Added: 2 years ago
From: fiirsidotcom
Views: 181,819
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (54)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • originally riwayadii 'Dab Jacayl Kariwaa' in 1970's in Somalia

    originally Sahra Axmad Jaamac & Cabdi Cali Bacalwaan

    abwaan Xasan CABDILAHI GANAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA­AAAAAAAAAAAAAY

  • ah. ar dadkeeni eeg. sidaa baa aheen. bashal no indha sherer no jini no balayo.! hadana sheedamin gobnan.! fucking shit. i wish i lived in old Somalia.!!!

  • ninkan ma dhiintay toloow iso sheega ad iyo ad ayan oga hela hesahisa

  • even tough she is not theoriginal singer on this song she is doing a decent job

  • ilaa hoow too fiiqda waafaji bacal waan anagana na waa faji

  • joogle

  • Too bad he is not singing with Sahra or Khadra. Only way to listen to this classic song.

    Goormaa fagaaraa filimaha colaadeed faraskayga laga tegay addigaan fayoobeynee? Addigaa fidmada wada fid jacayl ma'guuree, nabarkaagii fiix noqay, firdhisaye jacaylkii sow digaa ka fara baxay. The lovely voice of Bacalwaan. Waayo waayo!

  • listen the gittar bro in the song............this is the best song ever. bacalwaan and asha.

    the base

  • listen the gittar bro in the song............this is the best song ever. bacalwaan and asha

  • Ruwaayadii Dab jacayl kari waaa

  • cabdi cali bacal waan fanaan wayn  weeyi

  • ilaahayoow naxariistaadi farahabadnayd wax kasii bacalwaan adigaa caadil aheeee ilaahoow janadii gee adigaa raxmaan ahee

  • she's so pretty masha allah

  • Heestan waxay ka mid ahayd riwaayaddii dab jacyal kariwaa eraydana waxaa curiyayay abwankii waynaa eee xasan ganey

    mr cabdilaahi qani u huubso intaandad inernetka annda ku qorin saaxiib

  • wooooooooooow

    caasha bisle nick name i'm gaaleef

  • woow

  • Nice song.....Iluv how plp use to dress in the 80s those shoulder pads are coming back.............lol

  • @Vasper79 I remember i use to wear it in early 90's. THe belt with the dirac came back too view years ago.

  • lafihi hore iga dheh cadi ma aha wa jirta

  • YAAAAAAAAAAASAAAAALAAAAAAAM waxaasa hees ah iyo codad aan caadi aheeyn

  • Ilaahoow wax laga baryo lagama waaye soomaaliya say ahaan jirtey mar dib ugu celi**

    ILAAHOOW NABAD GELYO NASII

  • All i can say is thanks aisha and bacalwan.

  • lol heestan markaan yara ayaan Idacada ka maqli jiray lakiin walay iga tahay cida qaada.

  • CAN WE ALL GET ALONG?IF YOU SAY NO,THEN DONT VISIT THE PORTIONS OF YOUTUBE THAT HAVE THE SOMALI VIDEOS.PLZZZZZZZ!!raaxeeysta,m­axaa cayda idinku wata.somaali hadaan nahay cay maba noo dhimana dalkeeni baa carab inamadeeni isqarxiya leedahay ee.SUBXAANALAAH.

  • casha bisleh nolow walashey fanaankanan ala u naxaristo amin

  • mahad iyo bogadin waxaa leh dadka soo geliyey you tube,heestan waa hees qaali ah oo waqtigay soo baxdayna baraare ayey aheyd wadankuna xilli aad u wanaagsan ayuu ku jiray.labada fanaan heesea qaadaya iyagana waa mahadsanyihiin jira oo jooga aaaamiiiin.

  • YA SALAAM nOtHiNg LiKe OlD mUsIc

  • kuwa qaado ha ku waseen OlD mUsIc

  • ishwaaq2007

    hadi la is wareysto bal adiga ma dhaantaa oo maka qurxan tahay

    cayilka inta kaa batay ayaa meel kasta tuur ku leedahay ama habar ilka daadsatay ayaa tahay

  • waa run heestan waxaa qaaday markii ugu horeysay , Bacalwaan & Sahro Ahmed..........kulligiin waan idin wada salaamay dhamaan bahda fanka xiiseysa

  • Labeelow, walaal lagaa guddoon salaanta wacan adna sidoo kale naga guddoon salaan sare walaal.

  • waryaahee tan xagee laga keenay walaahi tan waxaad u maleeysaa in ay tiibiisho kudhacday sis waan ogahay in aay skinny qurux tahay balse kaaga oo kale waa dhimasho so magaranaayo in aad noshahay iyo in kale balse hadii aad noshahay plz &plz eat food ok.

  • kkkkkk Ishwaaq2007, way naaxday hada atleast she looks human now.

  • Dabeecada iska badal. oo yaad ku leedahay Cuno Cun plz? Qof ayaa soo galiyay clipkaan youtubeka? anyways she is not gonna read ur silly comment dont waste ur time writing it! .. caQliga ha ShaqeeYo! WAx falan

  • nabadraadshe

    what a fag he is talking about a womens earings.

    who cares

  • molaani, it is you who is faggot. you are only interested in a trashy white girl shaking her arse. Go on & sing for your camel.

  • nabadraadhse walaal afkaaga ka dhowr in aad u jawaabtid waxa magaratda qaarkood oo ku jogg hufnaantaad iyo aqoontada suuban.

  • Toghdeer01, mahadsanid walaal. Bal inaga hubi in ay ka mid aheyd "Dab Jaceyl Kari waa" anigu waxaan maleynayey in ay ka mid aheyd "Bad jaceyl Badanaa" Laakiin Toghdeer01, waan kaaga dambeeyaa xagga suugaanta Soomaaliyeed.

  • waa riwaayadii DAB JACAYL KARI WAA. waxayna ahayd 70`s hadaan si fiican u xasuusto. tiyaatarkii hargeysana waxa ku wada metelayey bacalwaan iyo sahra axmed. horta bacalwaanku maba gaboobo miyaa..

  • woooooooow ruwaayadii Dab Jacayl Kari Waa, Cabdi Cali Bacalwaan iyo Sahra Axmed Jaamac, Cigaal iyo Aamina C/laahi-na way la jilayeen ,,, waxaan u malaynayaa waa ereyadii Abwaan Cismaan Askari

  • Oh i like the shape of her ear-rings!!!

    I will definately get those stickman-shaped ear-rings for my wife's birhtday!!

  • or may be u should get her the belt its ON lol

  • KKKKKKK MIZZBORAMA< You made me laugh but I like your suggestion!!!!!!!

  • yh man cus i seen that *********molani comment. so thought to cheer u up a lil.

  • "Faraskaagii laga badi" waxay ka mid aheyd riwaayaddi " Bad Jaceyl Badanaa" oo uu sameeyey abwaanka ah Maxamed Aadan Dacar, Riwaayadda waxay soo if-baxday bilowgii 70yadii. Waxaa si talantaali ah isu dhaafsan jiray hobolkan Baacalwaan & Sahra Axmed. Mahadsanid Fiirsidotcom.

  • Nabadraadshe! ma Bacalwaan iyo Sahra, mise Bacalwaan iyo Khadra?

  • Zuugaan! Walaal  waxaa heestan wada qaada Baacalwaan & Sahra .

  • "nabarkaagii fiixnoqoy" calayk nabadraadshe waa dhab sahra ayaa original laqaada lakin khadrina way laqaaday. afkaaga caano lagu qabay

  • Zuugaan,

    Sidaan u maqlay, Sahra iyo Bacalwaan ayaa markii ugu horeysay riwaayadda bilaabay laakiin Sahra ayaa uur yeelatay kadibna Khadra ayaa lagu bedelay Sahra. Sidaa awgeed baa loo helaa heeso badan oo ay wadaageen.

  • zugaan walaal heeta hadii aad dhageysato originalkii oo lagu kala dubbay radio hargeysa iyo mugdisho,waxaad maqli doontaa bacalwaan iyo sahara,(radio hargeysa,ama khadra iyo bacalwan radio muqdisho, sidaa ula soco.waxaad kaloo maqli doontaa sahra iyo jubba.9late virsion)

  • Waad ku mahadsantahay waanada & talada aad ii soo jeedisay. Waa wax habboon in leyska dhega tiro qoraalada dadka qaarkii.

  • nabadraadhse walaal waa lagu salaamay, heestani se waxay ku jirtay dab jacayl karin waa,waxaana alifay xasan ganey..

  • waa

    

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more