mansha allah ayaaa la yiraaahdaaa wax kastoo kugu dhaca xanuun mise caafimaad boqorka ayaaa ayaaa haya markasta waxaaa la dhahaaaa alow caaafimaad isii anigana waxaaan ale ka baryayaaa kuwii caafimaad ku waaara alana ha'u fududeeyo Aamim Aamin
ALAA WEYN waxaan la ooyey walaahi waan soomanahay manta sida ilmahaa wax loogu qabtay waxa u dadaalayna ay yahiin rag somaliyeed maax iyo siyaad ilaah ha idin dhowro inta la dadaashayna sidoo kale somali ilaah ha ka dhigo kuwii mar walbaa is taageero waxna isku qabta aduunka waa wax yar muslina waa nahay marka ilaha ha la xasuusto mar walbaa oo xumah somalida dhexdooda yaalo ilaah bogooda burcad ha isku mariyo
this has to be greatest story out of any somali men in years walahi...,you are hero to all,well done brother. now lets support and pray for those little girl and their mother she must not sleep at night by her looks...
Where will you go to when you die? Have you ever told lies, stolen, used God's name in vain, or looked at someone with lust? If yes, then you are a lying, theiving, blasphemous, adulterer at heart. When you die & stand before God you'll be guilty of breaking His law. The bible says you'll end up in Hell! So God sent God His Son Jesus to die for your sins, & He rose from the dead on the third day. If you'll believe the Gospel(Jesus died for your sins & was resurrected) you'll be saved!
mashaallah illahay ha ka jazay siyo inti ka soo qaybkashayba ee u soo gargartay illahayna waan u baryana inu u fudadiyo qalinka oo u ku guleyo sida u imashahba u ku fudueyay ilahay siga aya marki hore sida u soo dhaliyay im kana aska ayaa qawi ah u gargari kara aktisa waxab lama aha in shaaallah.
This kids are sings of Allah (swt) , he is the one who brought them to this world , I ask the Creator of this twins , to make their surgery process successful and peaceful , may Allah (swt) mercy be on the mother of the twins, and those who help by every means may Allah (swt) reward you ,its as if this were my Kids , Allhamdulilah Alla Kulli Haal
masha allah waa mucjiso,ee qof walba ha ka qeyb qaadato sidii ay u cawin laheyd labadaas qofood,ilaah ha ku guuleyso qaliinkaas,run ahaantii waa arin farxad leh in somali fara badan ay ka qeyb qaateen arintaaan,waa inaaan soo wadnaa dadaalkeena.
this is why i can't hate my people in a second. I LOVE YU guyz
RKOfinisher2 1 month ago
ilaah haku amansado ilmaheeda
11Mahamud 6 months ago
maaxay ur a legend bro..ilaahay khyr haku siiyo..
camelon87 7 months ago
Ina-Abtiday Canab oo ay dhashay aabahay walaalshi Xadiyo Aadan oo mataano,cay'sha iyo Aamina, dhashay!Maansha'Allah Soomalinimo ayaan dareemay,marka aan daawaday.
gobanimodoon1 8 months ago
tears in my eyes walahi ilahey hau fududeeyo easy maahee thanks maaxow bilad sharaf ayaad mudan tahay
bushrayarey 1 year ago
mansha allah ayaaa la yiraaahdaaa wax kastoo kugu dhaca xanuun mise caafimaad boqorka ayaaa ayaaa haya markasta waxaaa la dhahaaaa alow caaafimaad isii anigana waxaaan ale ka baryayaaa kuwii caafimaad ku waaara alana ha'u fududeeyo Aamim Aamin
moha426 1 year ago
ALAA WEYN waxaan la ooyey walaahi waan soomanahay manta sida ilmahaa wax loogu qabtay waxa u dadaalayna ay yahiin rag somaliyeed maax iyo siyaad ilaah ha idin dhowro inta la dadaashayna sidoo kale somali ilaah ha ka dhigo kuwii mar walbaa is taageero waxna isku qabta aduunka waa wax yar muslina waa nahay marka ilaha ha la xasuusto mar walbaa oo xumah somalida dhexdooda yaalo ilaah bogooda burcad ha isku mariyo
SuperLuula 1 year ago
maaxay walalakey macaanow qeyra alaah ku bsiiyo mid aduunyo iyo mida aqiiro aad ayaan kugu duvceey marakasto ilaah haku aqbalo amiin amiin
shimmerz555 1 year ago
Ilaah baan u waydiinaynaa inuu ka Abaal mariyo Walaalaheen Maaxay iyo Siyaad Ali oo kala shaqeeyey keenidii ilmaha USA.
Soomaaliya ragaasoo kalaa wali ku jira Guulaysta.
Samadoon100 1 year ago
WALAAHI THUMA WALAAHI HADII SOMAALIDA 100 NINKAN MAAXAY OO KALE LAGAHELI LAHAA SOMALIA XAL AYAA LOOHELI LAHAA WALAALAYAL INAGOO AAN WAQTIGA LUMININ ANTAAGERNO SHAQADA WANAAGSAN OO UU NINKAN WADO. ASALAMU CALAYKUM.
shine332 1 year ago
masha alaah ale ajir iyo xasanaad ha kaa siiyo. allaw caafi gabdhahan yar yar.
Najma555 1 year ago
this has to be greatest story out of any somali men in years walahi...,you are hero to all,well done brother. now lets support and pray for those little girl and their mother she must not sleep at night by her looks...
jamal614 1 year ago
WALAL MAXAY WAAD DUCAYSANTAHAY CADAR KAHIN IYO DHAMAN ENTA KULA SHAQAYSA WAY DUCAYSAN YIHIN MASHA ALLA
dhaqanhaye 1 year ago
Scw maahaan walalayaan ilahay ajar iyo xasanaad hadin ka siiyo Wanag aad u sameeseen gabaas iyo caruurteed ilahay ayaa wax walba awoode qaliinkoda ilahoow u fududee
Maxeey walaale waxaan ku layahy mashalaah shaqad aad qabatay iyo dadaal kad ilahay ajar hakaasiiyo
Amiiin amiin
Zack1799 1 year ago
Asc wr wb, waxaan aad ugu faraxsanahay howsha wanaaga badan ee Illaahna kugarab galay ee uu hormuudka kayahay C/casiis Maxaay isaga oo lakaashanaya Soomaali iyo Mareykan kale oo badan. Illaah ajar haka siiyo oo aaqirana jano hageeyo walaalkeen Maaxaay. Mideeda kale war dadkaan dalkii isku laaynayo may Illaah kacabsadaan oo sida ay dadkaanba wanaaga u qabanayaan ayagana wanaag sameeyaan. wlh waa istaahilaa in madaxweyne Soomaaliyeed uu noqdaa, waa haddii nabadi jirto oo keliya. Waad mahadsantihii
baidoa1000 1 year ago
This has been flagged as spam show
Where will you go to when you die? Have you ever told lies, stolen, used God's name in vain, or looked at someone with lust? If yes, then you are a lying, theiving, blasphemous, adulterer at heart. When you die & stand before God you'll be guilty of breaking His law. The bible says you'll end up in Hell! So God sent God His Son Jesus to die for your sins, & He rose from the dead on the third day. If you'll believe the Gospel(Jesus died for your sins & was resurrected) you'll be saved!
gramosjr7 1 year ago
FADLAN HADII AAD FIIRSITID KU DEEQ HAL DOLLAR DADKA DHIBAATAYSAN ADIGOO KU SOO HAGAAJINAAYO DAHABSHIIL ACOUNT NUMBAR HRG-D-15315
Ugargaar 1 year ago
MASHA ALAH GOOD TO SEE SOMALIS HELPING EACH OTHER SUPORTING ONE ANOTHER THIS MAN IS MY ROLEMODEL
beeazynukka 1 year ago 5
good job...i like...
cawoxasan 1 year ago
ilaaheey ajar haka siiyo qofkii wiilkaa ka dambeeyay keenitaanka carruurta iyo hooyadood, ilaahyena ajar haka siiyo dhammaan dadkii gacanta ka geystay keenitaanka carruurtan Wallaahi anoo nin raga ah ayaan ooyay markaan arkay arrintaan waxaan la ooyay farxad, war soomalaiyeey toosa oo is caawiya iskana daaya dagaalka iyo qabiilka oo sharafteenii dib usoo celiya
Waad mahadsan tihiin.
farhaan555 1 year ago 3
good job ilaah baa mahad iska leh war Somaliyey ku dayda Maxaay waad u jedaan shaqada uu qabtay, iska daaya qabiilka quranka idinka buuxa.
simancedar 1 year ago
mashaallah illahay ha ka jazay siyo inti ka soo qaybkashayba ee u soo gargartay illahayna waan u baryana inu u fudadiyo qalinka oo u ku guleyo sida u imashahba u ku fudueyay ilahay siga aya marki hore sida u soo dhaliyay im kana aska ayaa qawi ah u gargari kara aktisa waxab lama aha in shaaallah.
MyHaana 1 year ago
ILAHAY HOWSHA HA,SAHLO WILKAN UMADA DHIBAATEYSAN U GARGAARO QEEYR ALLHA SIIYO IYO DHAMAN INTA ,U ,GURMATAY .ILAHAY HA, U FUDUDEEYO
zuweeys 1 year ago
what a hero .. well done walaal
yuusuf102 1 year ago
Ilaah baa mahadda iska leh. Maaxaay iyo inta la shaqaysana Ilaah ajar haka siiyo hana ka dhigo kuwo sii wada dedaalkaan. Walaalayaal fadlan halla caawiyo qorshahaan oo hallaga qayb qaato.
calaamad 1 year ago
Ilaahay waxaan ka rajeynayaa intii qayb qaadatay ee qalba fiican leh in u ka abaal mariyo samafalkii ay u fidiyeen caruurtan isku dhegan.
Ilaahay ha idin barakeeyo.
afbile 1 year ago
walaalyaal illahay ubarye inuu qaliinkaa guul ku dhmaado taas laftigeeda waa qeyb
kamid ah sadaqada. .waxaan kaloo leeyahay walaalkeen howshaan qabtay ajar iyo hasanaad alaha kasiiyo. miisaanka aaqiro Allaha ugudaro .aamiin aamin yarabi
mrfayzal 1 year ago
@mrfayzal Amiin..may Allah make their surgery succesfull!
TheNajmina 1 year ago
This kids are sings of Allah (swt) , he is the one who brought them to this world , I ask the Creator of this twins , to make their surgery process successful and peaceful , may Allah (swt) mercy be on the mother of the twins, and those who help by every means may Allah (swt) reward you ,its as if this were my Kids , Allhamdulilah Alla Kulli Haal
zaphania 1 year ago
walal A.azis Maxay howsha aad qabateey wa howl wanagsan oo rabi amrey inaan iscaawino wa arin dhaqaanka somaliyeed iyo dhamaan qawaaniinta insaniiyadu na fareeyso walal wad mahad santahay adun waxaan ALLEH kaga baryayaa horumar barwaqo akhiro jano amin
Hassan filo Norway
Hassanfilo 1 year ago
Maxaay you are an inspiration and a Somali hero. we should a lot of ppl like you in this World.
poor mother is traumatized.
Gutsyndicate 1 year ago
masha allah waa mucjiso,ee qof walba ha ka qeyb qaadato sidii ay u cawin laheyd labadaas qofood,ilaah ha ku guuleyso qaliinkaas,run ahaantii waa arin farxad leh in somali fara badan ay ka qeyb qaateen arintaaan,waa inaaan soo wadnaa dadaalkeena.
sebriyedeeq 1 year ago
mucjiso nalilah wa inalilahi rajicuuun.
YaaImodey 1 year ago