Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:
see all

All Comments (18)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • i hope someday i will be able to help my country somalia

    thank u Wargelin show your are the best

  • Insha Allah, Mohammad Cali keep on walaal ee haka daalin dadaalkaagi.you are one of the best Somalis, dadaal walaal.

  • Burcadku waa xaaraan waxay sameenayaan, lacagtaas xaaraanta ah ogaada waa la idin waydiin doonaa yawmal xisaab, dadka aad afduubka ku sameyneysaan lacag awgeed, waa xaaraan ah. waxaa intaas keeney waa Qabiilka baas, dagaalka,faanka badan,doqonimada, kibirka, qaadka, khamrada, jaahilnimada, weliba waxaaba Soomaliya ka sii daran waa soomaalida dibadaha joogaan, kuwaa shaqeeyaan waa ku yaryihiin. waxaad arkeysaa niman meel banaan ah khamro iyo qaad la fadhiyaan oo ka warqabin caruurtooda iyo xaaska

  • Iam Somali and this is shame to this young Somali man, what they are doing is 100% wrong, if they dont behave like a growing man, and show respect to outhers,then just send them back to Somalia with their parents.

    War is ku xishooda, waxaad joogtaan waa wadan kale, ee Soomaliya mahan, iska dhaafa gardarada oo mustaqbalkiina ku dadaala, haddi kale ku noqda Soomalia asxaan ma qabtaan iyo xishood toona.

    Waxaan caruur mahan waa niman waaweyn oo sidii caruur oo kale wax loo sheegayaa, waa doqomiin.

  • Nin ka wariyaha ahi afka somaliga mayaqaano miyaah markuu hadlayo waxaa lamoodayah qofkaftamayah oo aan serious ahayn. sharciyada saxafadah, media ha buusan aqooni to be a news reporter you must be an effective speaker and that language has to be clear. Waxuu u hadlayaah si jilicsan oo ad moodo in uu kaftamayo. iska hagaajiyah luuqadah markaad ku hadlaysaan

  • naa iga fariiso meel gurigaaga iyo ilmahaga aya kugu filan jago iyaga koobka ku qaado Allahba kugu ma talo galin walal ee bal joooooooog

  • 21:00 - 25:00

    Kobra adna ma kursi doonbaad tahay? mise waxaad doonaysya inaad umadda wax u qabato?

    inaad 8 caruura dhasho oo wax barto oo sifiican u tarbiyayso inta aad awoodo ayaa walaahi uga wax tar badan inaad kursida inaad madaxwayne u noqoto ! waayo waxa laysku dhaafay waa tiro badni iyo aqoon

    Dumarka somaliyeedna wax bar halkaad kala tartan siin lahayd ragga .

  • kobra walaasheey runbaad sheegtay gabdhaha chance siiya diinta ha ku qaraabanina diinto ma waxeey dhigeeysa in dadka la dilo raguba dadkeey dilaan caruurteey xasuuqan dumarka u daaya siyaasada inleey maskax aan dil iyo boob aheeyn ragii laga waaye

  • sxb website qofka ladhurbaaxayo ii sheega !! please

  • Caato i can get the contact info of the family. Thanks

  • fantastic show proud of u guyz keep up the good show....i was really touched by the sick lady and how she regained her health alxamdulilah....really moving story

  • Iam somaliman religiously conservative but if their was somali women presidency candidate would voted for her defintly, george bush failed, blackman obama became president of most powefull country which has seen blackman as undesirable for any top position which just 38 months ago seemed imposible.

    so look at liberia, bloody civil war is over because women is president.

    go somali women.

  • Comment removed

  • walaahi arinta gabdha ku dhacay waa arin aad looga naxo hadne farxda ee ah in wax loo qabto ilaahey dhaman somalida caafi kana qaad dhibka ilahaayoow amiiin

  • caato nice job sidaas ku wad waa wax loo baahan yahay sidaan oo kale in dadka loo wacyi geliyo,dadka dhibaateysan in loo gargaaro o lagu xiro walaalahooda somaaliyeed,arrinta siyaasadda ee gabadha sida fiican uga hadashay aad ayaan uga helay,iyo wiilasha rootiga burgerka inta ka dhergay ee nimcada iyo ladnaanta xajin kari waayey waa ayaan darro kale,aad iyo aad baan kugu mahadinayaa adiga iyo asxaabta soo diyaariyey barnaamijka.

  • @galansummer

    Caqliga ILLAAHEY hakuu daayo, caqligu waa deeq wanaagsan, waa nimco Rabigeen qofka uu doono siiyo. Wiilasha soomaaliyeed ee markay caydhii maraykanka ka dhargeen, xejin waayey ee dariiqyada is baacsanaya, dadkana dhibaateynaya wixii ka soo baxa bay leeyihiin. Jeel baa kuwaa u sugnaadey, jeel America ahna waan ognahay waxa ka dhaca- nasiibkood haddii ay garan waayeen nimcada ku shugri naqa

  • Waxaan aad ugu qoslaa ninka wax dilaya, wax dhacaya, wax kufsanaya, ninka cadaalada neceb ee haddana marka gabadh iyo kursi la soo hadal qaado boodaya.Tuug gadhweyn Somali dhibaato aad u badan buu u keenay. Tuug gadhweyni kuma dhaco inuu ajenebi caayaya, ama dalkiisa dhacaya, ama caruurta somalida faraxumaynaya kuma dhaco inuu hush yidhaahdo. Haddiise gabadh soomaaliyeed juuqq tidhaahdo tuug gadhweyni waa soo boodayaa, oo cay iyo aflagaado ayuu la taagan yahay.

  • nice news am first to comment

    aad ayaan uga naxay gabarta sida xooga leh lloga dhaliyay waana kumahad santihiin daawayntiina dadka somaliyed hala cawiyo hadan arki lahaa sadaqo wan dhibi lahaa ama an arko qof aruurinaya lacag

Loading...
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more