Added: 1 year ago
From: duniya012
Views: 22,775
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (35)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • VIVA BOOSASO , VIVA DHAMAAN PUTLAND, AND KHATUMO STAT OF SOOMALIA

  • i am from boosaaso viva bosaso

    ali najiib waanka helay heesta

    adna waanka helay qaali mcnka

  • fananaka cali najib waaw ish cala fanana waa kadan beya jecelka waxa ka yaqan waaw

  • ama berada raaxada Qardha kaaga heesa caadi maaha 

  • viva bosaaso i can see our house from thos pic alllah i miss my home town

  • waaw waxas aa kaah hees noolow ali najib

  • waaaaaaaaw wiilka yare quruxda badan siduu u qurux badan yahay buu u cod qurxoon yahay boosaaso maan shaa alaah waa magaalo qurux badan oo xeeb weeyn leh

  • waa hees aad u macaan oo wadani ah very good bro ali najib

  • heestan orginal keeda waxaa iska leh shey mire dacar ali najiib waa copy kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkk

  • dadku masayrku hayo fadlan ciilkiina ceshada bosaso waa beled hadaadan raacsanayn na de orod oo heesaheena noo daya camal la'aan ba idin hayse kkk

  • ruuxi waxbaara waxgarada ,wa fanaan ree Puntland iyop deegaankii hooyo, bosaaso home of shaaribaweyne ,

  • WALE COD WAA  HAYAA MAA SHAA ALAAH FANAAN JIRO

  • yup ku sug ali najiib kuwa dulliyiinta ah ee caayaya bosaso coz doesn't need fcking haters coz its a big city and idinkaa u tahriiba hadaad tihiin somalida somalia ku nool haday ahaan lahayd hargeysa ama moqdishu all waad u tahriib doonataan so keep ur mouth shut get the fuck out of here dogs

  • wooooooooooooow waa hees aad u macaan viva putland<3

  • Yaa salaam , waa codkii Ali Najiib Abdi seed, noolow cuz. Boosaso vivo and all somali cities.Luve buurtinle my mums city.

  • woow waa hees aaad u macaan afkaada malab laku qabay brother

  • Somalidu waa xusaad...Bosaaso waa magaalo taariikhi ah cidna ugama baahna in ay barato waa magalada kaliya ee somali iskugu timid somalida oo dhan koonfur iyo waqooyiba marka xaasidnimada iska dhaafa ma fiicna ....Viva puntland Viva Bosaaso Viva Burtinle Viva Garowe Viva Qardho Viva Bacaadweyn Viva GalkacYo isma taqaan tani boowe looooooooooooooooolz

  • Burtinle...Yaa ku geeeyoo. Burtinle Yaa ku geeyo canba barada raaxada bacaadweyn kaaga heesoo boga ku salaaxaa

  • WoooooooooooooooW Bosaaso & Burtinle waa baladYo baryo lagu nastaayo lagu baahi beelaa wooof calaaaaaaaaaaaaaaayk cali najiiib nice song waad ka baxsatahey runtii ..............................­.................. ilaah ha ku daayo!

  • waa hees macaan way maraysaa

  • MAASHA ALAAA BOOSAASO BANDAR QAASIM ADEY KUGU DAGEEN DAAROODKII SOO DAALEY VIVA BOOSAASO

  • @Baaciya78 lools kakakakakak waan qoslay habo wallee maxaad tidhi aday kugu dageen daaroodklii soo daalay.

  • woow hees qatar ah iyo codka wacan marka qofkii nacebow jeclow ma lagu dhihin ee comment fiican ka bixiyah ama iska dhaafa bosaso vivah iyo all puntland

  • .....yaa meel barwaaqaa inta beerka ku geeya...magacley yaa kugeeyoo beerkA KUU SAlaaxa NOOLOW CALI NAJIIB..............

  • boowe bari iyo bariis cad laga reesay bosaaso geedba kama bexee faan weynaa sawiradii HARGEISA nogu soo qabteen shit

  • subxanalaah magaalo mashee meel 6 bilood lag roorayo 6 biloodna lagu so roorayo maa anaga wax noga dhigeeysan magaalo waa tii mar waliba lagu nasto taas baa magalo lagaa dhahaa no xaagaa bax k

  • @143ardo bosaso meeshi aad ka soo tahriibtay sow maha? inaad ammaantid weeye waa ku side.

  • bosaso waa beled ,,waa beleb barwaaqo ,, ninkii ku dhashay baa yaqaanee

  • Comment removed

  • Comment removed

  • waaaw nice song walaahay bosaaso ilaahay ha xifdiyo

  • WOOOOOOOOOOOOOOW ! Nice song Ali najiib .. soon Insha allah Filim baan ka sameynayaa about bosaso hope inaad daawataan in my profile .. thnx alot duniye for the nice post

  • Mashallah!! Bosaso and this song is very beautiful. Bosaso can become a major tourist hub. But first the government needs improve infrastucture, keep the city safe and the civilians need to welcome foreigners. And ofcourse Puntland needs to breakaway from hellhole Somalia and declare independence!

    Nice video but I wish you showed more pictures of Bosaso instead of putting the same pictures and pictures of beachs that are not from Bosaso or even from the Horn.

    VIVA PUNTLAND!!!!

  • waaaaaaaaaaw heestan inaa caadi mahan viva boosaaso and all puntland

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more