Added: 8 months ago
From: ls827
Views: 84,477
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (74)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • SOOMAALIYA IIB WALIGEEDNA NOQON MEYSO ; ee guubaabadu yeeysan INKAAR noqoon!!.. Somaliya Alle hanoo nabadeeyo Aamiin .

  • waaaaaaaaaaaaw aley lahe waad kabax sateen heesta caadi maahan

  • waaaaaaaaaw heestan waa heesta heesaha ugu heesato aad baan uga helay

  • Waa hees Cajiib ah oo dhab ka hadalna ah afkaaga caana lagu qabay XUseen shire jaamac iyo cabdi diini i all Love you as well as xaawo kiin and Cabdi shire.

  • wooow all somali's need to lesten to this song wooooooooooow

  • Wow dis song is amazing really i like it thanks guys

  • 2 PPL DISLIKED THIS SONG..BUT GUESS WE DONT NEED U..GET LOST

  • amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii­iiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii­iiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  • ahahahahah....

  • waxaana nahay dad marki dantooda loo sheego umooda in been loo sheegayo ilaahow naga dhig kuwa dantooda ogaado insha allah

  • hah dadkeena waa dad iska maskiin oo waxii qalbiga loo galiyo eey iska qaadanayan arka see uyaacayan kii jaakada suut usoo gashto weey iska aaminayan qabyaalad iyo xumaan aa qalbadooda lagu abuuray ayago dano gaar ah laga leeyahay markaasa la isku laaynaa ayagi ........ ILAAHOW umadeyda quluubtoda isku keen kana kuwa hal ah dhibkaana ka saar YAA RAB noo naxariiso waan daalnaye

  • magacaygu waa cabdinaafac maxamud xalane heesta sanadka waaye hestan waad ka baxsatay cabdi dini adigaa ka wato

  • reer qeyldhaan heesihiin walaahi waa mucujiso weye

  • reer shiro aad ayaad u mahsan tihiin

  • allow naga qabo damiir laawyaasha dhulkooda gadanaayo

  • nice wadani walaahi run ayeey sheegen ilaow dayso fananinta wadaniga ah

  • Nice wadini song, Abdi diini you got hilarious sound voice as well xuseen shire..and thankz to the koxda qeeylo dhaan. we need more fanaan like u guys. listen it and love it.peaceout

  • Good Job guys. Stay away from qabyaalad and bulshit.. Wax kasheega dadka aad buu utiro badan yahay marka Dantii garad noqdoo. wacyi geliya umada somaliyeed. keep up the good Work .. Qeylodhan halganka hadhigina ilaa umada somaliyeed eeey kasoo baraarugaaan Qaflada iyo dagarta eey ku jiraaan . Thanks walala yaal. May Allah bless you guys.

  • somalia sxb waligeed sidaa ha inoo ahaato markaa waxay sugi doontaa dadka somaliyeed ee aan anagu u noqon doono awoowe iyo wax lamid ah markaas aan waxba ka garanayn waxay somalinimo tahay ilayn awoowgoodba dhulka kuma dhalane markaas anigu waxaan leeyahay anaga wali wadan ka waanu baahanahay

  • waxaan halkaan uga mahada celinayaa kooxda qaylo dhaan oo markasta utaagan danta soomaaliyeed waxaan leeyahay afkiin caano dhaay ah iyo jicib lagu qabay aamiin waxaan aad ugu faraxsanahay fanaanka qarniga cabdi diini in uu ku soo biiro kooxdaan i love this song very much thanks guys

  • Kooxda Qaylo dhaan dhanbaal u diraya

    Qiira galiya bulshada lakala qaybiyay,

    Qaranimadeenii ku qaada qasiidada

    qaarbaa dhilinta ilmada qubaya,

    Qaab cabirkaan ka heley iyo qasdi meeshu yahay

    Qoolkiina ha ahoodo miduu qoro taariikhda

    Anaa waa soo qori waxuu qaado maankeyga

    Qiimaheena waa inaan helnaa  qowl wada jirkeena

  • waw what a great song i really like this

    ilahoow noo xoree dalkeena mash allah somalia will be the best nation and will peace insha llah

  • dadka way la'anayaan kana waa heesayaa! dadka markey la'nayaan ILLAH loo baryaa Quraan lo aqriyaa waxaad hayso wax laga siyaa sinaysaa!

  • Masha Allah qeylodhan iyaga u tagan shacabka mar kasta love them so much

  • This my lovely young brother

  • Waa hees aad u macaan badaan cabdi diini waa shiiday laakin qeeylo dhaan ayaan kugu ogahay sxb

  • @SHiiNeCaDe12 tyhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh­hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • maashaa allaah illaah ciidankeena hanoo adkeeyo labada shariifna illaah hanaga qabto aamiin illaah ayaan ka magan galnay shartooda iyo dhagartooda ay nala rabaan

  • maashaa allaah

  • maaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa­aaaaaaaaaaaaasha alaah

  • Idiley maasha alaah ilaahay xaqa ha wada fa,hansiiyo'

  • Afkiinna caano iyo malabba lagu qabay wax tarka iyo waajib gudashada kooxda waxey ka dhex muuqan doontaa buugaagta taariikhiga ah ee umadda somaliyed

    dadaalka haka daalina

  • goormaaa lagadayaa masankanbaa mise wali lamashaacinin goorta lagadayo yaase dilaalka qaadanaya, durba inga gadda waaban kuwareernay dalkan iyo dawladaba iibiya bal inaay inoodhaanto 

  • heestaan inaba caadi maaha, qeyladhaan dadaalkina halkaa kasii wada, soomaliya hanoolaato

  • aaway naagaha heesaya maxay u dhuunteen waa yaabe?

  • Dullinimo ha yeelina

    Soomaalaay digtoonoow

    dabadhilif ha yeelina

    Illaahoow dalka noo hagaaji. warlords, wahaabiyo, khuraafiyiin, tuugo, qabqablayaal qabiil iyo dabadhilif ayaa isku bahaystay wadankii. Allow nabadii nagu soo celi. Aamiin

  • somalia waa iib wlhi markaas anigu waxaan odhan lahaa somalaay is maqla kooxdan qaylodhaana waa hoboladii waabari oo dib usoo noqday khayr baan idiin rajaynayaa

  • nah am not feeling this song its kind a wack!!!!

  • Comment removed

  • waa hees wadani ah oo ruuxii dhegestaba qiira weyn ku yeelaneeso

    waxaan dhihi lahaa somaliyeey dalka anagaa leh kuwa daba dhilifka ah iyo kuwa u adeega kama badna soomali inteeda kale marka aan hurdada ka kacno oo aan cadowgaan aan geed inoogu soo gambanin ladagaalano allahna waxaan kabaryayaa in dhibaatada inaga saaro oo talada iyo towfiiqda ina waafajiyo dalkeenii somaliyana inooga dhiga nabad barwaaqo iyo meel loosoo shaqo tago oo aan laga shaqatigin amin insha allah waan gareynaa

  • There is definitely somethin wrong with the one idiot that disliked this song!!!!!! how can anyone dislike this song..........viva kooxda qaylodhaan!!!!

  • Niice soong 

  • In Kastoo heesta wadani ay tahay, wax ay ka badaleyso Soomaliya ma jirto, Hadey somaliya iibtahayna koleey ninka iibinaya waa nin Somali ah :)

  • thanks to qeyladhaan community i am glad to see Prime Minister Mohamed Abdullahi and hear that the country was sold iyo heestaan wey is leeyhiin sxb dhulka ha loo koco

  • Comment removed

  • Nooloow abwaan Xuseen Shire Jama Ciyaar jecel, maansha allah waa hees aad uqiiro badan ee dadka commentiga qaldan kabixinayoow isku xishooda oo fanaaniitan sharafta leh ha ugafina.............Viva kooxda Qaylodhaan/reer Shire Jama Ciyaar Jecel

  • Yusuf Yay, shariif, qaism,iyo kuwii la shaqeynaye,(Raisal wasatayaashii). kulli waxaa ka sii qaldan shacbiga garan waayey in dhulkoodii laga qaatay marhore.

    Farmajo was wrong to accept this position, waayo nin baa keensaday ninkii baana diray, kan ku xigana waa sidaas sida haysataa, Waa in system and social change dhaco, malaha taana waxaa ugu dhow Hiil qaran, hadii kale waa shimbirayohow heesa

  • very nise song, well job ciyaar jecel waxaa tahay abwaan, thnks xaawo, abdi diini, walayaal yaan la cayin al abwaan ciyaar jecel anagaa ku jecel sxb

  • ilaha nabada hakadhigo somaliy .... hadanu naha reer somaliland waanu u ducana somaliy lkn reer somaliy gamacah isqabsad inanku dhexadan ........................

  • been maahan waa iib waa beec waa salle

  • Mansha allah Xuseen Shire is lookin very hot as alwayz, laba nin oo culus waaye allaha daystee

  • i can,t stop listening

  • asalaamuliym kooxda qeylodhaaan waaad mahadsantahiin tida heesaha dadkiina aad ugu dhiirigalineysaaan. laakiin waxaaan idin weydiiyeye waawey jooqle, i miss jooqle, plzzz heeestaaan dib uduuba oojooqle aaan aqko waajeclahay jooqle codkiiseee asalamuliykum

  • Waaaaaaaaaaaw abdi diini  codbaakugu dhamaadey ee heybada iyo quruxdu waa mid eebbe umadiisa ugudeeqo.. halkeebuutolow ku noolyahay, yarku wuuba idhex,qaadaye??lol waa igadaacad??kkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  • waaaaaw maaashaaalaaah cabdi diini, xuseen shire iyo jooqale iyo waliba gabadhan cudka macaaan dhamaaantii aad iyo aad maaad u mahadsantahiin, shacabkuna waaasugaayey heesihiina,, heestaaan qafkii maqlaaa waa inuuwax kuqaato,b siduu cabdi diini sheeegey dulinimo hayeelina, soomaaleey digtoonow. dabadhirif hayeelina wuu idindagaayaa, . maaashaaalaaah, garabkiina arahagalo aamiin.

  • Farmaajo mideeyaha shacabka soomaaliyeed, hogaamiyaha sanadkan iyo 10ka sano ee soo socotta waa ninka isku xiray oo soo celiyey jacaylka iyo Kalsoonida ay shacabka soomaaliyeed uqabaan Ciidanaka Xoogga Dalka soomaaliyeed CXDS ogow mudane farmaajo waxaad qabato taariikhda ayaa xussi doonta....

  • I like how abdi diini faraha uu wax uga timaamaayo kkkkkkkkkkkkkkkkk rageedi viva somalia i love my country my hooyo land .... one day people like me will rebuild our nation insha allah when i am done with my university...

  • cabdi diini iyo xuseeen shire waaa ka baxsateen hestaaan waa hadiii lagu cibra qadanaayo lkn

  • fanaaniinta qaylo dhaaneey, WAAD MAHAD SANTIHIIN, LAKIIN WADANKAAN, INA DADKA LAGAQIXIYO MA'AHANEE, LAGUMA TALA GALIN IN DADKA LADAJIYO, MASKAX KALE AYAA KU'ADEEGANAYSA, BAAG MADOW BAANA LAGULA WAREEGAHAYAA, SOOMALIBA IN LAGA TIRTIRO AYAABA LARABAA, WAA WAX MASKAXDA KAWEYN LABAATAN IYO KAW SANO, DAD LAQIXINAYO. CIDNANA UMA MAQNA, CEELNA UMA QODNA, ILAHOW NA CAYMI, DANAYSTAYAASHANA NAGAWAD, GUMAYSTUHU KU'ADEEGANAYO.

  • WAAD MAHADSANTIHIIN KOOXDA THIS IS THE END MAR DANBE NALAMA DAGI DOONO THANKS GUYS

  • qaylodhan waa afhayeenada dadweynaha runtana aan kagaban ee jira oo jooga taariikhda ayaa idin xusi doonta sida aad wkhtigan adag aad suuganyahanimadiina ugu adeegseteen in aad uguhiilisaan bulshada nasiibku ka iishay oo badeeco unoqdey daneyste iyo afar jeeble waxaan idinkasugeynaa heeso khaas u ah wiilasha iyo gabdhaha frontline kujiro oo naftood hure yaasha

  • Su'aaal abwaanka heesta sameeyay xaawa kiin oo ah gabadha heesta waxka qaadayso muuqaalkeeda maxaa looga jaray waaxaana aad iyo aad inkugu mahad celi naynaa howsha aad u haysaan shacabka soomaliyeed oo aan lahayn awood ay kuhadlaan ee noolaada siina wada howshiina

    noolow abdi diiiiiiiiiiiiiiiiini

  • Su'aaal abwaanka heesta sameeyay xaawa kiin oo ah gabadha heesta waxka qaadayso muuqaalkeeda maxaa looga jaray waaxaana aad iyo aad inkugu mahad celi naynaa howsha aad u haysaan shacabka soomaliyeed oo aan lahayn awood ay kuhadlaan ee noolaada siina wada howshiina

  • Noolada faniinta somaliyeed

  • wooow waxaas aya damiir laga dhahaa ninkii damiir leh waa ninka dalkiisa iyo dadkiisa ilaashada ma aha midka dollrka la ordaya sida kuwani ee isku sheegaya barlamaka farmaajo guuleyso qaylodhaan iyo inta la taagersan gubnimada aad ban idan ku mahad cilinaya heesta qiirada leh ee aad qadeen ama tilmamaha bixinayso thankss alot all 0f u viva intaa damiirka leh inta damiirkooda ku iibsday dollrka duli ha idan ku dhaco

  • i am deeply concern about what is happening somalia i feel sorry our poor people it is like we ar not yet wake up i sow people who ar supporting indhacade iyo m.dheere iyo xaabsade iyo shariif ar we forget these guys ar criminals we shouldn't have listen these guys they should be in jail rather than sitting parliament the people who believe qabiil i just want say it never work

  • doowlad nimana lama rabo iyo dalka horu markiy waa run

  • meel lagu dagaaloo diric ama libaax dhiig ku daad shoo hees qiiro

    badan aad ayuu u mahadsan yahay abwaanka alufay iyo fanaaniinta ku luuqeeynayo waxaan ka naxay marka guul lagaaray in doqon cadaawuhu soo diray

    aay qal qal galiso guushii lagaaray oo dhiigu ku daatay war badan wax tiri maayo

    aan i raahdo loolaada kooxda wadaniga soomaaliyeed ee qeylodhaan

    viva kooxda wadaniga ku hadla codka shacabka

  • Heestaan way shidantahay walaahi............Xuseen is a very good lookin man mansha allah.

  • Mansha allah Abdi Shire Jama, Xuseen Shire iyo dhamaan kooxda qaylodhaan.......waxaan idiin qiray inaad tihiin wadaniyiin dhab ah. Wadani waa loo dhashaa ee layskama dhigo.............ilaah haydin daysto sxbayaal!!!!

  • Inaba caadi maahan heestaan......mansha allah kooxda qaylodhaan iyo abwaanka heestaan Abdi Shire Jama, waad ku mahadsantihiin sida diiran eed markasta uga hadashaan dhibaatada dalka ka jirta una dhiiri galisaan shacabka dhibaataysan!!!!!!!!!!

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more