comment removed
feysalful 2 months ago
Comment removed
feysalful 2 months ago
@Liibaan1990 respect ur self man uff! No one is talking about pussy......dirty minded!........
Allah ha'u gargaro miskiinta......amiin
IdontTakeShitzzz 2 months ago
illahy haa uu naxiiristo my somali isn't good but may allah have mercy on her
AbdiU 2 months ago
Asc wr wb,,,,,,,,,,,,,,, Dhamaan..
Walaalkeen nosoo gubiyay Gabadha walaasheyn Warbixinteeda, Qeyr allah haku siiyo, Marka labaad, Gabadhan Walaasheey, ee hodan Guutaale, Walaaley, Allaah hakaa kiciyo, Xanuunka, Umadana Allaah hakaaga dhigo, kuwa Ku Gacan qabta, oo kuu noqda ehel iyo Waalidba, Walaasheydaay, Anigaa, Dar allah ku caawi doona, insha-allaah, ,, Qeyr baan idinku dhaafay, Walaalaheyga somaaliyeed, Dhamaan, Wcs wr wb,, Wabilaahi towfiiq..!!!
Naxariiso 3 months ago
walaahi sidaad ujeedaan waa gabar da, yar ah waxay ubaahantahay mustaqbal ...... qof Alla qofkii wax tari kara gabadhaan wax ha u qabto .. ajirkana Alle xagiisa ayuu ka sugaa,,, koleytabo qof Alla wixii uu baxsadaa ayuu Alle la hor tagayaaa maalinta qiyaamo ....mahadsanidinn
Samiirqeys 3 months ago
Allow ugargaar gabadhaan walaasheena oo dhibaataysan ee caafimaadkedii usoo celi ....dhaman umada somaliyeed waxan ka codsanayaa qofkii awooda inuu wax uun tara walaasheen inuusan ka hagran Alle ayaana ka abaal marinaayo insha alaah
Samiirqeys 3 months ago
Cutie
eazydee415 3 months ago
This has been flagged as spam show
ilahay haa kuu cafiyo walal
gabooye2012 4 months ago
Ameeeeeeeeen
sampardros 4 months ago
ilaahoow u naxariiso abayo dhib maleh waa cafimadeysaa insha allaah waku soo duceynaaa
Hibaaq2010 4 months ago
Waan ka xumahay ilahoow u gar-gar walashan dhibataysan ,im really sorry about it u gar-gara walashan fadlan fadlan fadlan fadlan fadlan fadlan plz
vaysal59 4 months ago
@liibaan1990 nacas jaahil ah ma ka taqaan sidii nin wax macquul ah ku hadley, dadkaas oo kale ayaa somali ku dhex jira, waar hadey walaashaa ama xaaskaaga ama gabadh aad dhashey ahan laheyd sidaa uma aadan hadasheen. jaahil maxaad wax dadka tartaa adigaaba cadhyda kugu filneyn oo qamrigaaga ka badin. gabadha dhibaateysan walaal Ilaah isku xir wax la maryo oo Ilaah ka weyn ma jiraan.
nuurkey 4 months ago
waraada lugta dhibaato ma leh ee pussiga weli ma ku yaalaa?? kaasi ayaa muhiim ah!!!
liibaan1990 5 months ago
@liibaan1990 LIIBAAN walal isku xishood. ILAAHEEY luga uma wayin ee waa iska aduun imtixankiisa. Abayo mcn ilahey haku caafiyo, marnah ilaaheey naxariistisa haka quusan walashiis.
glgbgirl 3 months ago
Comment removed
liibaan1990 5 months ago
ilaaaaaaaaahayoow adoomadaada waa isku kaaya mide imtixaan kaan aad ku firineysid intii ay ka bixi karto ilaahayoow ka qaad oo makhraj ufur adigaa awood uleh wax walbee. I wish i could help her even selling my shoes and give her the money i own from them but nasiib darro uma dhawi si aan ucaawiyana ma aqaani. Waxaan allaaha qaaliga ah u baryayaa gabartaan miskiinta ah inuu saanteeda qaboojiyo oo faxad iyo bash bashna ugu badashid. Aamiin yaa allaah.
zaaklaangare 5 months ago
somali naxariis daranaa oo caqli xumaa marka dhinaca wanaagsan la dhaho u kaca dhinaca xun u kici ogaa, qoftan miskiinta ah dhibtuna haysato caawi haddii aad cawin karto hadii kale u ducee in ilaahay u gargaaro dhibtana ka kor qaado.. maxaa keenay waa qabiil hebel iyo waa qaabiil hebel cid day doonto ha ahato waa gabadh somaliyeed oo muslimad ah.. dhanka xun yaan wax kasta loola kicin Allahna halaga baqo Qabri iyo Akhiro ayaa inaga dambeyee..
princecadde 5 months ago
AD BAAN UGA CALOOL XU MAADAY XATAA WADANKII UQ DAD BAAN KUKA QAADAY MAXAA YEELAY DAD DIIR NAXAAYO OO SOMAALI AHBA MAJOOGO EE ALOOW UMADANI IIMAANKA SOO GALI
KINGBAKHARI 5 months ago
gabadhan sidan u qurux badan leh Hadaan karaayo walahi intaan caawiye ayaan ku guursan lahaa waliba , Laakin nasiib daro ma karayo ee waan niyaysatay laakin
MegaMukhtaar 6 months ago
ilaahay ha u gargaaro waan la isku eegaya iska daayo waa isaaq iyo waa darood and hawiye waxaas waa waxaa somalida dhaxal siyey halkay maanta taganyihin
just hadad wax kale awoooday good word ku hadal
maxay yelay rasuulkeenu waxaa u yidhi
he who believes allaha and the last day should speak good or keep silent NNKH ILAAHAY DHUIBAATDA ha ka dul qaado walal
zamer5 6 months ago
Walashayda somaliyada ah wallahi wan ku murugonaya illaahay swt waxan kaga beryayay cafimad inu kusiyo dhibtan kuhaysatana ka dulqado waxba kuma qaban karo : dadku duco iyo deeq mid ayey isku tarane kii ku duceyey ayan ahay walal khadan !!! aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.
shaaciye01 7 months ago
Ka warama dadka qabiilka soo qoraya hadii adiga ay ku qabsato ma jeclaan laheyd in qabiil laguu nisbeeyo Alle ka cabsada oo naxariis darada iska dhaafa, Maskiintan hadii aadan wax kale u awoodin usoo ducee oo Alle Caafimaad uga bari, intaad ku mashquuli laheyd waxa ay tahay, Allow caafi Gabadhan kana deeq insaan kale Aamiin.
wasiirka100 7 months ago
gabar quruxsan waaye, nin guursada mala waaye, oo caawiyo
Gutsyndicate 8 months ago
allaaa allaa alla allaa ya rabbiiiiiiiiiiiiiiiii abaayo mcney illaahey hakaa qaado aad iyo aad ayaan uga qiirooday dhibaatada ku heeysato mcnto illaahey asigaaa kaa qaadi karee allaha ku caafimaadiyo mid tamaam ah oo aan kala go' lahayn qaali
TheMaxamed143 9 months ago
waar dadkiinan inantu waa Isaq iyo waa darood hayaa hadaad caawinkartaana caawiya hadii kale iska aamusa. waxani maxay ahaayeen axmaqsanaayaan oo naxariis darnaayaan.
farsameeye 9 months ago
maya maya waan kaxumahay walaalo wlhi inantan aad ayay uquruxbadan tahy
hasanafrica 9 months ago
ilaheya cafimad dagdag ah ha ku siyo asiga wax cafiyo danbi dhafna alaha kaga dhiiga
daganahmed 10 months ago
iidoors will pay.
puntlandGeezer 10 months ago
@puntlandGeezer Hey dhabayaco IIdoodbaad ku khafiiftay.Did IIdoor fuck your mother.
farsameeye 9 months ago
illahay haa ku naxariista walashay
kamaal222 11 months ago
first.. khadan haybe i am praying for u that u feel better...amin waxaad tahay gabar somaliyeed ilahay haa ku cafiyo walalshay...second ppl who is writin negetive comments abou qabiilis walaloyeel ilahay ku cawabsaada this could happen to u too..
i live in the USA i wanna help her with anythin i can ....but without u guys i cant do it so please give me ur good ideas and support too...email me back at abdinuur04@gmail.com thanks...STOP QABIILS TOO U GOIN TO DIE ALONE QABIIL WOND=T DO U ANYHTING
MrOhio04 11 months ago
ohh i feel sory wlhi she is gowgious,,, aa caawino pls nin dhalin yaro ah oo aroosta alow u sahal ,,,,, masha alah alow caawi
arsenal079 11 months ago
So sorry you are treated like shit, such a beautiful girl - your belief's sucks!
strade100 11 months ago
beautiful and treated as shit.. so sad
strade100 11 months ago
muver fuckcers!!!!!
strade100 11 months ago
ilaahay ha,u gar gaaro gabadhaan muslimada ah.. ilaahow muraadkeeda u sahal adaa sahli karee.. aamiin , aamiin.
mubaarak1975 11 months ago
ooooooooooooooooooooooh shit
sadaambb 1 year ago
aw0o0ow she is so beutuful and s0 ad0rable........g0d bless her ...wish u all da best abaayo
ayanlez1001 1 year ago
ooooooooooooooooooh!!! she's so cute ... this makes me cry ilaahow caawi
lajeclow111 1 year ago
aad iyo aad ayaan uga xumahay khadan iyo dadka lamida qasaarooyinka kasoo gaadha dalkena dhibatooyinka katagan maalin iyo habeen ilaah waxan kabaryaynaa hadan nahay muslin hadan dad umad ah ilaah inii inaga dulqaado dhidada iyo dhibka ina daashaday oo aan udhamaanay dhiig bax iyo dhuux bax inataba ilaaahow inaga soo gar oo gacantada inoo fidi aamiiin
bashka285 1 year ago
waxaa nasiib daro ah kuwa ku dhex dhagaalamayo shacabka hada neh gabar maskin ah hoyo iyo aabe midba laheeyn hada neh hadii cafimaadkeeda buxi lahay waxee cunta ayedaaba keensan laheet lakin hada inte waax ka bilaawda gabadhaan...mise weey is disha ayedo da'daan jirto...somaliyeeey ilaheey ka cabsada umadaan masakiinta ah ishooda kaleexda ayega iska ildaran
abdirisaqdhere 1 year ago
axx :( ilahay haa kuu cafiyo walalshay
quruxleeyisaaq 1 year ago 15
ALLAH CAAFIYO WALAASHA SOMALI OO DHAN ALLAH KACAAFIYO QABIILKA. ANIGA WAXAAN UDHASHAY BANAADIR SOMALIA . LAASCAANOOD & HARGEYSA & XAMAR WA IKSU MESHI WE ALL MUSLIMS THAT IS ALL. PEACE EVERYONE.
qlbi001 1 year ago
Alle waxaan uga baryayaa in Illahay dhibka kadul qaado islamarkaana ugu badalo caafimaad Amiin
salahdun 1 year ago
asc waanku salaamay walaasheediyay waan ka xumahay dhibaatada kugu dhacday walaashaydiayay intii aan videowgaan aan feersahaayay inlin ayaa indhahayga ka soodaaaday walaasheediayay iska sabar waxaan marka labaad waxaan doonayaa in aan la dardaarmo umada soomaliyeed waxaana dhihilahaa soomaaliyeey ilaah dartiis wax u baxsada waad helidoontaanee waxaan kalehi doontaan ale aktiis marka lataaganyahay alle aktiis ugu danbeentii waa walaakin cabdi khadar oo idinleh baxsada sadaqada
guleed5 1 year ago
asc
guleed5 1 year ago
War Nimanyahow somalida cadowsanaa walee somalida Yahuuda baa dhanto oo is cawiso wayo gabadh somaliyeed oo dhibaatesan baa cawiya lagu dhahay Markaas beey qabiil iyo wax aan loo dirsan ku mashquuleen Fuck of all somali BOMB in lagu dhufto bey istahilaan
duqbilow 1 year ago
wodno nacas waar buuhoodle mayna ahayn afarta gardadood ee bisaaradaystay
sorry laakiin walashay waaan ka xumahay dhibta ku haysata waxa tahay gabadh somaliyada ......................... laakiin se qabiil cayga ha la joojiyo
baazifri 1 year ago
ilaaah dhibatada hakaa qaadooo...
farha2010 1 year ago
subxaana laaah ilaah ilaahey waxaa ka baryayaa in dhibka ku haayo walal uu illaah kaa dulqaado aamiin aamiin .Balse dadka soo qoraya waa dhulbahante ee ma dhulbahante ayaa caawinaa sxb kumaan dhulbahante oo taajiriin ah ayaa jirta oo faracaaga ka xoola badan marka gabadha waxaa hadalkeeda ku jira somaliyeey marka xooloow hadadan somali ahayn oo xawashi tahay qoraalka kadaa meesha somali waa mid kalasaarna mayeeleyso hadalka aad so qortayna illaah ayaa kaaga hadalsiin doona jaahil yahoow
bcr551 1 year ago
Gabadhan ilaah dartii haloo cawiyo qofkii awooda, takale gabadha wajigeeda qabiilkuma qorna oo lascanood dhulbahante umada kula noolbajira magalada sida gabooye,fiqishini ,waxay dontaba ha ahatee waxaa yableh dadka qaar kuleh dhulhanate ayaan wax tarnaa wayabe ma in dumarka youtube lasoogaliyo ayaa wax tara imisa ayaa hargaysa ku waalan oo dariiqyada waregaya xanuunka ilah ba kena wax qof lagu cayo ama lagu libin sheegto maha kan fataalka ah ee Yeelkeedwata waba xoolo walahay nacasa
ordaaye2000 1 year ago
Comment removed
Reqrezentin 1 year ago
Comment removed
Reqrezentin 1 year ago
Comment removed
Reqrezentin 1 year ago
isaaq maad isacadeysed inataad dhulbahante ku dhomanysed boqol dhakhater bay lledahy anga ayaa hada ku tilamamyaa dhaakhater cawenayaa hady sheekado run ka tahy boohuudle dhaakhater ayaa ku yalaa ha tagto
wadno 1 year ago
SUBXANALAH ALLAAHU AKBAR,walal alle waxan kaga bar yayaa inaad cafimad ku waarto qabiil kaad doontana ahaw waa bil ramadaane alle ha kuu sikhiro dadka oo dhana hooyo iyo aabo ha kuu wada noqodeen, waxan midleeyey ku wan meesha qabilka ka wada waar ilahay unoqda walaahi baan ku dhartee hadii kale waxad halis u jirtaan cadaabka ilaahay subaxanu wa tacaala
omarbaadi 1 year ago
Dhulbahante waa kaa in ay isaaqu maatidooda caawiyaan iyagana xumaan wadaan, oo ay maskiintan dhaawac u gaystaan. NACALAA caqli xumada dhulbahante ee bilaa damiirka kaga taal. Dhulbahante waa mas nagu dhex jira inta aad caawisid ayay hadhoowna kugu jisaarayaan.
YEELKEED 1 year ago
@YEELKEED urayso gabdhu waa soomaali
maaha dhulbahante qofna qofkiisa ma garan waayo naayaa sidaada dadka ha moodin,
waana iidoor gabadhu caawiya dumarkiina intaad youtube soo gelinaysaan websiteyada meel dadka dhibaataysan lagu caawiyo oo dadka intii sadaqo rabta ku soo caawiso ayaa lagu soo ban dhigaa qofka xanuunsan cawaan yahay, qadan adna ilaahay waxaan kuu waydiinayaa inuu xanuunka kaa faydo hooy aad gashiyo dhaqaalena allaah ku siiyo rabbi waa qafuuru raxiim isagaa naxariis leh.
Bilicsan87 1 year ago
kkk waxaa wax lala yaabo ah inaantu wa dhulbahante sidan filayo haba ahate naagta saado cali intaay clup yada iyo melahaas lacaagta kaga dharagtaay may cawiso walahi ruunti wan ka naxaay se saado cali ayaa lo gataay inay cawiso kkkkk
somalilanderrful 1 year ago
@somalilanderrful Salaama calaykum.. Nabi muhamed CSW, wuxuu yiri qofkiin ma rumayn ilaa uu la jeclaado walaalkiis waxa uu la jecelyahay naftiisa....... diinta silaamka qofka dhiban iyo kan aan dhibnayn.. qabiil laguma caayo.... ilahay wuu awoodi karaa in uu gabadhas iyo kadaran kaa dhigo.... ilahay ku xamdinaq.. waxa aad ku hadashay ilaahay uga toobad keen istaqfurulaah dheh.. maxaayelay gabadhan iyo saado cali maxaad isugu qabanaysa.. subxaana llaaah... qabriga in uu kusugayo maadan ogayn
nuune2009 1 year ago
@somalilanderrful
walalkiis aad baan oga xumaaday comment aad soo qortay, gabadhan waa qof somali ah oo xanuunsan, marka cidkasta ay tahay waa ina la caawiyaa, maalinkasta qof dhibaataysan ayaan caawinaa ama hargaysa ama laascaanood ha joogo, marka kalmadaas ka laabo, maaha ila heerkaas inaad u kagtanto..
camelon87 1 year ago
ALLA MUXUU DAD BADAN QABIIL MEEL WALBA KA GALAYA DAMIR LAWAYAL BAL EEG HD MA QABIIL BAA LO JEEDA GABADHAS WALASHEN AH E SOMALIYED O DHIBATAYSAN IN TAD GARGARI LAHAYDEN BA QABIL WAXAN LO SEHGIN SHEEGAYSAAN CAJIIB!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
Gesiscarmen 1 year ago
hej guys afxumada iyo qabilka hala jojiyo somali cidan foolxumo lahen ma jirte
masamirto 1 year ago
Cawaaan yahay meesha isugu timid maxaa hada qabiil keeney gabadhaaani dhibaateesani caawiyaama iska dhaafa waxaan aad meesha ku soo qoreysaaan cawaan yahay aa illahay ka xiahooneen
kawiso 1 year ago
walalyal hala cawiyo inan tan an wax isugudaro dhakhtar udiiro
hassan2882 1 year ago
ilahay haku cawiyo abyo mansha allah waad qurxoontahay ilahay hakuu gargaaro war idinka qabiilka waxalogu tala galay in la isku garto ilahay u noqda
somaliqueen10 1 year ago
Comment removed
Samiira87 1 year ago
Sc.
Dhamaantiin isma dhaantaan oo wada qarmuun ayaad tihiin, waar gabadha miskiinta ah caawiya ama aflagaadada ka daaya, ileen ilaahay waa idin arkayaaye.
abuwardih 1 year ago
Comment removed
Samiira87 1 year ago
TANI REER LASCANOD MAAHAN EE SHEEKO KALE KEENA AAD DADKA WAX KU WAYDIISATAAN .
AKAWIMO 1 year ago
@AKAWIMO Gabadha ama reer lasanod hanoqoto ama ye noqon, wa gabadh Somaliyeed cudur qabiil la yirahdo aya ku gu gaboobey. muslinnimo ay las ku cawiiya.
lifelinesomalia 1 year ago 2
Comment removed
AKAWIMO 1 year ago
@AKAWIMO gabadha hadii aad wax taraysid wax tar.. waa gabar somaliyeed meshay rabta haka timaado. ilaahow xamar bosaaso. ama baydhabo ama hargaysa. somali waa isku mid.. cuqdada iskadaa
nuune2009 1 year ago
where r those ssc bitches? lacagta xafladaha aad ugu tumtaan saado can help this poor dhulbahante girl.
hilibruuge 1 year ago
Gabadhan dhulbahaante hala caawiyo maye reer qurjiile kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Barwaaqo00 1 year ago
runtii waa gabar aad u qurxoon waxa ku dhacay na waa qadar eebe
marka yaan lagu jees jeesin si kalena loo fahmin ee
hala caawiyo quf kii a woodo
dhaadeey1 1 year ago
salaam walaalayaal ilaahay ka baqa oo xishoda qof islaam ah wixii aad u qaban kartaan u qabta hadii kale iska aamusa oo afkiina amaan ha alaga helo waa gabadh soomaaliyeed ciday doonto ha ahaatee in la caawiyo ayaa waajiba oo loo sitaago walaahi waa ceeb sidaa in loo hadlo dadka soomaaliyeed oo dhan ayaa dhibaataysan ee qabiilka iyo waxan aad wadaan joojiya ilaahayna u toobad keena
MsBuuhoodle 1 year ago
Comment removed
Samiira87 1 year ago
Comment removed
abuwardih 1 year ago
Comment removed
Samiira87 1 year ago
haday gabadhani reer lascanod tahay snm ta ayaa soo xaday oo lugihii kajartay.
waan ku farax sanahay inay tii ugu quruxbadnayd ku dawersanayaan waayo waxay is yidhaahdeen hadii aad mid foolxun keentaan markiiba dhulbahante maaha baala oranayaa haday runtiin tahay orda ama lasanod geeya ama buuhoodle oo halkaa kaga soo duuba cajalad maalinta 2baad baanu lacag idinku soo harqinaynaaye 4qofna lasoo sawira. mise saado baad xin uga dhigaysaan.
Buhoodlequeen 1 year ago
Walaal Rabbi Kabaq Qabiilkana iska daa aniga kuma caaynayo balse waxa wanaaga ah ayaan kuu sheegaa, walala Ogaaw in Qabiilkaa Aakhiro wax kuu qabayn qabiil iska daaye Hooayadaa ayaa kala cararaysiin maxaa marka qabiil ku falee walaal Alle ka baq uu u ducay walaashaa Muslimada ah ee Soomaaliyeed Hadii aadan wax u awoodin. Ogaaw iyada iyoa di Rabbi waad u simantihiin dhibka Alle inta ka qaado ayuu adi kuu saarin kara marka walal jees jeska wa wax awsan Alle ogolayn Baarakallah Ina Cafi ado raliya
bashiircali22 1 year ago 20
allow caawi maskiin taan aduunyo waa dhibaato lakin waxaa looga badbaadi karaa sabar badan allah dhamaan caawi inta dhibaateysan.
muwadin1990 10 months ago
suufiya waa run lakin gabadhani lascanod qabiilka dega kama so jeedo maxa yelaya halka kama hadasheen gabadh gobolka kaso jeeda qabiil ahan lakin cid kasta wayku nolan karta lascanod , walibana hargaysa masi joogten .
sugulle1 1 year ago
@theHiiliso NACAS WEYNATAY BAAD TAHAY INTAAD KA NIXI LAHEYD BAAD MISKIINADA AAD CAYEYSAA NAA WAXEY TAHAYBA WAXEY AHEYD INAAD KA NAXDO OO CAWISO ILEEN WAA MISKIIN DHIBATEYSANEE NAA SIDA ISKU DHAAN ILAHAY SIDAA KA DHIGYEE
HYGIRLTOP 1 year ago
ascwrwb gabadhan qalanjada ah wiil dar ilahay iguursada oo u caawiya mala waayay raga somaliyedow walahi waa dhawacii ugu fududaa een maqlo ee somaliya ka dhaca lugta jaban bu kaban karaa haday lugti kale waydayna dhib maleh wa amar ilahay waana gabadh qurux iyo haybad iyo deganaanshaba ka muuqata marka cayda daaya oo ilahina ka baqa oo ragow fadhiga ka kaca soo guursada gabadha oo dawaysta
Suufiyada 1 year ago
lasacanood qabiil kasta ku nool ha uboodina dhanka qabiilka somaliya gobol aan dad rafaadsan joogin majirto ama dad aan ehelkodi iyo qaraabadoodi ku waayin dagaalkan sokeeye ee na cidhib tiray marka alihina u noqda oo isla yaaba heesba dhihi jirtay ma ogtahay curyaankaba cago looma waayine caynka wax loo yidhi kuwa cararayee ladan haku waano qateen marka ilahay iyana wax uma waayin adna waxkuma heline anaga nalagu imtixaamaya wana la isku gargaaraa had iyo jeer ascwrwb
Suufiyada 1 year ago
lol odayga yar ee usha kusii tukubaya baa qaba lol ee idoor
TheHiiliso 1 year ago
Maasha alaah gabadhan qurxoonaa ..gabdhaha dhulbahate way isku dhacayaan walee insha alaah waan qarameeyaan xabad dhuloos ah....sxb joojiya qabyaalada gabadha hala caawiyo just islaamniyo forget qabiil...why downlada somaliland u caawin wayday gabadha...
faarax2007 1 year ago
Comment removed
faarax2007 1 year ago
Sxb gabadhan laguma odhan waa dhulbahante ee waa reer laascaanood markaa reer laascaanood ha u qaadan kuligood in ay yihiin dhulbahyante, waxaa laascaanood degan beelo kale oo somali ah oo aan dhulbahante ahayn sida ma-dhibaanka,fiqishiniga iyo kuwa kale .
Hadaba ninkii Somalinimo u xcaawinaya ha caawiyo laakin aflagaadad dadka baahani waa jees jees ee sxb ilaahay cafis weydiso
qawlossc 1 year ago
Khadan haybe guutaale caafimaad eebe ha ku siiyo,,,
Gabadhani waa inan soomaaliyeed oo siday inoo sheegayso dhiban,,, Waxa haboon in la helo hayad samo-fal (NGO) oo ka diiwaan gashan somaliland oo sponsor garaysa caawimada khadan, si kalsooni loogu helo donations ka gudo iyo dibadba laga gaysanayo.
daadihiye 1 year ago
laascano bay leedahy xitaa reer laaascanod na ma yidhadan laascano?
TheHiiliso 1 year ago
waa been maha reerka lagu shegayo, waa idoor la rabo lacag in loga gurto tolka, say u jees jeesanyso ba laga garan iney aheyn reerka dadka xitaa ag tagan wajigoda lama tusayo dadka . halaga sal gaaro qoftan, mriss qofka isku magacabey adu xishood doofar yohow idoor .
TheHiiliso 1 year ago
waa gabadh quruxbadan
jabuutiqueens 1 year ago
Waa been naagtan waa shegat Dhulabahte maha runtii, waa somali uun hana lasoo baadho, islaanimo haloo cawiyo lakiin qabiilkey shegaynso maha.
TheHiiliso 1 year ago
@TheHiiliso Waar horta miyaanad inanta yar ka naxayn inta aad qabiil ka hadlayso? Anigu walaahi wali caloosha ayaa naxdin awgeed i xanuunaysa. Waxyaw bilaa naxiirasta ah, atleast xishood oo aamus hadaanad waxkale u qabanayn.
mrissyas 1 year ago