Maashaa Allaah aad ayaan ula yaabi jirey farahaas la laabayo meesha ay ka keeneen awalna culumadu waa noo sheegeen in faraha wax yar la kala fogeeyo marka ataxiyaadku lagu jiro oo qibladda lagu aadiyo hadan aad ayaan uga jaahil baxay maashaa allaah culumadeena la yaqaaney oo diinta na soo gaarsiiyey illaa ab ka ab.
Maashaa Allaah Allow culumadda wanaagsan noo dhowr ee AHLUSUNNA WALJAMAACA ANAGAN XAQA NAGU DIL ALLAAHUMMA AAMIIN.
MrFaaid 11 months ago