masha allah Keydmedia masha allah mar labaad waxaa tihiin ragg dhiig soomaaliyeed leh masha allah. Media Somali ah oo idin gaarto MAJIRTO!! taas waa hubaan fadlan no si wada shaqada macaan.
B,R,R waad salaamantihiin dhamaan soomaalida dhamaan mid gaar ahaana KEYDMeDIA Mogadishu sharaf ayad leedihiin, aan u dhaadhaco muhiimada commentigaan waa ssura gal in ey waxbarasho ka jirto ama ka jiri karto Mogadishu maxaa yeelay dadka somaliyeed ayaa allah subxana wa tacaalaa ku maneystay kartideeda hadana waa mogadishu iyo isha somaliya ama hooyada wadanka hadeynaan dadkeeda u horseedin ama u dhabar adeygin horomarka ay noqon lahayeed meel laga hayaamo gabi ahaan soomaaliya.viva KEYDMEDIA
@dagaalyahaanzz i wouldnt suggest for you to go back is unsafe and somali dont care who helps them or care for them everyone is enemy
lusaka99 1 month ago
odeygan in somalia o joogo maloo maleeyo..2fat.lol
honestdude2 3 months ago
mnsh allh
shaafici12345asad 7 months ago
mashallah allahow noo barakay wadankeena nabad haa noo noqdo somali diib aa dax maray allaha naga saro hee xamar cadeey xeebteeda uu xisayee
abdirashidi 8 months ago
masha allaha
fowziyina 9 months ago
Mansha allah Aad ayan ugu farxay Mas uulka sida wanagsan oo uu u sharaxay waxbarashada ka jirto Jamacam plasma.
Waxan illah ka baryaa in uu dhalanyaradiis xifdiyo. Ayagane ay noqdaan kuwa wax barto dadkane wax u qabto
sabuur2005 9 months ago
Maasha Allaah waa horumar lagu farxo Allaah ha inoo sii gargaaro Soomalideena.. Ka shaqaynta horumarinta waxbarasha waa badbaadinta ummadda. Allow Soomaaliya u gargaar. aamiin
Gacmadheere1984 10 months ago
masha allah Keydmedia masha allah mar labaad waxaa tihiin ragg dhiig soomaaliyeed leh masha allah. Media Somali ah oo idin gaarto MAJIRTO!! taas waa hubaan fadlan no si wada shaqada macaan.
naciimo21 10 months ago 3
B,R,R waad salaamantihiin dhamaan soomaalida dhamaan mid gaar ahaana KEYDMeDIA Mogadishu sharaf ayad leedihiin, aan u dhaadhaco muhiimada commentigaan waa ssura gal in ey waxbarasho ka jirto ama ka jiri karto Mogadishu maxaa yeelay dadka somaliyeed ayaa allah subxana wa tacaalaa ku maneystay kartideeda hadana waa mogadishu iyo isha somaliya ama hooyada wadanka hadeynaan dadkeeda u horseedin ama u dhabar adeygin horomarka ay noqon lahayeed meel laga hayaamo gabi ahaan soomaaliya.viva KEYDMEDIA
Upgr8deU 10 months ago
Maasha'allah! Ilaaheey Wadanka Somalia oo dhan nabad, waxbarasho, horumar iyo barwaaqo ha siiyo! Amiin
Shacabka Muqdishu aad iyo aad ayeey udadaaleen hadii ey Muqdisho oo arinteedu marba si tahay ey waxabarashadoodi siiwataan!
Ilaaheey nabad Muqdisho & Somalia oo dhan ha ka dhaliyo, amiin!
Mudug2006 10 months ago 2
Maasha alaah waa muuqaal aad iyo aad ii farxad kaliyay hormarka iyo waxbarashada kajirto Muqdisho ilaaheey waxaan kabaryayaa in Muqdisho nabad noqodo. Aamiin
moOmar100 10 months ago