Added: 3 years ago
From: mursal16
Views: 39,818
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (33)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Nafteeyda bar baa tahoo jacayl igu biiray baa intaa igu baahayee looolz xasuus.com waaye bro waa walaalkaa Bistoolo biyo kkk ma taqaan saxiib heesteeydii aad muqdisho bari samaad iigu qaaday soo gali fasax ayaad u qabtaa thanks

  • Inaba caadi maaha kooshin yare (nuudi) yaa salaam salaan sare bro

  • he got very good lyrics,,, i will try 2sing ma girl 2this song,,

  • Wht the french fries are you kids talking about..this man is Handsome and his voice oooohhhh his voice...He is mature and good looking ...love how he is singing without any effort! waxaas ayaa talent la yidhaahdaa...

  • kooshin yasssssssssssslm 

  • massaluto@ xabiibty midgaan waxaa ah wixii xun ninkaana waa fanaan waana nin rag ah uma baahna qurux waana soomaali meesha qabiil  ka saar qabiil waakii naga soo qaxiyey wadankeenii

  • @faiqurac Love your thinking walaal..waxani waa ciyaal 

  • mssaluto kkk abyo migaan waxaa ah ninkii laga waayo jadada lkin ninkaan waa fanaan somali ah oo codkiisa ku meel marey abyo marka midgo mana jiraan ayaan aaminsanahay cadey don't take in mind abyo

  • ALAAKARIIM, ALAAKARIIM, ALAAKAARIIM,

  • balo kula fool xumataay waa sawat bila suuro horta midgaha dhan cod macana oo fool foolxuma bisinkoww

  • kooshin best songs

  • war dadkaan muslin ma aha miyaa ilaah ma yaqanan miya diin laguma dhalin miyaa yaa yeri abuuurka eebe wax ka sheega hadi foolxun yahay meel uu la jooga war adiga ilahba ku abuuray isagana sidoo kale ilaahiina u noqda

  • maashaalaa alla wiilka cud qurxoonaaa  and so cute mmmmmmmmmmmmmmm yaaaamy

  • Berkeey Adaa ku weyn Amshe 

  • ifraaaah kkkkkkkkkkkkkkk ogoow adduunyadu waa cajaa'ib,

    ogoowse iney jiraan karaan hablo dooqoodu yahan fanaankan aadka u qiimaha badan kkkkkk.

  • Comment removed

  • oo lalaaaaaaaaaaaaaay waaaaaaaaaaw khatarta fanka somaliyeed

  • kkkkkkkkk Ifraaxeey foolxumada waxaa qariyey

    Cudka macaan, sow ma ahan.

  • @Macoow06 kkkkkkkkkkkkkkkkk... haaa wlhi codka qariyeeey

  • bisinka war ninku foolxuma

    hadana cood macana mansha allah

  • @ifraaah LOOOOOOOOOL foolxumada barashaa ka weyn kkkkk ka qale maskiin-ka

  • @ifraaah kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. naag waalan.

    saaxib hortaadaa laga yaabay ninkaaan foolxumadiisa iyo naagaha daba ordaaya.

  • @bersanji mansha allah kan hadayba naago daba ordan wlhi suuqisa wa shidanyahay

  • hijaabiforlife sorry walaalo iga rali noqo

  • waa caadi ha iswalwalin thanks for the appology tho:)

  • hijaabiforlife waryahee nacas maxad rabta lol

  • where is the one when there is a woman singing with him ?

  • wooow nice song koshin sxb halkaa kasiiwad waxaa tahay fanaan qaali ah,

  • ma kanba kooshinka la sheeeeeego kkkkkkkkkkkkk ala hayaaaaaaaaaay

  • LOL..  :) :) :) ur funny

  • kooshin waxan umalaynjiray nin carino cawa unbaiguhoraysa aragtidiisa ilayn wa nuucan kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • looooooooooooooooool wax walba ay heesta ahaato sxb waan ku haysanaa am hasoo xado kabankiisan mid loo dhigo malaha sxb kooshin guulayso

  • heestan waxuu ka xaday fanaankii weynaa ee maxamed aden shamuuri....

    ninkan kamankiisu xataa dhadhan maleh..laxan xitaa mayaqaano si loosameeyo..30 sanuu tumayey kaman..

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more