Sulfa Hees
5:33
Added: 2 years ago
From: zerihun2
Views: 150,154
Sort by time | Sort by thread (beta)

Link to this comment:

Share to:

All Comments (100)

Sign In or Sign Up now to post a comment!
  • Waa Ethiopian

  • zerihun2 bro heesta aaad ay umacdahay in kastooo qofka lasaaray uuuw san ahayn zulfa dhan walba waa ay ka macdahay ee viva sxb

    \

  • masha alla so beautiful!!!!!!!!!!!!!

  • bal ceebtan ceebtu keentay eega ee fanaaniintii soomaaliyeed iyo ajaanibka raba inuu dhalinta ku qaldo......adeer sulfa hilqadana ma xidhan jirin sida uu u eeg yahayna waa naqaan ee plz ka daa waxan aad isku dul duubayso een isl lahayn

  • adeer wax walalan mesha ma jogaan heestana ninka caadi ayuu u qadayaa lk sulfa ma ahan dheh waa lasaray oo kiyalka maad kaso taktay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk­kkkkkkk

  • aw geedi shambooya lagu guuri'haayee...who is aw geedi shamboo? Tolow ma ninka singer ka qaadayba inanta? lol love the style of the video, singerkuna dhafooradi ayuba is qabtay v.emotional..only thing is reer xamar dialect is hard to understand for me:( nice tho love the song.....

  • ninkaan cabdillaahi zulfa ma aha, ee heesta uu marlabaad qaaday mana xuma

  • OVerall nice music includng dat busty chik in da vidw damn she all natural

    includng dat innocent tree she sittin on

  • Well done

  • AAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAW­WWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWWW

    

  • heesta waxaa leh sulfa qadayne lkn video ga waa dad kale

  • The drumist..wow..man respect

  • Somali wax ma fahantiin miyaaa clipka waa la saaray ninka saaray waaa shidan tahay

  • kkkkkkkkkkkkkk Dadkaan waxa la yabay intay ku noolayeen Kan waxaa la dhahaa MAXAMED WARYAA CANADA ayu joogay marki iigu danbsay ee sulfa mahan kanana cod macaan oo sulfa wa la duugay fiiriya dhag ayaa u duran kkkk durbanada calanka Ethiopia ayaa ku xiran

  • clip kani waa fanaan ethiopian ah oo magaciisa mikiyas la dhaho soomali maryoolay haku  mashquulina

  • Waa run oo heesta ninka qaadayaa, Sulfa ma ahan. Arinta cod maacaanka waa nin dooqiis!

  • hey i like this song but can anyone tell me wat its about.....wats the true meaning of it ....thanks

  • Ninkan heesayaa maaha Sulfa. Laakiin waa nin aad iyo aad iyo aad u cod macaan. Woooooooooow

    Cod cajiib ah ayaa ku dhacay.

  • qofkasta waa u jeeda in la saaray but nice clip

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war waxan waa wax lakorsaray ee haku mashqulina somaliyey

  • zarihun sifican ayu uku hesaya b great music

  • niccccccccccccccccccccccccce

  • quelle music de merveille , elle m'emporte à chaque fois que j'ecoute , nice zik waw

    waa hees ad iyo ad logu fara yareystay musiga aya ummmmmmmmmm

    great job

  • walaalayaal idinkoo is wareerinin qofkaan heesaayo waa ethiopian magaciisana waa maxamed waryaa albumkiisa five star ayuu ku jiraa heesta qofka musiga tumaaya waa macalinka weeyn shegow bishara waxaana lagu tumey jiddah 1995 sawirka saaran ayaa fake ah marka inaad waxaad ogeeyn aad kumuruntaan ma wanaagsano qofkii rabo inuu more ogaado la soo xiriiri waberistudi toronto wcs

  • Great Music.

  • Good song

  • loooooooooooooooovvvvvvvvvvvvv­vvvvvvvveeeeeeeeeee this song!!!

  • zerihun qoladaan ethopian ka ah waxaa la dulsaarey heesta sulfa soo sidaa mahan kkkkkkkkkkkkk

  • Who's the guy singing? he sounds ethiopian

  • Title ka saxo "Geedi Shaambo" aa ladhahaa heesta

  • Comment removed

  • markan hore salaan ninkaan zulfa maahin dadka meesha ka muuqada waab Ethiopian siiba Oromo laakiin waa heestiin zulfa oo musik fiican looyeelay cod fiicanan lagu qaaday qofkuu doono ha ahaado sxb your good

  • YO DAT A DOPE AS SONG 4 REAL

  • Adinka madaxa ma ka jirran tohiin, Maryooley. Ninkoo heesaa Sulfa waaye, meeha Jowhar waaye. Habeenkaa si fiicana u xasuusta . It was 26 june 1984.

  • Adinka madaxa ma ka jirran tohiin. Ninkoo heesaa Sulfa waaye, meeha Jowhar waaye. Habeenkaa si fiicana u xasuusta . It was june 1984.

  • ITS JUST COPY AND ITS NT A SULFA AND SULFA I NEVER SEEN HIM TO WAER EARRING,JUST LOK DEEPLY

  • i dt get it wat he sayin....lolzz

  • very creative, thnks Zerihun2

  • top waa cod aad umacaan

  • top

  • wait is this an eithiopian video with Sulfa's voice or are the a real somali band?

  • Walaalayaal heesta waxaa markiisa hore lahaa zulfa hadana waa sax waxaa khaaday Maxamed Awal oo loo yaqaana Maxamed Waryaa marka sidaas ula socda waxaan lagu garaacay heesta Saud Arabiya, Jiddah ninka heesta xafdiisiey waa The legend Shegow bishara asigaan u garaacay markiisa horena u garaacay Zulfa qofka rabo faah faahin dheerad la xirri Waberi Studio Toronto ama shegow@hotmail.com

  • nice video but am kind a confused magaca aad wadato oo Zerihun ah Magac xabashi....

    ninkan heesaayana waa amxaar,,, but nice work

  • good

  • Heesta Qofki rabo haba hesi macnaha heesta mafahasantihin..

  • Ninka heestaan qaadayo waa nin ithiopian ah waxaana la fahmayaa lahjadiisa dhageyso heesaha Soomaalida marka ay xabisha ku luuqeynayaan aad iyo aad ayaan u jeclahay marka ay afkeena ku heesaayaan.kkkkkkkkkkkkk

  • heesta ninka qaaday codkiisa iyo heesta magaca ku qoran iyo video ismalaha...heesta waxaa qaaday maxamed awal waa fanaan Ethiopian,,,video gaan sulfa ma ahan codkaana asiga ma ahan....

  • Sulfa waa abwaab aad u heeso fican waan fahmay in uu waqtiigii yimid dalka la soo ceelilahaa oo lays wada cafin lahaa ninkii wax xun sameeyay isaga iyo ilaah anga ma iqabi karno ILAAH ayaa in qabayo,arag aniga waligay is ma dhihiin sidaan wanaag san aan heesahan hore aan dhegeysanaayaa marka biri waxa dhici doona ma ag nihin ILAAH AYAA OG. Mahad sanid besani.

  • walaal nacaawin in la is jeclaado.

  • Comment removed

  • Heesta iyo Videoga isma laha Soma aha?

  • Zulfa codkiisa haddii aadan aqoon haba dhegeysan heesihiisa, waa kuma qofka yiri fanaankaan codka sulfa ayuu leeyahay war codka sulfa malahane codka ayaaba ah kii zulfa, ee ethiopeankaan waa la soo dulsaaray lee, cabdoow zeruhiun2 u sheeg dadkaan adigaa soo gelshee heesta meesha.

  • I am going to Ethiopia just see this 'live'. It is amazing.

  • woow very nice

  • heestan waxa qaadaya fannaan Itoobiyaan ah oo ku heesa heesaha Soomaaliga. wxa la yiraahdaa maxamed waryaa. Waa fannaan cod macaan. Viva Maxamed good song with good voice. Horena heestan waxa qaadi jiray Sulfa

  • waa codkii nuur eeboow iyo heestii sulfa oo la korsaray sawirkan xabashiga ah

    yaan laysku qaldin fananta iskuma yalyaliin inssa alah

  • dad walan aya tihiin kuligiin marka ... isku xishooda qofkii samayay na wa qof walan heesta waa la korsaray ee ninkan wax u qaadayo majirto marka ... ..

  • sxb anigaa sameeyey mana waalniye maad habarka iga deysid

    khayr ilahay haku siiyee

  • @wadaninimo1 saaxiib adigaa waalan ninka heesaya ma aha ZULFA isumana dhawa kanaa ka cod fiican zulfa codkiisa waa ka qafiifsan yahay ama ka dhuuban yahay sidaan ,ninkaan waxaan u maleynaa inuu ethiopian yahay codkiisana waxaa ku jira vibration oo macaan ka dhigaaya,aniga iftin saaxiibadey waaye,saalax,shankar,sheekh cabdi,sugulle,sharkanoole adiga madax adeega dhaaf,iljeex maad tahay intaasna kaftan u qaado kkkkkkkkk bye

  • @TheWaiting22  kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @zerihun2 kkkkkkkkkkkkkkk is not an answer say something atleast,say thank you for defending me that is more sound than kkkkkk i hope you are another iljeex kkkk

  • @TheWaiting22 runtaa waaye sxb. ninkaan etoobiyaan waaye, albunkaan anaa heeestay markaan adis ababa joogay..

  • @vanbeeta thanks 

  • un ethiopia person who remix sulfa's song

  • war ma amxaarka heesa soomaliga xigan iyad iminkan ku mormaysiin ma ahaa SULFA ee allaah idiinka cafiiyo xabaashigin xiftiiyey heese heen una fiirsanda inta aadan morko idin dhemarin husasho lahaantaayina wa waxaa u ku dumaye xukunkeeni ee maanta aduunku cadhuufa naga tuufo markanano arko AMXAAROKUNA WUXUU UMALAN SIDA u dhulkeeni u hantiiyiy u hantiiyey heesen heeeni ee haku dabaabin SULFA ilaaha y baa tooobad afajiyey ee waxaan maqli jirey tan iyo wixii QIXII kadabeyey in u wadaad noqoday

  • Idiots this is not Sulfa, No one can sound like sulfa his only one of a kind....Alhamdulilah now he became big shiiq I heard.

    This guy who is singing is Ethiopian as you can hear he cant say some words right

  • wooww nice one nice  song

  • this is a recording over an eritirean music video! its an original Sulfa!!.....not sulfa on the vid.....Dumies...lol

  • @Vasper79 ..hahahahahaha.... Slow ass ppl.....I dont think they they get the brain 2 figure it out this little qiyaamo...dumies is the word...

  • YOW THIS OROMO PPL NEED TO STOP TAKING SOMALI SONGS MAKE UR OWN .

    (oromo ppl suck)

  • Comment removed

  • @malaak1 un ethiopia person who remix sulfa's song

  • Comment removed

  • Waa sulfa markii ay Itoobiya soo gashey 2007 ayaa Sulfa saan isku badely . Marka waxaan sugnaa hadii uu American soo galana Sulfa sidee ku soo bixi Doonaa !

    Allow Somalia nabad ka yeel .

    Thats my dream

  • @Olite100 walee waa runtaa ishaad ka tuurtey....ninkan wa ethiopian hahahaha

  • Comment removed

  • one of the best Somali Artist the one and only Zulfa no matter who singing

  • Comment removed

  • ninkaan sufe ma ahan dhag aa uduran,sulfana mar hore uu iska daayey hees ee been hasheegina.

  • keep it up shegow band somalian boys music

  • ninkan sulfa maba ahan sxb yaal see wax u jiraan ninkan dhagta ayaa u duran sxb sifiican u firiyae

  • the song and the video has nothing to do with each other. its edited but looks realistic.....

  • Geedba geedka ka weyn Sida loo gandoobee adaa garataayee, Geedba geedka ka weyn Sida loo gandoobaba adaa garataayee, Goshaan manaad gashato, lafaha waa gariiraan. Alla waa gariiraan Gashaan manaad gashato, faro waa gariiraan. Alla waa gariiraan.
  • Gamuuntiid soo gentidaa Gibilkii ay gaartaba gadoomaayee, Gamuunta soo gentidaa Gibilkii ay gaartaba gadoomaaye, Geesiyoow nin kuu gafay maa Guuleeysahaayee Guuleysahaayo. Gabayga yeeraayo Guuxaan baxaayo iyo gurbaankaan, Awgeedi shaamboowaa lagu guurihaayee Lagu guurihaay.
  • Comment removed

  • belle chanson de sulfa, ms je me demande ki est ce chanteur.

  • excellent song, time and place;!! deep memory left us, once we were part of this great nations of the universe;

  • very good song keep it up Mohamed that was great great voice

  • asaaaaaaaaaaaaaaal

Loading...
Alert icon
0 / 00Unsaved Playlist Return to active list
    1. Your queue is empty. Add videos to your queue using this button:
      or sign in to load a different list.
    Loading...Loading...Saving...
    • Clear all videos from this list
    • Learn more