Added: 1 year ago
From: cadaaawe
Views: 193,378
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (113)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • bro if i was this mans wife, i wud be so jealous siduu nagtan ugu heesayo...xaaax which a beautiful song..

  • this song shud have million views... its one of the best somali songs ever walahi...........

  • awesome song

  • taani waa hees ficaan waa ka fakaateen meesha

  • They are very close to kiss lol

  • Nice tune. They both look good Maashallah. Very Romantic. Guntiino Rules lol

  • waar ninku ma dirac buu xidhan yahay lolz

  • omg if he was my husband i wud be so jealous of that lady he is singing to

  • pls don't take it personal, l just wonder somehow they look like relative lolz sorry l may wrong huh

  • absolutely u right, it's extremely romantic and both are very confidence the way they singing song well done guys, wish u best keep up

  • Extremely romantic!

  • Guys this song will put a mark to the person who feel this situation...........the best song than million somali songs

  • This is a very good song, I can say it,s the best song for Somali songs Thanks to Shamso and Husein Shire, This is a Pure Somali Tradition with modern style and good music.

  • thnks bro cadaawe 

  • hanaan wacanoow horyaalkii ragoow naftaydaa kaa hesho ma kaa hadayee

    woooooooooooooooooow eesh calaa hees

  • the best sog wwwwwwwwwwwwwwwwww

  • WAAAAAAAAAAAAAAWwaxaan baa hees lagayirahdaa cadi mahanwaa isla helen miraha inaba caadi mahan jecel.com waa qatar kabax dheh wa shidantahay

  • wooooooooooow husseen shire jooqle iyo shamso foot caadi mahan ani xitaa waa i karteen any way nice waye heestaan maxaa yelay waxaa dareemi karo qofkeey ku dhacday the way they are song

  • i lov Xuseen shire & Shamso foot nice song thnkxs

  • mii song:))

  • hadana kuhelin hoogban galin waa hees qatara codka iyo heesta waa isla helan

  • MASHA ALLAH HEESTAN ANIGEYBA I TABANE

  • best song ever, great singers....................... masha-allah Hidaha iyo dhaqanka idinka no hayo!!!!

  • wraa waxaan qiyaasaa in ey joogaan wadanka kenya! ,but i am not sure bro......:D

  • pls?/????? akhyaarta sharafta leh ma ii soo shegi kartaan halkay joogaan abwaanadan ?

  • @hargeisawi London ayey joogan sxb

  • waa hubal iney hestan top tahay xaga jaceylka waloow bini adamka kala dooq yahay heestan musik super hit  miraheda wa top lkn xoga inta yarta ah oo habarka ah in laga sara ficneyd heestan hadii abal mari lagu bixinayo heestaan waxey ka mid noqon laheyd top 10 waa hubal aragtideyda markan ka hadlo

    inkastoo bini adamku mel isku racin wan huba ina dad badan igu raci donan

    mahad sanidin

  • maasha allah the best somali song ever keep up the godd work

  • nice romtic waa hees macan mashalah

  • good song, bad choreography

  • Xuseen shire, you can not dance and you have to make further efforts, lool

  • wawwwwwwwwwwww hanan waacanow , horyalkii ragow wat a nice word machallah hes iyo badh

  • waaaaaaaaaaaaaaw alah hooyooy i feel crying cml walaahi

  • @hogaama kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • heestu waxeey ahaan laheedba naagtaan kama helin waa naag weey ooisyareeyneeysa mana ka helin sida eey ninka ajnabiga ka ah u taataabaneeyso runtii waa ku lalabooday hollywood meey ismoodeen yaab badanaaaaaaaaa ma is hilmaameen in eey muslim yihiin

  • caadi ma ahan halbowlhaa dhiiga habayoo waxan harsadaa amrkaan ku helo biyahoo haracsadaa ahraad u dhintoo hadaanan ku helin hog baan galiyoo habaaaska iyo ciid ala igu habsiiyo caaid ma ahan

  • heestan aad ayeey u macaantahay shamso iyo xuseena waa isku fiican yihiin in eey hees isla qaadaan laakin xaska xuseen idhaha kala fur ayaan leeyahay naag lama aaminee -

  • heestan aad ayeey u macaantahay shamso iyo xuseena waa isku fiican yihiin in eey hees isla qaadaan laakin xaska xuseen idhaha kala fur ayaan leeyahay naag lama aaminee

  • heestan caadi mahan yassslm qtr shamso and huseen laba fnn o o cod mac oo hestan macaana noolada weligeena  caleeeeeeeeeeeeeek

  • I love both of you maansha ALLAH Waa heesta sanadka umada oo dhan ayaanaka heshay

  • I love this song but how did you choose this lady among other singers, boy, she can't sing.

  • mmmmm love it noolaada both of ya

  • woow good job

  • heesta qatar labiskana qatar codkana qatar laakiin sorry bidaarta amazing song

  • Caadi maahan heestaan......waa hubaal inay tahay heesta ugu fiican sanadka 2010, waa mirihii iyo laxankii Abwaan Xuseen Shire Jamac Ciyaar Jecel iyo waliba codka abwaanka iyo Shamso Mohamed Food>.....well done guyz!!!

  • My god heestaan waa hees jirto bro husen qoftaan heeso badan ladoo Saar she is cute and talent good job ms Shamso

  • Aad bay u macaan tahay heestani, Xuseen ayaa labada cod macaan, iyaduna ma xuma, Autotune baa codadka lagu qurxiyey. anyway nice and hot.

  • wow this guy is really hooooooooooooooot lol.

  • how are you

  • WOW.... ALL ABOUT SHAMSO I APPRECIATED THE WAY SHE ACTS AND RE ACTS

  • WOOW.... ALL ABOUT SHAMSO I APPRECIATED THE WAY SHE ACTS AND RE ACTS

  • Her Voice is like she is using autotune.Good song tho!!

  • Comment removed

  • Comment removed

  • xuseen shire caadi maahan laakiin maybe xaaskiisa aad bay u maseeraysaah markay aragto shamso oo gacanta naxariista le ku tabanaysa fanaanka laakiin xaaskiisa waa inaay ogaataah inuu sameenaayo lacag oo u  shaqeenayo iyada

  • biyahoo harac lahaan haraad udhinteee hadana kuhelin ilbaan galiyoo waah waah xusen shire jamac ciyaar jecel and shamso waa hes qali ah

  • babababa husen waa bashashay abaa shamsona caadi ma ahan amaa uk imaaadaa laakin xusen duqdaada maser habeenkas ayaan umaleenayaaa aniga heestaan waan kas eexan la ahay

  • but she got voice:

  • nafteyda ka hesho maka harayee biyaho haraclaa haraad u dhintee hadaanan ku helin hog baan galiyo habaaska iyo ciida la igu habsiin

    nice song.................

  • biyaho halaclahaan harda u dhiinto hadanku haliin hogbaan galii shamso and xusen cadaadii mahaan mashalaah caleeeeek xxxxxxxx

  • qoftan qatar waaye iyo alfanan ciyaarjecel makal dhacan..

  • heestaan caadi waa ka helay waaaaaaaaaaaaaw xaaaaaaaax

  • Respect us and please avoid giving out useless comments.

    Laxanka heestan waxay ku jiraan 'Description'-ka ama video-ga hoostiisa.

    The lyrics of this song is in the description.

  • @cadaaawe I agree.

  • @cadaaawe saxib iso dir heestan oo qoraal ah thank you...

  • waa hees aad u wanagsan muqaal dhaqan ku jirana leh...iyo waliba miro aad u xoog badan haa heesa cusub ta ugu wangsan ayaan oronkaraa

  • An i like da place 2 waaaw

  • waaaaaaaaaaw..cool song ilove da meanin so nic3 tnx gyz gd job !!

  • heestan walaahay waxaan dhagaysanayaa wakhtii aa u dheer waxayna xaga sare kaga jirtaa heesaha cusub ee kuwa ugu sareeya waaban ka xiiso dhixi waayay ay yaa hees ma hadaan ooyaa hablihi noocaas ahaa meeye iyo inamadiiba noloshu waayo waaayo ayay ahayd waxa dhegahayaga dishay aa hiyaa aahiyaa kk

  • ilove this song so much they are have good voice and good song again

  • @cadaaawe

    post da lyrics plz..thx

  • EESH calaa hees

    oh .laakinn wll bidaarta qari

  • waaba top1

  • masha alaah hussein shire iyo shambo aad ayaad uu mahadansitiin quraxda idiinka muqato iyo sharafta dhaqankena iyo hidahena waa muhiim wana idiinka mahad celineynaa sida quruxda badan aad somaalida quruxdeda uu mujiseen sina wadan

  • Allaa ya cizak

  • Eish calaa waad casriyeyseen suumaalida xubigii ka martay. I love you guys

  • SIDII ILMO HOYADII KATAGTOO HORAADKA LASIININ BAA HINQATEE HAWAWILAYOO HUQBAA IDISHOO HADADAAN HAB ISIININ MA HIILBAXAYEE!!.................­.

  • HERE R THE LYRICS GUYS!....I JUST ADD MY HUBBY'S NAME SO U CAN DELETE IT IF U WANT!..LOL...

    SIDII HOGOL ROOB JACEYL IHELYOO HURDADUU IGA JARAY HABEEN MALADEE HANAN WACANOO HORYAALKA RAGOO NAFTEYDA HAHESHOO MAKAA HARAYEE ANIGOO HAMIGEYGA RAGBA KA BAXSHAA MARKAAN KU HARAQSADEY HOW LA IGU YIREE RAGII HOREBAA LIBAN U EGTOO ALAA KUU HIBEEYEY HIRDAHA AA DHAXASHEE BIYO HARACLAAN HARAAD U DHINTEE HADADAAN KU HELIN HOGAAN GALIYOO HABAASKA CIIDA LA IIGU HABSII

  • waaaaw masha alah inaba caadi maha heestaan best f the best waye hestaan

  • i love it

  • @cadaaawe haa sxb aniga u baahan lyrics ta heesta caadi ma ahan

  • woooooooooooooooooooooooooooow

    waar yaa heestani waaba qalac ala jacayl waynaa talow xagaanu jacaylka uga baxsanaa markaanu yara ilownaba heesahaa macaan baa dacarta nagu kicinaya

  • waleeiyo walee habaas iyo ciid waa laysku habsiine ilaah halaga baqo

    oo heesaha halayska dhaafo waa talo

  • waa hees aad iyo aad u macan kkkkkkkkk

    lakin xuseen waa loga codfiicna

  • waa hees macaan lakin inay xooga inay isasturto baa ka fiican

  • heestu macaanaa my god. labaduna isku macaanaa in aay isla heesaa god job.

  • fifa shamso and husein shire inaba caadi matihin sida codkina iyo sabiskina iyo sida aad iskula jibinaysin kolay aniga aad ayaan oga helay heesta

  • nice song man. thanks cadaawe

  • waw caadi maah heestaan

  • cadaawe good job, lkn lyrics heesta ayaan ka qoran karnaa carabmaan nahay?

    kkkkkkkkk. Waa hees macaan oo si wacan aad usoo diyaarisay macnaha heesta iyo background-ka macne ayey samaynaysaa. Well done hadaad producer ka aad ahayd.

  • waa hees macaan dee.

  • waad ka baxsateen xuseen shire iyo shamso food bravo

  • Waryaahee cadaaw we need the lyrics sxb

    ha isku kaaya xaayaysiine hadii aad haysid soo gali video response with lyrics thanx

  • Love this song woow cadi mahaa

  • @cadaaawe Can I have the lyrics pls?

  • The best Somali song i have ever seen. kool doe.

  • Waa Hees mcn  Aad iyo Aad Abwaank Sanadka ,Laxamiistaha iyo Fanaanka waa isku darsaday Xuseen Shire Ciyaal jecel .

  • Ciyaarta aaba i dishay  inaba caadi mahan 2:53

  • @cadaaawe walkiis halugula soo xariiro maxuma lkn intee lagala soxariiraa aaladhahay adoo raali ah waan ubahanay qoraalkedee

  • waaw thx abowe! manyyy thx :))

  • Comment removed

  • woooooooooooooooooooooow

    waar yaa heestani waaba qalac ala jacayl waynaa talow xagaanu jacaylka uga baxsanaa markaanu yara ilownaba heesahaa macaan baa dacarta nagu kicinaya

    bal ima wakaa se jacaylbaanu buuxnaa ee xagaano u dhaqaaqnaa

    waar ha dhagaysan lahaydaa

  • Beautiful, thanks for sharing sxb

  • wonderful ... masha allah this is vry nice song

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more