Added: 4 months ago
From: amiirnaaji
Views: 2,812
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (9)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Dhulbahante Gaalo ah xaguu joogaa walay ma'arag mida kale Faarax macalan waa Kenyati ku dhaartay inuu Kenya holaheeta horay u wado Kenyana ujedadeedu waa inay Somalia qaybsadaan iyada iyo Ethiopia. Waliba Kenya waxay rabtaa Jubooyinka qaniga ku ah beeraaha oo hadana laga helay macdankale oo ay doonaysay inay TFG Mooryaanta ah inay ka gadado lakiinse uu shacabku difaacay oo parliamankuna ku raacay. Hadda waxay plan B oo ah xoog in lagu qaadado Shabaab hanoodanbayso ee kenya iska celiya

  • Ninkan nacaybka uu u qabo daraawish gaalo bu ku sheegay kan oo kale horey baanu uga gobaynay afkagaana daraawishi gaalo ku noqon mayso dadkii gumaystuhu ka xaystayna waxay ahaayen idinka oo gacanta ugu jirey ...........

    Naagow tihiin ferenjigii, noloshka dheeraaye

    Nacalluhu kuwuu fuulay baad,daba nushlaysaane

    Naamuuskiin wuxuu jabay markaad,nacabka raacdeene.

    Nacastooyo waataad dorraad,igula niiqdeene

    Waxay naafay waa idinka iyo,nabarradiiniye

    Nafta igama goyseen haddaad,iga naxaysaane .

  • Naagow tihiin ferenjigii, noloshka dheeraaye

    Nacalluhu kuwuu fuulay baad,daba nushlaysaane

    Naamuuskiin wuxuu jabay markaad,nacabka raacdeene.

    Nacastooyo waataad dorraad,igula niiqdeene

    Waxay naafay waa idinka iyo,nabarradiiniye

    Nafta igama goyseen haddaad,iga naxaysaane .

  • qofka waxaan soo bandhigay wa qof dano gaar ah leh,  ninkan qabiilna ma caayin daraawiishna ma caayin, wuxuu ka hadlay jabkii daraawiish wuxuu sababay in ciyaal la kaxaysto, nuxurkuna waa jabka shabaab wuxuu keenaya in caruur kale nalaga kaxaysto, hadaan dagaalka shabaab xikmad lagu darin, waana hadal macquul ah, mana arko cay qabiil ama koox ee qadiyada somaliya ayaa laga hadlayaa,

  • @TheGugu80 Waryaa waad caqli gaaban tahay see baad ku tiraahdaa , wax xun kuma hadlin , yuuse taariikhda Daraawiisheed Faarax Macalin oo sakhraan ah u sheegayaa. .Goormaase Caruur Dhulbahante ah la Gaalaysiiyey oo xero loo sameeyey Ahbal yahow. adiga iyo Isagaba wax kab lala dhaco baad istaahishaane.

  • @SuperNasteexo walaaley aniga ha i caayin, ninkaa hadalkiisa waxaan u fahmay hadal caadi ah, qasab maaha inaan isku aragti ka noqono wuxuu dal dalay ninku, hadal xikmad badan koley ma aheen, lakin cay dhulbahante anigu uma fahmin hadalkiisa, ee hadal siyasadeed oo uu al shabaab ku durayo baan u gartay. walahu aclam

  • LAFIHII NOLOOW MA IMIKU OGADAY,,GAALO YAHUUD AH INEEY AHAAYEEN KKKKKKK VIVA SOMALILAND GUUUUUL

  • Cigaal shiidaad ka sheeke waa kuwa caruurtiisa lagdheera deggan yihiine xaarweyne fulay maxa u cararee war wax iska celi daraawiishna adiga xus kaagma baahna intay diinta ku celiyeen baad kow ka tahay .Alxamdulillah dheh darawiish kuu soo saarey maanta John baa la dhihi lahaa..

  • Faaraxoow Fulayoow Fidhiidhii Naagtu Kaa Furaneey Fidhiidhi Geelu waa Tuludeey Fidhiidhi Adhigu Waa Tobaney Fidhiidhi. kani waa sirqay sujuuya hadalna aqoon dad nimo iyo muslin nimo soomali nimo dhalasho midna ma yaqaan waa bitch nacala tullaah caleek adiga iyo afkaaga huurada lahee sawaaxiliga iskaga dhisaysid badaw jaajuusa ilahoow yaa ku yidhaada walaalkaa soo qabo ehelkii iibiye manaagaad wax nagu yeeli kartaa cantar baqashkaaga yaa kula yaabaya tuug yahoow afka maroora kkkkkkkkkkkkk

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more