Added: 1 year ago
From: ls827
Views: 136,778
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (133)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • mansha lah great song faniinta waxan ka codsanaya inay badiyaan heesaha wadaniga ah ee dalka iyo dadka isu soo dhawayanaya cadowgana ilgar hala isaga eego

  • wiilashan walaalaha ah looma geli karo kkkkkkkkkkk,,,,,,,,kooxda qayla dhaan noolaada.

  • Haa somalida qaarkood waa jaahiliin oo qabiilka way sheegaan lkn waxba iskuma taran, marka waxaan dhihi lahaa qabyaalada iska daaya idinka qaxoti ahe. aanku dadalno saan ku midobi lahayn.

  • why do you have to bring Qabiil you gays are sick and need treatment this is Abwaan so why say shit things about Mareexan mindless get live losser don't get busy on people

  • Dalka waxaa u hari kii Dacadee Kii Diir Naxee Dhiig Daadineen  nacam insha alaah wixi daahaa qayr ku jiraa somalia guul iyo Gobanimo

  • waxa dhacaya wax loo adkaysan karo maaha waxa maanta soomaaliya ka dhacaya ilma cayaar jecelna runtii waxaan anigu shaqsi ahaan idiin aqaan geesi yadii wadankooda u xanuun saday dadka qaar waxaad moodaa inay qabiil soomaaliyeed oo wadanka u dhalayey xukunto ay kaba jeclaysan lahaayeen Alshabaab oo maalin walba xasuuqda oo dhalin yarada wadanka u sooka cayey ay ka laayaan maanta muqdisho waxaa lagu laayey caruur aad u yar yar oo wadankooda wax usoobaran lahaa oo waliba wadan muslim loowadey

  • HA YEELINA WAA TUUGTII AAN KA SOO CARARNAY HA KA YEELIN

  • DAD KA WAXA U HARI KII AANU DORANO DIIFTIYO DADKUBA DARXUMADA KA JIRA HEESTAAN WAXEY ITUSISAY MANTA INE RONTAHAY MARKI HORE WAXA MODAYE CAKU FANAN DADKI BEY WALAYAN LAKIIN XALAY BAAN UNVERSEL FIIRSADO WAXAN ARKEY NIN WEENO ALSHABAB AHNA SOMALI DHIIGIISA AYA WAXU LE YAHAY BAKARA 6 BARI KU QABSADAY AYEE DOLADA IYO KOOXDA LA SOCOTO O GALADA 8 BIL KU QADATAY BAL NINKAS MA XOOLO BA MASE WA BINO AADAN MA YAHAY NIN KU DHAQMA SHARECADA ISLAMKA HADANE NABIYU LAAH MOHEMED CSW AYUU MAGACIISA SO QA DAYAAA

  • Ha U arkin waxba in hal qof ku caayo ama qalqal abuuro ileyn dadka dhan ayaa ku tageersan waxa aad ku hadleysana waa wax saxan maahan in ay yihiin wax qaldan Dadka qaldan Alle ayaa meel xun u wada oo meel aanan fiicneyn ayey u socdaan Kan toosanna meel fiican ayaa Alle u wada ee Soomaaliyey Aynu ka fikirno Nolosheena iyo kan dadkeena dhismaha dalkeena Allahayow dadka soomaaliyeed Nabad U Keen Waa ciishoonay waana dhibaatoonaye

  • mansha alaa jooqle iyo walalkii waa iftiin somali u so baxxya basle aan somaliland u bahnayan bandhig ay leedahyna ha ka qeyb galina

  • Ama heesaa ahaada ama military, cadawga ninkii ushaqaya waxaa lamarin sharciga islamka.

  • War haa ku mashquulina doqon kanoo kale maxaa yeelay dhabaatada nahaysata wuu iska indho tiray. anagana waa inan iska indho tirno, waxaan kuusheegayaa waxan oo kale uma dulqaadanayno.

  • Waad mahad santihiin reer SHIRE

  • @Masihi Ardey Arday halkan ayay intay dirays ii xirteen bood boodayaan car hadaad ragtihiin yeela wuxuu rag yeeli jiray oo Muqdisho cagaha dhiga adeer umada ha lugooynina waxaan la hadlayaa qolodan labaxday qaylodhaan ee intay dumarka dhexgalaan hoogay da la wadaagaaya ayagoo raga

  • war heedhaa dhor jeer ayaan idiin sheegay qofka waa in aad fahantaan meesha uu kahadlaya qofkaan labaxay macaanjecel waa qof runtii aan ahayn meelaha aadka raadinaysaan dabcan xanuun qabil waa jira lakin dadyawga somaliyed ama xamar daga ama beshe baantuga ee sheeganajo ma aha waa beentiis waayo isagaba jareer ugu wacayo dadkas waxa layiraa somali bantu beside waxuu iska dhigayaa in somalinimo kahadlayo laakin waa nin cilqaba oo aarsan waayay cuze kismayo always and th city waa al somali city

  • wadani ku wad dadka hana daalina adiga iyo fanaaniinta qayla dhaan goobaabada mar baad arkeysaa mirihii dadaalkiin

  • war wadaanka yaaleheey !! somaliay xagee wadaninimaadi idinka aaday, waxaase iga daran duligaan telephonka soo wacaay!! kulahaa( wax cusub oodan horay u arag ayaad lakulmaysaan) kaas hadaan arkilahaa, waxaan ula dhaqmilaha sida inuunan soomali ahayn , maba ahee, waxa uu ubartay dhiigii iyo buubkii.

  • this's my song i like it style huuuuuuuuuuuuuu hiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii

  • Waad mahad santihiin Kooda Qayladhaan, hadalada aad waddaan mar unbaa la fulinin ee ha ka daalina.

  • walee kuwaan iyo kuwa walaaladood laaynaayo isku maahan noolaaad walaalayaaaaaaaaaaaaaaal

  • 4wetr5e

  • waar tanaagyahay bujaa bujaada dadka kala fadhiista, oo caydha yurub iska qaata dalka anagaa lehe,

  • waar bujaa bujaada dadka kala fadhiiso, oo caydha yurub iska qaado dalka anaaa lehe

  • sc wr wb walaal macaan jecel hadaad dareemi lahayd waxay raganu dareemayaan waxba kamaad sheegteen ee iskadaa hadal aan qiimo lahayn inaad sooqorto 1992 gii soomaaliyu weey ka gudubtay ee naftaada u xishood wsc wr wb

  • @wayaane

    Xageed ka soo gashaa somaalinimada,

    Amxaar baad tahay wayane ah

    Ka dhex bax somalida.

    Hadii kale sidaydii baan ku jiidayaa.

  • sxb Heesaha walaalakada Hussein sameeyo maxaad u sheegataa, dadku hada si fiicaneey arintaas u og yihiin xishood oo indha adeegaan iska dhaaf

  • Ninkani abwaan ma aha heeso walaalkiis Xuseen sameeyo ayuu u dhiibaa si maadaama xuseen la yaqaan isagana waxuun loogu barto

  • ALSHABAB AND THEIR SUPPORTERS CAN SUCK MY DICK. FUCK AL SHABAB AND AL QASHIN DINTA K QARABTO.

  • This is one of the most beautiful songs ever somalise made talkin abt the reality at the same time who cares wat sides they take any hatre should come forward such MACAANJECEL1,,,,,,,,,

  • @Macaanjecel

    Alshabab inta ciilka qabta yaa isugu tagtay, ma aha diin ama qadiyad wanaagsan toona

    In ay wax gumaadaan sidii loo galay oo kale

    Un bay rabaan.

    U fiirso dadka ka

    Tirsan, hadaad dooni liistaan kuu

    Galinayaa channelkaga.

  • asc dhamaan inta somali nimadu ku dambaysay, tan xigta wiilkan wata macaanjecel wa ka xumahay inadan wali il bixin uu kugu dambeyo wali qabiil wa ka xumahay inadan heesaha fahmin ee hadadan aqon heesaha u waco dad ku macneyo oo yaqaan macnaha heesaha sxb walina wa dambesa ee so barbaar, waxad ku hadlaysa milyan waji somalia waxa gubayo waa doqon adiga oo kale ah kooxadana waxay rabaan doqonka adiga oo kale ah in ay wax fahansiyan ileen 90 ayad wax ku fahmesaye, baacow is daba qabo wali qoyantahe

  • Pool shit. What a choke, get a life loosers. diiqaa dooro diliay kulahaa, adi bal dil diiq. daanyeer. Hadad runsheegeeysiin orda Amisson ka kiciya wadanka. Soomali ayada lee iska adag. saaxbdaydaan tuutaha soogashaday maraykan ma u shaqeeyaan wa yaabbe?. Ow may be, since there are alot of cadow daba u dhaqayaal are commo today, no wounder. Somalia is under Islamic enemy control and unless we all united by the Sharia law am afraid there will be no peace in that cursed country of ours. Yaa alaah

  • Pool shit. What a choke, get a life loosers. diiqaa dooro diliay kulahaa, adi bal dil diiq. daanyeer. Hadad runsheegeeysiin orda Amisson ka kiciya wadanka. Soomali ayada lee iska adag. saaxbdaydaan tuutaha soogashaday maraykan ma u shaqeeyaan wa yaabbe?. Ow may be, since there are alot of cadow daba u dhaqayaal are commo today, no wounder. Somalia is under Islamic enemy control and unless we all united by the Sharia law am afraid there will be no peace in that cursed country of ours. Yaa al

  • Pool shit. What a choke, get a life loosers. diiqaa dooro diliay kulahaa, adi bal dil diiq. daanyeer. Hadad runsheegeeysiin orda Amisson ka kiciya wadanka. Soomali ayada lee iska adag. saaxbdaydaan tuutaha soogashaday maraykan ma u shaqeeyaan wa yaabbe?. Ow may be, since there are alot of cadow daba u dhaqayaal are commo today, no wounder.

  • Pool shit. What a choke, get a life loosers. diiqaa dooro diliay kulahaa, adi bal dil diiq. daanyeer. Hadad runsheegeeysiin orda Amisson ka kiciya wadanka. Soomali ayada lee iska adag.

  • Pool shit. What a choke, get a life loosers. diiqaa dooro dili kara kulahaa, adi bal dil diiq. daanyeer.

  • QAAB DARO MA JIRIN KUWAAN AA KEENEN KKKKKKKKKKKKKK

  • Reer Ciyaar jeceloow walle idinka kaliya matihidiin ee somali intooda badan waa idin garab taagantahay ee xaqa aan wada dardaarno noolaada Kooxda Qeylodhaanee Nimaca Dareen inoogu soo dara Heesaha hehehehe

  • mareexaanku fananin kuma fiicna kkk guulwadeyaal bey ku fiican yihiin.. naga wabiya alshaba

  • ilma ciyaar jecel xageey jireen markey amxaarada dadka xasuuqayeen wallahi heesha jooqle waan jeclahay lakiin damiir xumadiisa waan necebahay oo waan beenaale cllahi yussuf ayuu hees u qaadayay hadana wadaniyad buu sheeganaya. waxaas waa been

  • Duq wayn iyo wiil yarbaa loo dadaa hadale diirkaan kagaran xaajadaan dabaqataarayso saxiib ha iska dhigin qolo kale mr ms badbaadiye you,are stil onyl change you,are name so bro take care

  • kanina waa dadihiye oo partga ka soo galay >weel come to the party waxaan se leeyahay wiilahsu hadii ay dadaaleen oo dadaalkoodii idin deeqi waayey yaan la caynin caytinka waa ceeb .waar idinkuna reer jooqloow hadee allaa nadilaayee caytanka uu barbaariye1 sheegahayo waa wax jira ee sugaantiina jansuuro soo marsiiya dad garyaqaanka sugaanta somaliyeed ahbaa jira oo wixii faafxun leh kareeba hadii aad tahay ninkii qaylon dhan sameeyey waxaaga kalena waa inay kasii wacnaadaan RAMAAD KAREM

  • ALLA RUNWEYNAA WAA NOO DAGAAL REE AFDUUB

    VIVA REE CIYAAR JECEL GEESIYAAL REER SADE 4EVER

    KANAXOOW NAAQUUS

  • @TheSomalia154 Somali ma tihid ee sheydaan kabiir ah baa tahay ala maxaad lax laxi dhashay tahay orodoo nafsadaada la sheekeyso waad meherad beeshee wax la cabiidsaday adaa u ege hana sheegan qof muslin ah hadaad tahay bisha barakeysan baad ciseyn laheyd aaaaaaaakh acuudu billaahi mina sheydaani rajiim

  • @TheSomalia154 waa lagu yaqaan qamrigii iyo xashiishkii baa kuu gooyay markaasbaad aflagaadada tamar ka dhiganeysaa ileen waxkaloo kuu talo ah ma jiraane alla maxaa afkaaga qurun ka soo uraaya maxaad slavena ka taqaanaa adigaaba qaatuma xumo ku jooga aduunkee uuuuuuuuuuf yaahuuu

  • macaan jacel afkaada qurmoon kaleexi abwaanka caanka ah ilaah cimri dheer iyo caafimaad hasii yee abwaan cabdi shire jaamac ciyaar jacel abwaanku waxa uu kahadlay waa runti macaan jacel qofka wato waxaad u dagaalameysaa qabiil naceeb qabiil meel ku geeyn maayo marka iska daa qabiil ilaah abwaa niinta wadaniinta ah haka abaal mariyo arinta aay dadka u sheegayaan

  • qof walba oo dhabta ka hadla maxaa loo ugaarsadaa waa su'aal alshabaab qarixii ka dhacay shaamow sooteeh in kirtay maxay hada u dhaleecaynayaa heesta war wax walba ay yihiin waan ku tilmaameenaaa hadii ay dhibtana iyagee u taal ilma ciyaar jecelna waan garabtaaganahay waayo dhiga somalida aye kiciyeen waayo waan jiif jiifnaa inagu waa in aan hurdada ka kacnaa kk

  • @rabsho10 sxb hadaa jiiftid hurdada kakac kawaanka bakare madan arag mise kaa dhib maleh oo waxaa leedahay islaamaha iyo maxaasta ganacsatada maskiinta ah ee baryada shariif duulaaye kabadshay lakiin madaafiicdii suuqa lagu sii saa idiyay iyaga oo eeyda afrikaanta iyagaba wadankodu keena ka liito waa iskugu mid islaanta ay madfaca ku dhufanayaan iyo wiilka ka soo horjeeda bal may iyaga madfac la dhacaan mise waxay isleyihin hoyoyinkod ka aara. eeyda madow oo lacagta wadankena ku qata hakabaxan

  • @macaanjecel1 kuu gartay waxaad ii sheegtaa qolyaha dawlada kasoo horjeeda shacabka sidee ula dhaqmaan?jawaabtaas ayaan ka sugayaa weli adigoo ka hadlaya ma arag,markaad taas cadeyso oo aan ka helo jawaab ayaan ugudbeynaa xaalada guud iyo arrimaha kale,haddii aadan taas diyaar u aheyn,bilaa caleyk dadka ka daa hadalka mujuraafka ah ,warkaagu ha cadaado.

  • @TheWaiting22 sxb hadaan been la sheegayn iyaga baa shacabka uga fiican kuwaan uu shariif duulaya madaxda u yahay. waxaa la sheegaa kuwa dawlada isku sheega in ay labada kilomitir ay degenyihiin ay isku qabqabsadaan meeshay isku duubnaan lahaayeen. askartooduna dhacbay gaysteen. marka nimankaa dee shacab caadi ah wax mayeelaan. dabcan qaladaad way leeyihiin laakiin bilaa calayk hala simin kuwaan lacagta un soo doontay

  • @TheWaiting22 hada tusaale ahaan aniga jareer baan ahay waxaa dhici jirtay in annaka iyo dadka aan hubaysnayn nala dulmiyo oo aan wax walba la cabsano. marka kuwii wuxuu ilaah u keenay kuwa aan u naxeen anagana alxamdulilah cid ma dulmino mana nala dulmiyo waana lakala badbaaday sxb. mida kale ninkaan fanaanka waxaa fiican inuu siyaasada kabaxo oo uusan shariif duulaaye u eexan oo uu sicaama wadankiisa wax ugu qabto dhexdhexaadna siyasada ka noqdo. hadii boorsada wax loogu shubay dee waa waxkale

  • @macaanjecel1 waxaad tahay nin waalan oo ku waashay inuu wax uun mucaarado hadalkaagiina meeshaas ayaan ku xiray dadaal wacan halkaas ka wad.

  • kan macaanjecel dadkaad doneysaa inad qaladid waar waa layaqaan reer balad weyn iyo shahiidkii ay shayaadinta ashabab ay isku qarxiyeen baladweyn waan ogeyn labadii sano wahey aheyd magaaloyinka sugnaa shahiidkii cumar naa ethopian waa kuladagaalamey .magaladana waa kasarey marna isga laga sarayey

    halkeyjoogeen ashabab balwahaad sheegtaa meel ay ethopian kasareen sheekhi carbeed waha aw yiri {asadun calaya wa fil huruubi nacaamah} waa libaaax aniga marka dadlala dagaalona waa gorayo baxsad

  • Great song. Thanks guys halkaas ka wada. Soomaalia waa in la soo celiyo raga tooraboore ka yimi oo shacabka laaynaya , habashida, kuwa sanka waa ween ee muqdisho shacabka ku xasuuqaya , ciidamada shisheeye oo badeena jooga, and hayadaha NGO da all waa in dalkeena ka baxaan. SOOMAALIA SOOMAALI BAA LEH. CArab, madow iyo cadaan midna dalkeena uma ogoli. Somalia4life.

  • macaan jecel waxaas wax kaweyn baa yimid .

    mooriyaanti baaba i qarso aheed hadaad dhahdo iga tag kaa tagayay

    ;lakiin kuwa hadaad iga tag dhahdo aan katageen oo gabdhaha xoog kaaga qadanaya xaaskana kaa furanaya baa yimid diin isticmaalaya marka arrintu waa meel xun imminka haddiba macali miinti iyo ardeydii iyo aqoon yahankii la isku qarxinayo sidii ineey jogaan pakistan ama ciraaq..

  • waad lasocotaan in ardaydii caafimadka baratay in qof is ku qarxiyey hadaba somaliyey doqonkaan jooqle qabiil u haysta u sheega in uu astaahilo in bilad sharaf lasiiyo hadana mid oogaada dadka intabadan somali waanta waa kadhab iwadaniyada aan ka aqriyey meelobadan waayo dadku waa in uu fikiraa oo uusan daba taagnaan waxii dhibku haya oo uu kusoo karaa dhibkaas 2nd gaar ahaan dayowga dibadaha ku nool oo dareemikara hiloow ga ay wadankoodii u qabaan (somalia ha is raacdo dibdhilif hadhaco

  • aduunka xaquuq ayaa lasiiyaa qokaan labaxay macaanjecel oo kale ah hala yaabina move on isagoo kale magaran karo waxa laga hadlayo ama wacyiga aduunku in uu maalin walbaa isbadalo oo shalay hadii soomali ay is dili jirtay maanta loo baahan yahay in laga gudbo marxalidii hore waayon waxaaba timid midka daran oo qof masaajid maqrib ama casar in uu kutukado u aado la is ku qarxiyo waa waxaynaan aqoon oo aan cidina fili karin in arday qalin jabin loogu yeeray waliba ahaa aqoonta mideeda ugu muhims

  • waxaa horay loo yiri dhankii aan kahadlay iyo waakaa qamaan daafay hadlkiiye waxaan oola jeedaa axadkaan labaxay macaan jecel kolay waa dumar baan u malaynayaa iyagaa xalwada mac macaanka kadhawaadee qofyahaw waad hadashay runtiina ma astaa hishid wax loojawaabo waayo waxaa iiga kaa muuqata in aadtahay qof handhikaab ah oo eebe uusan siinin garasho kufilan waana qalad in abuuris ilaahay cidna lagu dhibaateeyo oo bini aadanimadu waa ay kareebantahay wadankan mareynkana waxaa arkay cidii

  • oo doodIInu tahay hadaad nadayn waa lagu dilaayaa. oo doodiinu tahay hadaad nadayn waa lagu dilayaa waa wax somali xag ALLE uga yimmi marka ay is dulmiyeen oo qabiilada masaakiinteena ah iyo kuwa laga xoogbadshay ay waxbadan hoos ka ooyeen wax uu qiiroodana aysan helin. laakiin ALLA waa caadil oo wuxuu soo saaray kuwa aan u jixinjixeen mooryaantii dadka gumaysan jirtay

  • walh abwaan ciyaar jeceeyloow waxaa tahay wadani dhab ah maasha alllah maanta waa maalinta ugu horeeyso ramadanka maasha allah walal waxaa kuu doortay wadani waana sax adiga waxxa sheegtay oo dhan coz al shabab ma wadaan danta guud dalka iyo dadkana waxaa u haraayo danta kii wadeee

  • mareexaan askar bay ku qurux badan yihiin bal eeg labadan dable ee gaardinaya kkkkkk joking

  • dadka waxaa u hari kkkk ma waxaa rabtaan inaa mooryaantii mareexaan noogu soo celishaan kismaayo oo masakiinteena jareerta ah ku xamaalataan hadhawna lacagta u diidaan iyo inaa dumarka xoogtaan. illeen taa damiirkiinu idinma siiyee. iyaga mareexaan baaba kala badbaaday oo weekwalba 10 iska dili jiray. waxaa kale oo qosol igu dilay gaardiska waa funny wallahi waa su'aale ma telefishinka ereterea aa daawateen lol kuwaasaa 24 hour gaardis ku jire. heestu waa funny laakiin.. huuh xoo xoo gardiya

  • @macaanjecel1 Xaq baad u leedahay fakirkaada balse halka loo socdo maad garan saaxiib. Garaadku ha shaqeeyo , qabyaaladu waa tan halkaan na dhigtay ee Fadlan heeskan macahiisu dhux. Adiga waxaan Ilaahey kaaga baryayaa waa maalin soone in uu xaqa ku tuso. Isticmaarku wuxuu ku adeegtaa dadka fikirkaadoo kale qaba ee Illahey ha ku soo hanuunsho-Wixii dhacay waa dhaceen ee dadka dhinac ka raac

  • @macaanjecel1 waxaa nasiib daro weyn ah qofweyn oo qalbiga ciyaal ka ah in uu Reer cayaar jecel ku tilmaamo qabiil.Qof damiirnimo somaliyeed ku jirto Reer cayaar jecel kuma tilmaameen wax aan munaasabkooda aheyn waana yaryihiin dad fikrad qaldan ka qaba famil kaa sharafta leh illaahey ha noo dhowree

  • @UnkownSomali Intaan noolahay dadka somaaliyeed waxaan kula dardaarmaayaa Reer cayaar jecel in aysan qabiil aheyn ee ay yihiin qaran somaliyed runtii waan ilmeeyaa markaan wiilashaas fikradahooda saliimka ah dhegeysto waa taageeri doonaa inta awoodeyda ah waana kasoo horjeedaa kuwa qalad u fahanka ah qof kastoo somali ah waa ogyahay in ay dalka u haraayaan Reer cayaar jecel iyo wadaniyiinta dhabta ah ee la wada yaqaan Fadliga bisha Ramadaan

  • @UnkownSomali sxb markaan kula hadlayana iskama hadlayo mareexaana ma nebci oo waxay leeyihiin dad wanaagsan iyo dad xun. aniga kula hadlayo waxan aqaan dad somali ah aan waxba galabsan in la dulmay magac qabiil. oo xataa marexankii ay dheheen waxaan mooryaanta kasameeno manaqan hadii kale ay iyagu isleen. yacni dulmi aad u badan baa jiray marka waa su'aal maxay qiiradoodu markaa u kici weyday mise waxay kacdaa un marka telefan loo soodiro, ciyalna mihi ha fakarina ha idhihin maskax baan leyahay

  • @UnkownSomali sxb hadaysa qabiil aheen oo ay danqayso somalinimadu maxay uga hadli waayeen markii dadka aan hubaysnayn ay walaalaha galgaduud uu midna biyaha wabiga ka iibsho beertiisiina kufasho kuwa jifada reer ciyaal jecel mooryaantooduna hadii layiraah war ilaah kabaq oo na iska keen dhaaf inay dhahaan qaar mooryaantooda kamida qorigaan baa ilaah ii ah oo dadkeena jareerta iyo qabilada kale ay ka xoogbadiyeen qoriga caaradii ku haystay. ciyaarjecel maxay taa uga hadli waayeen

  • @macaanjecel1 sxb wax walba waqti bey leeyihiin shaqsi qalad uu sameeyayna dadka wanaagsan laguma xumeeyo qofkastana waajib ayey ku tahay in uu ka fikiro danaha dalka ma jiro dad gooni uga masuul ah waa in leysu kaashadaa oo garab iyo talaba leysku siiyaa kooxdaani waa ka damqadeen taasina waa marag ma doonto guubaabadooda iyo dhiira gelinta ay wadaan waa in loo riyaaqaa oo lagu taageero maaha in kajan iyo wax funy ah loogu soo jawaabo damiir miyeynaan laheyn dib haloo fikiro waa leysu baahan ya

  • @macaanjecel1 sxb In aysan qabiil aheyn waa maragma doontaa waana wada ognahay ee aan xumaanta iyo xaasidnimada ku bedelno iskaashi iyo isjeceyl si aan horumarka u tiigsano mooryaan sidiisaba qabiil ma leh familkaani dadka oo dhan ma waxey ka noqon karaan turjubaan mise masuul waa maya somalida wax haleyneysaa waa mooryaan qabiil wax la yiraahdo looma baahna ee waa cudur nagu abuuran oo aan daawo laheyn

  • @macaanjecel1 doqon iska aamus waxa laga hadlaayo waa soomalinimo ma ahan qabiil aniga waanba kula yaabanahay waxa laga hadlaayo iyo waxa aad kahadleyso adiga

  • CIYAAL JECEL KACAANKA HADDUU MAANTA SOO GAALI LAHAAA HEESO BADAN AYAAD U QAADI LAHEYDEEN MARKA KACAANKA RUNTII WUU IDIN BAAHNAA LAAKIIN NASIIB XUMO MOORIYAAN AQLI XUN AYAA RIDEY SOMALINA MEEL XUN DHIGEY

  • @macaanjecel1 Mareexaan afkaga ka dhig, Kismaayo Mareexaan baa leh isaga ayaana ka taliyaa...markay shalay dawlad lahaa oo qaran sharaf leh la ahaa, waxaa la lahaa mareexaan baa landcruiser wata. markaad dalkii giddigi burburiseen oo dadkii oo dhan aad qaxiseen, haddana mareexaan baa faraha ku fiiqsiin miya?

    orodo dameerkaga iska raac, mareexaan baad ku waalatay...SUBAXALLAH!

  • lool digaag dawac dilay kkkkkk orda dee adinkaa digaagii ah dawacada soo dila

  • sxb ciyaarjecel markaa leedahay dabadeed hala idilo anoo xaqa dardaarmaya sxb beenta iska dhaaf adinkaa been ku qaraabanaya sababtoo ah xabashtii wadanka qabsatay midhaa damiirkiina makicin oo damiirkiinu idinma wadin. intii somali qabiil iskulaynaysa muxuu damiir idiin wadi waayay. nimankii qolodiina mareexaan ay qori caaradii kuhayeen markaas ciyaarjecel maxaa xaqa u dardaarmi wayseen

  • @macaanjecel1 Maccajecel dadka dhinac ka raac, qabyaaladu waa mugdi ay jaahilnimo keento ee waxaan Ilaahey kaaga baryayaa in uu kaa saaro cudurka qabiilka. Isticmaarku wuxuu jecelyahay adeegsigs dadka qaba fakir kaada oo kale, kaama maaranee isdabqabo saaxiib kuna raaxeyso kuuxa ciidamada QAYLODHAAN ee aan hubeysneyn oo dadaalka ugu jira wacyigalinta dadka. Bal adigu intaas meel fariisatid wax mane leh noo sheeg RAG RIF ha noqone

  • @ls827 runtii aadbaan ugu faraxsanahay sxb in aad ogsoontahay in somali kala maarmin waana kumahadsantahay laakiin sxb ani ciyaar jecel qabyaaladayiistaal kuma sheegin kaliya waxaan irri maxay marka mareexaan iyo qabiilada hubaysan ay marna iyaga is adoonsanayeen nagahana iska xogayeen marna qabilada aan hubaysnay ay dulminayeen maxay uga qiiroon waayen? maxay uga qiiroon waayeen xabashtii dhulka timid. waxan u arkaa qiiradoodu waa mid siyaasadaysan oo danno ay kaleeyihiin ee dhab kama aha

  • @macaanjecel1

    1 second ago Fadliga bisha Ramadaan dartee kooxda Qaylodhaan waxey taageerayaasheeda u sheegeysaa in ay ka nasaneyso suugaantii ku aadaneyd baraarujinta shacabka, waxeyna booskaas ku badashay qasiidooyin ku saabsan Ramadaanka. Waxey ka codsanayaan dhinacyada dagaalada ka wada Soomaaliya in iyana joojiyaan dilka iyo hagardaamada ay shacabka sooman ku haya

  • @ls827 t waa ku faraxsanahay sxb commentigagan runtii waa midka aan ka rabay koxda qeylo dhan in aysan lasafan koox. runti ad buu u fiicanyahay saa u sheektay 'dhinacyada dagalka wada in jojiyan....' wa ka xumahay handadada lakiin way imaan saan umalen hadu qofku dhexdhexad ahen. adoo mahadsan qeylo dhan u sheg in ay hes u so saran kuwan afrikanka ah ee kawanki dadka shacabka ka dhigay bakare iyago nimanki la dagalamayay ay hor fadhiyan mise iyaga somali wa iskugu wada mid mucarad iyo muxafid

  • @macaanjecel1 Cabdi shire mar aan wax ka weydiiyay in uu wax ka yiraahdo qoraalkaada, wuxuu ii sheegay in Qaylodhaan ka hor uusan hees tirin ee uu yahay nin ku cusub masraxiyada fanka, marka suurta gal ma aha in laga fisho haL IYO LABO abwaan in dalka dhibaatada baaxade leh ay ku dhacday in ay wax kasta ka hadlaan, waxaan dhihi lahaa wey ku amaanan yihiin reer ciyaarjecel ee abwaanada Soomaaliyeed waa badan yihiine dhibka jira wax ha ka dhaheen, heesta a. yusuf loo qaaday waxaa la soo saray 2oo1

  • @macaanjecel1 sxbyaal waxan umaleyn inuu ninkaan yahay laba mid--[1] inuu doonayo in mar walbo looga soo jawaabo comentiga uu soo qoraayo, [2] iyo inuu yahay Qof maan gaab ah caqli kadhiganaayo inuu dad aflagaadeeyo, marka waxaan usheegayaa hadii aynu nahay somali weyn waxas adiga ayey kali kuugu tahay, waxaan full suport lagarab taaganahay Qeylo dhaan group...sxb qabyaalada yeysan kula tagin.

  • @macaanjecel1 adiga ma waxaad wakiil u tahay qolada mucaaradka,marka xiga kismaayo ma reerkiina ayaa leh?waa lagu af garan karaa halka aad kasoo jeedo iyo naceybka kaa buuxo,miskiin ayaad tahay garasho guracan ee kala dhex bax dadka suntaad la wareegeyso caqliga ilaahay kaa qaadye doqon yahaw harkii dharga zaange fawqul zaange

  • @TheWaiting22 sxb horta qofwalba waa fikirkiisa iyo meeshuu cawligiisu geeyo somalida qaarbadan waxay ku shaqeeyaan qaab qabiil. sxb somalia dulmi badan bay iska galen. waxa fican inuu qofku dacad noqdo. bal is firi adi waxad gashay qabiika an kasoo jedo halkaa waxaan ka fahmi inaa ogtahay ina aderada dulmi jiren. aniguna qabil in sixun lo isticmalo majecli. sxb runtaan ku shegi dadkena la dulmin jiray cid noo maqneed majirin hada layr ba na martay alxamdulilah sa qabyaladista ado kala laqabay

  • @macaanjecel1 ma ku fahmin ilaa iyo hadda sidee wax kaa yihiin? yaa siman qolada umaddii hurdada u diiday qixinaya diintii iyo dadkii dhalan rogga ku sameynaya gabdhihii u wada guuriyey ajanabi umaddii gacan lug carab sur wada jaraya dhagaxa dadka ku dilaya diidan in dalku xasilo dawlad la helo kala cambeyn iyo nidaam diidan miyaad leedahay DKMG HALALA simo taas waxay muujineysaa fakarkaaga meeshuu salka ku hayo ha isqarin hana kusoo dhexdhuuman mawaadiniinta halkaan fakarkooda ku dhiibanaya,

  • @TheWaiting22 sxb maxoogaa baa boorsada laguugu shubay aniga igama dhaadhicinaysid shariif duulayihii shalay dawladii c/laahi yuusuf beenta uga soo horjeeday iyo eeyda madoow ee somalida shacabkeeda iyo suuqa ugu weeyn iska xasuuqa iyagoo nimanka ay ladagaalayaan ay hor fadhiyaan. sxb koleey kuma caynayo laakiin qofba caqligii meel dhig . hadaan aniga dadkayga u danqanaya ay eeyda madoow xasuuqaan aanan somali aheen marka yaad adigu muwadin u taqan midha kuwa suqa bakare ka dhigay kawankii dadka

  • @TheWaiting22 mida kale waxaan ku dhihi lahaa ha isku sheegin muwaadin adi bahuku baa isku wadan tihiin

  • @TheWaiting22 nimankaan ciyaar jecel waxaa haboon in ay fanka ku ekaadaan ama ay si caama wadankooda wax ugu qabtaan laakiin ma fiicna in ay qolo isku shegaysa dawlad shacabkeedana lagu xasuuqo bakaro ay la saftaan iyo shariifo heelay dameer la duula. marka haday ragaa saaxiibadaa yihiin oo ay yihiin rag daren wado oo dhibka ka danqada haka danqadaan dumarka iyo ciyaalka iyo ganacsatada shacabka ah oo ku baryootamaya in madaaficda arxandarada ay afrikaan ku wadan laga daayo ama hees ha uso saran

  • @macaanjecel1 waan u sheegay in qaylodhaan ama adigu aad tirisaan hees ku saabsan dadka madaafiicda lagu leynayo, haddaad hees ii soo dirtid waan u gudbinayaa kooxda qaylodhaan. Waxaan ogahay in qaylodhaan aysan la jirin cidna balse ay fakirkooda ku cabirayaan dhibka dalka ka jira. Macaanjecel bal adigu isku day in aad dhameystirtid heestaan aan kuu bilaabay: AMISOM WAA TAGEYSAAYE SHACABKA HA LOO TURO..........................­..............................­..............................­.........

  • @ls827 i respect your comment u sheeg sxb ragaan shariif duulaaye oo badii gatay inuusan la safan at least haduu lasafanyahay xataa ha ixtiraamo dadka iyaga ka hela hadii.

  • @macaanjecel1 ...........sxb waxaan kuu sheegaa xabashida waxaa ka daran kuwa maalinkasto laanaya ardayda iyo dadka wax garadka ah , ama aqoonta leh , walina aan xishonene ku sii faanaayo, kuwaas wax nooga daran ma jiraan ,illaah caqli fiican haku siiyo ayaan kuleeyahay , qabiil iyo wax aan la aqoon ayaa kaa buuxa . ee wax isku fal ayaan ku leeyahay .

  • baaritaan la sameeyay ayaa waxaa lagu ogaaday in mareexaa uu ka wadanisanyahay ama uu ka daacadsanyahay majeerteen , kkkkkkkkkkkkkk, baaritaanka waxaa sameeyay dad ka madax banaan labada lafood , rumeeso ama ha rumeesan .

  • @almuhamadi1 kkkk horta sxb adoo maangaab ah maa ila doodaya, horta waa la fiiriyaa qofka inuu mustawahaaga yahay. baarintaanka yaa sameeyay toloow ma ciyaar jecelbaa sameeyay. isku day marka danbe inaa si ninwayn u hadashid oodan sidii mooryaanta u hadlin. marka waxaa ku dhaho ma aqaan isku caqli iyo isku dood iyo isku mustawana manihin marka bal iska nac naclee. anigu mareexaan ama majeerteen ama qabaa'ilada somaliyeed wax ka sheegi maayo oo dad fican iyo dad xunba way leeyihiin

  • kooxda xerta ula madaw somali ayay ku mashquleen odayaasha wayna cabsanayaan kkkk kkkk war heeso xaraaaba leh qaada ama naga dhaafa ciyaarta ,ciyaaar jeceloow,kawaankana shariif afguduud saaray dadka masaakiinta ah iyo uganda miyaad shegaysaa sxb lkn waa kukuuyo somali dubanaysee naga daaya

  • Comment removed

  • asc wc wr walee xataaaaaaaaaa fananiintii waykuberen dagalkii somaliya yaaaaaaaaab ????????? yaa umaqan somaliya ILLAAH OO KALIYA ILLAAHAW NAGASAAR DHIBKAN  RAMADAN KARIIM

  • :-(

  • walhi heesta caadi mahan

  • ciyaar jecel iyo fanaanintaba waad mahad santihiin sida damiirka leh ee aad dalkiina iyo dadkiina ugu dabqabeysaan ilaahayna haydin xiftiyo

  • midka wato magaca najiib yare nacas nacas dhalay oo la safan qawaarijta alshayaadiin

  • nin aan damiir laheen uunbaa baqa kuwa xamar joogana waa dad dareen la aan ahoo duco waalid diidoo dadlkaba aan dankalaheenoo

  • Geesiyiin. Maxay ka baqaan? Ma geeri iyo dhimasho? Geeridu waa xaq qof walibana wuu dha-dhaminayaa. Ilma Ciyaar Jecel waa rageedii.....Jooqle saaxiibkay, waxaad tahay rageedii..........

  • ilmo shire jamac meeshiina ka wada hoosha u jeedadiina maantay maalin aan eheen ayaad gaaresana kuwa soo wactamayo way idin la joogaan ee waxyna ku danbeen doonaan meel xun ama xabsi waana la naageesan doonaa

  • Al-shabaab ha dhacdo. Wixii taageerana waa XOOLO MADAX BARARAN!

    Taageerayaashooda Soomaaliya ku noolna silac baa u dambeeya. Kuwa qurbaha ka taageerana, xabsiyadaa lagu kufsan doonaa. Their time is limited. 

  • wtf is this buuuuullsheeeat?!

  • mashaa allh dadka wa in la baraarujiyaa waxa ka kasocda dalkeena waa wax aad loga damqado wase wax ay dunaida soo martay oo umadi hadeey is duleysato dhexdeeda waxaa lagu soo salidaa qaam aan u nixin marka umadeey aanu is daba qabano dalkinii waa dumisee waana dabar gonaye aan is dabar qabano dulinimo ayaa maanta umadenii badnay waana wax laga damqado

  • kkkkkkkkkkkkkkkkk waaaaar ilma ciyaar jecelooow lafihiina ubaqaaaa

    omg

  • wa idinku tahniyad deynaa reer ciyaar jecel wadaniyadnimo heesihina ka muuqato

    hanaa u joojina shaqsi damiirkisa liidato si kii tel idinku so wacayya iyo kuwa somalya ajaanibta kso buuxiyay ee damiir lawayaasha ah

    SOMALI OO DHAN WA IN AAN DHARKA CIIDAN GASHNAA EEYDA WADNKA JOOGTA EE DIINTA KU QARABANYSO KA XUREYNAA DALKEENA

  • funny runtii alshabaab naga waabiye wax naga waabiye wayne rageedi lool

  • kkkkkkkkkkkkkkkkk,,, jooqle shaarka pakistanta cml aad alshabab usoo gashatay,,,, LKn waa dareemaynaa wadaninimada ee kasii wada alkaas.

  • woow reer ciyaar jaceloow intee usocotiin kkkkkkk wa idka yaabey aniga walee waa idiin baqaa adinka walee waxaa idkaga cabsanaa kuwii dhiiga muslimka baneestay in ay idin beegsadaan laakiin ilaah ayaa leedihiin lakin waa ka baxsateen walaahi heesooyinkiina runta ka tarjumaya wa ku mahadsantiihiin meeshiinka kawada maalintay dhalato dowlad caadi lah ayaad heli doontiin amaal marintiina insha allah

  • Waxaaan u rajayn shacabka Somalia in ilaahay dhibka ka qaado maanta tan naheesta mid ka xun inama soo marin in DIINTA ISLAAMKA lagu qaraabto waxaan ilaahay karajayn in duulkaan Diinta ka been sheegtay dhulka larago

    viva qaylo dhaan wadaniyiin sax ah baad tihiin taariikhdaana ina xusi doonta

  • waa noo dagaal wallee shabaab iyo shayaadiinta dhiiga quudata waa ahlu naar oo aan diin rabin katiibkiina xumeeyay iimaanka ayey la yihiin waxay rabaanna lama yaqaan . sidaas ku wada annagana waa idin dhinac taagannahay dalka kuwii ka dhigay kawaankii dadka .

    kuma fiirsandoono waa damiir laawayaal waxaana dhihilaahaa dadka inta banaannka isku soo baxaan xurnimadooda ha raadshaan.

  • nin aan damiir laheen uunbaa baqa kuwa xamar joogana waa dad dareen la aan ahoo duco waalid diidoo dadlkaba aan dankalaheenoo

  • @walaalkey maasha allaah waa kugu raacsanahay waana in aan taageernaa guubaabada uyo dhiira gelinta abwaanka iyo fanaaniinta dhiigoodii iyo nololshoodii u huray soo nooleynta shacabka somaaliyeed kuwa sida qaldan u fikiraayana waxaan leeyahay ka waantooba oo fahma danahiina guud iyo kuwa dadka somaliyed una nasteexeeya oo garab istaaga Reer cayaar jecel waa muwaadiniin dhab ah qabiil arinku ma joogee dib u tashada oo is waansada waa leydiin baahan yahaye adinkuna ma maarantaane fikirkiina kordhi

  • Cirka soo dunshoo waa inoo dagaal saas weeyaan halkaas ka wada ayaan idin dhahay shacabka somaliyed ayaa idin taageersan cidna haka baqina

  • Comment removed

  • Comment removed

  • @MrNajiibyare ,

    marax duqon adiga ah oo wuxuu ka hadlaayo aan aqoon hadii aad somali joog ama yurub america car sheeg meesha aad joogto dgagaha ayaan kaaga galeetinayaa xoolo yahoow

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk way baqayaan

  • Cajiib...Cirka soo duunshoo waa inoo dagaal...marka hore Hambalyo Jooqle iyo ciyaar jecel sida geesinimada leh uga dhiidhiseen dhibka kuwa shaatiga diinta ku qaraabta ku hayaan umada somaaliyeed ee dibateysan..anagana hadaan shacabka soomaaliyeed waa idin taagersanahay...kuwa telefonada idiin soo diraaya UK jooga waa al shabaab ciidamada amniga u gudbiya xabsiyada haku uraan.

  • war nimanyahow waxaad ku fiicantihiin milateri ee amaad qorataan kkkkkkkkkkkkkkk

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more