Sannad wacan oo wanaagsan mudugboy. Heestan waxaa si wada jir ah u qaada hobolkii weynaa AUN Xasan Diiriye & hoboladda kale ee aan ka dhicin Shankaroon. Waxay ka mid aheyd riwaayadii " Ka joog adiga ma haee" ee soo baxday badhtamihii 80yadii. Mahadsanid walaal.
@mudugboy Qisadii adkaatiyo xaajadii qalooc galo kan u qiil sameeyee loo qeeshadaan ahay! waa saas ereygu ty
Awlio1 3 weeks ago
@Mudugboy Maasha'allah ;sida quruxda leh oo aad Lyrics-ka u habeeysay Mahadsanid ..
micnamalahan 4 months ago
Comment removed
micnamalahan 4 months ago
Heestan waxay ka mid aheyd riwaayaddii laga daba dhacay ee soo baxday 80yadii. Riwaayaddaa waxaa sameeyey abwaan Barre Maxmed Fiidow (Leento). Waxaa heestan la yiraahdo "Isu qabe" si talantaali ah isu dhaafsanayo hobolkii Xasan Diiriye AUN & Shankaroon. Hobolka Xasan Diiriye wuxuu riwaayadda ka ahaa "Acotor" ama jilaagii labaad. Haddaba yaa sheegi kara Jilaaga "Actor" koowaad?????????????????????? Mahadsanid Mudugboy.
nabadraadshe 5 months ago
MASHA ALLAH; QORSHAHAAN DEJINAYAA , QARADAHA HABLAHA KACAY IGU WADA QUSHUUCAANEEY QISADII ADKAATIYO XAAJADII QALOOC GALO........???
adamo5287 1 year ago
Sannad wacan oo wanaagsan mudugboy. Heestan waxaa si wada jir ah u qaada hobolkii weynaa AUN Xasan Diiriye & hoboladda kale ee aan ka dhicin Shankaroon. Waxay ka mid aheyd riwaayadii " Ka joog adiga ma haee" ee soo baxday badhtamihii 80yadii. Mahadsanid walaal.
nabadraadshe 1 year ago
@nabadraadshe Sannad wanaagsan sidoo kale walaal.
Waa sax sidaad u sheegtay riwaayad aad u xiisa badan bay ahayd runtii lakiin iyadoo video ah baa fiicnaan lahayd inaan helno
Mudugboy 1 year ago
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk lol walaaahi waa la isku daadiyey si aan caadi ahayn
Qabooje 1 year ago