marka! waligay ma arag lkn waan maqlay! afkana wlhi al-cadiim ma fahmayo! heestoo dhan ha i fiirin ayan ka fahmay!! :O hadana! waa hees wcn iga dheh!! magaceeda ayaba best of best ah!! "HEES REER MARKA, HEES MARKEED, HEES MARKA AH MARKA CADEY!! waaba isla meeshiiye!!! :D kftn :D Thx for hes wcn!
AXMED_JiKiN SALAN DHAMAAN REER MARKA CADEY CALA YE CIZAK BADAR SHEQ MUQTAAR WALAAHI KABAXSATI KUU DHIHI WALAAHI HORTE RUNTII MARKO IHILOWI ZAID INSHA ALAAH WAQTI DHOW QUMIDEYE RER MARKO CADEY SIIN SALAAMI KULIDIIN DHAMAAN INTII DHIMATI ALAH SONAXRIISTO INSHA ALAAH AMIIN
1976yasir 1 month ago
:d
samiira484 6 months ago
waaw hees fiican waaye marka waa magaalada hooyaday waana jeclahay afkana waa kan hooyaday (afka hooyo) laakin si fiican mau kasaayi wa barana laakin insha allaah hada ilaa 80% waa kasooyaa waa fahmooyaa cml lolz
MrFatheroflove 1 year ago
mad madoobe alaa ku yaqaan.
farsameeye 1 year ago
marka! waligay ma arag lkn waan maqlay! afkana wlhi al-cadiim ma fahmayo! heestoo dhan ha i fiirin ayan ka fahmay!! :O hadana! waa hees wcn iga dheh!! magaceeda ayaba best of best ah!! "HEES REER MARKA, HEES MARKEED, HEES MARKA AH MARKA CADEY!! waaba isla meeshiiye!!! :D kftn :D Thx for hes wcn!
Qanciya1900 1 year ago
He is singing it in my languagee ...this is making me proud. He is singing in Aaff maadontee #Abdisamad you already know !!
ibnawf112 1 year ago
Comment removed
ibnawf112 1 year ago
This has been flagged as spam show
wooow hes mar
ko o run eh fadlan so wada kali albunkaa odhan
beelo1000 1 year ago
wooow hes mar
ko o run eh fadlan so wada kali albunka odhan
beelo1000 1 year ago
Comment removed
islamsitheway 1 year ago
@islamsitheway Why are you here?
mycutesims 1 year ago
waxaan xusuustay markacadey,buufo,buulojaan,lumbardi,bayturaas,xudurcusub,ceelbashiiro,xaafad ruusiyo,istaduuto,abroone,gandeerka,awbaale,markavecchio,via wajeer,saacada,baar ayaan,banaana dooro,buundo buskut,shineemo feero,shineemo somali,bajiyo,mashmash,macsharo,kutuleeti,kawaab,qaqclow,muufo baraawo,mashkaaki,intaas aan marka ku xusuustay alaa yacisak.
TheWaiting22 1 year ago
this is very nice i like it i was woundering if you may have more oi reer marka songs
fatima0834 2 years ago
maasha allah marka waa u hiloobay laakiin hadaan noolahay waan aadi doonaa insha allah :)
Shilsare 2 years ago
adoo mizzmiah maxaa biimaal ma heeso miyaa usi?
hamud45 2 years ago
Adoooo mizzmiah biyomaaliyos kulahaaa.. aawi biimal ma heeso miyaa?
hamud45 2 years ago
Markacadeyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy my city my love...... viva biymalioys and brawanis
mizzmiah 2 years ago
@mizzmiah waan kugu raacey sxb. I love that city.MARKA.
mrmoha1100 1 year ago
ka baxsati kun dhihi ... farxidee hadiin fadhiistee foolaa fahma helee .. nice voice with nice lyrics with nice music ... keep it up
almutafaweq 2 years ago
aaqwaaan qatar yaheey heesakan.. heesay kalee hadii oo hayseey so galii abow.. any way thank u very much 4 the video..
Replay2007 2 years ago