Added: 2 years ago
From: Somalicom
Views: 17,100
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (30)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • wow i so want to go now

  • Comment removed

  • jag orkar inte med fasta pris i sverige, jag saknar förhandlingen i hargeysa kkkkkkkkkkkk

  • @sa12ba34ax kkkkkk du behöver inte du kan förhandla i arabiska affärer i sverige iyo dukaamal xayraanka swedishka ah sida netto qiimo jabin 10% ayaan kuu hubaa

  • @maafiish jag orkar inte förhandla med araber kkkkk men de flesta arab butiker som jag har sett de har fast pris 

  • @maafiish LIDL LIDL äkta invandrare kkkkkk ok ibland netto

  • @sa12ba34ax waw sabaax waayo aragnimo xagga ganacsiga yaryar ayaan kaa dhadhamiyey inabti, waayo aragnimo kastana waxbaa lasocda walaalo tani armay gacmo dhaadheer lasocdaan sabaax 

  • @maafiish inabti wa runtaa imikana wan ka wareegay sweden oo norway ban u gudbey lakin halkan ba kasii qalisan wan ka yaabay sweden ban usoo qayliya nafsigii ba i haya kkkkkkk

  • "ma electric miyuu ku shaqeeya? maya, lugteydu ayuu ku shaqeeya. wakaa electric uma bahno qadra lugteeda maaleyso. lol

  • i am happily married to my handsome hasband

    but musse mohamed aden is hot so if are a single girl

    out there go to hargeisa and then kuqabo mr musse goog luck

  • alayleeh waa dad iyo dal horu maray.mashalaah waxaan xasuustay bacdlhii hargayasa iyo dadkii kaftanka badnaa .ilaahow ha idiilin intaan hargayasa kadagayo .aniiga oo cafiimad qaba .inshalaah .waan uxiisay dadkaygii iyo dhalinyaradii aan wad boodi jiranay....soomali land ilahay halajiiro.

  • Somaliland is not Somalia

    The are two countries!!!!

  • Hahaha en svensk va trevligt, haha nästan så att mina ögon flög ur av chock. Fasen skicka ner statsministern ner dit med haha

  • @msrahma ind manaan garan mayno afkanaad soo qortay

  • @carsanya kkkkkk waa af swedish

  • wallee wiilka pink sheegay waa khatar waa inaad ii soo post garaysid hada ka bacdi khatarr ayaad tahay gabdhuhuu waxaay aad u jecel yihiin color ka pink ga ah

  • hahahaha Waar niyow horta Wariye Dalmar wixiisu ma wada dhaxalgalbaaa?. "Waraysigeenii dhaxalgalka ahaa" uun buu kugu wareerinayaa..

    Teesda kale MR Sommali.. niyo coment'kaygii halkeed la martay,, ma wax baan idhi qaldan see wax u jiraan....

    nin baan u jawaab oo isna ii soo jawaabay... markaan idhi waar horta waxaad ka jawaabtay muxuu ahaa een halkan dib ugu soo noqday mise koment'kaygii hawaduu raacay..

    waryaaa good ore bad wixii la qoro waa in aad daysaa. meesha niyow.

  • nice video.

  • Very good Job!

    Peace is truely sweeter than honey!

    and Puntland + Somaliland both are enjoying lots of peace and economic prosperity!

    i'm proud of the peace and hard work our brothers in Hargeisa have done, insh'allah all somalis will take a lesson from that.

  • NO, Somalia needs peace and true dedicated compassion filled politicians. Otherwise, I fucking hate that country.

    Somalia wake up. I love you.

  • Waan u hambalyaynayaa shacabka Somaliland nabada iyo hormarka ay deegamadooda gaarsiiyeen haddaan shacabku maamulka la shaqayn oo uusan adeecin wax soconayaa ma jiraan marka shacabka kunool Somaliland ayaa ah shacab nabad waxaana dhihii lahaa shacabka somaliyeed ee ku nool Koonfurta in ay nabada tixgaliyaan adeecana Dowladda maanta jirta si loo helo nidaam.Somali Ilahay ha Guuleeyo.

  • waxaan idin lee yahay umat islaam ah ninkii caayo waa mid aakhiro hilmaamsan kii muslim ahoow u duceey walaalkaaka islamka ah

  • meel aan wax ka bixin hadaad dhahdo wadan waye. suasha mesha imanaysa ayaa ah dadka ma dhagax ayaad cunsiinaysaa. waan idin qirsan nahay in aan hargaysa naad ka dhigteen. allaha nah idin ziyadiyo. qabiil intaa is ka daysid marka hore xasuusnaaw ina aadan ayaa tahay sida qof walbo oo kale. in aadan nimada wax ka baro. insha allah somali nabad ayay noqon doontaa. idinka nah hadaad aqoonsi heli doontaan iyo in kale ilaah ayaa og. somalia hanoolaato. channel kayga booqo. adiga aya jeclaan doonee

  • zizy30.waraan sax ahayn ayaad somaliland kaaaminsan tahay.

    yaa kugu yidhi somaliland waxba kama baxaan.meelaan wax lagabeeri karini majirto runtii aqoon iyo dhaqaale ayay u baahan tahay, waad aragtay in carbi saxarihii beertay amam yuhuudiba,dalkayagu waa carosan

    waxa hada labeeraa ,galay, mesago(hadhudh),canbaha,babaya­,muus aan sidii kii wabayiada fiicnayn,cofeega.khudrada yaryar oo dhan,

    basasha,baradho kaabashka,runti hadii labeero

    sanag iyo awdal iyo gabilay ayaa nagu filan smd waa qani

  • waxaa dhahday 1 xabo maka fahmin af somali wawen a ku hadashay sxb

  • waad fahantey laakiin waad is diidsiineysaa, runtuna waxay tahay intaa sidaa u dhaqmeysaan - intaa xaqireysaan gooni isu taaga aan gorgortanka leheyn ee somaliland, u dick suckers waxaad ku jireysaan hooga aan gacmihiina ku galabsateen, viva, hargeisa long live somaliand

  • saaxiibkeey zizy30 maxaan kuu samaynaa.. anagu afsomaligaagii waan fahanay, laakiin kaayagii maad fahamin.. Iskusoo wada duub. sxb'kay Qooqane65 wuxuu ku leeyahay. Somaliland sidaad mooday maha ee waa meel wax laga beeri karo. imika xitaa wax laga beero gobolada qaar. markaa waad ku mahadantahay sxb niyadsamida aad u muujisay somaliland and we appreciate that bro thanks.. peace and love!!!

  • waw u r undrestanding person. masha allah. sxb

  • maasha-allah nabada qaalisana, nabada waa aas-aaska nolosha, reer somaliland allah ha idin siyaadiyo oo xafido, anaga reer koonfurna allah ha nasiiyo nabad waarta oo allah ha noo soo dadajiyo, kuwa nabada iyo nolosha dadka u diidan allah ha ka qabto aamin

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more